227 Ayuu jiray Markii Uu Aabahay Geeriyooday Inankii Uu Dhalay Ninkii Ugu Da'ada weynaa Somalida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2019
  • ★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 ✔ELSAR CHANNEL You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily,Also You can Get,Music, Entertainment t All Of The World. Fadlan Si Aad Ula Socoto Halkan Riix / sanaagmediatv
    Abdirahman Ahmed Elsar
    +252634333309
    Our Equipmentmen
    1-Canon 5D Mark Iv
    2-Canon 77D
    3.Sony HXR NX100
    4- NIKON D500
    5-Nikon D90
    6- Wireless microphone sonny
    7-Wireless Microphone Boya
    8- All In One Mac Corel i5
    9-All In One HP Corel i5
    10- Laptop HP Corel i7
    11-Desktop Dell Corel i3
    12- Kit COOPIC Lights
    13-Speedlight YN565 1V
    14-Speedlight YN560111
    EDITING AND SOFTWARE
    1-Adobe Premiere Pro Cc 2019
    2-Adobe Photoshop Cc 2019
    3-Adobe After Effect Cc 2019
    4-Adobe Audition Cc 2019
    5-Adobe Illustrator Cc 2019
    And More
    FOLLOW ME on Social Media
    ➜ / abdirahmanelsar
    ➜ / saxafi.elsar
    ➜ / abdirahman.elsar
    Website ➜ sanaagmedia.com
    WhatsApp: #+252634333309

КОМЕНТАРІ • 53

  • @maymuunilkacas2550
    @maymuunilkacas2550 4 роки тому +9

    awoowahay Cali adan guuled alah cimriga hakudheereyo awowo

  • @ahmedzahalaganje4127
    @ahmedzahalaganje4127 4 роки тому +2

    Masha allah awoowahay cali aadan guuled allah cimriga ha kuu barakeeyo elsar aad bad ugu mahadsan tahay iftiiminta taarikhda gopolka zanaag

  • @marwohamdakaysedegan5093
    @marwohamdakaysedegan5093 3 роки тому +2

    Illahow cimri barakalle iyo caafimaad taaama ayaan ku waydiisanay yaa rabii

    • @farhiasabdulahi9474
      @farhiasabdulahi9474 Рік тому

      marwa yareeysamsam tanaa layiraaaaaaaaaah dhahdana marwayaryar dumarooo exusemeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee copycat

  • @abdalleamin5841
    @abdalleamin5841 2 місяці тому

    Allah da da maaha mid jira aduunkaan lajooga

  • @kaafiyaz3maxamed923
    @kaafiyaz3maxamed923 Рік тому

    Ilhayow cimriga cafimaadka iyo cibadada noo barkee aaamiiin yaa allah

  • @abdullahiomar7952
    @abdullahiomar7952 4 роки тому +1

    Awowo cali aadan alle haku barakeeyo cimrigaaga

  • @caamirsalah7776
    @caamirsalah7776 2 роки тому +3

    Sheeko. Quraafaad weye aduunka. Kuma noolaa 227 marumeysan

  • @akhalif579
    @akhalif579 Рік тому

    Ader ma saasbaad keentey kheyr allaha ku siiye. 227 sanno?buu jirey, funny.😂😂😂 cimri dheer allaha ku siiyo aamiin.

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 4 роки тому

    ilaaahay baa u cimri dheereyey alle qabriga ha unuuriyo Isaga iyo wixii islaam ahba

  • @caamirsalah7776
    @caamirsalah7776 2 роки тому +1

    Waqooyiga somalia ama dhanka gaaladadhehe meelaha uga quraafaadka badan wax biiwaaye

  • @xikma2638
    @xikma2638 6 місяців тому

    naasha allah illah ha dhaafo

  • @maymuunilkacas2550
    @maymuunilkacas2550 4 роки тому +5

    waxan usheegaya dàdka leh waa been iyo waa riyo waxan leyahay anaguuu awoowahay yahay ooo hubna

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 2 роки тому +1

      Walaal caqliga dadka yaan lagu cayaarin. Awoowgaa Allaha u naxariisto lkn qofbaa 125 dhaafay mala.warin wax la dhaho 200+ waa hala isku cayaaro.

    • @AhmedNurXaafid
      @AhmedNurXaafid Рік тому +1

      Xisaabta haddii laysku odaygu sheegay waa 127 qiyaasta

    • @zamzamadan7453
      @zamzamadan7453 Рік тому

      @@AhmedNurXaafid arintaan ma fahmin 227

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 4 роки тому +5

    127 buu u jeeday ee halkaa iska sax

  • @machadusalmaanal-faarision2753
    @machadusalmaanal-faarision2753 4 роки тому

    Ilsar waa horumar halkaa kasii wad odayaasha soo warayso waa maktabado guueayee su aalhana ku badi barnaamijku aadbuu ukoobanyhy

  • @ahmedqani3100
    @ahmedqani3100 4 роки тому +2

    Wariye maaha kani isaga muxuu uwaydiin waayey da,adiisa

  • @CarroEdeg
    @CarroEdeg Рік тому

    SIDAY DALKA KHAWAARIJ TA WAHAABIYADU USOO GASHAYBA , DADKII YAQIINTAY KA XUMEEYEEN OO CID CID AAMINAYSAA WAABAY YARTAY, CULUUMADIIBAY KA BEEN ABUUREEN OO KHURUUFAADLAYAAL OO AH WAA BEENAALAYAAL WADANKA LA SOO GALEEN , HADII WALI ILAAHAY SANAAG KA SIRAATO WALAAHIBAAN DADKA HADA JOOGA WAA BEENMOOYEE WAA RUN ODHANAYN, ALLA CIDHIBTIINA GOO KHAWAARIJ TAAY DADKIIBAY BEENTA NAGA BAREEN SIDA LOO BEENSADO DADKA ,WAA WAXAAN YAQIIN IYO ALLAA AWOODA AQOONBA, CULUUMADIIBAA DHUUNTU CADAATAY SIDAY ULAHAAYEEN WAAR WAA SIDAA IYAGOO DALIILO SAXIIXAYN AH AKHRINAAYA AYAY LA SOO TAAGANYAHIIN NABIGA KAMA SUGNAAN, HADA WAA IYAGOO SHEEGTAY CID AANAY AHAYN, SALAFIYA SALAFIYA WAA WAXII NOOLAA QARNIGII 3 SADEXAAD EE HIJRIGA , QARNIGA KU XIGAAN SHEEKAN KARIN MACDALA 14 QARNI KAN JOOGA ,KHAWAARIJ ALLA IDIN QABAY MAXAY YAQIINTA NAGAGA CIYAAREEN,

  • @abdihakinhassanahmedkoore2360
    @abdihakinhassanahmedkoore2360 4 роки тому

    Sxb meel wanaagsan bd manta joogta hanbaliyo bn ku leeyhy lkn waxan kugu soo kordhinyaa qaabkad wax uwaraysanysid iska dhis wayga talo suaalaha aad qofka waydiinyso isku day inaad afkiisa ama oraahdiisa kala soo baxdid
    Wadna mahadsanthy wll

  • @xamsexasanwacays86
    @xamsexasanwacays86 4 роки тому +2

    139 axmed jamac abokor sahara axmed abaheed

  • @anigaeli7444
    @anigaeli7444 4 роки тому +1

    War oday inaad dad diisa waydiisay shayd

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 10 місяців тому

    Guineas book of record Waa in la galiyaaa odaygan 227 jirka agh

  • @daadeabdi3888
    @daadeabdi3888 3 роки тому

    M.a

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 4 роки тому +2

    Magalada noo soo sawir gadhiga kamerada la koroo magaladoo dhan noo soo duub plz

    • @elsarmedia
      @elsarmedia  4 роки тому

      inshaalah sxb ma mudaad ka maqnayd sxb

    • @cigesoma5549
      @cigesoma5549 4 роки тому

      ELSAR MEDIA PRODUCTION in badan 2005 dhamadkisii

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Рік тому

    Kani weriye maaha waa lax 🎤 sidata

  • @aadanmuuse2030
    @aadanmuuse2030 4 роки тому

    Way dhici kartaaa waayo ilahay ayaa dilikara qofkuna haduu ilahay noolaysto cid dilaysaaamajirto

  • @hilaacmedia
    @hilaacmedia Рік тому

    Saliga. Ma. Diinbuu ahaa

  • @watchchannelone6970
    @watchchannelone6970 2 роки тому

    Aadaa waalan oo dadka waalan waraysanaya wxs dadka hawla iman

  • @HassanMohamed-cq2hm
    @HassanMohamed-cq2hm 4 місяці тому

    Way afuublaynayaan

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 4 роки тому +1

    Xaaji Afqalooc wuxuu ku dhintay 127

    • @xamsexasanwacays86
      @xamsexasanwacays86 4 роки тому

      139 axmed jamac sahara axmed abaheed hada wu nool yahay

    • @anigaeli7444
      @anigaeli7444 4 роки тому +1

      Ahned mo ma hubta, inuu 127 ku dhintay, markuu dhintay caruurti aqalka hortiisa ku ciyarsan aha waan xasuusta dhisidii fooqisa ayuu dhintan u malaynya,

    • @rugtamaansadasoomaalida1521
      @rugtamaansadasoomaalida1521 4 роки тому

      Waan hubaa maalintuu dhintay waan xasuustaa Idaacadaha oo dhan ka waramay dhowr sideetankii bay ahayd 127 jir bay sheegeen

    • @rugtamaansadasoomaalida1521
      @rugtamaansadasoomaalida1521 4 роки тому

      Waxa aad ka heli kartaa buuga laga qoray dhawaan

    • @anigaeli7444
      @anigaeli7444 4 роки тому

      @@rugtamaansadasoomaalida1521 mansha allh illahy haw naxariisto dhamantood

  • @abdalaosman7835
    @abdalaosman7835 4 роки тому +1

    ilhayo cimriga igarsi 327 amin

    • @alibarreh1368
      @alibarreh1368 3 роки тому

      Eesh qiyasak , Allah maxay gaaladu been noo sheegeen , hilibka iyo caanaha sawtaa lagu cimri dheeraanayo

  • @abdirizackrageah4825
    @abdirizackrageah4825 3 роки тому +1

    Wariye inooga faaideyaa muu wareysan

  • @jamaalmaxamedcawadmuuse4676
    @jamaalmaxamedcawadmuuse4676 4 роки тому

    Waaxay riyadani

  • @jirfe
    @jirfe 4 роки тому

    Kkkkkkkk 227 ma dhici karto elsar odayga ciyaarta naga daa ku dheh

  • @jamaalmaxamedcawadmuuse4676
    @jamaalmaxamedcawadmuuse4676 4 роки тому

    Hhhhhhhbbb qararac