John Magufuli | Madaxweynihii ugu horeeyay afrika ee ....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 кві 2020
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    www.waaberiweb.com
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: waberi23/?re...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: abdirahman_...
    ------------------------------------
    Madaxwaynaha tanzania
    tanzania
    sheekada madaxwaynaha
    madaxwaynaha
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 182

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 4 роки тому +13

    Waa mustaqbalka aan Ka leyahay dalka somaliya anigo hamigaygu yahay Madaxwayne La dagalamo Dhowr qodob o kala aha:
    ▪︎Qabyaaladda
    ▪︎Musuq masuqa
    ▪︎Iyo ku tagrifalka Hantida shacabka
    rabana inana Horumariyo:
    ▪︎dhaqaalaha Dalka
    ▪︎Dhismaha Iyo bilicda dalka
    ▪︎Awooda millitery-ga
    ▪︎hay'adaha Sirdoonka
    Wax soo saarka Dalka :
    ▪︎Beeraha
    ▪︎Warshadaha agabka soo saara
    ▪︎Iyo warshadaha hubka Nuucwalba🙏
    allow ii suurta gali💪🇸🇴🤲

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 4 роки тому +30

    😭😭😭SOMALIDAAYADII ANAGA WALI WAY NA SAARAN YIHIIN EE MID KAASOO KALE AH ALLE HAYNOO SOO DIRO😭😭

  • @itsebyan
    @itsebyan 4 роки тому +6

    Codkiisa 🔥💋 masha allah wll

  • @sakariemustafe9577
    @sakariemustafe9577 3 роки тому +8

    This man is a iconic of Africa legend

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 4 роки тому +2

    Waaw waa barnaamij aad u xiisa badan ee inoo kordhiya waadna ku mahad santahay inanka yar ee daadihinaayay program ka thanks

  • @mustaphegarawan5494
    @mustaphegarawan5494 4 роки тому +1

    Thnkz zhp qali allaha ku sharfo❣🥰

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 2 роки тому +1

    M.a hore u soco

  • @mubaarigahmed1143
    @mubaarigahmed1143 4 роки тому +5

    Mansha allah
    Hore Usoco Walaalo👍❤

  • @mohamedjamalqorane8479
    @mohamedjamalqorane8479 4 роки тому +1

    Mash allh abdirahman waberi.

  • @ahmedmohamuud7667
    @ahmedmohamuud7667 4 роки тому +11

    Hada ayaan kugu soo biray sxiip magacaana dadka lama wadaagin mahadsanid❤👍

  • @dhimbilmohamed4354
    @dhimbilmohamed4354 4 роки тому +3

    Bal madax soomalida ee hada jooga haday sidaas noqon lahayeen ilaahow sidaa ka dhig Amiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 wadanka xaalad fiican buu gali lahaa amiin

  • @aliahmedabdalla9374
    @aliahmedabdalla9374 4 роки тому +4

    Muuqaal muhiim ah mahadzanid wll👍❤

  • @kahinshukri8197
    @kahinshukri8197 2 роки тому +1

    Wlh isma laheyn madaxweyne sidaa daacad u ah inu waqtigan ku noola africa waxaan filaa inu islam ahaa allow ku naxariiso

  • @nc.c9990
    @nc.c9990 4 роки тому +7

    Waa madaxweyne ku dayasho leh 👏👏👏👏👏

  • @abdihakimali9775
    @abdihakimali9775 4 роки тому

    Mahadsanid wll Abdirahman

  • @adamibrahim9111
    @adamibrahim9111 3 роки тому

    Mashallaah. Mahadsanid

  • @yahyenouh4713
    @yahyenouh4713 4 роки тому

    mahadsanid wll

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 роки тому

    Mahadsanid waaberi media

  • @ibrahinmohamed1431
    @ibrahinmohamed1431 4 роки тому +2

    Masha allaah wll xaga kagawad shaqo fican ayad bulshada somalid u haysa

  • @dalmarsheikhabdi728
    @dalmarsheikhabdi728 3 роки тому

    masha allaaah allaha ku xafido wll qali

  • @Caashoyuudhi-fe8pm
    @Caashoyuudhi-fe8pm Рік тому

    Allow nagarab gal waandadaleynaa yaarabii

  • @barkhadhusseinmohamed8677
    @barkhadhusseinmohamed8677 4 роки тому

    Waad mahadsantahay wll sheekada xiisaha leh ee aad noo soo gudbisay

  • @duqowpoiofficiall9237
    @duqowpoiofficiall9237 4 роки тому +1

    Keep going
    Masuulkeena

  • @updullahibishardayib2954
    @updullahibishardayib2954 3 роки тому +2

    RIP magufuli

  • @Harsanmedia
    @Harsanmedia 4 роки тому +5

    mashaAllah wabari media editingkaga waa jeclhy adoo mahadsn vedio editing nosamee

  • @omarmoha.8793
    @omarmoha.8793 4 роки тому +8

    Wallal wannagsan.. I support you may god bless you

  • @maxamuudabuukar344
    @maxamuudabuukar344 4 роки тому

    Mahasanid c/rahman

  • @jamalomarmahdi3691
    @jamalomarmahdi3691 4 роки тому +6

    Channel iyo cod aan jeclahay
    Rabi hagu xifdiyo walaal.

  • @SalahAliAbdi
    @SalahAliAbdi 4 роки тому +1

    Wow fiicnaan laheyd in aan helno mid Magafuli oo kale ah.

  • @hassanaarka6173
    @hassanaarka6173 4 роки тому +3

    First👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿
    Keep going boQor

  • @asmahquen7756
    @asmahquen7756 4 роки тому

    Mancha alh madaxweyneh ku dayasho mudan mhdsnd Abdirahman 👏

  • @maryanmaxmud3290
    @maryanmaxmud3290 3 роки тому +1

    Alla walal maxaad run kashegtey waa madxweye aad ufican

  • @najaxjaamac9284
    @najaxjaamac9284 4 роки тому +1

    Masha allah shukran wll

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 4 роки тому +9

    First Person Like Igu Cimamada

  • @kabiirlaki3903
    @kabiirlaki3903 2 роки тому +1

    Keep going saaxiib

  • @garaareofficial7129
    @garaareofficial7129 3 роки тому +1

    Keep going

  • @ahmedrooble1912
    @ahmedrooble1912 4 роки тому

    Masha allah

  • @user-fr6kj5dc6h
    @user-fr6kj5dc6h Рік тому +1

    Waaberi waad shaqeyneysaa

  • @abdirizakmoha3253
    @abdirizakmoha3253 4 роки тому

    Mahadsanid bro waxan jeclan lahaa inaa soo badisid barnamijyada kudayashada mudan

  • @hanadbarkadlehashi8542
    @hanadbarkadlehashi8542 4 роки тому

    good job and good luck 👍😁

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 роки тому +2

    Xiliga Aan Daawanayo Sheekada John Magafuli Waa Mid Dhintay 24 Saac Ka hor

  • @abdirizaackmohamett1075
    @abdirizaackmohamett1075 4 роки тому +1

    Cabdiraxmaan cumar ninka Qudha aan ku Xiranahy bartiisa tageera buxa ku ahay runtii broH🙏🙏🙏🙏

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 роки тому +1

    Masha allah bro wax bdn baanu kaa faa'iidnay horay usoco

  • @jawahirxasangacal1653
    @jawahirxasangacal1653 4 роки тому

    Illaahay ha ku guleeyo

  • @muscabmohamedfarah9929
    @muscabmohamedfarah9929 4 роки тому

    M..a waabari

  • @cabdiraxmanjaamac1961
    @cabdiraxmanjaamac1961 4 роки тому

    Muqaalada noocan oo kale ah in aad soo badiso ayaan kugu dhiiri galin maadama uu wadankeenu kalinta 1 kaga jiro liiska wadamada ugu musuqa badan caalamka 👍

  • @footballfans6755
    @footballfans6755 3 роки тому

    Waa uu dhintay maanta John Magufulli

  • @Sooyaan1
    @Sooyaan1 4 роки тому +14

    Dhibta somaalida u baahan in laga daweeyo♡♡♡

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 4 роки тому +1

      Guushaada TM Haa bro lkn dhibka jira wuxuu yahay hadii lahelo madaxwayne musuqa la dagaalama cidii musuqa waday qabiil ayaa difaacaya marka inaga ka somali ahaan qabiil oon dabar go ayno maahinee horumar gaari mayno

  • @bluestarsom143
    @bluestarsom143 4 роки тому

    Haye sxb waan ku taagera

  • @aliibrahimahmed1233
    @aliibrahimahmed1233 Рік тому

    Amazing

  • @aliibrahimahmed1233
    @aliibrahimahmed1233 Рік тому +1

    Legend

  • @sadamjesto7682
    @sadamjesto7682 4 роки тому

    💗💗💗💗

  • @omaniyare2458
    @omaniyare2458 4 роки тому

    Walaahay Waa barnaamij Fiican

  • @iM.YOTiNHO
    @iM.YOTiNHO 4 роки тому +1

    Inta magufuli mrky qoralka kuargtay tanzania kusodhacdy like isara
    MAGUFULI BABA LAO
    DIAMOND PLATNUMZ

  • @Sooyaan1
    @Sooyaan1 4 роки тому +2

    ❤❤❤❤💯✌🏽

  • @abdisamedhassanmohamed3627
    @abdisamedhassanmohamed3627 4 роки тому

    Allow noo sahal madaxweeyne somaalida dhan mideeya oo musuqana ka hortaga🤲

  • @randianalagos9089
    @randianalagos9089 4 роки тому

    Maalin kasto frist noqo isdhaha lakiin leyga sohoreya walahi chanelkan 1billion subscribe uqalma we love you hun0🤗😍

  • @muktarcadde4221
    @muktarcadde4221 4 роки тому

    waaberi media hore usoco

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 4 роки тому

    we neeed more mukufula

    • @mmaxamuud0514
      @mmaxamuud0514 4 роки тому

      Hhhhhh sidii cunadii baad ugu dhawaaqday

  • @Florak199
    @Florak199 4 роки тому

    Asc abdirahman wll adigo mahadsan inoo so badi video yada dadka guulaha xaqiijiyay ee mel hoose kaso bilaabay
    🙏🙏🙏👍❤❤❤❤

  • @cabdiqanilaki1100
    @cabdiqanilaki1100 4 роки тому

    Madaxweynaha tanzaniya 🌷✋😀🤝

  • @muusesulaymaan4377
    @muusesulaymaan4377 3 роки тому

    Mhdsanid wll be forward

  • @suhuromar810
    @suhuromar810 4 роки тому

    👍👍

  • @hannad879
    @hannad879 3 роки тому

    RIP john magufuli

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 роки тому +2

    Mahad sanid mudsne❤♥️😍

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 4 роки тому

    aadban uga helaa muqaladada.zxb horay usoco
    arintan waxa ubahaan madaxda somalia iyo kuwa maamul goboleedyada waayo 30sano ayeynu burbur qabyaalad iyo gaajo ku jirnaa dhulkiinina waxa kabuux khayraad badan sida badaha shidaalka xoolaha nool wabiyada dhulka caagaran macdanta lamaso koobi karo hadayna tahriib ayeynu ku dhamaanay

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 3 роки тому

    Mahad badan.

  • @ibrahimfure4120
    @ibrahimfure4120 4 роки тому +2

    Waaberi media

  • @nc.c9990
    @nc.c9990 4 роки тому +1

    Wll hormar wacan
    Waaberi media horu usocod wacan inshaa Allah
    Wll waxaa ka soo hadashaa taariikhda maqooliyiinta

  • @AwedJR
    @AwedJR 4 роки тому

    Siyaasiyinta somali sida cabdiraxman c/shakur iyo xasan sheikh Mahxamud ayaa ugu caansan ku wa musuqmaasuqa ka shaqeya

  • @XuseenCali-yr1yq
    @XuseenCali-yr1yq Рік тому

    Asc wall ❤

  • @rajowacan4041
    @rajowacan4041 4 роки тому +1

    😭😭😭WAA IGA DHAB ILMADU ALLAAH AYAAN KU DHAARTAYE MADAX WAYNAHAASI WAA MID MUCJISO AH ALLAAH KANOOKALE AFRIKA HA UGA DHIGO MADAX WAAN UDUCEEYAA KOLEY ANIGU MUCJISOOYIN AAN KU ARKAY ❤

    • @iM.YOTiNHO
      @iM.YOTiNHO 3 роки тому

      Alaha unaxarizto mnta nalam joogo koonka

    • @nadiifoxuseen7151
      @nadiifoxuseen7151 Рік тому

      @@iM.YOTiNHO wuu joogaye haniyad jabin wuu iman insha allah

  • @axmedcabdi2405
    @axmedcabdi2405 4 роки тому

    Waa madaxweynaha ay ubaahanyihiin
    Dhamaan wadamada soomaaliYeed

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 4 роки тому +1

    Waa madaxwayne wanaagsan oo geesi ah,Hogaamiye hadaan lahayn hadaf ka wayn calooshiisa iyo qoyskiisa, kaa hogaamie ma ahan waa tuugo.

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 4 роки тому

    🙋‍♂️Nin saso kale ah waa midka ay ubahan yhiin somalidu manta oo madax musuqa noqda mar walba kalinta kobaadka ka Gala

  • @soomalishow7204
    @soomalishow7204 4 роки тому +1

    Soomalida Uu Bahan Qof Dacada

  • @Mawahib215
    @Mawahib215 2 роки тому +1

    Ya dawaday magafuli intu dhintay kadib?

  • @zayyatiyussuf9566
    @zayyatiyussuf9566 4 роки тому +2

    Tunampenda sana Rais wetu Magufuli anajali mda wakazi na anajali raiya wa Tanzania Mangufuli Oyeeeeeeeeeeeee💪💪💪💪💪👍👍👍👏👏👏👏👄❤Karibun Tanzania hakuna matata

  • @mahamudtimacade8894
    @mahamudtimacade8894 3 роки тому

    Asc walal. Aad ayaan ujeclahay barnaamijyadaada wanaagsan kusalaysan aragtidaada dheer iyo fikraddaada saliimka ah illaahayna hakugarab,galo

  • @abdibarre4494
    @abdibarre4494 4 роки тому

    Maxasanid wll omar

  • @fahadabdi5584
    @fahadabdi5584 3 роки тому +2

    Madaxwaynahe mustaqbalka dhow insha allah isoo duceye

  • @najdamohamed8581
    @najdamohamed8581 4 роки тому +1

    Hhhh heesta bilawga waan qaadnay skoolka dhexdiisa
    From garissa

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 4 роки тому +14

    Dhammantiin waxaad leedihiin mdx wayne kan oo kale ayaan u baahanahay berri haddii wasiir iyo agaasime lasoo xirana waxaad leedihiin kani kaliye taliye weeyeen maxaa yeelay qabiil baa kaa dhex guuxayaa ee beenta daaya.

  • @royalofficial1023
    @royalofficial1023 3 роки тому

    Kasoo hadal dalka Kenya wll

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 3 роки тому

    Tansaniya wadafiican baycagtazaren

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 2 роки тому

    Wxn ka mid Ahay Aszxata cusub

  • @suldanramos8236
    @suldanramos8236 4 роки тому

    Wll Asc wll dalkeena soomakiya kasoo hadal

  • @salmanabdirashid593
    @salmanabdirashid593 4 роки тому

    wallo qali waxad kahadlaysa wax jiro xaqiiqa ah
    ilahay hakaa jasaayisiiyo angana hanag dhigo ku wii fahma .
    qaata kuna daqan fala anaga yeelo

  • @cabdirisaaqmaxamuud9452
    @cabdirisaaqmaxamuud9452 4 роки тому

    Waa hogaamiya ay somalia u bahantahy

  • @arday2695
    @arday2695 4 роки тому

    Wll alle ha ku xifdiyo waxaad nagu dhiiri galisay in hal qof uu wax badali karo dadkiisa bulshada heerku doono ha ka joogeH

  • @calanside95
    @calanside95 2 роки тому

    Asc libaax iga dheh

  • @xasanyare2697
    @xasanyare2697 4 роки тому +2

    Abdiraxmaan Thoomas sankara ma ilowday

  • @mohamedaden6812
    @mohamedaden6812 4 роки тому

    Cabdiraxman waad ku mahadsantahy ku bixinta waqtigaaga barnaamij kan oo kle ah waxaan filayaa 256 qof oo whtsappkayga ku jiray inay kamid yihiin taageerahaaga madaama barnaajaagu si joogto ah aan ula socodsiiyo una dhigo linkiga video ga bartayda whatsappka mahadsanid markasta iyo waqti kastaba.

  • @xareed1
    @xareed1 4 роки тому +1

    waxa layidhi hadii ilahay duunyo kuladoono dadkeeduu ku siiiya
    hadii ilahay dawlad kulamagay madaxdeedu kusiiya

  • @eyoubomar8559
    @eyoubomar8559 4 роки тому

    721👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍arasında

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 3 роки тому +1

    Kasan ubaahanaHay anaGu

  • @ayzar8219
    @ayzar8219 4 роки тому

    Waaberi media heesta dul saaran magaceed ama Yaa qaada idinka raaali eh

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 4 роки тому

    Walee waa tusaale ey kuwaano qaadan karaan madaxda maanta inkastoo aanan sheegi karin inuu muslim ahaa blse shaqofcn ayu qabtay. Ustaad mhdsnd sida qrxda badn ad nogusoo gudbisay shukrn

  • @xareedmohamoud416
    @xareedmohamoud416 4 роки тому

    Wllo cabdiraxman waa goorma result ga scholarshipkii Brunei

  • @ayubpro
    @ayubpro 4 роки тому

    wllo aan ku xiranahy abdrihamn hire usoco zxp