Ninka Ugu Dheer Dunida !!!!.
Вставка
- Опубліковано 28 лют 2019
- Hadii Midan ay Tahay Booqashadaada kugu Horeysay
Eee Bogeena Fadlan SUBSCRIBE Nagu Taageer , Hana ilaabin inaan like-ta nagu dhiira gelisid Si aan U Joogteyno Soo Saarista Muuqaalo Cusub #Mahadsanid #Walaal.
#Somali #Universe
Follow Us on facebook Page : / somali-universe
Follow Us on twitter : / somaliuniverse
Follow Us on Instegram : / somaliuniverse
Like iizaar hadaad ilahay iyo nabigeena rumaysantahay
Alaahu Akbar awuurista ilaahay layaab male subxaana allah
Lay isaar ilaahey dartiis
orodo mehrad yeello
Ayaaniita official ladan wll qli subscribe igu caawu
Subxaanallah hormar wacn wll
Waan ka helay muqaalkan runtii wllkyga qaliga ah jazaakallahu kheyr
Bakar Axmed
1 Lambarkow aya iya yawisay waxwaliba waa qadar rabi keep going sxb
anigubasaa again Shay like
Masha alah sxb qaaliya hormar wacan
Xuseen bisad waa nin ka Africa ugu dheer
Waa layabka dunida
Suban allha
Xajiib wlhi
Cajiib Weyeh
keep going pareth ✌
Waa abuur alle laguma sheegi karo qalad
Gabar ha imaleyn wiil baan ahay
Wow keep going bro
Waa sax
Waad mahadsanthy
wlhi waa mucsiso xaga illah ka timid
Cawil siciid wll qli subscribe igu caawu
Niinkas wa 1982 weyen
Ninka somali ugu dheer ku dar isagana ina bisad
Gabar raxmo ladhaho xagaan ka heli kraa
Waw.
Walaliyal sakiskarab isara feed daa media
Ibraahiim katiila ayaa iigu yaab badan dirir iyo wuxuu iskudarsaday caga waaween 😂
Nice video keep going
abdullahi Channel [PUBG MOBILE]
amazing
Ina bisad meee kii somaliga ajhaaaa
Subxaanallaah zaxp
Waa yaab
Mahadsanid Wll noso gudbi timorlinki
Waa inaad u daysaa allah abuurkiisa waaye sidoona ayuu allah karaa ku cimro qaado mid gaaban iyo mid nolal iyo dhimasho kuli shayin biyadaki laah
nice
Masha allah
Subxanallah
zxb waa mitir cm maha
Abshir janqaad
Masha alaah
Isku da' ayaanu nahay 1982
Caadi ma ahan wlhi
❤❤❤❤❤
Mitir dheh bro maxa waye centimitrka ka hadlaysid
😮😮😮😮 mucjiso
2005tii ina bisad oo kaso jeeda hargeysa waxa uu noqdy ninka 2aad ee udheer dunida . Hada wax is bedelay garan maaye bal zxp baadhitaan bdn so samee iyo halki ninkaasi ku danbeeyey
Wll cm ha dhihin waaa qalad mitir dheh
shukran bro
mukhtaar osman hh
Ala ninkaa dheer ayaan rbaaaa
Saan nin dheer uradinya waan daaly😍😍😍👌
Anigaa dheer yarta
yarta rer darwiish alle h a ku siiyo
@@yartarerdarwiish3555 waxaa rabtaa yaab leh
Haa iradiya nindheer
Subxanllh😂😂😂🎉
waad maahsantahay bro
hhhh ar anna amaan kubada koloyga ciyaara aan dheeraadeee hhhh
Saax
Maax
Kaa
Ana wasa
Nice👍👍🤟
Wr qumaygan muxuu aha
Qof walba oo dheer waxaa leedahey wuxuu dheela kubada kulayga 6ninba waxaa tiraahdey wey ciyaaran marka see baa wax uwada
Soo badi walo
Ana ah 1.86
Aniga ah 1,91 ninka Somalida udheee
Kkkk geelo gulalo gunbulolac waye ninkan
KasmaaLa
Nice
Magacee
5:06 5:07 5:19 5:20
dheerar buu lasocnwaaye
Maxaad subscribe nagaga doonaysaa xaasidyahaw Ina Bisad baa ka wada dheer waxan aad noo xayaysiinayso. Soomaali waxba isuma quudho. Taasaa laleeyahay ha is raacdo.
Ax
B
Bisinka
M
Mid walboo dheer kubada koleyga lee muu ciyarana
Yarwt
Asc somaliya laftigeeda rag noocaana aya kunool lkn cid daah qaada ayey waayen
insha'allh mustaqbalka Dhow Waxan Heli doonaa Xog Baarayaal Soomali ah oo Waxyaalaha Daaha Saaran oo dhan kawaa qaadi doono insha'allh
True
Waa runtaa arintaasi
Xuseen bisad waa somalilander ka ah somaali
Codkaan ustaad hamouda moohoo 🤔
Kubada kolkayga waxay u jecelyiin dee bahasha waabay u dhawyiin shabakha lagu ridayo illeen dadka waabay ka dhaareeryiine
Lkn kuwan cabsi baaban ka qaaday dhararkooda
Ayaga dhamantot mxa dabo dhigay kubada koleyga
INA BISAD MAXAAD UGU SOO DARI WAYDAY
yaa dhalay waxa
dhac kun sii laki
Muna
Dheerar mahan kan
Welcome Eng hamuuda
Awesome Thank you very much bro.
To not
Vv
lkn kubakta koley mey wada ciyaran
Idoorku miyuuna ahayn idoorkii beesha isaaq 🤔🤔🤔🤔
what am I watching
Lambar kow
Aniga waa 1,80 ninka Somali ugu dheer noqona kkkkkkk
Anigu 185 anigo gabara waxan mesha ugu waa inan so fiiriyo bal cid ila mida inay jirto
@@sabriinaali916 ana 1.87cm ah
@@cabdixakiinali9550 ma basketball ka ciyaartaa
@@sabriinaali916 my macayaaro 1.87 waxsaasaas u dheer maaha dadkaygaan ku dhex jiraaa dharar aaad ah maaaha
@@sabriinaali916 my macayaaro 1.87 waxsaasaas u dheer maaha dadkaygaan ku dhex jiraaa dharar aaad ah maaaha
Cunsuri bad tahay maxad ugu so dari wayday cabdi bisad ninka reer hargeisa
ugymo
i toler this gay anigaba ka dher kan
Cawil siciid
Lag iara
Kkkkkkkkk
Ale baa ugartay
Ax😅😅😅😅😅😭😭😭
Xasbulana allah
Is it 2.5 cm or 2.5m
m
Kuligood ma kuba kolayga ayeey jeclayeeen
Inta badan dadka dhaadheer kubada kolayga ayay ciyaaraan
Wll sidee kudheeradaa 15 jir ban ahay 12 jir baa la iiqabaaa mxaa kukoraaa
Maanta ayaan so boqday