Deg Deg Jabhada Itoobiyo Oo Dagaal Xoogan Ku Qaaday Abiy Ahmed, Shirka Jabuuti & H/Firdhiye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

КОМЕНТАРІ • 36

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 7 днів тому +15

    Lughaya waxa ku yaal ceel shidaal.badan oo ay qoday shirkadda Chevron Canada. Ceelkaasi ayaa qayb ka ah meelaha ay Itoobiya u socoto.

    • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
      @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 7 днів тому +1

      Maxaa iiga galay geed aan ii dhaweyn harsigiisa

    • @user-ls4bw1mc4g
      @user-ls4bw1mc4g 7 днів тому

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @dargo114
    @dargo114 7 днів тому +4

    Awdal iyo SSC Khaatuma ka isku darsadeen kal dowlad goboleed hanoqdeen hana la citaraafo.

  • @FikirMedia457
    @FikirMedia457 7 днів тому +4

    Mshllh tabarakallah Garaad TV MHDSND 🌟🌟🌟🌟🌟

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 7 днів тому +3

    Xildhibaana ma’aha waa jaajusiintii oo Aby soo Canaatay

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x 7 днів тому +1

    Guul guul itobiya argagaxiso hadey ka dhax dhalatay waaba guul somaliya usoo hoyatay😊

  • @user-dq7qg5rq2e
    @user-dq7qg5rq2e 7 днів тому +2

    Xidhibaanaha tuga weye kuwa mushinka watho waxayna kaxuyihin hormarka aysamaynaysa dowlada

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 7 днів тому +2

    Ithopiya bay lacag ka so qateen waa kuwa parlamnka ugu jira ha la’xirxiro cadaqatayaasha

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 7 днів тому +2

    Amxaar bey rabaan in ayu hiiliyaan moshinku muxuu yahay

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 7 днів тому +1

    asaga iyo abihiiba karbash aykaya waanin nolosha waanin xanuunsan

  • @dargo114
    @dargo114 7 днів тому +1

    Etheopia oo intaas oo dagaal kasocdo iyo jabhado kaladowan weli jabhadkasta calan Etheopia ayey wada wataan. Somaliada maxaa kaqaldan.

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 7 днів тому

    GUUL AWDAL STATE IYO SSC QAATUMO GOBINIMO ALLAH CADOWKANE JABIYO GUUL GUUL WALALEHEN REER AWDAL STATE IYO❤ SSC QAATUMO GUUL WCN INAA TIHIN LEGEND 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Earnmoney2024-h5g
    @Earnmoney2024-h5g 7 днів тому

    From DDS waan ogaynahay Ethiopia inay walaaqantahay isna xukumin
    Somalia nafas buu,karaadinayay markii horeba somalia ha,soo xidho abiiy 😂😂

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 7 днів тому

    MAXKAMADA ICJ ABY AHMED ALI HALOOGA YEERO HADII CADDAALADDA CAALAMKU SHEQEEYSO

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 7 днів тому

    Nimankaan waa all shabaab kkkk

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 7 днів тому

    Isaqa qabil ba madaxooda la galiyay ee wa dad wanagsan o dalka ah so

  • @DaherLasexo
    @DaherLasexo 7 днів тому

    Halahado abii axmed

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 7 днів тому

    Abiya Ahmed dibta usomaliya ladamac San yahay ilahey isaga iyo wandankisa dibato iyo burbur haku ridho qashinka afka musqusha leh

  • @عبدالرشيدمحمود
    @عبدالرشيدمحمود 7 днів тому

    Wad kuma hadsan tahy

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 7 днів тому

    In labaaro ayay diidayaan? Qarax ayuu qaadi lahaa waan ku ognahay.

  • @عبدالرشيدمحمود
    @عبدالرشيدمحمود 7 днів тому

    Wad kuma hadsan tahy😂😂😂😂😂😂

  • @user-zp5gw2yw8y
    @user-zp5gw2yw8y 7 днів тому

    Xildhibano Etopi si adegsatay ma tuuri karan xasan shiiq

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 7 днів тому

    Muuse Juudaan wixii kasbaday hortiisa ayey yimaadeen.

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 7 днів тому

    Galmudug a beero canbuula laga sameynaya cadaado hilib ba laga cuna xasan shiiq u keeya

  • @HusseinDaahir-yw3pw
    @HusseinDaahir-yw3pw 7 днів тому

    Soomaaliya waa in ay ciidan nabad ilaalin udirtaa Ethiopia 🤣🤣

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 7 днів тому

    Itoobia lama siin Karo dhuleena niyada oo hore DHUL inooga hasatay.

  • @abdullahisahal3439
    @abdullahisahal3439 7 днів тому

    Xildhibaanada jeebka ayaa ka madhay kkkkk

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 7 днів тому

    Firdhe iyo ssc ama se harti amase DAAROOD iyo jabuuti oo jabuuti waa tii iidoor ka feer dagaalamaysay iidoorta oo difaacaysay oo somalidu waxay tiraa: Nin cirid kugu dilay har kuuma jiido oo daabcad ninkii igu dhuftay ee daabka igu joojay iyo kii duleedshaay i yiri: wax isma doorshaane oo firdhiye iyo guutada ssc ee uu wato miyeysan dareensanayn in jabuuti iyo iidoor yihiin kuwii gabdhahooda la wada baxayey oo gaagiga xamar la wada xididayey oo masar miyeysan ahayn meeshii xarunta u ahayn ninka iidoor ee hargaysa ka xukuma al shabaab oo ah dowlada iidoor oo uu balamadow mise waa buurmadow uu yiri somaliya sadex dowlad oo isla siman baa ka dhisan oo labo iidoor ayaa ka taliya mid xasan shiikh oo balo muujiyey inuu madaxweyne ku xigeenka ka yahay al shabaab oo uu sheegtay in al shabaab tahay dawlada labaad ee iidoorta somaliya uga dhisan oo meeye garaadadii iyo isimadii dhulbahante iyo kuwii ssc oo dhan oo daarood iyo ssc miyey dhimashadii iyo dhaawici iidoor iyo ismaaciil cumar geele u geesteen iska hilmaameen sidii umul markii xanuunkii umulnimada daayey oo dabeedna dhalfo kale doonatay oo maxaan ssc-yeey dagaalkii harti soo wada bilaabay aad nooga fashilaysaan asagoon harti iyo daaroodba wadajir u gunaanadin oo wax ma garatada iidoor iyo jabuuti afka ciida si fiican loogu darin taasoo daarood iyo hartiba doonayaan in iidoor la gaarsiiyo marxalad ayeysan daarood dagaal danbe ugu soo hawaysan abidkood amaba somaliya isaga guuraan for good oo firdhiye miyuu ka mid ahaa raggii harti ee goojacade iidoor iyo jabuuti ka nadiifiyey mise halgan guulaystay ayuu dhexda ka soo galay oo kala firdhinayaa oo wakaas madaxweyne karaash xafidullaah dagaalkuu wax ka bilaabay wali wada oo doonaya ilaa ssc guusheedu dhamaystiranto inaan ssc dagaalka joojin ana waan ku raacsanahay madaxweyne karaash taas waayo iidoor iyagaa rag guryihiis sharr iyo shido la soo doontay oo iyadoo la iska abhinayo oo laga kariyaayey war iidoorow iska kaaya daaya oo hadda waa wakhtgii daarood uu dhamaystiri lahaa iidoor shalaytadoodii najaastaan dhiigga muslimiinta xaqdarada ku cabaya oo war sidee ssc-yow wax idiin ka jiraan oo wareernaye sidee ayaa firdhiye sixirka iidoor iyo jabuuti uga shaqaysteen bal war daarood iyo hartiba soo siiya in sha Allah ssc-yeey.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 7 днів тому +2

    Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 7 днів тому

    Ethiopia ha waarto anigu ma jecli wax waxyeela ethiopia ha jabaan shiftooyinka ladagaalamaya ethiopia waxyaada soomaali dawlad kadheer ee dani waxay soomaalida dani ugu jirtaa waa ethiopia kani waa beenaale

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 7 днів тому

    Ka.tuura.talada.xasan.dhiiqo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 7 днів тому

    war Heedhe ninkan been badana subxananllah garad TV garadka beenta Alle Ka baq soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 neceb yahay

  • @عبدالرشيدمحمود
    @عبدالرشيدمحمود 7 днів тому

    Wad kuma hadsan tahy