Allah ha u naxaristo ayeeyo Maryan Fiqi waxay ahayd qoyska Muse Carre ee HY. Waxana dhalay qoyska Aden Madoobe ee HJ, waxana si dhalay gabadh Yaasif ah oo HJ. Dhamaan Allah ha u naxaristo dadka hore. Sayidku wuxu ka xanaaqay marki Sultanku xabad u sii dhibay oo ku yiri xabadas ayaa ino dhexeysa.
Suldaan Maxamuud Cali Shire Waa Awawogay Rumaad ♥️
Ppp
Sxb shoodhe casaanyo sowma tihid sidee ayuu awoowga ku noqday suldaan maxamuud Cali ileen waa warsangaliye?
Manchallah reer Qorrahay iyo illaa ciid wardheeer taarikh cajiib ah beeyleeyihin
Dhulkii looyiqin Garlowgube Gadiid iyo Guriga Ciideed iyo Qorrahay
Awoowgay Sayid maxamed cabdulle xasan❤
"Carrabkayga eebbow quwee caadil baa tahaye"
Sayidoow🌏
Manchallah awoowe farah Ali idaajaaa in aan Qorrahay timaado isku deey inchallah rag horaadki rag taariikho bdan ka hayo oon ciduba ka raadin baa joogaa Gobalka Qorrahay iyo siiba iilaaa Gabagabo illaaaa maraacaatoo illaaa dhuuule iyo tayiin waana inta suugaanta lagu hayo
Manshaa allah allah ha u naxariisto abwaanada somaliyed
Maan sha allah qoraa axmed faarax cali idaajaa
Canada Illaahay Ha U Raxiisto
Masha Allah gabii an ku farxay
❤❤❤❤
I love your videos
Gabay❤❤❤❤
Ale ha unaxariisto abwaaniintii somaliyeed xikmadi kamadam baynin
I appreciate your collection our literature, poetry , novels and even great events
”Ha lays dilo dagaal waxan ahayn daawa lagu waaye”.
Hadda waa 2021 dhammaadkeedii, Soomaalina weli sidii bay gawda isugu hayaan oo diin isugu dilayaan.
Maansh’allah reer qoraxay taariikh wayn bay leeyihiin
Maxamed Axmed cali idaajaa Adigu ma taariikhda daaroodka uunbaad taqaanaa waarnagadaa qabyaalada
Hadaad taariikh leedihijn la idinma xasdi lhyn majooratigaa shAqeeya adeeer gacaliye
@@usaametayasiir2199 sxb qoraaga idaajaa sawka mar kasta ka sheekeeya suugaantii qawdhan ducaale cabdi gahayr faarax nuur salaan carabey xaaji aadan afqalooc tima cade cali jaamac haabiil cabdi iidaan qaasim iyo ragii la.mid ahaa ninku haduu qoraa yahay kuna fila qoraalkiisa hal reera qoraal uu ka sameeyo waayo waa dhawayd idaajaa wuxuu hargaysa u yimi gabay nin ciida gale ah uu tiriyey inuu soo qoro waatii xaflada loo qabanayey tan kale sxb taariikhda daraawiishta waa taariikh soomaaliyeed cidi kaama xigto waana waxaad ku faani kartid sidaa ula soco
@@gedefletv6049 zxp sugaantu waa inga dhaxeysaaa waa tariikh somaaliyeed
@@axmadoz waa runtaa suugaantu dadka waw dhaxaysaa suugaantu 4.5 maaha yaa sxb
Mashallaah 🌷
Ma shalah
Canada Illaahay Ha Naxiisto Waana Taariikh
Ninaan Taariikh Lahayn Qoraalkayga Waxaan Qoreyo Ha Baselin
Hadey seedinimo door ahayd, dacay najaaseeye
Haleys dilo, dagaal waxaan ahayn daawo lagu waaye
Suldaan maxamuud cli shire alla hawnaxariisto inaalilaah sandaladii uhoraysy somaalida lataliyihii salndalada umada somaliyeed melkastay kajogi jireen somaaliya
Subscribed wadani somali tv
3d
M.a nin maskax badan
Ok
Daadihiyayaasha waddani somali tv aad baad u mahad san tihiin hawl wanaagsana waad qabataan
M
Qoorleex iyo raage ugaas ilma adeer bay ahaayeen
Allah ha u naxaristo ayeeyo Maryan Fiqi waxay ahayd qoyska Muse Carre ee HY. Waxana dhalay qoyska Aden Madoobe ee HJ, waxana si dhalay gabadh Yaasif ah oo HJ.
Dhamaan Allah ha u naxaristo dadka hore. Sayidku wuxu ka xanaaqay marki Sultanku xabad u sii dhibay oo ku yiri xabadas ayaa ino dhexeysa.
Gsloolhoostii ma darmada gilix idiin siiso waaw
Daraawiish ta qooqani
markay nagu qalaadaysay
Ma uqarinay maadhiin qacliyo
Qabaraan loo sheegin
Abwaan Shiine widhidhif
Ree Qoraxeey ahlul xikmah.
Suladaan maxamuud cali shire alla hawnaxariisto sandaladii somaalida ugu horaysay
Warsangali wuu ku qasaaray sayid mohamed sababto ah warsangali ma dagaalamo.
Sodohdii uhiilsay söka caayay mawuxuu garanwaayay sodohda inankeeda isaga dartii ugu gacansaydhay ka xishoo ninka sidaa dadka Beenta uga sheegayaa ayay sheekh ku sheegeen mise cayda ayuu sheekh ku ahaa
Magacaaga ka muuqataa inaada fahmin waxa laga hadlayo
@@mahaddirirgeesood9556
Maxaad imoiday ma in an somali ahayn waar Nashaad baan ahay oo Somalilander ah
Sxb dee mabduuca adka hadashay ban la yaabay
Kabaden buu sameeyay oo wanaag ah majiro qof aan macsuum aheyn qofkasta wuu khaldami karaa
Subscribed Wadani Somali TV