Waar niyow somalida waxa lagu bahdilo ayey iyagu faan ka dhigtaan islaanta Boqorada la leeyahay waa kuwii wadankeena ku soo duuley hadana kala qaybiyey Wakhtigii hore dadka xoog ayaa lagu gumeysan jirey balse maanta maskaxda ayaa laga gumeystay
Ma waxad ka xuntahay tariikhde rerke adeer faan ma yaale wax jirey aya laga shekeynaye suladaankene wuu ku amananyahay in uu ka diidey sujuude naagte gaalade ah waane wax lagu faano biladne loo xidhey
@@AbdiShakur-f1s Sifada uu ku joogay lascanod ma ahayn heshiis ee gumaysi iyo khasab bay ahayd la dagaalan gumaysi na waxaa ahaa darawish sidaa darteed xuduuda muse sheego ma aha mid qaanuuni ah oo ingriis la heshiiyey beesha xuduuda degta waa xariiq ay kala.xariiqdeen talyaani iyo ingriis ...aduunka qaanuunadooda soo baro
Umaleyn maayo inu ninkaas charles kula kulmey xataa ku eegey ee faanka naga daa. Soo madan arkeen wiilkii madobaa ee saflka ku jirey si uu u salamo charles kadib marku arkey inu madowyahey ayuu kor ka salamey dadkii kalana ee cadaa wuu gacan qaadey adeer cadaankan waa cunsuriyaal ee ha isku dhajin.
Xarig u xirnaa Boqorada ma jirin waxa jirey kursi Hor yiiley Boqorada Qofku kursiga Ayuu Ruuga Saarayey Madaxan Hoosbuu U Foorarinaayey Boqoraduna Seef bay Gacanta ku Haysatey Oo Ay Qoorta ka Saareysey ka dibna bilad bay u xireysey waxay Ahayd 1954 Cadan yutopka wad ka daawan kartaan
Wallee faan iyo been inta ma dhafto warsangeli manta ayaa jirin ee maxaa beenta loo sheega qabiilada Somalia meelkasto sultan ama garaad ama ugaas lahaayen sidas isticmaarka uga yimid wax boqortoya Somalia mideyso ma jirin cml
Salduun maxamud cali shire waxa uu ka soo jeedey sandalad facweyn runtii wuxu a haa ninka kaliye ee diidey in oo u su juudo boqorate ingiriske laankiin dadke tariikhde rerke wersangeli ay Dhegey dhibeyso waa ku wii aan kabaha u qaadi jirey oo jaajuus u ah laakiin rerken wersangeli dad aan fanin oo iaku kalsoon anan faan aqoon dad ilbaxnimo iyo xadarad leh maxamud cali shire wuxu dhaley 76 caruure wuxu a haa ninke raginimadiisi uu ka yaabe sayid cabdulle xasan walashisne ka dooney une guursadey waaye wiilkagu wuxu hiil kage bahanyahay markaad abti fiican leh helo ama geesiye ama ee dadke buke ee ka xun wareysige sandalade wersangeli iyo suldanke tariikhde le
Jaajuus iyo kabo qaade dadki u ah waa layaqane ee Suldaan maxamud cali shire wuxu ah ninki ugu horeyey ee bilad sharafe u xidho taasne wax ku tuseyse maqanku la joogey isagane is gaarsiyey ee alle ha ku caafiyo
27 sano ma aha, ee waa 27 nin oo suldaanimada iska dhaxlay. U fiirso wuxuu yiri 8:16 “kii todoba iyo labaatanaad baa hadda jooga”. Hadalku qaabkuu u socdo baa fahamkaaga lagu salayaa ee hal erey oo keliya lama soo qabsado. Saldanadaas warsageliga si aad u qiyaasto intey jirtey, waxaad ka soo qaaddaa in 27 kaa suldaan uu celcelis ahaan mid walba cimrigiisu ahaa 63 sano. 63 ku dhiffo 27, waxaa soo baxaya 1701 sano. Waa saldanad aad u facweyn.
@@wardasuldan5758 ma hubtaa warda in uusan u sujuudin, haddii aanu u sujuudin waxa loo sheegsheegi lahaa sida Suldaan Cali shire. Xattaa nin Yemeni ah ayaa buug ka qoray Suldaan cali shire sida uu u diiday in uu madaxa hoos ugu foofariyo Naagtii dhimatay, waxa uu kaloo xusay ninkaa Yemeniga ahi in ay la yaabeen dhammaan dadkii kale , markuu diiday in uu foorarsado.
Hawartaan iyo reerkeeda qofkii buubuuninaayo it seems like a inee tahay qof diinta ku yartahay. Am sorry gaalada waa nijaas qofkii buubuuniyana waa nijaas kale
63sano ayuu saldanada hayey allaha ha unaxariisto suldaan maxamuud cali shire😢❤
Suldamadii warsengeli reer abtiyasheey noolaada abid ❤️
Sadia Sheikh
Abti noolow adiguna
Welcome abti form warsangali ❤
@@AbdirasaaqAyaan abti macaan ❤️❤️❤️
Mansha allah Tariikh cajiib ah ayay ahyd somali hero ayu aha suldan mahamoud ali shire allah u naxaristo 🤲🏽
Allah swt ha unaxaristo awoowe suldaan maxamud cali shire
Suldaan maxamuud cali shire wiilkii boqoeada ingiriisku qaatiga ka istaagtay ❤
Ingiriisku balanta kuma fiicna Garaadku wuula shaqeeyay ingiriiska oo kacdoonkii daraawiishta isagu Ingiriis buu Ła saftay, markii Ła jabiyay Daraawiishtana waa Ła masaafuriyay Garaadku oo Sycheles buu wax badan joogay.
@@am.b5688wax baa kakhaldan tarikhda wllo markii isaga laxiray ba lajabiyay darawishta ee isga mesha fadhiyay
Asc ayanle xusen horey usoc wll
اللهمّ صلّ وسلم على نبينا محمد وعلى آلهِ وصحبهِ أجمعين
Reer ayeey geey. ❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇪🇸🇪🇸🇪
Mohamed Muse
Noolow awowe
Laandheere warsangaliya
Koow koow shekadii xafada maanta maanta waa kor baad uga baxday😂 finally
ILAAHAY UUN BAA LOO RUKUUCAA LOONA SUJUUDAA
1273 KII AYAA GARAAD KII KOWAAD LA CALEEMASAARAY 723 SANO KA HOR WAXAANA JOOGA SULDAANKII 27 SANO
Waar niyow somalida waxa lagu bahdilo ayey iyagu faan ka dhigtaan islaanta Boqorada la leeyahay waa kuwii wadankeena ku soo duuley hadana kala qaybiyey Wakhtigii hore dadka xoog ayaa lagu gumeysan jirey balse maanta maskaxda ayaa laga gumeystay
Ma waxad ka xuntahay tariikhde rerke adeer faan ma yaale wax jirey aya laga shekeynaye suladaankene wuu ku amananyahay in uu ka diidey sujuude naagte gaalade ah waane wax lagu faano biladne loo xidhey
Adeer adiga hadii awoowaha wabiyada lagaga gudbi jiray anaga galadu nama gumeysan dee
Ma ogtahay gobalka sanaag ee suldan maxamuud ali shire ka taalin jiray inan la gumeysan.marka nin xaasidka iyo qudhanka iskadah.
Dhulbahante wuxuu ahaa reerka keliya ee aan boqortooyadii isngriiska la saxiixin wax heshiis ah waxay noqdeen out law daraawiish ah.
Lascano sow ingris ma joogin
@@AbdiShakur-f1s
Sifada uu ku joogay lascanod ma ahayn heshiis ee gumaysi iyo khasab bay ahayd la dagaalan gumaysi na waxaa ahaa darawish sidaa darteed xuduuda muse sheego ma aha mid qaanuuni ah oo ingriis la heshiiyey beesha xuduuda degta waa xariiq ay kala.xariiqdeen talyaani iyo ingriis ...aduunka qaanuunadooda soo baro
@@tusmoaadil1825 waan fahmay mahadsanid
@@tusmoaadil1825 warsangli qaabka uu ula tacaamiley waa ka duwaneyn dhmaan qabaailda kle sidii dowlad camal leh ciidan oo la dhih jirey gaar-hayel halka degaanda si isaaqa oo kle ciidan ingris ah joogeen calanka ingrisku degaankoodu ka taagna la cashuuri jirey berbera ilaa shiikh lasoo qaadi jirey adigu gumeysi camal halka dhulbnhte wax heshiisa lama galin 22 sano buu la dagaalmey adigu markii danbe ka adka dhulkiina ka qabsey warsangli isagu intii ingrisku wadanka haysty isgaa gar isu maamulyey dowlad mamule leh ciidan lkn 1950 buu warsangli degaankiisa qabsadey 10 sano kliya buu hystba halkasna waxaa ku burburey taliskii sandala
wcs wlc brother
Suldaanka caruurtiisa ragga waxaa ka nool
Abshir iyo cabdikariim iyo baashe iyo cabdixakim
Umaleyn maayo inu ninkaas charles kula kulmey xataa ku eegey ee faanka naga daa.
Soo madan arkeen wiilkii madobaa ee saflka ku jirey si uu u salamo charles kadib marku arkey inu madowyahey ayuu kor ka salamey dadkii kalana ee cadaa wuu gacan qaadey adeer cadaankan waa cunsuriyaal ee ha isku dhajin.
markey is gacan qaadayeen sawirkii laga qaaday ayaaba Video-ga ka muuqda. wax qof walbi u jeedo inaad inkirto waa ceeb.
Qofka kale oo taariikh badan haya ayaa la waraystaa
Suldanate warsangali 1230 ilaa hadda
Taariikhdaani been maaha ee hadaad wax akhriyi kartaan karaadsada ayadoo ingilish ah masxafyada ingiriis ka
Sultans over a few stones!
Xarig u xirnaa Boqorada ma jirin waxa jirey kursi Hor yiiley Boqorada Qofku kursiga Ayuu Ruuga Saarayey Madaxan Hoosbuu U Foorarinaayey Boqoraduna Seef bay Gacanta ku Haysatey Oo Ay Qoorta ka Saareysey ka dibna bilad bay u xireysey waxay Ahayd 1954 Cadan yutopka wad ka daawan kartaan
Mxaa laqorayaa markaa radinaayo
Cid. Ku. Dhegeysaneysa ayaanba jiriin waa. Digii
Farmaajo ku. Daba. Lumey
Dawladi make. Danbeysey
Adigu. Dadkaagii meel. Ku
Sheeg magalo. Madax. Mahayaan. Madax. W. Nana. Mahayasn. Waxaa. Lasheegayey. Emirates. Ka
Ayuu u. Dawaama. Maxaa. Ka
Jira. Dad. Baaa. Lahaaa. Allahu
Aclam
Bismilah Waku Salamay suxufi Qaran Ayaanle walaal waxan ka codsana Warbixinada Sirfiinka Soomaalida Macnaha Sirdoonka Dalkeena ina Noosoo Bandhigto Mahadsanid
Wallee faan iyo been inta ma dhafto warsangeli manta ayaa jirin ee maxaa beenta loo sheega qabiilada Somalia meelkasto sultan ama garaad ama ugaas lahaayen sidas isticmaarka uga yimid wax boqortoya Somalia mideyso ma jirin cml
Waxaad sheegayso waa kudashadii calansaarkii kadib kahor soomaalida kale waxba May lahayn balse daaroodka uunbaa sadanooyinkii la aqoon sanyahay lahaa
Taariikh hore weeyaan dhaagtu ilaa waqtigaa waa joogtay
Salduun maxamud cali shire waxa uu ka soo jeedey sandalad facweyn runtii wuxu a haa ninka kaliye ee diidey in oo u su juudo boqorate ingiriske laankiin dadke tariikhde rerke wersangeli ay Dhegey dhibeyso waa ku wii aan kabaha u qaadi jirey oo jaajuus u ah laakiin rerken wersangeli dad aan fanin oo iaku kalsoon anan faan aqoon dad ilbaxnimo iyo xadarad leh maxamud cali shire wuxu dhaley 76 caruure wuxu a haa ninke raginimadiisi uu ka yaabe sayid cabdulle xasan walashisne ka dooney une guursadey waaye wiilkagu wuxu hiil kage bahanyahay markaad abti fiican leh helo ama geesiye ama ee dadke buke ee ka xun wareysige sandalade wersangeli iyo suldanke tariikhde le
Wan waxan jeclahahay sida quruxbadan BADAN isku waraystan waa qaab cajiib ah # sxb wariye barnaamij aad daawadaa # waraysi 🤣😆😅😅🤣😆🤣😆
Clubs iyo baararka ayuu ka shaqeyn jiray waxaa wareysato ma waysay hanoolaatooy
Maxaa ku geeyey adiga😂 isaga la garay o wuuba shaqesanayey adigaana afkaaga ka sheegaye
Suldaan maxamuud shire waxuu ahaa jaajuus ingiriiska la shaqeeysto oo gaalada jecel
Jaajuus iyo kabo qaade dadki u ah waa layaqane ee Suldaan maxamud cali shire wuxu ah ninki ugu horeyey ee bilad sharafe u xidho taasne wax ku tuseyse maqanku la joogey isagane is gaarsiyey ee alle ha ku caafiyo
Ma hooyo fuulay
Suldaanka afka kalabax langaab yahow
Sadanooyinkii halkaa fadhiyay lama gumaysan ogaada boqortooyooyin ayay ahaayeen latixgaliyo oo amarkoodu shaynayo caadi iska dhiga dadkii lagumaystay iyo kuwii jaajuuska ahaa way iskaranayaane
ASC MALA HUBA HEE MISE WA LA.KOR.SARAY ANIGA MA.AMINAYO DADKA QAR
Waxaan ahay Qofkii Ugu Horeesay Eee Fiirsada @Ayaale Xuseen Abdi
Kkkkkk naag gaal ah oo dhimatay tacsiyadeeda maxay kutaraysaa?
Taarikhda saldanadii warsengali wariyaha sheegay 1886 weeye taarikhda odaygu waraysanysa sheegayaa waa 1884 kiinee baa saxsan se halkay wax ka qaldan yihin
Tarikh warsangali 1298 Bay ka bilaabta
SU AY U HELAN WAXAY DONAYAN BOQORADA.SIMALIA MABA AY IMANIN SIDAN MAQLAY
Hadda iyadoo 70 Sano talineysay ayeey wax kle sugee
Waan ku gumeysty ee ii qiiroo kulahaa 😔 😡
Isaaqa weeye kuwa dhahaayo ingiriiska baan u bahanahay inu na gumeeysto hadane iyo hada oo la joogo 2022 Cajiib.
27 sano ma wax badanbaa ? sandaladuhu 800 oo sanadood qaarbaa jira
27 sano ma aha, ee waa 27 nin oo suldaanimada iska dhaxlay. U fiirso wuxuu yiri 8:16 “kii todoba iyo labaatanaad baa hadda jooga”. Hadalku qaabkuu u socdo baa fahamkaaga lagu salayaa ee hal erey oo keliya lama soo qabsado. Saldanadaas warsageliga si aad u qiyaasto intey jirtey, waxaad ka soo qaaddaa in 27 kaa suldaan uu celcelis ahaan mid walba cimrigiisu ahaa 63 sano. 63 ku dhiffo 27, waxaa soo baxaya 1701 sano. Waa saldanad aad u facweyn.
27 caruurtiisaa ahaydbaa lagu yiri
Waa 27 suldaan
Suldaankii Cida Gale ma u rukuucay boqorada wa yaabe 😂
Maya awawgay uma sujudin boqorad iyo bashar toona allah ayaa loosujudaa
He was Habar Awal Suldan not Cida Gale Suldan. ua-cam.com/video/dRaSlQXaw8Y/v-deo.html
@@wardasuldan5758 ma hubtaa warda in uusan u sujuudin, haddii aanu u sujuudin waxa loo sheegsheegi lahaa sida Suldaan Cali shire. Xattaa nin Yemeni ah ayaa buug ka qoray Suldaan cali shire sida uu u diiday in uu madaxa hoos ugu foofariyo Naagtii dhimatay, waxa uu kaloo xusay ninkaa Yemeniga ahi in ay la yaabeen dhammaan dadkii kale , markuu diiday in uu foorarsado.
Hawartaan iyo reerkeeda qofkii buubuuninaayo it seems like a inee tahay qof diinta ku yartahay. Am sorry gaalada waa nijaas qofkii buubuuniyana waa nijaas kale
Kan waxaan u malanayaa waa kii la inkirayay oo salaanta lala akmarayay 👎😭😭👎
Cuqdada meesha kala bax, Saldanada Warsangeli walaalahay waa gob gob dhashay.
To me it’s like joke
😂😂
Mapka aad isticmaalaysaa waa khalad
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk
qiso beeenah😂
Cuqdada meesha kala bax. Warsangeli walaalahay waa Saldanad guun ah oo gob ah.
Orad so bar angu faan ma naqano ficil ban naqan
Ayaanle, Beenaale, bbc warar beena ayuu diri jirey markey ogaadeen beentiisa waa ceyriyeen
Dadka taariikhdoodu madxafyada caalamka taal miyaad kaxun tahay caadi iska dhig
Ayaanle_beenaale
wcs wlc Brother