Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Wiil Waal & cigaal Iley Qiso Suugaaneed oo Cajiib "Qoraa Idaajaa"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • #Waddani_Somali_Tv# Wiil Waal & cigaal Iley Qiso Suugaaneed oo Cajiib "Qoraa Idaajaa"Wiil Waal & cigaal Iley Qiso Suugaaneed oo Cajiib "Qoraa Idaajaa"Wiil Waal & cigaal Iley Qiso Suugaaneed oo Cajiib "Qoraa Idaajaa"Wiil Waal & cigaal Iley Qiso Suugaaneed oo Cajiib "Qoraa Idaajaa"Wiil Waal & cigaal Iley Qiso Suugaaneed oo Cajiib "Qoraa Idaajaa"Wiil Waal & cigaal Iley Qiso Suugaaneed oo Cajiib "Qoraa Idaajaa"Wiil Waal & cigaal Iley Qiso Suugaaneed oo Cajiib "Qoraa Idaajaa"Wiil Waal & cigaal Iley Qiso Suugaaneed oo Cajiib "Qoraa Idaajaa"

КОМЕНТАРІ • 178

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 7 місяців тому +17

    Wiil Waal halyey Soomaliyeed alle yarxma

    • @Hiddenhistoryyy
      @Hiddenhistoryyy 18 днів тому

      Nin harti ah oo Daarood

    • @daacad7278
      @daacad7278 13 днів тому

      ​@@Hiddenhistoryyy waxaani waa sheeko ee ma ahan xaqiiq jirta haday xaqiiq jirto tahay aaway faraciisa ama dadkii kafarcamay maxaa loo arki waayay

    • @Hiddenhistoryyy
      @Hiddenhistoryyy 10 днів тому

      @@daacad7278 harti ayaa ka farcamay

    • @user-vm9ur9ck9e
      @user-vm9ur9ck9e 4 дні тому

      War sax waaaye wiiilwàal woo jiraaa​@@daacad7278

  • @mohamedabdirahmansaid2724
    @mohamedabdirahmansaid2724 2 роки тому +33

    Shekadan filim in laga hagajiyo kufcnthy

  • @somalisoma874
    @somalisoma874 3 роки тому +30

    Tolkayyyy Jidwaaq anoo ABASKUUL AH

    • @mohamedhassan9089
      @mohamedhassan9089 2 роки тому +2

      Axmed farax Cali Idajaa waa nin Mareexaan ah

    • @encrypted983
      @encrypted983 2 роки тому +2

      @@mohamedhassan9089 wiil waal ayaa jidwaaq ah

    • @quruxay
      @quruxay Місяць тому

      Yaa idiin way diyay qabiil kiisa
      Waa geesi SOOMAALIYED

  • @love9453
    @love9453 2 роки тому +27

    Masha allah soo badi Insha allah

    • @warsamewaberi3792
      @warsamewaberi3792 2 роки тому +1

      Wiil waal ayuu ku ahaa somali?

    • @user-fr3kw2rf3z
      @user-fr3kw2rf3z 4 місяці тому

      ​@@warsamewaberi3792 waa jidwaaq 😊

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q 4 місяці тому

      ​@@warsamewaberi3792 qabil bartire la dhaho oo daarod ku xisaaban

  • @kazaaofficial1317
    @kazaaofficial1317 3 роки тому +37

    wiil waal a legend of history

  • @hamzag.r6413
    @hamzag.r6413 3 роки тому +23

    Qisadii raage ugaas iyo wiil Waal nosoo sameey

  • @user-sp5er6us9y
    @user-sp5er6us9y Місяць тому +1

    Masha allah geesi geesidhalay oo somaali ah bu aha jidwaaq absame ayu aha form br

  • @garaadwiilwaal695
    @garaadwiilwaal695 3 роки тому +17

    Ogadenka waa Dad an cimaamadooda la qabsan Garaad WIIL waalna iyagu ka dashay🇬🇲❤️

    • @kaderabdiadam9443
      @kaderabdiadam9443 3 роки тому +6

      😂😂 Ayaa ku yidhi wiil waalbaa ogaadeen ahaa waa bartire sxb

    • @mahadyussuf3928
      @mahadyussuf3928 3 роки тому +4

      Kanu warba mahayo ogaadeenimo ayaa ku qafilan wiilwaalna ogaadeen maaheen hhhhh

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 3 роки тому +3

      Wiil waal wuxuu ahaa jidwaaq

    • @encrypted983
      @encrypted983 2 роки тому +3

      Jidwaaq waa jeex Ogadeen 🤗

    • @dontworry1396
      @dontworry1396 2 роки тому

      Hoyada soo waydi ogaden inuu haa 🤣

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +9

    Cigaal Iyo Wiilwaal Cigaal Ayaa Kageesinaa

    • @dontworry1396
      @dontworry1396 2 роки тому +1

      Cagdheer iyo aqli kala fog ✌🤣

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 2 роки тому +1

      @@dontworry1396 adigu ma miskiin bartire ah ayaad tahay caaqow

    • @hudleyare5966
      @hudleyare5966 2 роки тому

      Muran kama taagno inuu wiilwaal ahaa geesigii gaalo warenlayda dhulka kaxoreeyay talabaad iyana muran kama taagno inuu ogaadeenku ahaa cududii ciiden beeleedka ahayd ee uu wiilwaal gabayga calaacalka ahaa fariinta ugu diray si ay ugu soo gurmadaan oo ay jigjiga kala xoreeyaan boqorkii cawaanka ahaa ee gaalguray sidii bayna ugu soo gurmadeen oo ay intay la xoreeyeen kalaabteen oo ay dib ugu noqdeen ilaa deegaanadoodii

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 роки тому +12

    Gacantaa u taagey wiilwaal cigaal

  • @cbcaao6230
    @cbcaao6230 3 роки тому +29

    Codkan yaa xasuusta💯🙏🏾❤️

  • @cabdulahimursal9177
    @cabdulahimursal9177 2 роки тому +4

    Ninkaa cigaalaa waa libaaxs

  • @SLM277
    @SLM277 2 роки тому +6

    Wiil waal. Alaha unaxariista

  • @mohamedguled4835
    @mohamedguled4835 3 роки тому +15

    Wiil waall. Dhibadnaa

    • @user-ke9xn9gq1w
      @user-ke9xn9gq1w Місяць тому

      Labadooduba saadanbe waa inay luloodaan guushana naagta ayaale siday ila noqotay

  • @cabdiraxman1641
    @cabdiraxman1641 2 роки тому +8

    Ninku haduu garan waayo waxa soo socda waxa joogana ma garato

  • @abdikadirchief8706
    @abdikadirchief8706 Рік тому +9

    Very educative story, thank you very much

  • @abdishakurdahirmilifyare5537
    @abdishakurdahirmilifyare5537 3 місяці тому +3

    Cigaal iley mucjiso ayuu ahaa

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 3 роки тому +9

    Manshaalah

  • @AliAhmed-xc9qz
    @AliAhmed-xc9qz 3 роки тому +7

    Mnsha Allah

  • @mohamedmuse2879
    @mohamedmuse2879 3 роки тому +12

    wiil waal dadkii waa dhameeye ileen

  • @jimcalemohamed5053
    @jimcalemohamed5053 2 роки тому +7

    Idaaja
    Waxan Xasuustay 2010-ila 2014

  • @zakariyeukbilig5793
    @zakariyeukbilig5793 Рік тому +4

    Legend history

  • @leylosaleban425
    @leylosaleban425 2 роки тому +3

    Geesi wiil waal

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 3 роки тому +9

    Cigaal iley geesi

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 3 роки тому +6

    Ninki dayo ayey disha ayu yiri cigal

  • @siisiibadhi419
    @siisiibadhi419 Рік тому +4

    waa saas

  • @fankiihore3230
    @fankiihore3230 2 роки тому +1

    Halgamaa soomaaliyeed AUN

  • @garaadyusuv8545
    @garaadyusuv8545 3 роки тому +12

    Anigu hadal badan idin oran mayee Ciyaalka commens ka ku qoraya xawo tago Waqoyi bey kaso jedey iyo kuwa leh dhagxtuur abgal bu aha , 🤣 waxan idinlenahay waxaas waxa idinkugu sabab ah manhajka aad dhigatan Ee taariikhda Kenya. Taariikh da soomaaliyeed barta . Kadib na comments ka ino balana

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 3 роки тому +18

    waa qiso cajiiba waa ka helay runtii waa qiso dhaba oo dhacday ta kale taariikhda wiilwaal waa shalay ma foga fiction maxaa ka dhigay jelous

  • @user-bw8jk8yv5x
    @user-bw8jk8yv5x Рік тому +3

    Wiil waal wiil murusade ayuu ahaa 😅

    • @Hamid_Lightworker
      @Hamid_Lightworker Рік тому +1

      Maya waxu aha jareer wayne 😂😂😂😂😂

    • @fatimaabdullahi900
      @fatimaabdullahi900 Рік тому

      @@Hamid_Lightworker 😳😂😂bisinka murursade ayaan layaabey ninkan kusheegay waa maxay jareerweynaha kasheekeyneyso 😂😂😂

  • @cawildeeq2569
    @cawildeeq2569 3 роки тому +3

    War ninka adkaa maxuu ahaa

  • @abdillahimahamedmuhumed8543
    @abdillahimahamedmuhumed8543 3 роки тому +10

    Sheekadan dib ha loo eego Waxay u egtahay sheeko xariir la sameeyay oo dhaqan islaam iyo mid soomaaliyeedba ka fog

    • @beerlula8876
      @beerlula8876 3 роки тому +2

      Waa sheeko xareer canfarta Somalia ku nool sameysteen

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 2 роки тому +1

      Ma aha sheekadani mid qiyaali ah kolayna kama wada madhna. Waan ku fahmayaa oo kolay Isaaq baad tahay oo waxay naftu diitan tahay waxaad maqlayso. Sida ku xusan buugga laga qoray Raage ugaas waxa ku xusan, inu Wiilwaal hoggaankiisi dagaal gelintu ahaa nin Arab isaaq ah! Halkaas sheekada ka soo gala.

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 роки тому

      @@beerlula8876 Markaanu awoowgaa taariikh kaaga dhiman waa iska sidaasi?!

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 роки тому

      @@larsmartin3314 Iidoor ka waa diciif ay cuqdadi dishay, arab na waa ba reer yar rag wax hogaamiye berigaas lagama heli karin.

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 2 роки тому +1

      @@guledfarah8610 Arab baa yar ma idoorka ayaa kugu yidhi? Arab reer ka badan idoor kuma jiro!

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 роки тому +2

    Waa hamiyey garaadoow kkkkk

  • @noorwarsame
    @noorwarsame Рік тому +2

    HHhH wlhi wa sheego IGA qosllisay 😄😄😄😄😄😃

  • @cabdicasiislaahi4747
    @cabdicasiislaahi4747 3 роки тому +9

    Asc

  • @cqaadirgurey432
    @cqaadirgurey432 2 роки тому +2

    Soo badi

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 3 роки тому +12

    Garaad wiilwaal wuxuu ahaa boqor jaahil ah ,,,,,
    Lakin umadda somaliyeed murti badan ayuu uga tagey

    • @reermiye1geeljire41
      @reermiye1geeljire41 2 роки тому +3

      Xagaad ku aragtay ama ku maqashay jaahil xigmad lah kkkk jaahil muu ahaan ah

  • @xasanyare2276
    @xasanyare2276 3 роки тому +4

    Cigalgesi

  • @dekownoor142
    @dekownoor142 Рік тому +1

    Very nice story

  • @abwaansafechanell450
    @abwaansafechanell450 2 роки тому +4

    100 Ma oga dhigaah

  • @abdiwasaalinur1460
    @abdiwasaalinur1460 3 місяці тому

    Wiil Waal inaba caadi ma aheyn Balse Cigaal kama liidan

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +17

    Waxaan Idiin Odhan Lahaa Ninkii Kibrayayoow Weli Aduunyada Rag Kama Dhamaan

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn 4 місяці тому

    Guul falaastin inchalla

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 3 роки тому +7

    Kkkkkk aqli Buu ku maquunshay

  • @cabdulqaasirshiiqmuxudiin4612
    @cabdulqaasirshiiqmuxudiin4612 2 роки тому +2

    Abwaan idaa caadi ma.ahan

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow Місяць тому

    Wiilwaal inuu aniga ahaa mas iskudiidanahay walaalayaal

  • @ahmedcuunsheycali1602
    @ahmedcuunsheycali1602 2 роки тому +3

    Waaw

  • @abdinasirmoalimuu9125
    @abdinasirmoalimuu9125 Місяць тому

    Marba 2deena kii eega ayee ku dhaceysaa

  • @user-pr3dg2lf2q
    @user-pr3dg2lf2q Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @cilmiwaafilin3360
    @cilmiwaafilin3360 3 роки тому +3

    Haadee

  • @sadaamxuseen6178
    @sadaamxuseen6178 2 роки тому +1

    Thanks

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 3 роки тому +8

    Jahli baa meesha ka muuqda,nin naag la qabo la haasaawaya,naag la qabo ninkeedii u sheegeysa in nin uu la haasaawo.Iyo nin naagtiisii in lala haasaawi doono og oo haddana ka dhaxaya isagoon wax hinaasa ah muujin.

    • @thewajirnomad3746
      @thewajirnomad3746 Рік тому +1

      Diinta islamka SOMALI masoogaarti' xiligaas?😜

    • @AhmedDahir-fq6xy
      @AhmedDahir-fq6xy 7 місяців тому

      Waba lakala xoogi jirey xiligaz naagaha quruxda baden xataa kuwa la qabo adna sheekad sheegaysaa

  • @libaxsoftware4807
    @libaxsoftware4807 Рік тому

    Thanks. No music.

  • @user-su6ug8uh8r
    @user-su6ug8uh8r 8 місяців тому

    Sheekadii xigmada badneed ee wiilwaal

  • @jamacaadanmahamed7248
    @jamacaadanmahamed7248 2 роки тому +3

    Naasa hablood ma jiidh baa mise waa baruur?

  • @bashiirmuniir2159
    @bashiirmuniir2159 2 роки тому +2

    Cigaal

  • @MaxamedccasiisaxmedMaxamedyare
    @MaxamedccasiisaxmedMaxamedyare 5 місяців тому

    Soobadi wall❤

  • @abdullahiibrahim7199
    @abdullahiibrahim7199 3 роки тому +7

    Wiil wall Xawo Taako. Ahmed guray dhamantoda qarbo ayay ahyeen cjib

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh 3 роки тому +3

      Xaawo Taako nin Abgaal ah baa fallaar ku dilay asagoo talyaani u hiilinaaya. Hooyo waddaniyad aheyd oo ku dayasho mudan.

    • @abdullahiibrahim7199
      @abdullahiibrahim7199 3 роки тому

      @@AncientPharaoh damiir xumida Hawiyo hada ma bilaabin C C Shakiur iyo Hassan Shekh hada arkaysan un idinka

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 3 роки тому

      @@abdullahiibrahim7199 waar reerka somaliyeed cayda ka daaya

    • @mohazzomar4306
      @mohazzomar4306 Рік тому

      @@AncientPharaoh beenale beenale dhalay talyani ba falaar kudhuftay ma gabar ban dilad ku faraxdan ala abgaal dacifnimo😂😭

    • @fatimaabdullahi900
      @fatimaabdullahi900 Рік тому

      @@mohazzomar4306 😏war waa run nin abgal ah ayuu ahaa waliba talyaani dabadhilif u ahaa

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan 2 роки тому +3

    M.a

  • @abdimudalipburhan2205
    @abdimudalipburhan2205 2 роки тому +6

    Naagta la qabo oo looso dheelmanayo iyada ma ari baa kkkkk sheekooyinka soomalida dumarka mxaa loogu bahdilaa.

  • @kazaaofficial1317
    @kazaaofficial1317 3 роки тому +5

    asxabta chanelkeyga isooboqda plze

  • @abdrizakkayse9842
    @abdrizakkayse9842 3 роки тому +3

    Shi to call

  • @axmadbashiiraxmadyare401
    @axmadbashiiraxmadyare401 2 роки тому +2

    As

  • @rahoyqureshhassan1025
    @rahoyqureshhassan1025 2 роки тому +3

    Halyye

  • @ahmadahmad-mg7jt
    @ahmadahmad-mg7jt 3 роки тому +5

    Waa sheeko fiction ah mahaa xaqiiqo

  • @AbshirjaamacGurey
    @AbshirjaamacGurey Місяць тому

    Naas hableed ma Cadiin Baa mise Jiir

  • @maxamuudaxmed9252
    @maxamuudaxmed9252 Рік тому +2

    8

  • @bashkawillqaran6223
    @bashkawillqaran6223 4 місяці тому

    Will WaaL Qabiilku Ahaa😅

  • @sadamosman4138
    @sadamosman4138 3 роки тому +1

    basadiir

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 роки тому +2

    Snm iyo garacyada iidoorow gardaradu ma fiicnee bal maad aabiga iskaba dayso
    Dhulka aad ku kibirtay ma lihide maad qayb aayar ka ahaato
    Qaadicudariiqnimo Allaah ayaa nacladaye maad somaliya isbaarada kaba dayso
    Shacabka iyo dalka iyo diinta iyo culimadiisa somaliyeed maad daabcada ka dayso
    Dagaal wiil kuma dhashee maad iswaalkaba dayso
    Innan iyo abeesaba afkoodaa ayaa u wadahee maad ummadda somliyeed horor ka dayso
    Afweyneba sidiina oo kale xoriyada ummadda somaliyeed ugama qaadine maad hooyooyin iyo waalidka xaqqooda iyo xoriyadooda iyo dalkooda iyo diintooda iyo dhaqankooda iyo cawaalow calankooda maad u dayso
    Xoriyadii ay waalidkood iyo walaalahood iyo kuway ifka u jeclaayeen ay ku waayeen dagaalkay u galeen xoriyo maad xasuustooda iyo xaqqooda u dayso
    snm iyo afweyne waxay isku qabsadeen inuu xaqqa iyo xoriyada shacabka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliyeed midba kan kale ka boobo oo snm intay afweyne ka soo carareen ayey canbaartoodii iyo baqadoodii iyo diciifnimadoodii shacabka somaliyeed ee hargasaad la soo dhex galeen oo dhiigyacab afweyne uga hari waayey amase uga hari diiday suu wuxuu ahaa inan gumeed carooday oo awood isbiday oo waa lagu yaqaan sidaas inuu dadka u xasuuqo inan gumeed itaal isbiday waayo wuxuu filin haddii laga raayo in awoodiisu dhamaanayso oo isaga la xasuuqayo sida qoomuluut, dhilayste, boonayste, gaal muuse biixi cabdi iyo snm iyo garacyada iidoor aaminsan yihiin oo kale ee maad hooyooyinka iyo culimada iyo dhalinyada ugubka ah oo diintooda iyo cawaalow calankooda wata maad ikhyaarkooda u dayso
    Oo snm iyo garacyada iidoorow shacabka iyo dalka iyo diinta iyo culimada iyo hooyooyinka iyo dhalinta ugubka ah ee somaliyeed ibtilada maad ka dayso
    intaan aayaadka Allaah ibtiladoodu ku haleelin oo Allaah uusan ku fitnaysiinin oo oohinta aad mu-miinta ka qubayso jawaab deg deg ah kaaga imaanin Carshiga Dushiisa ummadda somaliyeed maad sharrkaaga ka dayso
    oo snm iyo garacyada iidoorow ogow "adoonka Allaah oo cibaadiga ah markii la dulmo in Allaah deg deg ugu jawaabo oo bal culimada uu cabdimaalik muuse coldoon ka mid yahay iyo hooyooyinka iyo dhalinta ugubka ah ee aad ku abiyuus garaynaysaan carrigoodii Allaah siiyey iyo cawaalow calankoodii ay xorayntiisa u naf waayeen kuwo badan oo ay jeclaayeen huwashadiisa iyo xoriyadooda maad u dayso
    Oo qoomuluut iyo dhilaysi iyo boonaysi iyo gaalnimo iyo shirki iyo wax kasta oo ku xun dadkooda iyo dalkooda iyo diintooda iyo dhaqanlooda somaaliyeed ee aysan doonayn maad ka dayso
    Oo shacabka ummadda somaliyeed oo wax sharr ah oo ay idiin dhimeen aysan jirin abiyuuska aad ku fashaan Allaah si wacan AYUU U OG YAHAY OO WAA WAX WALBA OGAAL oo si deg deg ah Ayuu xaqqooda u sugine maad ibtilada nafihiina ka dayso
    Oo ogaada shacabka somaliyeed mujrimyo iyo dawlada idinka awood iyo xeelba badan oo idinka hub iyo awoodba badan ayaa ku hungoobay waayo shacabka somaliyeed waa cibaadii sax ah oo Allaah maqlo baryadooda oo uu si Rixinkiisu ka buuxo si deg deg ah ugu soo jawaabo oo masaakiintii laascaanood aad ka erideen baryadoodii iyo cuqubadoodiiba idin ku maqan oo culimadii diinta shacabka somaliyeed cuqubadoodii idin ku maqan oo dhalinyada ugubka ah iyo hooyooyinka iyo waayeelka iyo haweenka xaasaska ee aad saqdhexe iyagoo sariirahooda jiifa aad ugu dhacdeen guryahoodii iyagoo hurdo u labisan oo sariirahooda ku jira sida xaaskii cabdimaalik muuse coldoon oo xaqdaro uga oohiseen cuqubadoodii idin ku maqane maad ummadda somaliyeed ciqaabta ka dayso
    Oo najuus yahay najaasada maad iska dayso
    Intaan la idin rogin sida qooman aad maanta u jeedaan iyo kuwo hortood la rogayba sida qoomuluut.
    Yaahuu yaahuu yaahuu b

    • @lilla2118
      @lilla2118 2 роки тому +1

      Maxaa meesha qabiil caay keenay inaad jirantahay

  • @abdihakiinmukhtaar2973
    @abdihakiinmukhtaar2973 3 роки тому +3

    V

  • @budulxaraabo4497
    @budulxaraabo4497 3 роки тому +4

    Wcs

  • @sandheerehassan2610
    @sandheerehassan2610 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @blaak23
    @blaak23 3 місяці тому

    Ninkaan idajaa waxaa qabtay ma umaleeynayo cid qaban kartaa ineey jidho idajaa dhulbahante yuu kayay..

  • @deeqdeeq9180
    @deeqdeeq9180 2 роки тому +1

    Geerood

  • @maryanmaxmed7001
    @maryanmaxmed7001 2 роки тому +2

    W

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q 4 місяці тому

    Waxaan waa sheeko baraleey iyo myths la abuurey

  • @ZakariyaMukhtaar
    @ZakariyaMukhtaar 2 місяці тому

    😂😂

  • @AhmedDahir-xt2fg
    @AhmedDahir-xt2fg 4 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Abshirsacid
    @Abshirsacid 5 місяців тому

    🎉🎉🎉🎉

  • @biriishchannel4680
    @biriishchannel4680 3 роки тому +4

    ~

  • @abdihakinmohamed9352
    @abdihakinmohamed9352 6 місяців тому

    Sheeko xariir Darood

  • @salahelmi3735
    @salahelmi3735 Рік тому +1

    6

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 роки тому +4

    daarood wax ka dhaqan xun ma leh

    • @dontworry1396
      @dontworry1396 2 роки тому +1

      Miyay ku waseen

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 роки тому +1

      Maxamed Aden
      Daarood waa ragga dad badan faataxada u qabtay. Dhulka gaalo madow ayuu ugu yimid. Hase yeeshee cidna ma caayi karo oo dhaqan Islam iyo mid Daarood ma ogola. Waxanu la hadli Ama kaftimi karnaa ninkii aan Beeshisa Daarood ka buuxin oo aan nasabkisa 5tii sano aan mar bedelin. Ninkii iskala dhalanaya ciddii aan Daarood ahayn miyaanay methelo adag ahayn?

    • @fatimaabdullahi900
      @fatimaabdullahi900 Рік тому

      Make wasen qasiisow😂😂😂

  • @AshoMuhmed
    @AshoMuhmed 5 місяців тому

    😮😮😮😮😮😮

  • @cabdiraxmaanjaamac7094
    @cabdiraxmaanjaamac7094 3 роки тому +6

    Akhas waa dhaqan daarood

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 3 роки тому +8

      Doqonimada iska daa , Soomaali waa isku mide ani Daarood maahi lkn waa ka xuma qabyaalada ka buuxda

    • @mahadyussuf3928
      @mahadyussuf3928 3 роки тому +1

      Waa nin xanuunsan allaha caafiyo aamiin dhaha

    • @baskilyare
      @baskilyare 2 роки тому +4

      Dhaqan darood iyo diir weye hawiye afsomaliga wa dhaweyd beey barten

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 2 роки тому +1

      @@baskilyare Inaad wax doorsamay tahay abtirkaaga ayaaba beddeshay mise gaal afka bartaa tahay ? Nacladi haku dhacdo kuwa gaalada isku ekeysiiya

    • @dontworry1396
      @dontworry1396 2 роки тому +2

      Akhas hadad tiri xamada tahay 🤣🤣✌

  • @zunduzabdi656
    @zunduzabdi656 Рік тому +1

    O

  • @ArEr-zt2dy
    @ArEr-zt2dy 7 місяців тому

    Awc

  • @myandyou1771
    @myandyou1771 2 роки тому +4

    Hindiafsomali

  • @ADC9161
    @ADC9161 26 днів тому

    asc

  • @moxamedxassan362
    @moxamedxassan362 3 роки тому +4

    0

  • @Xariircabdiraxman-ri2ne
    @Xariircabdiraxman-ri2ne 4 місяці тому

    L

  • @cabdifaseex5526
    @cabdifaseex5526 Рік тому

    cabdi faseex

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Місяць тому

    Muxuu sheeko been-abuura curiyey , 😂 sheeko daarood, idaajaa dunuub ayey ciradii kagasoo baxdey . Waar masjidka gal asaasaq baa tahay

  • @xamdajire3643
    @xamdajire3643 5 місяців тому

    Kkkk

  • @shafeccabdihamidsalad1408
    @shafeccabdihamidsalad1408 Рік тому

    Halku xamay mxa lagaa wadaa

  • @user-en4lo4ee6g
    @user-en4lo4ee6g 11 місяців тому

    Rueie9r9

  • @xasancalimaxamed4216
    @xasancalimaxamed4216 3 роки тому +3

    Xawo tako qarabo mala aha axmad gurey iyo wiil wal iyo cigal kamana so jedo gobolada waqoyi qofka kumintiga ku so qorayo ayan u jawabaya xawo tako wa la oranjiray xawo cabdule cisman dagaxturna wuxu aha abgal wuxu ka qeyb qatay dagalkii hanolatada inta ila fahanta

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 2 роки тому

      Wllo, nimanka Arab Isaaq ayaa ay wiilwaal isku dhawaayeen, sida ku xusan Buugga Raage Ugaase laga qoray hoggaamiyihii dagaal gelinta ee Wiilwaal wuxu ahaa nin Arab ah! Isaaqa kale berigaas taariikh ma lahayn. Taariikhdooda intooda badani waxay ka bilaabmatay xilligii gumaystaha waana sababta ay u neceb yihiin Idaaja! Axmed Guray aad baa loogu murmaa. Nimba meel buu ku sheegaa!

  • @user-uf3kx4rj8s
    @user-uf3kx4rj8s 5 місяців тому

    Asc