Ramadaankaan 2021 alle ayaa isiiyay gaari 5 geer leh oo faraski xamaro u dhigma Allow adaa ku mahadsan Intaan heysanne allah siiyo anne allaha ii barakeeyo amin
laaleeys sidu iiga baxay Luudis Ban ahay lubigeyga keliya fadhiya Lebi dabeyl Wayne Laafyaha Mar Kan Luli Habluhu Igama Leexdane Rabbi Idin Lugooye Gaaladad Libiin u Hoyaad seen
@@mahaddirirgeesood9556 Miyaan kula yaabaya waxaabad kasoo qalin jabisay schoolkii idaajaa. Hana moodin inaan ka xumahay walahi bey iga tahay waayo waa Tol somaliyeed. Lkn inuu badheedho ayaa ka qurux badneynd inuu somali kuso gabado isagoo reer u jeeda
@@burcokibir894 sxb 1991 ayaa qabiilo badan taariikh dooda ka bilaabataa idaajaana wuxuu ka hadlayaa rag qarnigii 1800 rabay inay geeska Africa qabsadaan marka hadaa gadaal ka gaadh tahay rer kiina maxaa laga qoraa bal no sheeg adoo raali ah
@@burcokibir894 sxb hadal deelqaaf ah ayaad so qortay mirkii hore rer dhan baad afka ku balaq siisay idaajaa na markuu Hargaysa joogay ayuu idiin sheegay taariikh du 4.5 maaha wuxuu u jowaabayey dad sidaada aaminsan
Barnamij tixmal Ka bixijiray ee Taarikhda darawishta oo idaja,aw jamac cumar ciise, yamyam iyo riiraash iyo rag badan wada daadihin jireen cidii haysa ama meel Ku og fadlan ha iisheegto wllaalayaal
Milion s dad iyo fardo intaa ka badan baa ku dhintay raggaa gaalada ku shahiidayey waxaa jiray reera somaliyeed oo markaas gaalka usameeyey wax la yidhaahdo sariir dulow hoos ah laga qoray dhir rag baa gaalka ku qaadi jiray ragna awrtoodii bay gaalka u gogleen iyana ku hogaamin jireen eleyn maleh fardo iyagu ku waas waa la garanayaa hadana way hadlayaanoo gaalkaas bay jecelyihiin waxkale maaha daraawiish buu naga xoreeyey iyo reerihii daraawiishi ka soo jeeday cuqdaddaas oo illaa maanta hadhin bal eeg ingriis wuxuu daraawiish u qiyaa inay rag yihiin kuwa la socdaana ay maato yihiin uu isagu ilaalinayo oo dawiish ka illaalinayo wuxuuna ubaxshey magaca rayid (taas oo somalida uu ka dhigay rayid iyo daraawiish waan soo gaabinayaaye nimaan taariikh la hay baa baadh baadhaya taariikh dee soo dhicimayso
Hard times make strong people and you people make strong people and governments. If those strong people and governments do not do justice, they will be destroyed and the small ones who did justice will be destroyed. KEEP
Wuxun bay xushleeyan sidi xabashi ( idoore) intas gabaygi wad ka jarty , waxani waxa taarikh iyo murti marka wa ceeb in ado wax xerinaya ad ka jar jarto tuducda eraygaas
Mahad sanid Barnaamijkan waxan u arka inu muhim yahay , Marka waxan jeclahay in la fududeyo dhagaysigisa o cashar kasta isago yar laso gudbiyo gaar ahaan tiisa hadi casharada laysku daro way dheranayan kadibna dsdku way ka daalyan dhagaysigoda , wana in sidaas quruxda badan looowada dawashadooda, si loo xiseeyo
Ramadaankaan 2021 alle ayaa isiiyay gaari 5 geer leh oo faraski xamaro u dhigma
Allow adaa ku mahadsan
Intaan heysanne allah siiyo anne allaha ii barakeeyo amin
Amiin Saxb
Mansha Allah🥰
Z
6
⁰0⁰00⁰00
Waa xiin finiin neefka aad xadhiga haysaaye xayawaanka oo idil naftay kalaxaroodaane mar haddii Suldaan igu xilihi igaga xaydaantay xadhigiisa qabo aadmi kale kuma xurmeeyeene. Waa gabay dheer laakiin anigu intaas baan kasooqaatay.
Tallahi waa xaqiiq oo farduhu waa gob 💋💟💟💟
Scw NNKH amin kulmiye kheyr warsame gaarey group waa abuukar abdi warsame
laaleeys sidu iiga baxay Luudis Ban ahay lubigeyga keliya fadhiya Lebi dabeyl Wayne Laafyaha Mar Kan Luli Habluhu Igama Leexdane Rabbi Idin Lugooye Gaaladad Libiin u Hoyaad seen
Runtii xoriyaddan aynu haysano dad badan baa u dhintay oo godka u galay somaliyeey yaan xornimadaas lagu cayaarin
Scwb walaalayaal fadlan waxan jeclaan laha inaad gabayadi horee shekooyinka aad ku raacisaan
Qoraaga soomaaliyeed ee weyn axmed faarax cali idaajaa ilaahay ha barakeeyo jannadiisana ha geeyo cimrigiisa iyo caqligiisaba ha barakeeyo.
MashaAllah Waad Mahadsantahay
Walaa hadii aad inaga bixinkarta musikada ina ga bixi dhagahey in xanuun jineey saa e
Insha Allah
@@Qarnijoog Waar saaxiib musicada ka saar inooma fiicnee
1. Dhoodi Meer.
2. Welhad.
3. Xiin finiin.
4. Tuure.
5. Shaywaal.
Shantaa faras wax loo dhigaa soomaali masoo marin. Shantuna Xamar bay ahaayeen.
Walahadow faraskayga
Weedh yaroon ku amaani
Aan waw ka hikaadsho
....
....
....
...
Oo qarnigas miyaad joogti
Fesbug
Cajib
Mansha alaah
Waa meesha Soomaalida ay ka soo raacday dhaca,musuqa. Xaaraanta, damaca hungurixumada,boobka, dectaytarnimada ay illaa maanta ku heshiin la'dahay.
Dhaqanka ha bahdilin adeer
Sida naagihii Bah Ararasame how bog laalaado 😊
Daraawiish iyo halgankeedii waa baal dahab ah oo taariikhda somalida ah
Aniga leh
Dhulooos walee rag wa ahayen Lkn nin kasto dagaalama jab aya udambeya wa sida manta Germany o dagaalki 2 adunka riday iyo manta meahay jogan dhulbahte saasba logalay btw wali wdagalamayan
Naa wax darwiish la dhaha ma jiraan
Xuseen dhiqle y uu haa
Afhayeenkiii sayiidkaa oo gabaydda qabban jiray oo xafiid mas,kax badan alle how naxriistee
Qanijoog ayaan
Magacaaga
Kufiicanyahay
Faras ii soo duceeya inaahelo😢
Ale Ha Unaxaristo wuxuu Ahaa Gobanimo doon ❤❤❤❤
Marnaba Lama Ilabi karo Daraa wishtii❤❤❤
Acuudu Billaahi Cabdi Muuse Waa Qaldamay
illahay ha u naxaristo islan Farah islan Adan
Xamar dawaaaf.
Masha allah waad mahadsantahay😍💯🤟✌
MUSIKADAN WAXAY KAMIDTAHAY HIDIHII IYO DHAQANKII SOMALI WAA HEESEHEENII QARAMIGA AHAA MARKA NINKI AANRABIN MUSIK ADEER SHABAAB HAAADO
ذ-ذ
Waad iga qoslisay 😃.
Sidii naagihii baharar same ha ubog laalaado
War gabar dhulbahante ah oo baharar same ah iraadsha wax walbe wan siinayaaye
I watch 2023/4/23
Ciim dheer ban kuu rajeenaya faarah ali idaajaa waa maanta haldoorka Soomaalidu haysataa afka murtida ka haqab tiraya
Idaajaa wuu ku mahadsanyay siduu taariikha beesha daarood nooga dhaadhiciyo 👌
Waagaas dadka kale taariikh malahayn
@@mahaddirirgeesood9556
Miyaan kula yaabaya waxaabad kasoo qalin jabisay schoolkii idaajaa. Hana moodin inaan ka xumahay walahi bey iga tahay waayo waa Tol somaliyeed. Lkn inuu badheedho ayaa ka qurux badneynd inuu somali kuso gabado isagoo reer u jeeda
@@burcokibir894 sxb 1991 ayaa qabiilo badan taariikh dooda ka bilaabataa idaajaana wuxuu ka hadlayaa rag qarnigii 1800 rabay inay geeska Africa qabsadaan marka hadaa gadaal ka gaadh tahay rer kiina maxaa laga qoraa bal no sheeg adoo raali ah
@@mahaddirirgeesood9556 reerkeygu waa habaryoonis. Gabayada beesha daarood ka tirisay oo kaliya ayaaban laga dhamaneyn ee miyaan murana ina abtow
@@burcokibir894 sxb hadal deelqaaf ah ayaad so qortay mirkii hore rer dhan baad afka ku balaq siisay idaajaa na markuu Hargaysa joogay ayuu idiin sheegay taariikh du 4.5 maaha wuxuu u jowaabayey dad sidaada aaminsan
Somalia waa cawaan midba midkoow kaaxoog badanyahay cunijiray runtii waxaan leenahay taariiq madow oo soojireen ah 😢
IDAAJA
Inta 2023 daawaneysa like
Adeer musiga kada plz
Haye
Pls not, it’s culture!!!
Barnamij tixmal Ka bixijiray ee Taarikhda darawishta oo idaja,aw jamac cumar ciise, yamyam iyo riiraash iyo rag badan wada daadihin jireen cidii haysa ama meel Ku og fadlan ha iisheegto wllaalayaal
Barnaamijka tixmaal hadaad geliso youtube wuu kuusoo bixi sidaan filayo.
Xawo wad naga weynthy igu so tag garey hadad heshay
Qarni Joog Tariikhdii Nurdhagey ma heysa
Anigaa haayo sxp xagee kuugu soo diraa
✍✍✍✍🤞
Milion s dad iyo fardo intaa ka badan baa ku dhintay raggaa gaalada ku shahiidayey waxaa jiray reera somaliyeed oo markaas gaalka usameeyey wax la yidhaahdo sariir dulow hoos ah laga qoray dhir rag baa gaalka ku qaadi jiray ragna awrtoodii bay gaalka u gogleen iyana ku hogaamin jireen eleyn maleh fardo iyagu ku waas waa la garanayaa hadana way hadlayaanoo gaalkaas bay jecelyihiin waxkale maaha daraawiish buu naga xoreeyey iyo reerihii daraawiishi ka soo jeeday cuqdaddaas oo illaa maanta hadhin bal eeg ingriis wuxuu daraawiish u qiyaa inay rag yihiin kuwa la socdaana ay maato yihiin uu isagu ilaalinayo oo dawiish ka illaalinayo wuxuuna ubaxshey magaca rayid (taas oo somalida uu ka dhigay rayid iyo daraawiish waan soo gaabinayaaye nimaan taariikh la hay baa baadh baadhaya taariikh dee soo dhicimayso
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
QARNI JOOG ASC WALAL
Wcs
#Sayid maxamed cabdille xasaan❤
Siyaasada
Kahadal
Mararka qaar
Muhiimada sii
Maxa ka faaidayaa siyaasad hadi lagaa hadlo🤣😅
Hard times make strong people and you people make strong people and governments. If those strong people and governments do not do justice, they will be destroyed and the small ones who did justice will be destroyed. KEEP
Sidii naagihii bahararsame haw bog laadlaado😅😮❤😢
M.a guuleyso
"Sida naagihii bahararsame ha u bog laalnaado".
Waxan dislikes saaray ma oromaa
Wuxun bay xushleeyan sidi xabashi ( idoore)
intas gabaygi wad ka jarty , waxani waxa taarikh iyo murti marka wa ceeb in ado wax xerinaya ad ka jar jarto tuducda eraygaas
Kama Jarin Ee Appka QLdy
Mahad sanid
Barnaamijkan waxan u arka inu muhim yahay ,
Marka waxan jeclahay in la fududeyo dhagaysigisa o cashar kasta isago yar laso gudbiyo gaar ahaan tiisa hadi casharada laysku daro way dheranayan kadibna dsdku way ka daalyan dhagaysigoda , wana in sidaas quruxda badan looowada dawashadooda, si loo xiseeyo
Allaah waqtigas iyo waqtiga aan jogno waa habeen iyo malin tariqda somaliyed yaa laa hilmanin
FARDAHA LAGU SHEEGAY MUDUG DHANKA HOBYOOD WAA FARDIHII SULDAAN CALI YUSUF KEENADIID.
Allah xafida murti mal
Kuwa xiimanood na oo loogu jecelyahay, siduba no shegay, fardaha nugaal iyo xiimanood (galguduud) ba loogu jecelyahay
Qarni Joog Iyo Idaajaa
Hhh
@@gacalxasanbukaw18150
Qqqq
Waan iska aamusayaa idaajaa waa maclinkayga lkn wax badan baan odhan lahaa
Arday waxaa ku waajiba inuu edeb lahaadaaye
Aad O
Iyo Aad
Idijaa wa macalinkagi lkin been badan bu ka buuxin o sal iyo rad lahyn iyo gabayo samys ah
@@maryoleydr5841 saaxiib bal ii sheeg waxaad ku qoon satay aniguna waan kuu sheegayaa
@@maryoleydr5841 bal nalawadaaga waxa aad ku eedaynaysaan. Mataariikh baad idinku haysaan? Wax walba 4.5 baad kadhigaysaan subxaana Allah.
@@abdihayehashi769 wll bal nala wadaag waxaad ku qoon satay
Tolow maxa sidan inaga dhigay markan tariikhda dhagaysto
Iyo dadka geesinimada Iyo ku dhaca lahaa
Hadana markaan arko xaalka maanta Lagu jiro waan qirooda
Allah Hana Dul Qaado Kala Qoqobkan
Magaca ayaa mùjinaya baxdow nimadiisa
M a c 2:50
Idaaja
maxaa ayhadda ugayaraadeen soomaalida
ismacilmire
Gabayada sayidku waa qiiro miiran qofkii calool jilicsan baa dareemi kara
🙏🙏
Faraskii gayiga Somalida ugu caansanaa waa Faraskii Cali Bucul , Faras Gaylaan silsiladii Gabayada Fardahana Gabagii Amaan Faras ee uu Faraskiisa u tiriyay ayaa ahaa Amaan Faras midkii Somali ka yaabiyay
Qarni jooog barnaamijyada haysku dhex darine ,
Cashar walba goonidisa uso gud bi ado mahad san
Ok
Ado mahad san shekada xiin finin ka bilamanasa gooni ka dhig
Benlow
Kkkkkk
9
Baxdaow maxaa laga wadaa
Wa Faraska Awooda Leh Sidan U fahmay
Baxdow waa FaRASKA cidlajoga ah
@@Global.Nature1 baxdoow waxaa la yiraahdaa , waa caan baxay
Waa ciidla joog bn jeclahay
Baxdaw waa faras dheereeya
Nin iga danbeeya ha weydiin aan idaajaa ka shayn
Sidii naagihi baharsame ha u bog laalado maxa loola jeeda
The addicted siberian neatly identify because knight subjectively curl athwart a pastoral period. splendid, new baseball
₩)!!
NO
Kkkkkkkk
MAXAAD LA KKK LEEDAHAY WAX LAGU QOSLABA LAMA SHEEGINE FARDAHA IYO DADKA LAGASHEEKEYNAYO ADIGU SHAQA KUMALIHID.
@@fatimanour9793 na kale gobsanidaa waaba kaahelay