Sayyidka la'aantiis awoowa yaasheen London iyo New York ayaa lagu iibin lahaa ayaga oo adooma ah oo silsilado ku xiran sida afrikaanka kaleba la yeelay. Marka Sayyidka iyo Daraawiish khayr allaha siiyo.
@@alinoorahmednajji1955 You wouldn't have been a Muslim or bear Islamic names if it were not him. Neither would Somalia be independent nor will the greater Somali populace be divided into five regions were it not the open betrayal displayed by your forefathers
Maansha Allah barakallahu fiikum and Allah yahfidkum from hargeysa sayaidkana Allah naxariistii janno haka waraabiyo isaga iyo islamkiiba dhamaan and Allah yahfidkum
@@mohamodmohamod3574 hal arin baan kaa saxayaa ood moodo inaad ku talax tagtay bal aan oran karo waa waxba ka majjraan. Waa meesha aad dhahday sayidku ciddii aan dariiqadiisa ahayn gaaluu ka aaminsanaa ..taasi waa been aan sal lahayn.. sayidku dadkuu dhihi jiray waa xujoobay waa dad uu ku eedeyay gumaysi raac (ma sidaas bay ahayeen mise wuu maagayay , taasi maxkamad baa xaqiijin karta).. laakiin sayidku marna ma oran duullaan qabiil iyo qolo meel dagan ugu ma qaadin inaysan saalixiya ahayn darteed.. Taariikh iyo xitaa dacaayadii dadkii cadawga ku ahaa meella uga ma xusna... Xooluu xalaalaysan jiray iyo dhiig muslim waa mid ku dhisan fikir diimeedka jihaad ee uu ka aaminsanaa cidii isticmaar la shaqayso laakiin ma arag meel dad uu qirsanyoho muslimnimadooda uu xoolahoda ku yiri waa ii xalaal.. Khaladaad wuu yeelan karaa laakiin wax quruxsan ma aha in lagu cambaarayo wax taariikh ahaana aan u sugnayn caqli ahaana aan qof muslim ka suura gal ahayn ilaa qaar dacayadu la gaartay inay dhahaan sayidku afar oori ka badanbuu hal mar ah wada qabay
@@dhanaansade4247 soomaali nimadu diin ma aha ee waa qowmiyad adga hadii aad gaal soo raacdo lana safato uurkana ka jeclaato dadkaaga mulinkana uga hiiliso waxaa banaan dhiigaaga maalkaaga iyo naagtaadaba saa gabar muslim ah kugu ma xidhnee marka sayidku wuxuu la dagaalayay gaalada iyo munaafiqiinta soomaaliyeed marka hadaad kuwii gaalada la safnaa aad muslim u aqoonsan tahay dee maaha ee iyga gaalada ah ayay ka mid yihiin ilaah baana quraankiisa noogu sheegay
@@dhanaansade4247 taariikhda sayidka waxay ka qortay inuu ahaa nin islaam ah oo gaalo iyo munaafiqiin la dagaalamaya gaalka iyo kan lasodana naftooda iyo maalkooda wuu kuu banaan yahay hadaad la jihaadayso wax xoog lagu askaraynayo lama sheegin meel aad ka keentayna ma garanayo haduu dhaco kuwa gaalada la socdana waa qaniimo qaniimadana suuratul anfaal ayaa ka hadashay marka ceeb looma hayo mujaahidka allahana u naxariisto mujaahidiinta
Harti iguma toogteen intuu hiisha ii gala'e Habaryoonis iyo ciidagale lama hableeyeene Hiraab naaga Kama guursadeen habar magaadleeye Inteey hiih yiraahdaan afkood Kuma hadaaqeene.
A_M_gurey Lion-heart 🤣🤣😆Wallahi darwish waxa ogaden ka aha inyaro bahgari ah iyo makaahiil oo dhan.. ogadenka kale wax kaga jiray maleh.. mohamed suber ba ugu darna oo gaalada ka raacay ... waxay moodi jireen in gaalada cirka laga so tuuray oo malakul mawd 😆😆
@@fariidtv7127 maxamed subeer ba siday u dhan yihin gabayada so akhri.. gadhcas ba la odhan jiray.. gaalo diid Mey ahayn. Sayidki ragii shirqoolay abdile iyo rer isaq bey ahayeen oo engiriska dhankisa ka socday..
@@ahmeddanan4618 darwish ogaden Inta ka ah gabayada Ayabad ku garan... imika reerka dhalay sayidka ee Dhuloz ee cali gari waxay degan yihin doollo siiba marqanweyne tuula la yidhaa.. darwishta inyaro bahgari ah iyo makahil iyo wuxu Dhuloz aha oo dhan ba ku jiray.. somalida kale wey ku jirtay lakin ogaden kale kuma jirin.. midh midh uun so raacay moye badankood engiris ba ugu sheekeeyay boqortoyo ayanu idinka dhigiye sayidka so dila
Mar Hadaan wadaad aayad diin ila ekaynaynin ama aan aniga lay odhan karayn tani ahaan mayso allow yaa af Lama daaliyee iga asluubaysta Bal mucjisada eega maxa wiil hoog aan rag waxba u ogolayn Ogaden kadhashay Gabay iyo murtiba Ogaden bu uyahay kibir iyo islawaynina waa caadadood Mataan ciideed ninkii Somali ugu kibir badnaa ee dadka gabagabyn jiray Raage ugaas ninkii gabayga calanka u siday walina aan la arag wiil u babac dhiga somali o dhana wada qirtay Sayid maxamed oo isna aabihii halganka iyo suugaanta ah Marka raage ugas lagaso tago ninka labad ee soo raaca waliba kasii aftahansan war yaa faani kara oon aniga ahayn Walalayal kkk
@@amiindaacad9626 kibir marka ad aragtay mahayn in ad markiba mid xad ilaahnimo gadhsisan mesha kento waxan kahadlaya wa qabka iyo kalsonida qofked taso ragan ay can ku ahayen ragan Muslim bay ahayen anagana Muslim ba nahay majirto sabab aad ilahay ula bar bar dhigto qof bani adam ah intu kibro ayay kibirsanayen hadana wa ka Muslim sanayen maxa yelay kibir.kodu maahayn mid diimeed ee wuxu aha mid ku aroora loolanka is riix riixa iyo ismuquninta umadaha kadhex jira qofku in uu han leeyahay oo isagu naftiisa ku kalsonyahayna waa mid kudayasho mudan ragana intaas bay ku sifaysnayen Somalidan aad shegayso dee ragu garacyo ma ahayn ee dad bay ka dhasheen nasabad bay lahayen rerka ay kadhasheen hadi la shego dambi maha ceebna maaha waa taariikh OGADEN bay ahaayeen hadi ladhoho macnahedu maaha in darajadoda hoos loo dhigay waayo OGADEN laftiisaa somali ah meel ad oga carartana majiro marka ad OGADEN noqoto ayad Somali noqon karta Somalinimadu maaha geed dhakada laga koro ee hoos ba lagaso fuulaa dadkuna waa reero ama qabiiloyin qabiilkana in laysku garto aya logu tala galay kawaran hadan ku dhoho ina hebal ma tihid e Somali ba tahay
Sadiiiq sadiiq sxp wa runtaada anba ogaaden baan ahay waliba Reer cabdule ah lkn Sayid iyo Ragaas aad SheeGtay Cidna Gaar uma matalaan Somali o idil.ayay udub dhexaad u ahaayeen Wa runtaada Ogaaden ba ugu badan Raga SomaliDa Uga Halganka badan Lkn Ma aqoon Qabiil Waxaaan aqaana Dad badan o sayidka iyo inta aad so sheegtay Jecel lkn aaan Ogaaden aheyn sababto Qabiilkooda kama Dhalan saa ay tahayna wey ku FaaNayaan Adna Ku FaaaN lkn wa reerkayga ha Ugu FaaNiN Mahadsanid lipx
Sayidku isaga ayaa Daarood dhamayey. Dad boqortooyin leh iyo isaga oo ildheer garad ahaa ayaa isku dhacay. Nin rag isku kaxayn kara ayuu ahaa. Awoowayaashay in badan ayaa ku dhintay, kuwa la socday iyo kuwa ka soo horjeedayba. Allah ha u naxaristo
Xuseen Maxamed horta sid wax loo qoro so baro. Mida kale sayidka. Wa geesi mana jiro nin la tariikh ah. Hadana wa ogadeen waa landheere bal. Anu ogadeen oo landheere ah ayaan ahaye adu bal is cadeee. Anu. Ma gabado. Landheeraha Somalida ayan ahaye
Sayyidka la'aantiis awoowa yaasheen London iyo New York ayaa lagu iibin lahaa ayaga oo adooma ah oo silsilado ku xiran sida afrikaanka kaleba la yeelay. Marka Sayyidka iyo Daraawiish khayr allaha siiyo.
Aamin wll nin wax badan og
Allow saydkeena unaxariiso jannadana kawaraabi aamiin yaa rabi from ogaadein 🇬🇲👑
Was the Sayid even a human? aftahansanaayaa...ma sha Allah...The greatest Somali poet ever. Alloow kuu naxariiso.
Mohamed Abdi bro all the great men are sadly in the graves. Like the saying goes rag waa kuwii hore hadalna waa intuu yiri.
This is Christians word.
@Cumar Farah no but you said was the sayid even a human and yet you know that he was a sinner human.
@@alinoorahmednajji1955
Nio Meel xun ka fakar baa thye ninkaaz hadal kiristan ma oran ee Sayidku Si in u amaanay
@@alinoorahmednajji1955 You wouldn't have been a Muslim or bear Islamic names if it were not him. Neither would Somalia be independent nor will the greater Somali populace be divided into five regions were it not the open betrayal displayed by your forefathers
Maansha Allah barakallahu fiikum and Allah yahfidkum from hargeysa sayaidkana Allah naxariistii janno haka waraabiyo isaga iyo islamkiiba dhamaan and Allah yahfidkum
Sayid Mohamed ilahay ha u naxariisto gesi samaliweyne ja ad farduwsa ilahay K waraabiyo insh
bismilaahi raxmaani raxiim.waxaan qof caadi ah ma hindiseene sayidku mucjisada gabayga somaliyed baan ka aaminsanahay.alla ha unaxariisto..aamiin..
Wll Qof caqli u saaxiib Ah ,ayaa tahay waayo Qof iska caadi Ah,Ama Abwaan Ah waxaan uu tirin karo maahan,ilaahow kuu naxariiso xaq ayuu ku taagnaa,
Allow Naxariistii jano kawaraabi sayid mxad cabdile xasan 🦁🦁🦁☝️2022.6.5. Wakhtigu isogadhey ☺️☺️long time
Adeer mahamed Abdile hasaan Alloooow kunaxariso
Ameen ya Rabi
Allow kuu Naxariiso Sayid maxamed Cabdulle xassan wiil hoog buu ahaa wadaniyaduna ku weyn tahay Naxariisti Janno allaha kawarabsho
Alle ha u naxariisto Sayidka Saameyn weyn buu ku leeyahay Soomali iyo Afrikaba
allah hakunaxaristo faylasuuf sayid mahamed cabdala xassan 🙏
Inan soo gaadho ayay ficnan lahayd maxaan qof badan xasuuqi lahaa ❤
hadii somalidu wax fahansaan lahayd oy ku daba feeli lahayeen si wada jir ah iyaga dadka aduunka gumaysta ka mid noqon laha walahi
Wlhi waa run Afrikaba waan qabsan lahayn Hdii ninkaaz la raaci lahaa
Xxx
Ilhay ha u naxariiste sayid maxamed gesinamadiisi dhaxalka uga tagay umada somaliyeed sugaanta aya wax lagu mahd naqo ah gabayo xigmad leh oo macan oo adanba kadhargayinin dhagaysigooda Mansha alah sayidku waxu ahaba gabaydiisa aya ku makhrati furaya alow xigmad manooga tagay
Aamiiin aamiin
alow ku naxaristo jano fardowsa ilahay ha ka warabiyo amiin
Maad danbiga iska daysid iyo beenta
Amiin
Ameen
Runtii nin AfSomali ku gabaygisa ka badiya iima muuqdo. Allah ayaa u sahlay sugaanta iyo sifaynta dhul, dhir, bahalo, fardo iyo geel iyo gabdhaba
Cali dhuux aadan goroyo ayaa soomaali ugu gabay yiqiin
@@هوميدسائيد sayidka ma gaaro
Sayidku wuxuu aftahanimada suugaanta no one waa ninka ugu horeeya gabayadiisa cid gaadhaysa ma jiro haddii aan eegay ama aan dhegeystey gabyaagii soomaaliyeed ee hore iyo ku dambeba isku wada dar dhammaantood.
Haddii aan eegno dhinaca diinta waxaa uu ahaa suufiyad xag jir ah oo dariiqadii saalixiya ayuu caddan ka soo qaatay sh.maxamed saalix ayaana shiikhiisa ahaa.
Waxaa uu aaminsanaa ciddii dariiqadiisaa ka baydha ama aan ku soo biirin xaruntiisa inay gaallo yihiin taasi mabdi,isaa ka dhigtay mid la ah mabda,a takfiirka iyo alshabaabta oo aan waxba kaga duwaneyn.
Waxaa uu xalaalaystay dhiigga ummadda soomaaliyeed inta isaga la joogta mooyaane inta kaleeto oo dhan .
Ugu dambayn waxaa maamulkiisii burburiyey qabyaalad iyo cadaalad darro
Ninkii yidhi sayidii haddii aan sadex xarunta laga deyn waa lagu kala guurayaa
Xidha ,xabad ku dhifta iyo waa xujoobey.taasoo micneheedu ahaa in nin aan dembi lahayn dembi loo sameeyo ka bacdina la dillo.
Xaruntii waxaa baabi,iyey sadexda arrimood oo ninkaasu sheegay.
Sayidku waxaa uu daraawiish weydiiyey geedkaasu ma qoyan yahay , mise waa qalallan yahay?.
Nin baa waxaa ugu jawaabey
Sayidii haddii adiga lagaa baqaayo waa qoyan yahay
Haddii ilaahay laga baqaayona waa qallalan yahay.
Waxaa uu xalaalaystay xoolaha ummada kaleeto oo dhan sida ka muuqata gabayadiisa .taasi oo noqonaysa dembi weyn waxaa uu dad laayey iyo waxaa uu dhacay xisaab aakhiro ayaa ka dambeysa ilaahay ha uga meel bixiyo.
Ugu dambeyn gaallo nacaybka iyo la dagaalanka gumeystaha waan ku raacsanahay.,gabaydiisana xikmad baa ka buuxda.afsoomaaligana waxaan odhan karaa waa marjic loogu noqdo .
Kuma raacsani facaailka iyo afkaarta khaldan ee diimeed oo uu aaminsanaa.
@@mohamodmohamod3574 hal arin baan kaa saxayaa ood moodo inaad ku talax tagtay bal aan oran karo waa waxba ka majjraan.
Waa meesha aad dhahday sayidku ciddii aan dariiqadiisa ahayn gaaluu ka aaminsanaa ..taasi waa been aan sal lahayn.. sayidku dadkuu dhihi jiray waa xujoobay waa dad uu ku eedeyay gumaysi raac (ma sidaas bay ahayeen mise wuu maagayay , taasi maxkamad baa xaqiijin karta).. laakiin sayidku marna ma oran duullaan qabiil iyo qolo meel dagan ugu ma qaadin inaysan saalixiya ahayn darteed..
Taariikh iyo xitaa dacaayadii dadkii cadawga ku ahaa meella uga ma xusna...
Xooluu xalaalaysan jiray iyo dhiig muslim waa mid ku dhisan fikir diimeedka jihaad ee uu ka aaminsanaa cidii isticmaar la shaqayso laakiin ma arag meel dad uu qirsanyoho muslimnimadooda uu xoolahoda ku yiri waa ii xalaal..
Khaladaad wuu yeelan karaa laakiin wax quruxsan ma aha in lagu cambaarayo wax taariikh ahaana aan u sugnayn caqli ahaana aan qof muslim ka suura gal ahayn ilaa qaar dacayadu la gaartay inay dhahaan sayidku afar oori ka badanbuu hal mar ah wada qabay
Ilahay ha unaxaristo sayidkaa wanjeclahayeee
Qofka daawanayah 2024😮 isoo raac
Haye 2024 bishii 11
Xuseen dhiqle- ninkii gabay kasta oo Sayidku tiriyo xifdin jiray wuxuu ahaa ree Wardheer.
Cumar Farah haa Ibrahiin buu ahaa
Mnsh allh wardheer danood daratole caado bookh galaadi dhulkaygii hooyo aan ku sobar baray allow ii dhor walhii waan uxisay
@Adam Vivo Ma qabiil cusub baa?
VIV OGADEN BAHGARI
The real warriors
@@MrBonafide
Indeed, they are
Anoo ogaden maxamed supeer ree isaaq ah ayaan sayid maxamed cabdile xasan raacsanah
Lkn dhibkaa wakhtigaa keenay😭
ilaahay hau naxariisto saydka reerka ogaadeen wuxuu ugu daraa reerka aan ka dhashay oo Maxamed subeer aha waliba ree cabdile iyo ree isaaq anigu ree cabdile ayaan ahah rag badan ayaan maqlay inuu ka laaayay tolkay hadana waan taageersanahay ilaahay hau naxariisto
Reer cabdillle waa kuwii cabdi iley ka daba lahaa melez ma dhiman waa duli
Bismillahi wa ayati sayidku waxkalaa lashaqeen jiray waxan gabay qof caadi ahi tiriyay maaha. Waxan iswaydiiyay waxan oo eray-ah soo ruux caadi ah oogu soodhacayan marwalba hadana dareeris ah
Hibad qota dheer buu alle u siiyey horay baan ula yaabay Sayidka
Sayid Mohamed Allaha u naxariisto taariikh ayuu ka tagay.
Allow kunaxariiso halyeeygi umada somaliyeed.
Iimaan li ida iyo Gaal jacaylka ilaa wakhtigii sayidka ayeey ku soo jireen MZBR Alla Maxaa munaafaqad ka buuxda #MxZBR
Mohamed subeer waa halyeeyada Ogaden oo ah half Somali maxamed
❤❤❤ illahaye janatul fardous haka wariyo ❤❤❤
axmed madoobe gabaygan gaadhsiiya waayo waa maxamed subeer
John Raul ma axmad dhuxul
Darawiish for life 😝😛😝😛
Sayidka allh ha unaxariisto 😢💔🤲
السيد محمد بن عبدالله بن حسن . بطل وشاعر الصومال الكبير.
Allaw kuu naxariiso adeer mcn😥🤲🤲🤲🤲
Alle haw naxariisto aamin aamin
Raxmo rays
m.a allah alow yaa daluunkiyo
dunida kasosaaro midkale amiinta ubadiya
Allaha u naxaristo sayidkenii
Sayid Maxamed Waxuu ahaa mucjiso Mar la arag ah Wlhi
Waa run cajiib buu ahaa nio gabayadiis macaan weeye kama daalo Faylasuuf buu ahaa
Nin buu ahaa
Viva aulihaan
Allaah hau naxariisto
allaha unaxariisto sayid maxamed❤❤❤
Sayid Mohamed Ogaden oo dhan uma tirinin gabaygan laf Ogaden ka mid ah oo “ Maxamed Zubeer” ayuu ubtiriyay.
isagaa ogadeena
Maya Baahle oodhan iyo makaahiil!! Waaba ogaden badankii
Allha ku naxrusto dheh aamin ❤😢😢❤
Allehayoow ina cabdulle xasan ku abaal mari wuxuu geystey muxuu ummad madhiyey ama maskaxda ka wareershey 😢😢😢😢😢😢
Gaalo uu laayay mooyee islaam waxba ma yeelin.
Soo sheeg oo nala wadaag hebel iyo hebel ayuu xaqdaro ku dilay na dheh.
Allow kuu naxariisto
Viva ogadeen
Kkkkk wllhey wan ku fanaa inan ogaadeen ka dhashey allha unaxariista zayiid maxamed subeer ayaan ahey wali rer warfaa waliba rer dalal tooley allha idiin daayo
Allahayow kunaxarisa Awowgeyaga❤
Hiirtaaanyo meeshii leh waa laga huleela.
allow kuu naxariiso geesi somaliyeed buu ahaa
Diig muslim in lagalo maa geesi lagu noqdaa
@@dhanaansade4247 soomaali nimadu diin ma aha ee waa qowmiyad adga hadii aad gaal soo raacdo lana safato uurkana ka jeclaato dadkaaga mulinkana uga hiiliso waxaa banaan dhiigaaga maalkaaga iyo naagtaadaba saa gabar muslim ah kugu ma xidhnee marka sayidku wuxuu la dagaalayay gaalada iyo munaafiqiinta soomaaliyeed marka hadaad kuwii gaalada la safnaa aad muslim u aqoonsan tahay dee maaha ee iyga gaalada ah ayay ka mid yihiin ilaah baana quraankiisa noogu sheegay
@@amiindaacad9626 taariqdu aya daa is xusta waana arkay waxii dhibaato uu geystay iyo waxii wanaag uu sameyay
Dadka xoolahooda ayuu baneystay iyo inuu xuug ku askareeyo taasina wado saxa maheyn
@@dhanaansade4247 taariikhda sayidka waxay ka qortay inuu ahaa nin islaam ah oo gaalo iyo munaafiqiin la dagaalamaya gaalka iyo kan lasodana naftooda iyo maalkooda wuu kuu banaan yahay hadaad la jihaadayso wax xoog lagu askaraynayo lama sheegin meel aad ka keentayna ma garanayo haduu dhaco kuwa gaalada la socdana waa qaniimo qaniimadana suuratul anfaal ayaa ka hadashay marka ceeb looma hayo mujaahidka allahana u naxariisto mujaahidiinta
@@amiindaacad9626 Sayidka heshiiska ilig treaty Talyaani oo gumeeysto ah miyuun la saxiixin oo Protectorate usameeyn? Misa Talyaaniga dadka kale ku maagi jidhay isaga waa uxalaal?
Alle haw naxariisto
Khaariji labajibaaran
Mncha allah allaw unaxariiso
Sayidka ma Makahiil buu ka'Ahaa Ogaden waa asaga Makahiil ucalaacalayee beesha Makahiil ee markey sayidka raga isqabtanee asagoo karadinaayo garab gabayo badan ban arkay uu dagal qadaayo MAKAHIILOW isogurmada uukuhayo.
My sayid Bahgari buuu ahaa lkn ninkii 2aad sayidku xigay xaga talada daraawishta ahaana afahyeenkiisa makaahil ahaa
De Ogaden raga ugu badna darwishta makahil bey ahayeen.. ninku ugu jeclaana kuna kalsoona makaahil bu aha Lkin isagu bahgari weye.
Makahil waa ogaden kuwa darawishta ubadnaa waan dad dagaalyahanno ah
😊good
Sayid shiikh weyn
Ee udubcadaydii hartiga oofta kaga joogay mahadsanid sayid runta lagama gabado maantana waa sidii uun
Harti iguma toogteen intuu hiisha ii gala'e
Habaryoonis iyo ciidagale lama hableeyeene
Hiraab naaga Kama guursadeen habar magaadleeye
Inteey hiih yiraahdaan afkood Kuma hadaaqeene.
Naftii- hure gabaygani wuxu ka hadlaayay laf makaahiil kamida ee abraahin la yidhaa oo uu uga baqaayay inay darwiishta ka baxan
Waa duni 9 sagaal tolomogi sananka tageene sayidku dhib badnayeena hhhh
Muxu kawda sxp
@@mohaahmettjd8158 waa dad yar buu ka wadaa oo aan tiro badnayn.
Waa Duni sagaal tolomoge ah samanka taagaan.
Wuxuu ula jeedaa waa tol yar oo aan badnayn marka wakhtigaas la eego macquul ma ahayn in uu kibro
Ogaadeen maanta Sayidka taaladiisa iyo garoon loogu magac daro bay ku waasheen waagii uu noolaa Amxaaray ka raaceen markii Darwiish jabtayna Caruuso iyo garamgaram buu magangalay waa isku aamini waayey Ogaadeen yaaaaaaaab duni waalan
Mohamud Nur 80% ogaden ayay ahayd daraawiish makaahiil bahgari maxamed subeer kala badh iyo ogadenka kalaba sheekada raqiiska ah kalatag meesha😡
A_M_gurey Lion-heart 🤣🤣😆Wallahi darwish waxa ogaden ka aha inyaro bahgari ah iyo makaahiil oo dhan.. ogadenka kale wax kaga jiray maleh.. mohamed suber ba ugu darna oo gaalada ka raacay ... waxay moodi jireen in gaalada cirka laga so tuuray oo malakul mawd 😆😆
@@abdulazizatl6752 maxamed zuber waa labo reer isaaq waligood gaalo diid ayee ahayeen ilaa maanta
@@fariidtv7127 maxamed subeer ba siday u dhan yihin gabayada so akhri.. gadhcas ba la odhan jiray.. gaalo diid Mey ahayn. Sayidki ragii shirqoolay abdile iyo rer isaq bey ahayeen oo engiriska dhankisa ka socday..
@@ahmeddanan4618 darwish ogaden Inta ka ah gabayada Ayabad ku garan... imika reerka dhalay sayidka ee Dhuloz ee cali gari waxay degan yihin doollo siiba marqanweyne tuula la yidhaa.. darwishta inyaro bahgari ah iyo makahil iyo wuxu Dhuloz aha oo dhan ba ku jiray.. somalida kale wey ku jirtay lakin ogaden kale kuma jirin.. midh midh uun so raacay moye badankood engiris ba ugu sheekeeyay boqortoyo ayanu idinka dhigiye sayidka so dila
Sayid Abdul Hassan ilahi haku naxaristo
Alle janatul fardowsa haku geeyo
Ameen
Awaw tuurtur ilaahay ha ku naxariisto 😢
Mar Hadaan wadaad aayad diin ila ekaynaynin
ama aan aniga lay odhan karayn tani ahaan mayso
allow yaa af Lama daaliyee iga asluubaysta
Bal mucjisada eega maxa wiil hoog aan rag waxba u ogolayn Ogaden kadhashay
Gabay iyo murtiba Ogaden bu uyahay kibir iyo islawaynina waa caadadood
Mataan ciideed ninkii Somali ugu kibir badnaa ee dadka gabagabyn jiray
Raage ugaas ninkii gabayga calanka u siday walina aan la arag wiil u babac dhiga somali o dhana wada qirtay
Sayid maxamed oo isna aabihii halganka iyo suugaanta ah
Marka raage ugas lagaso tago ninka labad ee soo raaca waliba kasii aftahansan war yaa faani kara oon aniga ahayn Walalayal kkk
Sadiq sadiq wall anigaba ogaadeen ayaan ahay laakiin raga aad sheegtay soomaali oo dhan ayay halyeeyo u yihiin taariikhdoodana soomaali baa wada leh ragan aad sheegtay way ka tageen heer qabiil waxayna gaareen heer qaran soomaaliduna waxaa waajib ah in ay ku wada faanto mda kale kibir ilaahay kaliya ayuu u sugnaaday taas yaanay kaa hoos bixin soomaali oo dhan waxaan u rajeynayaa guul
Amiin Daacad Beentaa maaha lkn soomaali iyadoo lawada yahay Ayaa hadana lakala yahay. Lkn kibir Allah ookaliya ayuu usugnaaday
@@amiindaacad9626 kibir marka ad aragtay mahayn in ad markiba mid xad ilaahnimo gadhsisan mesha kento waxan kahadlaya wa qabka iyo kalsonida qofked taso ragan ay can ku ahayen ragan Muslim bay ahayen anagana Muslim ba nahay majirto sabab aad ilahay ula bar bar dhigto qof bani adam ah intu kibro ayay kibirsanayen hadana wa ka Muslim sanayen maxa yelay kibir.kodu maahayn mid diimeed ee wuxu aha mid ku aroora loolanka is riix riixa iyo ismuquninta umadaha kadhex jira qofku in uu han leeyahay oo isagu naftiisa ku kalsonyahayna waa mid kudayasho mudan ragana intaas bay ku sifaysnayen Somalidan aad shegayso dee ragu garacyo ma ahayn ee dad bay ka dhasheen nasabad bay lahayen rerka ay kadhasheen hadi la shego dambi maha ceebna maaha waa taariikh OGADEN bay ahaayeen hadi ladhoho macnahedu maaha in darajadoda hoos loo dhigay waayo OGADEN laftiisaa somali ah meel ad oga carartana majiro marka ad OGADEN noqoto ayad Somali noqon karta Somalinimadu maaha geed dhakada laga koro ee hoos ba lagaso fuulaa dadkuna waa reero ama qabiiloyin qabiilkana in laysku garto aya logu tala galay kawaran hadan ku dhoho ina hebal ma tihid e Somali ba tahay
Sadiiiq sadiiq sxp wa runtaada anba ogaaden baan ahay waliba Reer cabdule ah lkn Sayid iyo Ragaas aad SheeGtay Cidna Gaar uma matalaan Somali o idil.ayay udub dhexaad u ahaayeen
Wa runtaada Ogaaden ba ugu badan Raga SomaliDa Uga Halganka badan Lkn Ma aqoon Qabiil
Waxaaan aqaana Dad badan o sayidka iyo inta aad so sheegtay Jecel lkn aaan Ogaaden aheyn sababto Qabiilkooda kama Dhalan saa ay tahayna wey ku FaaNayaan
Adna Ku FaaaN lkn wa reerkayga ha Ugu FaaNiN
Mahadsanid lipx
Wiilwaal & Siyaad Barre
Ilaahay ha u naxariisto
AUN sayid maxamed cabdulle xasan 🤲
Sayidka u duceeya Waa ninki Xornimadina u dagalamaye Maxamed subeer Waa kuwa ila hda galada hoos fadhiya hunguri xumi iyo Doqonima Darteed.
Reer isaaq waa gaalo diid sxb
@@fariidtv7127 😂😂😂😂😂 hooyada mxd naga raabta
@@abdi3703 waa gumeysi diid reer isaaq Aniga ah. Reer cabdille ayaa waligood gaalo raac ah sidi iidoor
@@fariidtv7127 lol aniga reer isaq baa ahay wali baa reer Ali 😂
@@fariidtv7127 😂😂😂
Waa Duni 9 Tolomoge Sananka Tageene 😂😂😂🙏🏾❤️.
Allow naxariis janno ku sii ☪️.
Ninyahow mxuu kawadaaa mafahmin
Hadaad ugu dhaanto iii sheeg ugaas
Ninka ka waramaya waxaa
Yidhaahdaa daahir cudhaadhe
allaha u naxariisto halgamaa aftahan ah ayuu ahaa😢
Geesi somaliyed bu aha
turkish dadx
Gabadhyahay adigu haddii aad noolaan lahayd waqtigii Sayidka wuxu ku tirin lahaa gabay"
Turki gabadha la moodo
Tiriigaa iyo laydhka(light ka)
Qoraxda oo tiirka joogta
Quruxdeeda u taama
Cirka taabi u buuxa
Daruuruhu taaganyihiin
Sidii faraskii ina taarle
Dhirta oo wada taagan
Habaas boodhna ku duulin
Waa dirkii aanu naqaanay
Daraawiish ubadkeed
Daryeelow rabbiyo
Nin u dedaala darteeda
Waalidjeedna daryeela
Mid salaadda ka daalin
Darafkeeda ka yeel
Aamiin
duud yaalka cumar ugaas duunka kuma hayne,
mar unbay dubada malingur duubka soo rogiye,
bal dayaay danaaniga marbay deefxda soo jabine.
Dhuuxiiii reer ugaas
Dhashiii raage ugaas
Dadkii Sayyidka Jabiyay waxay ahaayeen Maxamed Zuber
War sayidku tolkisaba ugudra iyo isaq lxwla gobey micnd wynleh wleh waa duni somlidii lga santgaa 😥😥😥
Sayidku isaga ayaa Daarood dhamayey. Dad boqortooyin leh iyo isaga oo ildheer garad ahaa ayaa isku dhacay. Nin rag isku kaxayn kara ayuu ahaa. Awoowayaashay in badan ayaa ku dhintay, kuwa la socday iyo kuwa ka soo horjeedayba.
Allah ha u naxaristo
@@ahmeddanan4618
Mahadsanid. Dhamaan Allah waalidknteeni ha u naxaristo.
Abdi Fatah
War ninkan daraawish buu yaqaanay oo jeclaa Ogaadeen iyo waxaas waxba uma aqoon 😆
@@saacidomar8752 ___ daraawiish waa Dowlad Ee goormay qabiil noqotay
Gabay ciil
Waxaa xusid mudan in qabaa,ilada somalidu ilaa sayidkii iyo maantay ay isku si lugaha uqabtaan cidkasta oo umada ukacda ama halgan ugasha ,
Maxamed zubeer ilaa sayidkii masidaa unbay u dhib badnaayeen
Muhiddin Mohamed Naalaa maa kaarayo adeer 😂😂😂😂😂 😂😂 ila iyo Asxaabtii😂😂😂
Amxarada’na way jecel yiheen kudaar taas.
@@gucciyee1818 Waa been taas inta amxaar la dilay reer isaq baa dilay waagi xoriyada Somalia dhagaxbuur baa calanka 🇸🇴 laga taagay itoobiya 79 qof ku laysay meshas Waa rer cabdille gaalo kalkaalka
@@fariidtv7127 m.z waa kuwa Ogaden magac xumeeyay oo dabadhilifnimo iyo guumeysi jaceyl caan ku ah
100 saano walbo ogaden nin walaan aya kaso baxa. Qarnigi 19nad sayidka kaso baxay. Kaan 20nad abdi ileey.
Aryaa Abdi iley iyo sayidka waa wada dhashen lkn isku raganima maaha Abdi iley ninka oromada Gacanta iska qabsate sidii naag dhilo ah
wa run labadan nin wa OG lkn waa kala mowqif duwanaayeen ilay wuxu ahaa dabadhilif ethiopia u adeega lkn sayidku saa ma aheen
Haadi Ali Iley wax aanu ku faano maha.. waxasi wa gaal..
Haadi cali kkk war cabdi fircon iyo sayidka isku mid maha
Sayidka Gaalada la dagaalamayay iyo ina Ileyn oo dadkisi somaliyed gaalada ka raacay ha isgarab dhigin wll
Allaha unaxariisto
Mohamed zubeer sheydanka munaafaqa xumaa wuxu
m zuber dagal yahamo
Ok ale haw naxarisato sayid maxamad
4:13
Gariskii walaalkii ahaa dabo gaduudnaaye
Asna goosha waran ka gali baan lahaa goor aroorya😂
Sayidka wiil hoog macangag ah buu ahaa wlh😍😍🤣
Eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis hadaad i su'aashay jufidaan ka ahay tolka somaali ee bal si wacan eeg midaan soo socota: gun xume iidoorow waxaan ahay daarood oo awal ayaan hor dhaladkii noqdiyo hanadka somali oo tolkayga somaliyeed aad iyo aad ayuu igu hanweyn yahaye oo beeshayda somaliyeed talo keen iyo tolo raac labada waan u ahaye oo cid walba oo somali ah dhiig waan ku leeyahaye oo dhamays ayaan ka ahay dhinac kastood iga dharbaaxdaaye oo maxaad eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriisow iga guulguulin marnaba hadaadan iga yeelan karin awood aad dalkayga dhinac kaba gooyso inta tolkayga soomaaliyeed nafi ka sii joogto, balse ayaamo ii cayaar inta tolkayga soomaaliyeed talada dalkiisa gabgabaynaayo oo sibir adag uu seerihiisa si wacan ugu oodaayo oo gaal iyo muslim cidina aysan awood ku soo jabin karayn sida somali u adkaysto, walaal, marka, miyaad moodeeysaa eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis inuu leeyahay agab iyo ataar uu hargaysa, burco iyo berbera inuu kaligiis iskaba yeesho isagoon bar ka ahaynin tolka somali. Taasi maya eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriisow maantadaan aan joigno.
Halyey buu ahaa
Reerkayaga maalin buu 11000 ka dilay sidaa ay tahayna Soomaali isagaan ugu jeclacay alla ha xafido waan ku faanaa
Gurdumi meshan Ku dhashay
Mar hadaan wadaad aayad diin ila ekeyneynin
Ama aan la i odhan kareyn tani ahaan meyso
😂😂😂😂😂
Sayidku mucjisuu ahaa
sayid aancaqiidowadan masaalixiyadaa banaysaydhiiga musliminta
Xuseen Maxamed horta sid wax loo qoro so baro. Mida kale sayidka. Wa geesi mana jiro nin la tariikh ah. Hadana wa ogadeen waa landheere bal. Anu ogadeen oo landheere ah ayaan ahaye adu bal is cadeee. Anu. Ma gabado. Landheeraha Somalida ayan ahaye
Xuseen Maxamed aa
Xuseen ilaahay ka baq,ha,u gafin sayidka
Walee waa gayaa waadadku
odayga gabayada ku luqaynaya magacii walayal??
Daahir cudhaadh
😮
viva makaahiil
❤makahiil
Mnsh allh
Viva mkhil
Nuraia Adi makahil rer Sacad mu ku jira
@@asmaali4087 yeees
Geeliii oo dhan habaryoonis ba ka dhacday uu dadka ka soo dhacay ee caado isigu keenay
Xaasha maya geelaas habar yoonis ma dhicin iyagaba xeryaha loo madoobeeyay oo caydh laga dhigay.
Waxaan diin sax ah ahayn ayuu la imaaday markaa sidaa darteed ayay somali uka weecdeen
Allhu akbar
ALLE YA RAXMA
Msh alah
Goood
Iidoor weligood ma gaalo ayey kabaha u qaadi jireen
Iidoor wagaashiyo kufriga wacad allaa u yaal
Waa niman walaala ah tan iyo waaga aakhiro😂
Sayidkaa yiri
ninka kashekenayo magaciisa oo sadaxan maheli karaa fadlan
Waxaa la oronjiray aw farax cumar ciise
Wu dhintay ahun
@@zamzamgeele8498 mahadsanid huno aad Baan u jeclaa inan Mar un la kulmo
Ninka hadaad magaciisa rabto waxaa ladhahaa daahir xirsi cabdi waa reer dhagaxbuur wuu noolayahay anigu waxaan kula kulmay magalada diridhaba 2013
Daahir cudhaadh
Woow
ala ree tolkay maxamad subeer dhib badanaa war wadaadka maxeey udhibahayeen
War wadadka mar ayanba kusiganay inan dilno hadana wan kufanayna oo anagu naga dhashay an dhahayna.
His pll Mohamed 🤣🤣😂walal gaalada ayey moodi jireen rag cirka laga so tuuray.. wey ka baqan jireen... kan ku dhaw umbad ka adkaan sawmaaha..
@@qabridahareboy842 Midganta ogaden Reer subeer Iimanka ineey la,yihin Ogaden Waa ogyahay.
@@adenabdi5696 ogaden waa suber iyo meel madhan Walhi an iska dhib badnaane 😂
@@adenabdi5696 reer cabdille lee iimaanka la reer isaaq waa gob
Adero raliban kanahay layntata
Mar hada shareecad aqoon nimankii idoor 🤣🤣