ibrahin Caydid Oo Ka Hadlay Jabuuti oo firdhiye Casuuntay iyo habhadaha ay kusoo hubaynayso S.land

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024
  • Mustafe Indhotaag, waa channel ka shaqeeya. siyaasadda iyo arrimaha bulshada Soomaaliyeed,
    sido kale soo gudbinaa, Taarikhihii hore ee dhulka soomaalida, Xayaysiisyada. kala soco wararkii u dambeeyay ee arimaha bulshada.
    Mustafa Indhotag. It's a channel that works. Somali politics and social issues,
    also submit, the past history of the Somali land, advertisements.
    Follow the latest news on social issues
    Follow my page Thanks
    / mustafeindhotaag

КОМЕНТАРІ • 45

  • @landamaxamed5022
    @landamaxamed5022 8 днів тому +3

    Msha Allah halyey qarn o dadkisa io dalkisa u huray naftisa difacna muwadin xallaalha💯🙏🙏🙏🥰🥰🥰

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 8 днів тому +1

    True ❤❤

  • @egalosman9271
    @egalosman9271 8 днів тому +2

    ❤❤❤

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 8 днів тому +2

    WAA IN BAARLAMAANKA LAGA ERYO KUWAAS CAADAQAATAYASHA AH YEEY MATALAAN KUWAAS YAAN QABIIL LAGU TAAGEERIN

  • @Rashiidnuurtoday
    @Rashiidnuurtoday 8 днів тому +1

    cajiib

  • @abdulsamater7197
    @abdulsamater7197 8 днів тому +1

    Keep up the good work, my brothers God bless you all. God bless us all. He’s coming home soon God willing.💚🤍❤

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 8 днів тому

      Can you tell us who is coming home soon? so we can send our blessings as well, ma noo sheegi karta.

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 8 днів тому +1

    Well done

  • @ahmedyousuf1008
    @ahmedyousuf1008 8 днів тому +2

    Ibraahin caydiid waa ninka umada somaliland baraarujiyay muwaadjn dhaba guulayso sxb caydiid

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 8 днів тому +1

    WAAR HA LA DILO KUWA CADAWGA INOO SOO RAACA

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t 8 днів тому +1

    Iraahin caydiid inadeer ale ha kubarakeeyo shacabka baraa ruji hanbalyo cadawga waan ognahay gudo iyo dibad ba

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 8 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamounoor2011
    @mohamounoor2011 8 днів тому +1

    Dawladii mu jaahidiinta lagu baraye baybay

  • @mohamounoor2011
    @mohamounoor2011 8 днів тому +1

    Hanbalyo ciise iyo samaroon qabiilkii na wadi waa soomaalibaan nahay

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 8 днів тому +1

    Kan lascaano xitaa sidaas ayuu u hadkayey qayaaliga ah

  • @user-ns1gg8wl7t
    @user-ns1gg8wl7t 6 днів тому +1

    Rufiyaan wadanad kuwaalatay ciro guuuulayso

  • @mohamounoor2011
    @mohamounoor2011 8 днів тому +1

    Jabuuti ma cirkaad u mari soolbaad ku ceebawdee

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 8 днів тому +1

    Ibraahin guuulayso ragaasi wey cadaysteen kii cadowga ina haysta basaaska u ah hala buufiyo

  • @faryarmuusa9323
    @faryarmuusa9323 8 днів тому +1

    Hurdada ka toosa ismael hubo ayu so sinaya firdhiye

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 8 днів тому

    Wacade intaad baantaanwaddan hargeysa iyo burco ayaa gacantaada kabexeysa lasoco waanu lagugusoo maqanyahay

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 8 днів тому +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa madaxweynaha somaliland iyo wasiirka arrimaha gudaha uyo taliyaha ciidamada qaranka iysgaa isdaba socda habeen iyo maalinba.
    2.0. Waxay noqotey inay ceerigabo iyo buqdharkayn iyo meelo badan oo kalleetto inakaa la ina soo weeraraa.
    3.0. Waxan dhahayaa madaxweynaha iyo kooxda kursiga kelliyaatta ka sheekeyneysa way sixran yihiin.
    4.0. Waxa ceddeysey sidaasi warbaahinta hargeysa news uu ka hadlo mudane weerar.
    5.0. Haddaba wax badan baa ka khaldan madaxweynaha iyo kooxdan isdaba socota.
    6.0. Haddaba waa wax aad loola yaabo.
    7.0. Cabdillahi cukuse maaha somalilander.
    8.0. Waa nin hawiye oo ku barbaarey somaliland.
    9.0. Waxa dhashay gabadh ciida gale ah Haddaba hadduu mar dambe hadlo waxa xabbad afkaga kaga dhufan doona mujaahidiinta. 10.0. Waa dhurwaa ku dhex jira somaliland.
    11.0. Waa dhurwaa dadka iyo duunyaba midnaba aan reebeyn. 12.0. Haddaba cukuse waxa dhahayaa waxaad tahay tuug tuug dhalay iyo dhurwaa dadka iyo duunyaba cuna.

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 5 днів тому +1

    Ismail ciyaal dabuu ku dul ciyyarayaa dagaalbuu rabaa inuu jabuuti ku baabiyo

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 8 днів тому +1

    Xisbiga lamagac baxay wadani ee inogu sodhuuntay xisbi siyaasadeedka ee mashruuca kusooqaatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land wuu gawracan yahahay maata e rafadkiisa iyo bakhtigiisa aynu kusootuuro ero gudaafadeeda😂😂😂😂Allah yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂

  • @user-yt5zz2lv6j
    @user-yt5zz2lv6j 8 днів тому +1

    alla sharaf dhacweynaa
    maamulkan dhediga isaaqu
    oon ilaahay u abuurin
    in ay maamulaan ibrahim
    duufle ayey miciin moodeen

  • @khadraosman1724
    @khadraosman1724 4 дні тому

    Mashallah khaatumo state of Soomaaliya strongest state in somaaliya

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 8 днів тому

    Snm way udhamatay runtiii wa wax ad logu farxo awdal state vivaaaaa ❤❤❤❤❤

    • @brbynulolilumu
      @brbynulolilumu 8 днів тому +1

      DHEXDEENA KUMA DEEQDO ANAA AH REER AWDAL EE SHAQO YEELO

    • @kl8650
      @kl8650 6 днів тому

      ninkani waa reer laascaanood oo waxa uu helayaa lacag fiican si uu isaga dhigo reer awdal. Abduurahmanharami, tuug foqa tuug.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 8 днів тому

    Bishimihii ayaa googoay siduu qamri u cabayey markaas ayuu wax noo sheegayaa

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 8 днів тому

    Labadiina gobol ee hargaysa io burco ka dhigta maamulka isaaqlaand oo federaalka somaliya la imaada iskadaaya nacnacda io beenta oo

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 8 днів тому

    Khaatumo waa dowlad dowlad una weydey casumaan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 6 днів тому

    Ha caaaaaaclayso.
    Wlle naftu markay kalxamaha timaado toobada layskama aqbalo. Huuraale huuraale dhalay.
    Markaad soo aarsi tagtay. Hooyadaa miyaa lahayd meesha. Aarsigii ayaa kula xumaatay miyaa iyo sheekadii SNM miyaa kuu soo urtay. Wada dayuus wada dayuus dhalay

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 6 днів тому

    Hhhh muse hooley eey.baa.cunay hhhh jabuti iyo ssc way heshiiyen hhhh 🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 6 днів тому

    Markii meel waliba ku soo oodantay ayaa xaar wayn lagu fadhiistay. Kooxdii miuse fircoon.
    Waxa kugu soo socda ayaa ka daran. Adeer kooxdaa muuse fircoon xataa illaahay ayaa nacay

  • @abobasement346
    @abobasement346 7 днів тому

    Odaygan shaqoh bu kah helay museh oromoh waa maxan cunah kkk

  • @khadraosman1724
    @khadraosman1724 4 дні тому

    There is no somaliland you only have burco and hargeysa

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 6 днів тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adeer ciidan iyo gantaalo labadaba anagaa hayna cida bakhtida waa la arki doonaa adeer. Waxaasi hadal dad loo sheego maahee. Cabaad ka iyo oohinta iska daa. Waxba oohini waxba tari maysee hub iyo ciidan reer khaatumo uma baahna. Kaagii ayey ka dhergeen

  • @user-yt5zz2lv6j
    @user-yt5zz2lv6j 8 днів тому

    ibrahim duufle
    ileyn dhilooyinka
    dhediga isaaq ,
    habarbaahan ama sacad
    muse maxay lacagtooda
    iskaga khasaareynayaan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 8 днів тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.muuse markuu tegayey xasarad ma u aragtay. Tan kale ma adigaa dawlad ah adba jabhad. Gabalkeedii dhacay ayaad tahaye. Sabiil weyne yaa ku aqoonsanaya. Kkkkkkkklkkklkyaa ku aqoonsanaya.
    Adeer kabhada muuse ciidii iyo iyo dhulkii iyo corkiiba way naceen cid idima rabto. Nina gobolkiisa ma iibin kartid. Tuugo tuugo dhashay

  • @mohamounoor2011
    @mohamounoor2011 8 днів тому

    Isaaqow waa lagu shareeraayee shicibkii awdal kaa guur