"Jabuuti waxay danteeda u arkaysay in ay Somaliland aqoonsi helin,Itoobiyana keligeedu..."Dr Maxamed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 266

  • @yasminmoha736
    @yasminmoha736 Місяць тому +11

    saleebaaan wacyigalintaaa soo badiyaaa🙌🙌🙌

  • @user-dn1kn9it8m
    @user-dn1kn9it8m Місяць тому +3

    ilaahay hakubarakeeyo Dr maxamed muwaadin reer soomaalilan ah

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +13

    MM TV please 🙏 increase the kind of these programs. We always need to inform our people of the correct information so they can protect the country.

  • @AxmedcumarCabdi
    @AxmedcumarCabdi Місяць тому +16

    Well done mmtv soo badiya barnamijyada wacyigooda lagu korinayo

  • @KhadrafarahXirsi
    @KhadrafarahXirsi Місяць тому +7

    Cid kastoo oo ka qayb qaadatay qabashada dooda waan Hambalyaynayaa Khaasatan Dr.Maxamed Faarax

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia Місяць тому +4

    MMTv hambalyo, manta uun baanu idinka haynaa waraysi waxtarle oo anfacaya mushada SOMALILAND iyo wadankooda ay macaashka ka sameeyaan.

  • @sharmarkejaarliqe3417
    @sharmarkejaarliqe3417 Місяць тому +1

    Mm tv aad u mahadsan tihiin
    Waligay maanta uunba ku farxay barnamijkiina aad u daawaday

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Місяць тому +3

    Mashaallah sidaas baa loo baahan yahay in la keeno Qof wax laga Faa,iido oo u hadla si cilmiyeysan,laakiin Siyaasi Kursi raba ama kuwa ayagoo wadanka wax ku noqday hadana Markastaba cay iyo Afkagaado la imanaya looma baahna waraysigooda,Iminka ninkan Mashaallah waa qof wax badan Fahmaya,dadka Qaarkoodna u Iftiimanaya si Cilmiyeysan u hadlaya Xaqiiqdana ka Halaya Mashaallah Allaha ha idin Xafido Waana Mahadsantihiin

  • @asdssa2714
    @asdssa2714 Місяць тому +18

    well done dr.Maxamed Farah👏👏👏👏

  • @cadomedia
    @cadomedia Місяць тому +1

    Mashaa Allah illaahay cilmiga iyo caqligaba hakuu daayo waa aqoon yhn kii ugu horeeyey ee dadkiisa wax u iftiimiyey wax badan oo ka qarsoonaa alle haku xafido

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j Місяць тому +3

    Dr. Mohamed, well done, exactly that is the bright idea. What ever he says is brilliant idea.
    👏👏👏💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️

  • @hassandarar
    @hassandarar Місяць тому +18

    Calanka tawxiidka leh laguma khasaarayo ilaahay ayaa ugargaari guul somaliland

    • @Hciid
      @Hciid Місяць тому

      LAAKIN ABAARSO AYUU KA DUL TAAGAN YAHAY

    • @AbdilaahiSidiq
      @AbdilaahiSidiq Місяць тому +2

      ​@@Hciidabaarso wac jaamacad aqoonta maadigaa lagu Barto takale abaarso waa magaalo hargaysa dusheeda ku taala .adigu maxaad maqashay ma aragtay meeshaas waxaad ku tuhmaysana qof ku cadayn kara ma tahay

  • @suhaibahmed8702
    @suhaibahmed8702 Місяць тому +2

    Well done dr. Mohamed Farah

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar Місяць тому +4

    Saleebaan MM tv iyo Dr Maxamed waad salaamantihiin marka hore. Dr Maxamed well said dadka adiga oo kale ah waa meelaha ay Tabayso Somaliland waxaana wanaagsan in ay warbaahinta reer Somaliland badiso Barnaamij yada iyo Falanqaynta noocaasi oo kale ah si bulshada reer Somaliland uga badbaadaan dhibaatooyinka warxumo tashiilka iyo been abuurka lidiga ku ah jiritaan Jamhuuriyadda Somaliland ee warbaahinta cadawga ka soo burqada. Viva Somaliland iyo Ethiopia working together

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 Місяць тому +2

    Guul Somaliland

  • @OHH2004
    @OHH2004 Місяць тому +2

    well said Dr Mohamed

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Місяць тому +9

    Mm tv waa difaaca qaranka insha'Allah

  • @Maame65
    @Maame65 Місяць тому +1

    Well done mm somali tv badiya barnaamijyada noocana

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Місяць тому +2

    BuLshadeena in waxbadan la fahamsiiyo waa fiicantahay waayo buLshadeenu waa dad 60 sano halgan kusoo jiray oo wareer badan soo waajahay markaa in wax La fahamsiiyo waa muhiim👌🏾👏🏾

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 Місяць тому +6

    Guul Guul Guul Guul Guul somaliland insha Allah Allahu akbar

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Місяць тому +4

    Waruntaa walalo mashalah soomaliland ha noolato ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Місяць тому +3

    Masha Allah gull sland Cadowga hajabo❤❤❤❤❤

  • @Minnesotalove
    @Minnesotalove Місяць тому +3

    Mm tv difaaca qaranka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sayydAlisiidaanichanel756
    @sayydAlisiidaanichanel756 Місяць тому +1

    Aad iyaan Ugu mahad Celinaya gudoomiyaha TV'ga Maxamed Ilig , iyo Dhamaan qaadaadhiga yaasha Dodaha Oo ugu horeeyo Wariyahan Oo maga ciisii iyaa Bax saday thankiz wariye

  • @axmedyaasiincrashiid6177
    @axmedyaasiincrashiid6177 Місяць тому +1

    Guul insha allah somaliiland

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 Місяць тому +2

    Well said

  • @shaaficiaadam1184
    @shaaficiaadam1184 Місяць тому +1

    Thank you mohamed farah Guul Soomaaliland 😊

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o Місяць тому +2

    Mashallah very interesting

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Місяць тому +1

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Місяць тому +4

    Jabuuti ma masiirka Somalilaand ayay xukuntaa ?!!!
    Jamhuuriyada Somalilaand waa Qaran u madaxbanaan go'aanadiisa masiiri !
    Colaada Jabuuti waa mid qaawan oo gardaro iyo duulaan aan qiil lahayn ah. Somalilaand duulaankaa way iska difaacaysaa, wuxuu ku danbeeyona Ins Geele isagaa mas'uuliyadeeda qaadaya !

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v Місяць тому +2

    Well done presentation of well rounded expeiriance thanks .

  • @CadnaanNaasir
    @CadnaanNaasir Місяць тому +6

    Waa runtiiye waxba anaga xumaan maayaan soomaalilaan

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Місяць тому +5

    MAANSHAALLAH DR MOHAMED WELL SAID ❤❤❤❤❤❤

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k Місяць тому +3

    SOMALILAND IN AUUNKU AQOONSADO WAA MUHIIM JABUUTI WAA DAL YAR

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 Місяць тому +3

    I’ve been saying 15 years ago;
    Somaliland should cut diplomacy relationship with Djibouti.
    Ismael Omar Guellé 🇩🇯 Waa Snake 🐍

    • @housseindeheyehofficial2125
      @housseindeheyehofficial2125 Місяць тому

      The real snake is idooor ina omar guelle wa isku kin amiinay lakin wuxu Mogana dad la amiino in ad aheen dalka jabuti 100/85 ciidankinay misharkogay bixinaysay ardayda jamacadihina kaso baxa jabuti ba laga dirayay iyago laga dhiigayo dad reer jabuti ah shaqalaha dakadiina ka shaaqeeya jabuti bay wax so barta intas iyo kabadan inigo ku qaaba ayab habeen iyo dharaar burburka jabuti ka shaqaysaan somali baba ad uu geysateen jabuti Kuma sir mayso 😂wad qaxaysan igu walahi

    • @daawadmedia8702
      @daawadmedia8702 Місяць тому

      ​@@housseindeheyehofficial2125 isaaq fiican iyo isaaq xun baa jiro sida muuse

  • @hodankariye
    @hodankariye Місяць тому +1

    Absolutely Djibouti,Ismail Omar waah jiir bakhaar soo galay warkiisu

  • @CabdiraxmaancalikhaliifCabdira
    @CabdiraxmaancalikhaliifCabdira Місяць тому +1

    Maashaa Allaah waa Aqoonyahan maskax caafimaad qabta Wax ku eegaya well done

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Місяць тому +4

    XISBIGA WADANI WUXUU RABAA IN UU WADANKA MAAMULO HADANA WUXUU KA SOO HORJEEDAAN DIFAACA WADANKA IYO HORURMARKIISA BAL CAR INTA FAYSAL LEEYAHAY HA YIDHAAHDAAN

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh Місяць тому

      Kk faysal wa qof madhan cay bdn waxa difaac maha SL bariga reerihi degena way tagen xdudki last xidhayey wu dhamaadey marka ma magaaloyin aya dal a

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Місяць тому +1

    100% facts, somalidu way aarkayaan xaqiiqda laakiin Somaliland naceeb ba ka tan badatay, reailty inay eegaan weyaan.

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 Місяць тому +2

    Somaliland markey ugu cadaw badantey ayey ugu xoog badantey reer somaliland si bilaa caadifada waa ineynu danta guud isku racno
    Hal qodabna waa muhiim inan si baahsan u ogaano inaney ethiopia dakad kale dhisaneyn aan ka ahyn saldhiga iyo 50sano in laga fikiro wixi ka imanka waayo jiil ka jiil weyan iyo ineyna baladhin karin 20m ee bada

  • @AliCaruur
    @AliCaruur Місяць тому +7

    Jabuuti forever 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdikanisaeed2862
    @abdikanisaeed2862 Місяць тому +1

    Somaliland first ❤❤❤❤

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 Місяць тому +2

    Well done

  • @MegaSacad
    @MegaSacad Місяць тому +1

    Waa runra ❤❤❤❤

  • @AbdilaahiSidiq
    @AbdilaahiSidiq Місяць тому +2

    Jabuuti dhaqaalaha intaas leeg kama muuqdo runtii.waa wadan yar iyo dad yar sidaas oo ay tahayna baahi ,xoriyad daro iyo gumaysi baa wali ka jira dadkiina waxa lagu qanciyay somalida kale way is dilaysaa idinku waad fiican tihiin

  • @user-vi1sk9tm4z
    @user-vi1sk9tm4z 20 днів тому

    waan ku salaamaya mawaadin dhaba aakhirka siyaasida dalka u soo kacaya ayaad tahay aad ayaan kuu salaamaya

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p Місяць тому +3

    Somaliland wax keliya ayaa ka khaldan, waa iimaan laawayaasha mucaaradka sheeganaya ee noqday cadawga dalkooda. Cidkale oo waxyeeli kartaa ma jirto dalkan, waxaan ka codsanayaa saxaafadda inay kashifaan kuwa xisbiyada mucaaradka (laga reebo Faysal C. W) iyo baarlamaanka sheeganaya ee dibin daabyada ku haya qarankeenna.Allah ha kashifo.VIVA SOMALILAND.

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 Місяць тому

      Ha ina dhaafo Biixi iyo heego si aynu u soo celino kalsoonida Ciidanka la soo jabiyey iyo shacbiga Somaliland ee uu Muuse colaada dhex dhigay ka dib markii uu diiday inuu doorasho qabto oo dadkii mudaharaaday xabbad la dhacay.
      Adiga iyo kuwa ku salliya Muuse garbage-ka lagu rido markaa ayey Somaliland ay wax iska celin karaysa

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Місяць тому +1

    MM Tv wax wayne ayaa iska bedalay, waanu hanbalyaynayaa

  • @user-ii9jg5se7t
    @user-ii9jg5se7t Місяць тому +2

    Waa lawada ogyahay in somaliland Djibouti laga soo abuuray ama laga soo dhisay ood wada oogtihiin madaxda wasiirada agasimayasha iyo ganacsatada oo ina aw siciid inigu lacag badanyahay ay passeport kaa wada haystaan

  • @AsiaGele
    @AsiaGele Місяць тому +1

    Saxiib caqli mansha alla

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 Місяць тому +1

    Mansha Allah well speak ❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому +1

    Waxaacadaatay In Jabuuti Weligeedba Dagaal Somaliland kulajirtey Waacadahay Taasi

  • @KhadrafarahXirsi
    @KhadrafarahXirsi Місяць тому +3

    Waan hambalyaynayaa

  • @mujaahid_
    @mujaahid_ Місяць тому +1

    Aqoonyahan ka la rabo in uu dalka hogaamiyaa waa ninkan oo kale waxaan arkaayey xildhibaan ku faanaaya waxaan soo qaatey kaadh aqoonsiga jabuuti waana xildhibaan rer soomaliland ah markaa mar haday xildhibaanadeenii ficilkaa xun samaynayaan muxuu xalka noqonayaa.

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Місяць тому +3

    Nacabka qaranka sland. Weybadaan yihiin lakiin weykaageysandona❤❤❤❤

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 Місяць тому +1

    Taas ayaa run ah soomalinimadu waa markay soomaliland is dhiibto

  • @warss11
    @warss11 Місяць тому +1

    Somaliland's goal has been vision identity.❤

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 Місяць тому +2

    𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 wadan jira🇩🇯 galle rajim wyee rer somaliland gulaysta wlayaL

    • @Abokorhazzan100
      @Abokorhazzan100 Місяць тому +1

      Djibouti 🇩🇯 waa dad wada dhalasho naga dhaxayso waxba labada dal ka xumaan mayan inshallah

  • @mohamedcadceed2864
    @mohamedcadceed2864 Місяць тому +1

    Guul insha allah somaliland

  • @somcaafimaad7009
    @somcaafimaad7009 Місяць тому +1

    Abbey waa macal qabad reer galbeedka ayaa u sameyey Ethiopia marakib aan badd lahyn si ay dawlad kiristen ah u fadhisato baabul mandab
    Dhul boob cadan ah ayey Ethiopia rabtaa yaahuu 18 % ayaa berbera la siiyey waa diidey
    Lacag cadan ayaa kaa gasha Ethiopia smalond wax ba uma dhoofisio dekedada ma isticmaasho dhaqalaha kaa soo gala noo sheeg

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Місяць тому +1

    Guul somaliland

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Місяць тому +4

    SOMALILAND GUUUUUUUUUUL INSHAA'ALLAH WAR DAN TIINA GARTA QARAN NIMO GARTA SOMALILAND GUUUUUUUUUUL. JABUUTI WAXAY TA HA IS KA YAR XASID

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v Місяць тому +2

    Mm tv mahadsanidin.

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru Місяць тому +1

    Guul iyo gobanimo somaliland 🎉

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 24 дні тому

    Mash.allah

  • @mohamoudabdiqadir5457
    @mohamoudabdiqadir5457 Місяць тому +3

    Si baaxad leh oo mug leh ayuu u qaada dhigay

  • @user-ii9jg5se7t
    @user-ii9jg5se7t Місяць тому +1

    Wahaan halkaan mmtv oo sheegaya aad baaan idiku xidhanahay ee sidan oo kalee wll inaga daaya

  • @ahmedtaleex6087
    @ahmedtaleex6087 Місяць тому

    Ma xildhibaan abwaan laabsaax iyo mmtv well done

  • @SAMOMARMOUHOUMED
    @SAMOMARMOUHOUMED Місяць тому +1

    Djibouti way iskudaydaay MOU inajojiso lkn awood umalaaha

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Місяць тому +1

    Mid ogaada, dekadaha Jabuuti boqolkiib40bay u adeegtaa Itoobiya. Boqolkiiba 60na waxay u adeegtaa waddama ay ka mid yihiin Suudaan, Eritrea, Soomaaliya,Kiiniya, Mozambic ilaa Afrikada koonfireed. Waddamadaa alaabadooda oo dhan Jabuuti baa loo soo dhigaa.

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballs Місяць тому +1

    HORTA KUWAN SAXAFIYINTA REER SOMALILAND. MAXA KASIYAA. HORTA. WADANKINU AFRIKAN KUYALA EE. CIDBA CID OO JOOJINAYSA MAJIRTO. HORTA. KASARA MESHA WALAL CV IDINOOGAYNE IYO NACASNIMO DANIHINA KAHOR MARIMA TAN WAXAAD SOMALI YAD AD U'TAQAANAAN KAHORMARIYA DANTINA TAN DAWLAD IYABADANTEEDA EEGAYAA.
    CIDNA HAA UBIXINA

  • @RoobleAbsiiye-fv6wq
    @RoobleAbsiiye-fv6wq Місяць тому +1

    Doodaha noocan oo kale ah
    Hala badiyo

  • @alitani5045
    @alitani5045 Місяць тому +1

    Djibouti is blatantly interfering in internal affairs by hosting so-called awadal state individuals and inviting the dulbahanta leader to djibouti.both of which a part and parcel if somaliland

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Місяць тому +1

    😂😂😂👏👏👏👏👏waa sidaa illahay baa Somaliland ilaalinaayo waxna cid uma gaysato waa Dulmi waxa lagu haystaa Allaha u hiiliyo calanka TOWXIIDKA LEH

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 Місяць тому +2

    Maansha'alaa waleee rag wali nool

  • @KhadramohammedAhmed
    @KhadramohammedAhmed 23 дні тому

    Alaah Run badanaa aqoon yahankani ilaahaybaa qashifay jabuuti

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v Місяць тому +1

    Soo badi

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 Місяць тому +1

    faqash iyo faqsh kalkaal oo dhami waa muraaradilaac

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому +1

    Waligeed jabuuti hoos bay inoo cunatsay waxay ubarteen bat daydayayan yaahuu

  • @user-sz6pt5rz9k
    @user-sz6pt5rz9k Місяць тому

    Laa illaaha illa allaahu s c w

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Місяць тому +1

    Aduunyada lama arag waxyidhaa aniga uunbaa dukaan Furanaya ee adigu mafurankartid jabuuti arinkeedu waa sidaa haday sidaa tahay Anakaa kabadan ee wax haga iibsadaan ilayn dadka Reer jabuuti waa dad yare gabigooda warshada sibidhka ayaan shaqakasiinaynaaye

  • @KhadrafarahXirsi
    @KhadrafarahXirsi Місяць тому +1

    Doodaa iyo wax kastoo kor u qaadaya suurtagalnimada fulinta heshiiska MOU ay galeen Somaliland iyo Ethiopia

  • @faaraxxasan9610
    @faaraxxasan9610 Місяць тому

    Akademiyadan waan maqlaa uun waxay qabato maan arag waxaanu arkaa meel layskaga maxaafsado.

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 Місяць тому +1

    ina geele he is beating around the bush
    he wont succed ever ever
    he will be the looser for ever

  • @user-zp6tm2st1o
    @user-zp6tm2st1o Місяць тому +1

    💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍

  • @flawlessness7
    @flawlessness7 Місяць тому

    Muxuu yidhi: Amnigena iyo Dublamasiyadenuba waxay ku tiirsan thy Ethiopia...

  • @IlyasGucci
    @IlyasGucci Місяць тому

    Jabuuti 26ka june ayaa ka wayn mxy samayn kartaa

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому +1

    Bal waxaad noo waadixisa aqoontahanow bada mat kasamayndonan magacacsi noowadici shicibku ma ogee itoobita

  • @user-salsabiil
    @user-salsabiil Місяць тому +1

    aqoonyahan ayaad keenteen.
    mahadsanid

  • @acacius9903
    @acacius9903 Місяць тому +1

    The guy asking questions needs to fix his questions. It works on my nerves. Dude, you are a Somalilander, so act like it and ask questions that is good for Somaliland and not for the trash Djibouti or trash Somalia.

  • @Somaliyoutuper
    @Somaliyoutuper Місяць тому +1

    MMTV

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Місяць тому +1

    Alla muxuu run sheegay Aqoon yahanku wallahi Jabueti way isku Qamaaray saaye waxaan iyada waa Jabueti ye Aan ka xumaanini Aanay ka Xumaaneyn Jamhuuriyadda Somaliland Wax jabuuti la yiraahdaa ma jiraan e waa Reer keliya Ama Ciise Oo keli ah e waxaan Reer kaa kelya Ee Ciise Aanay Jabueti uga dhanaan doonin waxaa la waayi doona Reerka Ciise Ee Jabueti isa siiyey xukunkana keligood ku keliyeys tey Jabueti wey isku qamaaray e ha wado shiidka hadaanay dhegey faray ka dhici weydo jabueti waxaanu sheegno Oo dabme yaan dib loo maqlin Ama dhegey sanin

    • @ayanlesamaale
      @ayanlesamaale Місяць тому

      😂

    • @ayanlesamaale
      @ayanlesamaale Місяць тому

      Waxaasi waa riyo habeenad Adeer.
      Djbouti Ciise kaliya ma dago Ciise Iyo Canfar ayaa deegan u ah oo 5ta gobol ee dalka si awood qaybsi ah u maamula. Djbouti bandhig uma baahna waa dal xoriyadiisa aduunka laga aqoonsanyahay.
      Soomaaliland dal ma aayna noqon Allaha idin rumeeyo hamiga aad leedihiin kama xumi inaay dal noqoto ee shuruudi dal lagu noqon lahaa ayaa la iska rabaa,awood hal Reer gacanta ugu jirta labada Reer ee wali ku hadhan na waxba ku haaysan . Adeer runtu waxay tahay iyada oo aan la isku xadgudbin Reer walba meeshu Alle ku beeray sow ma ilaalshan karo ayihiisana kama tashan karo. Wixii shalaay laga diiday Siyad Bare AUN xukun kiisi qalafsana maaha in dadka loola yimaad waxaad diiday maxaad iila dooni.
      Lughaya iyo Zaylac waa dhul Ciise iyo Samaroon deegaana iyaga ku ah. Amxaaro dhul la siiyo labadaas Reer ma hayan inta Wiil Ciise ama Samaroon noolyahay Amxaaro qaadan maayso. Berbera oo saami aan u qalmin Amxaarada laga siiyey ayeey diiden itoobiya dhul kiro ah ma rabto ee dhul aay leedahay lahaanshiyihiisa ayeey doonayasa .Markaas Zaylac iyo Lughaya Xaraash noqon maayan inta uu noolyahay in uun qof Soomaaliyeed oo dhig iyo damiir dadnimo ku jiro Amxaaroka dheer dhul Soomaaliyeed. Xaqiiqdu waatas marka sida aad u hadashay loo hadlo.
      Dadku xoolo ma ahan Reer walba meel ayuu deegan u leeyahay marka Soomaali oo idil la eego. Isaaq ma rabo in uu dhulkiisa Amxaaro siiyo oo anu ka shaqsi ahan Dhulka Isaaq ayaaban Amxaaro aan la dooneyn bal inaan difaaco ayaa waajib igu ah dhul awoowgay dhaxal iga tagay Amxaar dagi maayo intii hore ee u qaatay ayaaban nolol iyo horowmar aanan ku haysan Macdala dhul kale.
      Haddi la rabo in Suuqa Itoobiya saami lagu yeesho oo ganacsi dhex maro Soomaaliland iyo Itoobiya maxaa diiday sowta dakada Berbera Itoobiya u diyaar ah ma taas la maalo oo suuqa Djbouti lagala wareego haddi aad leedihiin Djbouti ayaa ka xun inaan ganacsi la yeelano Itoobiya.
      Caqligu ha shaqeeyo.

  • @AhmedAbee-xt4eb
    @AhmedAbee-xt4eb 22 дні тому

    Ibna.halal.batahay.walal.💘💚💛❤️💘💚🤍❤️💘💚💛❤️💋💋💋💚🤍❤️💘💋🤲🤲🤲ethiopia.iyo.somalilad🤲🤲🤲

  • @ibnulqayim5022
    @ibnulqayim5022 Місяць тому

    Dhulbahante ayay inagu soo hubaynayaane iyo jabhado kale e ,
    maxaa xala?

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 Місяць тому +2

    halakagarto danta qaranka iyo mucaaradnimada

  • @operationsairdjibouti1504
    @operationsairdjibouti1504 Місяць тому

    Isska hasee Djibouti bawer

  • @Mukhtaarchanell.2019
    @Mukhtaarchanell.2019 Місяць тому +1

    Gudoomiyuhu si cilmiyaysan ayuu uga hadlay arinkas

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c Місяць тому

    Aniga oo ah dadka aadka uga soo horjeeda siyaasada ina-Geele, ee ku wajahan jamhuuriyada Soomaaliya, khaasatan beelaha Daarood; hadana, arinkan hada ay isku hayaan Muuse & Geele, ee waxan loogu yeedhay "isfahamka" hadii uu hirgalo waa mid si dhakhso ah meesha uga saaraya Jabuuti & gobolka Siti ee DDS.
    Therefore, the MoU is an immediate threat to Djibouti. Not only that, it's also threat to SL administration and republic of Somalia at large.
    Marka, Geele waxaa saaran culays gooni ah, oo ay tahay in uu siwalba uga hortago maadaama ay Jabuuti kamidtahay MoU-ga laftigiisa. Saylac & Lughaya waa iska afgobaadsi, meesha loo socdaa waa Jabuuti.

  • @walidcamran7942
    @walidcamran7942 Місяць тому

    Aqoon la aaneeyba aqoonsi xamarbuu yaala cidkale ma hayso xaqiiqdq indhaha ufura