Axmed Karaash iyo Cornel Caare labada midna degaan kuma aha ceerigaabo"Suldaan Naasir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лип 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / elsarchannel
    ★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
    💕 💕 / elsarchannel💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
    FOLLOW ME on Social Media
    ➜ / abdirahmanelsar
    ➜ / abdirahman.elsar
    ➜ / elsarmediapr
    ➜ / abdirahman.elsar
    Website ➜ sanaagmedia.com
    chat.whatsapp.com/CuEDnfbeM7S...
    WhatsApp: #+252634333309
    #Subscribe_Saar_Fadlan_ELSARMEDIA

КОМЕНТАРІ • 48

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 21 день тому

    Ninkaasi caqli ayaa ku jira odeyg well done 👏🏾 🎉

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 23 дні тому +1

    Dadkii wanaagsana weli way noolyahiin weli mansha allah

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 23 дні тому +2

    Waa runtii nin masuula oo caqli ku jiro aabihii baa talin jirey waar la shaqeeya ka wada shaqeeya nabada oo xejiya nabada

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 23 дні тому +1

    CAARE WAA NIN ISMAACIIL CARE AH MAXAA KAA KHALDAN?

  • @lpmuparic7956
    @lpmuparic7956 23 дні тому

    Waar kani suldaana Maha ee was doqon ISKA hadle ah wuxuu ka hadlayo iyo wuxuu u hadlaayo toona la garan mayo ilaahay caafimaad ha siiyo aamiin Insha allah

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 23 дні тому

    GARASHADA ALLAAH HAKUU SIYAADIYO NABADDUNANCID WALBA WAA U DAN,ALLAAH HAGARAN SIIYO UMADDA❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 22 дні тому

    Ceerigaabo waa magaalo habar yonis

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 23 дні тому

    MANSHALLAH ADEER ALLE HAKU XIFDIYO

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 23 дні тому +1

    Waa runtii ceergabo Cid gaari kama taliso iyo sakhraamiin iyo kuwo cadiifadi ku jirto toban beelood baa daga oo is jecel

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 23 дні тому

    MIIZAANKA XASANAADKA ALLAAH WEYNE HAKUUGU BUUXIYO

  • @NaasirCabdi-ii6sn
    @NaasirCabdi-ii6sn 23 дні тому

    Very good speach

  • @cabdiraxman9831
    @cabdiraxman9831 23 дні тому

    WAA HADAL QIIMO BADAN MANSHA ALAAH

  • @fosiakhalif6150
    @fosiakhalif6150 23 дні тому

    ❤❤❤

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 23 дні тому

    Waa oday caqli badan oo nabada macnaheeda yaqaan
    Dhamaan bulshada Sanaag haka midoobaan nabadooda siday u ilaashan lahaayeen.
    Iska ilaaliya dadka mashruuc colaadeed soo qaatay oo meelo fog fog ka yimi iyo meelo dhow intaba oo aan dantiina ka talinayn.

  • @SamsamCabdi-gz5rp
    @SamsamCabdi-gz5rp 19 днів тому

    Ninkan ilaahay hadaayo waa rag yaqaan

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 23 дні тому

    KANI WAA NACASSS WAALANNNNNNNN OO ISKA HADLE AHHHHHH

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 19 днів тому

    qabyaaladdu waxay ka muuqataa hadalkaaga sidaad ula hadashay labada nin !!! sidaad karaash ula hadashay ula hadal meecaad ???

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed9874 23 дні тому

    Adeer nabadu way fiican tahay cid walbana waa u dan Odayaashan aad dhaleecaynayso ee suldaanka, xildhibaanka iyo kornaylku waxay la hadlayeen raga habeen iyo maalin soo hanjabaya, adiguna hadaad iminka leedahay cidina na soo weerarimayso waa wanaag, laakiin marka bishu hortaada timaado ee lagaa fara maroojiyo ha soo ooyin.

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 23 дні тому

    Ma caarraan ceergaabo degaan ku lahayn,ilaahbaa ka siiyay afxumo iyo xaloolxumo cid u haysaana kama qaadikarto,dhawaqa ka soo baxay waa shimbirta babqaada waa laga dhexsanqarayaa,da'daa tahayna wa ku ceeb farriimaqaadistu.....

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 23 дні тому

    Subhanaallah, xukumadu madoonayso inuu dagaalku meelna kadhaco ee waxa doonaaya dagaalka waa huwata iyo dadka uu isir nacayabku uu ka batay adeer. Waad ku madasantay in aad ilaaliso nabad galyada.

    • @HoodoiyoAyaan
      @HoodoiyoAyaan 23 дні тому

      Adiga ka muuqata isir nacayb 😂😂😂😂😂😂 carigaabo waa dad dantada yaqaan

    • @HoodoiyoAyaan
      @HoodoiyoAyaan 23 дні тому

      Run sheego oo dhan baa nacas ah hhhhhhhhhh

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad 23 дні тому

    WAA DULI WASAQ.

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 23 дні тому

    Kan
    Meelkale ayuu ka hadlaya,Ahmed Karaash ayaa ka dhow muu xaga u guuro,Muusaha uu sheegaya xagee wax ka samaynaya Ciidamadiisii ayaaba gacanta ku gabanaye

  • @abdifatahjarmal7170
    @abdifatahjarmal7170 23 дні тому

    Kani waa nooca hadhow cararaya, meesha cidda leh waanu kusoo dulaynaa oo waanu qabsanaynaa waa la garanayaa, ragna waxay leeyihiin ma qabsan kartaan oo waanu iska iin celinaynaa, yaa khaldan markaa.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 23 дні тому

    XARWEYNE WAA LAAGUGU SOO SOCDA ISKA FAADHYE

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 23 дні тому +1

    Sacadyoonis daarood ayey u niikiyaan markaste

    • @user-uk6gt9gf1u
      @user-uk6gt9gf1u 23 дні тому

      Hoyada u sheeg soniga ku difaacya

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 23 дні тому

      @@user-uk6gt9gf1u kkk mxaa kaa careysiiyey 😁

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 23 дні тому

      @@user-uk6gt9gf1u miyaa lagu gumeestaa horta waaxay cayda waalidka 😁

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 22 дні тому

    War iska aaamus aaamuskaad ku roontahayeeee

  • @lpmuparic7956
    @lpmuparic7956 23 дні тому

    Waar adeer ilaahay Ka cabso oo ilaahay u toobad celi

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 23 дні тому

    Xildhibanku colad ma falkin wixii layidhi buka jawabey xaqbuna uleyahay inu ka jawabo

  • @ahmedhaaji769
    @ahmedhaaji769 21 день тому

    Doqondoqondhalay

  • @user-wk1ze5hs8d
    @user-wk1ze5hs8d 23 дні тому

    Waamaxay.odaygan.fulayga.ah.caare.kuu.imanmaayee.waalagu.dulfadhiyaaye.wax.iskaceli.daarood.nabadad.madoonaayo.e.odaydoqon

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad 23 дні тому

    NACAS WAALAN

  • @user-fe8vw3iv6y
    @user-fe8vw3iv6y 23 дні тому

    Waxba ma oga kani kkkkkkk

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 23 дні тому

    Geesi geesi dhalay gacan bir halaga ilaaliyo dagaal oogayaasha

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv 23 дні тому

    Kani habeen muu jirin. Waar ninka ciidankiisi kaabi kuu saaranyaha ee aanay kaftanka ka ahayn ayaa indhaha ka la linaysaa oo cidii kaa waabineysayna aad eed iyo canjarafo kala dul dhacaysaa.
    Bal ayaan la arkin adigoo caruurtaada ka carary oo caaro nooso gurmo le.

  • @Maxdheg
    @Maxdheg 23 дні тому

    Waa si fiican idinka oo ilaalinaya nabada hadana digtoonaada

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 23 дні тому

    Waar iska daa huwan ushaqYnta ee aashaa hafal walaahi baanay maanta huwan ku dayseen hadaanay kaa baqayn waxay kugu samayn lahayd sidii aad garanayso ilayn dalka weligaa waad joogtay faqasha ilaa fswash waar raga iska celi fawasha teelo kuuma dhigateen hadaanay ciidanka ito dadka ogayn waanu naqaanaa fswash waxa ay tahay ala muxuuu cudur kaa buuxaa ala kaamasaaro waxaa dad ku dhex jira alow naga qabo huwan u shaweeyaha cirada leh fswasha ilaafaqzsha

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r 23 дні тому

    Xagee ka jiraa Caare Ceerigaabo Ceerigaabo na waa magaalo habar yoonis

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i 23 дні тому

    Waar waxan lahadlayaa reer ceerigaabaha asalkaa yaa ka mulkiile ah ceerigaabo bal noo so sheega
    Meesha markaa martida aanu edeb uwada noolada aanu nidhaahnee

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 23 дні тому

    Suldaan adigu Afka dadka inaad kontroosho ayaad hadalka u soo qabsatay. Suldaan adigu is cadee? Are you with us or against us ? Suldaan labac labac leh. Isbahaysiyada socda ee Axis of Evil miyuu ka dhoohan yahay.

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 23 дні тому

    HALA SOO XIDHO AYGAN UNIIKINAYA HUWANTA

  • @abdijama6081
    @abdijama6081 23 дні тому

    suldaan huwan ba tahay soo adigii godoble bixiyey neef neef dhalay