ibrahin Caydid oo kahadlay Cadaawada jabuuti inay waligeed soo taxneed ilaa wakhtigii Xasan Guleed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Mustafe Indhotaag, waa channel ka shaqeeya. siyaasadda iyo arrimaha bulshada Soomaaliyeed,
    sido kale soo gudbinaa, Taarikhihii hore ee dhulka soomaalida, Xayaysiisyada. kala soco wararkii u dambeeyay ee arimaha bulshada.
    Mustafa Indhotag. It's a channel that works. Somali politics and social issues,
    also submit, the past history of the Somali land, advertisements.
    Follow the latest news on social issues
    Follow my page Thanks
    / mustafeindhotaag

КОМЕНТАРІ • 64

  • @SahalMohamed-iv2pb
    @SahalMohamed-iv2pb Місяць тому +4

    Asc abtiyo wanku salaamaya abtiyo ilaahay haku dhawro

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому +3

    Guul soomaalilaan adna guulayso ibraahin❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @khadraayaan1032
    @khadraayaan1032 Місяць тому +1

    Ibraahin caydiid dow guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤1❤❤❤

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Місяць тому +3

    You right inadeer qalie we khow what’s going on guul iyo goganimo my homeland somaliland ❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚💚❤️🤍🤍❤️💚🎉🎉🎉🎉🎉🎉felisitation

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому +3

    Mujaahid Ibrahim.Guul qarankeena❤❤Sland❤❤❤❤❤❤

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Місяць тому +3

    guul qaranka somaaliland

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому +3

    isku duubni deenu waa Guusheena ❤❤❤

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db Місяць тому +1

    Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 Місяць тому +1

    ❤Sutti Gaashaan❤ Halkaa kaga haya oo soo saara masiibooyinkiisii aad u qarin jirteen

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db Місяць тому +1

    Madaxweynaha mustaqblka ilahay cadawga ha jebiyo geesi geesi dhalay you are number one ilalalinaya somaliland ee defacaya noolow beednilah

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому +6

    Xasan guuleed iyo afwayne 2ba cadawbay ahaayeen geele iyo gurguurtana waa 2ba cadaw halkii kuwii hore kudambeeyeenbay kudambayn doonaa insha allaah soomaalilaana hormarbay kasii qaadi doontaa

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 Місяць тому +1

    Guul qaranka somaliland 🇭🇺❤🇭🇺❤🇭🇺❤💪💪💪💪

  • @HELLO7546
    @HELLO7546 Місяць тому +1

    Asc Ibrahim Caydiid, sxb waxaan ka mid ahaa dadkii soo maray Djibouti waqtigii qaxii war badan baan hayaa hadii aan helo meel aan kugu soo gudbiyo waan jeclaan lahaa inaan umada reer Somaliland iyo dadka afka somaliga ku hadlaba la wadaago, mahadsanid Guul Somaliland.

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Місяць тому +1

    Guul somaliland ❤❤❤❤

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Місяць тому +1

    Jabuuti wakhtiga ayaa kasoo horjeeda.

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Місяць тому +1

    You right Mr Ibrahim caydid lots of Reer cheick issack died in loyacada I was teenage when the broke to somaliland I suppose to goin summer holiday when close no one my uncle died in gooljano the first of war no one can forgot what happened guul iyo goganimo ❤️🤍💚💚🤍❤️❤️🤍💚

  • @khadraayaan1032
    @khadraayaan1032 Місяць тому +2

    Soomaaliland cadowgedu hoos

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому +3

    Shisheeye doonaya inay dalkeena dumiyaan waaban aragnaa lkn huwanta gudaha iyo huubadii faqashta oo baarlamaanka inoo dhexfadhiya ee xaasaanada kudhuumanaya ayaa inagaga xun kuwa debada maxaa inooga meelyaal xukuumad iyo shacaba???

  • @kaahalive3505
    @kaahalive3505 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 27 днів тому +1

    Wallee waa sidaa dawlada
    Jabuti shicibku sida maaha

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballs Місяць тому +2

    CIIDI. DHIMANAYSA. AMBA DARGIGI. DHICIWAYAY EE DICTATORA. MARKU. REER SH ISAXAAQ FARAHA LAGALO BU KU DAAYA

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Місяць тому +1

    Jabuuti way ku daysay

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 Місяць тому +1

    Masha’allah Tabarakallah, noolloow qaali

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Місяць тому +1

    Waligeed aduunyada wakhtiga ayaa nin saacida,nina waayaha ayaa xidha waxaana ahayna labadaa horaa looga waayoo waa nin iyo waagii 21.

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Місяць тому +2

    saddex sonno ka hor ayaan facebook wallahay ku sheegay jabuuti waxay midnimada soomaaliya iyo somaliland udoonaysaa waa.siday dekadeedu ushaqayso oo sidii siyaad barre ay berberi uxidhnaato laakiin hoosba umayeegin madaxdii slland isaga danbeeyey

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638 Місяць тому +1

    Ninka ugu il dheerbaa dadka ugu ayaan darran( ibraahinow )

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Місяць тому +1

    Illahay baa kawaey

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Місяць тому +1

    Ibrahim caydiidaw eebbaw raali hakaa ahaado 21.

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Місяць тому +1

    Inadeer Ibrahim who are real hero my mum cousin they kill in loyacada I remembering inchallah guul iyo goganimo felisitation I talking somalie but I can’t write I speak fluently and English I learning somalie now 💚🤍❤️🤍💚❤️💚💜❤️💚❤️💜🎉🎉💘💘

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Місяць тому +1

    Eebbe ayaan lajira Somaliland 21.

  • @Ismaaciilhassanyar
    @Ismaaciilhassanyar Місяць тому +1

    Ismaaciil cumar wuxuu ahaa badhisaabka jabuuti ee dadka soo dhiibi jiray waanu ogyahay

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db Місяць тому +1

    Somaliland ma liicayso madaxweyne muuse biixi Aleh aya wata cidi waxba Kama qadayso cadawgu iyaga akhirka is cuni doona inshaAllah

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 Місяць тому +1

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballs Місяць тому +1

    WAXAB TIDHI OO MAA REERKAN YARBAAD U JOJINAYSAA AADO SOMALIADA MAXADWEYBE U AH. DEKEDA NA XANIB. OO AADO ITOOPI AMA ETHIOPIA LA HEESHIIYA. KAGASHAR BADANE

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
    @AbdicasiisMohamed-pr7tu Місяць тому +1

    Ciise isaaq iyo samaroon iyo canfaro wada socda katuuri xukunka haduu iswaalo

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z Місяць тому +1

    Axmaro waxay rabtay Badaas Adaa leh ruux somali ah oo mar dhaha SNM ayana tiri.
    Kaliya waxaa lagu badbaadi karaa Awdal oo Jabuti lagu daro

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Місяць тому +1

    Suxaanakum

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Місяць тому +1

    Walaahi saxaafada aad sugayso Xirsi xaaaji cali (fircoon gaab) ayaa gabigeedaba haga.walaahi ...zaad shilimo aad u yar buu ku gumaystaa siiba saxaafada Dawlada .

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 Місяць тому +1

    Waad la so daahday inaad ino sheegto jabuuti wa cadowga somaliyeed.
    Maxad waqtigi ay mudnayd u so sheegi lahayd?
    Imikadan waxa lagu qaadan karaa in colaadi idiinka dhaxeyso

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Місяць тому +1

    Jabuuti somaliland waxba ka qaadi mayso inshallah iyadaa ku. Burburi inshallah mida kale uqubadii ay dad keeda kagashy jabuuti ee ay ka dhigtay in ay laysay iyo in carartay iyo in ay cunaha hayso oon waxba ku loolayn ayaa Ilaahay kuridy uquba dee dii waa taa jabuuti gacma heeda isu bur burisy inshallah Ilaahay ha baa bi iyo iyada idamka ilaahay inshallah somaliland guul inshallah

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Місяць тому +1

    Isaaqa dagan jabuutina shanta sanno ee soo socda waxay ku noqonayaan somaliland 21.

  • @user-rm1tl1np1j
    @user-rm1tl1np1j Місяць тому +1

    Raga Reer sheekh isaxaaq sow tii LA soo dhiga ayey lowyacado.

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Місяць тому +1

    takale hadaad aragto qof ama bulsho ama dawlad mabda aaga diidan baadhi taan ayaa lasameeyaa waamaxay sababta uu mabda aaga udiidanyahay waxyaabo badan ayaa slland ay mooganaan katahay

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Місяць тому +1

    ❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚❤️🤍💚❤️🤍💚on noublie pas cest qui passé on somaliland unforgivable the generation of somaliland ❤️💚🤍💚❤️🤍

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballs Місяць тому +1

    GADA GEE AFKAGA CANA LAGU QABAY

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballs Місяць тому +1

    MARKA INAMADA YARYAR. INTA KAGASOORAAFO JABUTI. AYAA KONTENERO LAGUSOOGURAYAY OO. CADAWGOOGA LOYACADE LOGU DHIIBAAYAY BAAYACMUSHTARKA. REER SH. ISAXAAQ. WAGABA. XOOGBA LAGUGA WAREEGAYAY ILA 13:07 DHAWANA WAY SISOCOTAY

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 Місяць тому +1

    Nodoorosho halo diyaargarobo difaaca dalka

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤WAA RUNTII

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Місяць тому +1

    Su'aal baan ku 17:34 weydiin ee iiga jawaab. Itoobiya maxay u bixin weyday saamigii laga siiyey dekedda Berbera? Maxay se Berbera wax ugala soo degi wayday imikadaa aan joogno?
    Ina Caydiidow su'aashaa iiga jawaab haddaad nin tahay.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому +1

    😂😂😂😂😂🎉🎉🎉😢

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Місяць тому +1

    Hakaa marteen eebbe nama mariyo 21

  • @ciisemadoobe3549
    @ciisemadoobe3549 Місяць тому +1

    iidooroow maamulka fadhiidka ah waan idinka duminaynaa goor dhaw 😂😂😂😂
    Shalay saw idinkii uniikinayay seedigiin ina cumar geele maanta maxaa isu bedesheen 😂😂😂

  • @hamseshanfool1210
    @hamseshanfool1210 Місяць тому +1

    Sax weye wlhi 😢

  • @user-kg9dp1ix4t
    @user-kg9dp1ix4t Місяць тому +2

    waliginba somali waad kabaxdey imikana haa ooyin somali waa somali

  • @HooyoFosiya-vu7ww
    @HooyoFosiya-vu7ww Місяць тому +1

    Idoor siyaad barre alle hau naxariisto ayey eedeen, eeda xaaji maxamed siyaad barre

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Місяць тому +1

    duufley intadad gareynesy waay dhaftay ee iska aamu

  • @yarka4574
    @yarka4574 Місяць тому +1

    iidoor... Afweeyne inuu idin Gumeeyo waad mudantihin... Waayo Afweeyne idinkaa Kabaqaad u ahaa. Afweeyne idinkaa xununka laqabtay... markii danbana wuu idin Wasay. 😆🤦

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 Місяць тому +1

    😂😂😂😂😂 bal qofka noocana ayay dadka qaarna u yaqaanaan muj iyo in uu qaranka difaaco waxaan maqli jiray karis xun ku wax la hada qaranka aad sheevayso shalay madaxwaynaha wakhtigiisu dhacay ee xukunka hada jooga shalay asagaa gabadha uu ismaaciil Omar geele shalay muuse biixi waakii bixinaayay ee gabaatiga soo qaatay maanta sideebaad nooga dhaadhicinaysaa Djibouti waa cadawgeena?
    Ibrahim duuflow shalay dhulbahante ayaad cadaw noogu sheegaysay oo dawlad deegaanka ayaa cadaw noogu sheegaysay oo beelaha isaaqa laftooda qaar kamida ayaad cadaw noogu sheegaysaye waxaanu waydiinaynaa adiga iyo qoloda aad taageerto ee aad dadka u caydo waxaanu idin waydiinay cidkasta oo ay muuse is nacaan miyaa naleedihiin nala naca cidaanu jeclaanana nala jeclaada hada muuse waa shaqsi bari ayuu tagayaa birina markuu shacab noqdana ciduu naco in aad nacayso waanu kaa sugaynaa duuflow
    Adeer hadaanu nahay shacabka reer somaaliland guud ahaan shucuubta somaaliyed waa walaalahayo Ethiopia waa cadawga somaaliyed

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Місяць тому

    Way ku daysay

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 Місяць тому +1

    Waad la so daahday inaad ino sheegto jabuuti wa cadowga somaliyeed.
    Maxad waqtigi ay mudnayd u so sheegi lahayd?
    Imikadan waxa lagu qaadan karaa in colaadi idiinka dhaxeyso