Cali Waran-cadde oo Kashifay SIR Laga Qariyey Shacabka Somalia Iyo Weerarka Somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 січ 2024
  • Cali Waran-cadde oo Fashiliyey Sir Laga Qariyey Shacabka Soomaaliya Iyo Weerarka Somaliland
    *** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
    #ShopwithUA-cam

КОМЕНТАРІ • 67

  • @Janno190
    @Janno190 28 днів тому +4

    Abti illahay haku xafido cadawga Somaliland ha jabo Guul Somaliland dhamaan reer Somaliland guulaysta cadawgiina caamiye indha la,Alle haka dhigo qadaadwayn iyo faqash ha jabaan

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 місяців тому +6

    Naderland masha adeer waa northern Ireland 🇮🇪

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 6 місяців тому +3

    Libaax laakin dadkeenii badh baa huwanta IYO Somalia iyo faqash ka hadheenkii u adeega

  • @MukhtaarcabdiMuuse-yv8do
    @MukhtaarcabdiMuuse-yv8do 19 днів тому +3

    Mash Allah mudan libaax war farxadle ayaad noo sheegtay

  • @AbdiAbdi-lb7ou
    @AbdiAbdi-lb7ou 6 місяців тому +6

    Legend libaax libaaxiyo dhaqo ah nolow

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 28 днів тому

      XASAN QOSLAAYE WUXUU KU DHAWAAQAY DAGAAL INUU KU SOO QAADAYO SOMALILAND OO WAA KII LAHAA DHIIG BAANU U DAADINAYNAA DIB-U-QABSASHADA SOMALILAND!!!!!!!!!!!!
      DHIIG BAANU DAADINAYNAA WAXAY KA DHIGAN TAHAY WAA INNOO DAGAAL !!!!!!!!!!!

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 місяців тому +3

    AQOONSIGII 1960 EE SOMALIAND AYEY SOMALIYA KU FADHIDAA KURSIGA UN KA

  • @user-dn1kn9it8m
    @user-dn1kn9it8m 26 днів тому +1

    guuuul guuuul guuuul soomaaliland cadawgeeduhajabo❤❤❤❤

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 28 днів тому +1

    Somalilan guuuuuuuuul ❤❤❤❤❤

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 4 дні тому

    Great history for next generation . Thank you, Mr. Waran - cafe .

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 місяців тому +2

    ADEER MAXKAMADA INTERNATIONALE OO IINKAALE SAARTE CASE KAAN
    WAA INNAN SII DHAKHSA UU GEEYNA LACAGA INAMA HEEYSO😅😅😅😅😅😅

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 28 днів тому

    Mnsh allah Exwasiir warancade diyarbakir difaaca qaranka jmmuuriyada somaliland

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n 26 днів тому

    Somaali talyaàni wax ictifa ma haystaan dowlada somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤itoobiya guul itoobiya our brothers somaliya waa cadawga somaliland

  • @user-eg2tb6wh7j
    @user-eg2tb6wh7j 6 місяців тому

    SOMALILAND. GUUUUIUL. GUIUUUUL GUUUUUUL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoissa532
    @fadumoissa532 21 день тому

    Guuul Somaliland guuul cadowga Somaliland ha jabo guuul Somaliland ❤❤❤❤ ke

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 27 днів тому

    ALA ILAA SOOMAALILAND BAY AQOONSIGEEDII KU FADHIYAAN ALLA WARKU WAA CADYAHAY.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 місяців тому +1

    KUWA HAAALKA NAAGEYE AKHIIRO MAANU SAMAXIN

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 6 місяців тому +1

    Xasan sheekh inuu masjidka dagaal ka iclaamiyo waa arin xun adduunkuna wuu arkaa

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 28 днів тому

    Somaliland guuuuuuuul iyo gubanimo 💪💪💚🤍❤️❤

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 6 місяців тому +1

    Somalida taariikhdeeda wax laga helaa gabayada markaas som koonfureed iyo tan waqooyi isma gaadhin Osman’s aqoon gumeystayaasha ka hor

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 місяців тому +2

      koonfur gabay iyo maah maaho toona lagama yaqaan

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 місяців тому +1

    IMINKYE TERSTISHIP KUU JEERAN WAXA INOOGU DHAGANYAN ILLA IMANKA😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 6 місяців тому +1

    Axmad Silaanyey khaiyaameeyeen iyagoo Xirsi Soo dhexmaray 2012 kii London ! Yeelko e Guyaal caashaqii gudhnaa gibladay waayuhuu gayaxay jacaylkii goroygu cunay wuxuu gilgishuuu raftaba gucliyo wuxuu maalin dhaaf inoo soo gelin dhaxaba gurmadkiisii baa yimi gorgor xiimamayaa keeeeen gaafkana ani iyo Adiss guusha tolkayska leh ..... kkkkkkkkkkkkk

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 6 місяців тому +1

    Xamar baanu lixdanki ku biirnay bay tidhaa doqonta Somalilnd joogtaa nimanka December 1960 xornimada ka qaadanayey Talyaaniga kkkkkkkkkkkkk

  • @abdirahmanmohamedabdi9932
    @abdirahmanmohamedabdi9932 13 днів тому

    Wax indho leh oo in yar xataa wax lu arkayaa ma jirtee dadkoodii ayuu u sheekeenayaa oo uu khatar oo taariikhyahan isga dhigaa si ay u sii haystaan shacabkaas

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 28 днів тому

    Holgaladii garxejis kii ugu waynaa dhegayso ina koorihii garxejis yaa waxaad sheegayso dhegaysananaya saw kii muuse fircoon kabta uu gashan yahay ahaa ma tihid

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 6 місяців тому +1

    Kursiga New york inagaa leh e 63 sannadood ugu yaraan oo bilaa ictiraaf ay noqdaan iyo magdhaw la inooga qaado waxay tacadi sameen intaba sidaynu u dacwino ayey ku xidhan tahay !

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 6 місяців тому

      Caqligaaga wanaagsan u gudbi madaxda

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 6 місяців тому

    Xasan dhiiqo wuu waashay huf IYO maryatuur buu noqday

  • @nurfarahbeder1956
    @nurfarahbeder1956 6 місяців тому

    Yementa midowdey ka warran. Hadfa ma lakala sasri karaa. Maya Adduumku diid weliga in ka badan 20 sano ayey Yementa Koonfureed Dawlad madax bannaan ahayd.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 місяців тому +1

    MAXAD QAABANYSAN INTEE EEYEDAN OOGYDAN KHEEYAMADA INTAA LEEGA

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 8 днів тому

    Kani waa basaaskii Jaalle Siyaad markaa yuu wax u sheegayaa ?

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 6 місяців тому +1

    OO MAXAA HORE UGU SHEEGI WAYDEEN INTII KOLBA NAGU DAWKHINAYSEEN,
    WADA HADALADA S.N.M IYO FAQASHTA.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 місяців тому

      S Nm waanu nahay Somaliladna waanu nahay

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 28 днів тому

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 22 дні тому

    UMADANI INAY INKAARI KU DHACDAY WAXAAD KU GARATAA NINKAA WAYNI IN UU MAALIN KASTA UMADA BEEN LA SOO HOR JOOGSADO, SALDHIGA M HOOYADAA BAA LEH

  • @AbdinuurXassan-zc5su
    @AbdinuurXassan-zc5su 28 днів тому

    Yam.yam.iyo.padadween.halagaadh.siiyo.wakaa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 місяців тому

    AQOONSIGANI BEEYE XADAN😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    MARKS BEEYE ISWALAYAN

  • @MaxamedKoosaar-ce1uk
    @MaxamedKoosaar-ce1uk 27 днів тому

    Oo soomaalaiyadan is xariifinaysaaba dhakhtar xanaano ayaa dawlad u ahayd kkkkk odayaashii waqtiiga wax ogaayow inta nool inaga qabta reerkan bilaa xoriyada weligoood ahaaa

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 18 днів тому

    Xisboga wadani olole wayn halaga galo hoooy reer sld ow waar qoladan dawlada haloo SHEEGO inay jiraan dad GX ah sida aniga oo kale oo qaranimada sjld aad iyo aad ugu wyan tahay necebna qawlasatada xisboga wadani iskusoo urursaday waa inagu liidnimo in aynu Ka yeelno qaar inaga mid ah inay inagoo soo jeedna ina iibiyaan goor dhawna aynu sidii wax dardaran oo hurdo kasoo toosay idb issaga waydiino oo Horta hoorma ayaynu xamar usoo dhex fadhiisanay hoooy reer sld ow fadhiga Ka kaca oo lobbying aynu Ka dhex samayno oo dadka u macnayno mesha uu inagu wado xisbigan inkaar qabayaashu iskusoo bahaysteen

  • @engilyas44
    @engilyas44 8 днів тому

    Tariikhda lagama beenshego google karadii malinkan
    5/5/1960kii
    British
    colonial secretary
    Niinkii madaxda ka aha iyo
    wafiitigii Somaliland kasocday ee tegay London heshiiskii dhexmaray diib uu dhagayso ader

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 днів тому

    Videogan ma cusba war lahayaa xiiso male

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 27 днів тому

    GEESI WAAR DIFAACA DALKA OO GACMAHA IS QABSADA HY KEENSADA NIN ADAG OO AHMED MIRE OO KALE AH.

  • @AhmedHassan-is3nh
    @AhmedHassan-is3nh 12 днів тому

    Beenale haduusan ahayn muxuu usheegi layaha mrkii la heshiiyey 1/April/1960

  • @myyga261
    @myyga261 Місяць тому +1

    Asaasaq beenloow ah baad tahaye dadka naacda kala tag, iska riyoo inta cirku jiro uu ictiraaf kuu jiraa.

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 28 днів тому

    Sharcigaa maxkamada heeg hala geyo

  • @abdillahimire2095
    @abdillahimire2095 14 днів тому

    qabil yar oo cuqdad qaba ayaad tihiin ee dadkiina dhinac ka raaca kanna waa nacnacle

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 28 днів тому

    Cid idin aqoonsanaysaa ma jirto yaa dulli

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 День тому

    Cirole been ku shekainaya

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx День тому

    Nacas

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 6 місяців тому +1

    Oo markaa ma walaalkaabad afka dhulka u daraysaa oo adigu inteed ka dambaynaysaa is af garad baa loo baahan yahay si loo wada jiro oon midba mar u lumin

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 28 днів тому

    Markaad ku biirtay maxaad ahayd kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkll buuryadii ingiriiska ee aad nuugi jirteen ayaa idinka tagtay markaasaad nafta la aadeen xamar marki dhulbahate idin xoreeyey. Iyadoo aad gaalada xanbaartaan

  • @user-le9lw3nb2w
    @user-le9lw3nb2w 7 днів тому

    Beenaale dhulkii baad iibiseen berina samaron iyo ciise ayad iibsan iidoor

  • @shiine127
    @shiine127 6 місяців тому

    Waar bal beenta intaa leeg eega ee ciro baaqatay ku hadlayso. Duli allah ku bad kadaabkiiyow, waa gartaa oo Oromo ayaa kaa dhex hadlaysa saa waabad ka guursatay dadkoo negi. Laakiin iib maaha dhulka iyo badayadu duliyoow.

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz 29 днів тому

    Beenlow

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q 6 днів тому

    Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 Місяць тому

    Beenale dhiiga cab waran dadka haysku dirin

  • @nurfarahbeder1956
    @nurfarahbeder1956 6 місяців тому

    Waran jilicsane been baad sheefeysaa wlhi. Dadka ha wanjalan. Wixii kaleba waan kugu taageeri karaa lkn Itoobiya maya maya maya pntlnd

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 6 місяців тому

      ITOBIYA WEEYE IMAANYSA IDIINKU BAA WAATA LEEDIN
      ANAGA NOO KALYE NO BODY ASKING YOU

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 6 місяців тому

    WAR ka daaya caruurta beenta iyo maatada, 90 jiro toobad seegay oo dadkoodii mustaqbal xumo u hor seedaday baa tihiin, xero ayaad ku xidhateen shacabkii oo waxaad u geyseen abagadhe iyo kaniisado iyo gaalo, orda toobad keena cimri idiinma hadhine waad waalateen ma labo gobol baa dawlad noqonaya, Boqor waa Allaah, ingiriis idin qaaday oo idinma dhigo. Kkkkk

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 6 місяців тому

      WAA RUNTA XEERO AAYAN KUU XIIDHANYE NOT ANY MORE CASKA MAXAKAMADA HEEGE BAANU GEEYN CIIDE XEERO KUU JEERDONTA WE WILL SEE HADANU WAALYAN WAANU MEEYRSANYE ITS THE TIME AAN UN TAA KUGU
      WARAJIN LAAHA😂😂😂😂

  • @Amari475
    @Amari475 6 місяців тому

    Gumaysigii kahor wadanku hal wadanbu aha hadana yahay ee beenta dhaaf asaasaqyahow

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 6 місяців тому +1

      Waa su ashaa aan rabo jawaabteeda gumaysigii ka hor dalku muxuu ahaa