Waa Kuma Dr sh Maxamed Omar.Waxaan Ku Casumay Maskax Ari Oo Shiil...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

КОМЕНТАРІ • 243

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 2 роки тому +10

    Maasha alah tabaaraka lah ilaahey ha xifdiyo culimadena tan kale maskaxda ariga waa caafimad ilaahey hanaga dhigo kuwa qeerka u hanuunsan jasakalahu qeyr 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍⚘

  • @nimconasteexa258
    @nimconasteexa258 2 роки тому +5

    Galinki danba ardayda oo maclinka u ahaa ayaan kamid ahaa culuumul quraan ayuu no dhigi juray shukrann allaha ka abaal mariyo

  • @ifraxmaxamud4086
    @ifraxmaxamud4086 2 роки тому +5

    Allaah awoodiisu badanaa alxmdulilaah ilaahoow mahadsanid yaa rabi nagu dar qoomka aad jeceshahay oo aan ku caasiyin jallu.jalaalu aamiin

  • @hanidekow1178
    @hanidekow1178 2 роки тому +7

    "Tawakul calallah" waaa cajiiib. Talada Allah haloo dhiibto. MashaAllah sheikhunaa. Qisooyinkaa cashier ayeey noo tahay. Jazaakumullahu kheyran jazaa Ameen

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo919 2 роки тому +5

    Masha alaah hooyooyinka fiican maraagan ilaahey hoyadey iyo hooyadiisba ha unaxariisto

    • @sucdidahir1558
      @sucdidahir1558 2 роки тому

      Amiiin yarabiii hawar yartey allh u naxristo janadal allh nagu kulmiyo

  • @asmahassan3780
    @asmahassan3780 2 роки тому +5

    Masha allaah maclnkaan aldacwah iskuul oo hojstaga jaamacada daarul culuum soo ma aha mcln wax kadhigi jirey iskuulkaas alla mclnkaa tafsiirka ayow noo dhigi jirey war masaxanahay axbaabii

  • @yahyamohamed9845
    @yahyamohamed9845 2 роки тому +3

    Masha Allah dr sheikh Mohamed omar Allah yahfadak

  • @cirkaiyodhulka
    @cirkaiyodhulka 2 роки тому +4

    Masha Allah Jazakallah kheyran Sheikh

  • @shariifmarkaawe9519
    @shariifmarkaawe9519 2 роки тому +8

    حفظك الله من كل شر و مكروه

  • @fatumaabdi56
    @fatumaabdi56 2 роки тому +7

    ماشاءالله تبارالله جزاك الله خيرا

  • @faadumoshire2354
    @faadumoshire2354 2 роки тому +3

    Masha allah alle haynoo xifdiyo culimadeena baarakalaah

  • @omar33644
    @omar33644 2 роки тому +3

    Masha Allah Rabbi ha inoo xafido dhammaan culimadda muslimiinta.🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @zahrahalane3138
    @zahrahalane3138 2 роки тому +5

    Masha allh macalinkeygii ilahey haku xifdiyo

  • @maryancumar1487
    @maryancumar1487 2 роки тому +2

    Macalin maxamed ah wagi marka igu dambesay wllhi barakalah fik

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 роки тому +5

    Masha Allah baraka Allah. For sharing with us.

  • @Koyama548
    @Koyama548 2 роки тому +11

    Masha Allah Allah ku sharfo

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 2 роки тому +2

    Mashllah mashllah wali inow khasari qof alle isku dhibaý diinto waa nastexo allow ýaqiin nasii

  • @fatimaquruxa3
    @fatimaquruxa3 2 роки тому +5

    مان شاء الله تبارك الله يا شيخ

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 2 роки тому +2

    Ma sha Allah Sheikh Allah ha ku xifdiyo amiin amiin.

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 2 роки тому +3

    Mansha allah wllkeen allah haku barakeyo jasaka allahu kheyr

  • @dhaxalkiidiinta1847
    @dhaxalkiidiinta1847 2 роки тому +2

    Masha allaah qiso macaan ah waye sheikhan mar kale inui balami insha allaah

  • @caaliyoadoontaallekusoow2872
    @caaliyoadoontaallekusoow2872 2 роки тому +2

    Ma.sh.allah wll qaali shukran wll Allah hakuxifdiyo Jasakalaah qeyr wll qaali

  • @nafisaosman4214
    @nafisaosman4214 2 роки тому +2

    maashaa allaah tabaarakulaah waa qiso fiican jisaakalaahu baarikulaah

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 роки тому +2

    Masha allaah shiikh alle ha ku xafiido waad iga qoslisaay aga aga aga maskaxda yaa heli kara

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 Рік тому

    Masha Allah culimadeena ilahay hanooxafido Aamiin

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 2 роки тому +4

    Masha Allah Jizaakumu Allahu khayra

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 роки тому +3

    Masha allah Tabarakallah Shiekh 🥰

  • @akrammohazi4871
    @akrammohazi4871 2 роки тому +1

    Mashalah alow kusharaf nuur calaa nuur sh. Maxamed

  • @nasramohamud4388
    @nasramohamud4388 2 роки тому +3

    Wcs masha allah alle ha idiin xafido aamiin aamin aamin yarabi walalo

  • @farhiyoali5240
    @farhiyoali5240 2 роки тому +1

    Masha allah shariifka wad shrfantahay allow kuxifdi dr mohamed shriifka

  • @foosacadeey8316
    @foosacadeey8316 2 роки тому +2

    Masha allah ustaatkeni maxamed cumar

  • @ayanadam9073
    @ayanadam9073 2 роки тому +2

    Masha Allah jazakallah qeyr culimada ilaahey hano xafido

  • @katrinaothman549
    @katrinaothman549 2 роки тому +1

    Masha Allah Sheikh wn ku faraxsnhay barashadada😊
    Jazkallahu kheir wallka safiirka islaamka

  • @fowziyahajiomar6391
    @fowziyahajiomar6391 Рік тому

    ما شاء الله بارك الله فيه ، ورحم الله أمه وأسكنها الفردوس الأعلى

  • @hamdinoor2593
    @hamdinoor2593 2 роки тому +1

    Mansha allah

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 роки тому +4

    ماشاءالله الله أكبر

  • @zegtaba9680
    @zegtaba9680 2 роки тому +1

    Mnsha allaah beautiful waye hadalka hore uu soco allaha haku xafido ❤❤🌹🌹🌹💐💐💐💐🤲☝

  • @zahroibrahim626
    @zahroibrahim626 2 роки тому +3

    Masha Allah tabaraka Allah 🥰🥰

  • @shariifmarkaawe9519
    @shariifmarkaawe9519 2 роки тому +4

    ماشاء الله تبارك الله

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 2 роки тому +4

    اللهم آمين يا رب العالمين 🤲

  • @fartuunjamacjamac1892
    @fartuunjamacjamac1892 Рік тому

    Masha Allah shiikh muxamed

  • @zahranoor2291
    @zahranoor2291 2 роки тому +4

    Mash aA llah👍🤲🤲🤲🥰

  • @safiyomaxmuud8999
    @safiyomaxmuud8999 2 роки тому +1

    Maansha allaah sheekh allaha ku xafido

  • @fatmaosman7432
    @fatmaosman7432 2 роки тому +2

    Maclinkeyga macalin cumar allah ku xifdiyo

  • @sophiaomar4534
    @sophiaomar4534 2 роки тому +2

    Asc wlalky safirka islamka manshaalah jazakallah khayr

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 2 роки тому +1

    MaashaAllaah tabaarakalaah illaahey ha noo xifdiyo uulul cilmiga. Illaahey qur'aan kiisuu noogu sheegay qofkii illaahey isku xira sidaacad ah oo isu bihinbihiya maqasaaraayo. Inteynu leenahay aaway (United Nation) kii. Illaahey qasnadihiisa way buuxaan. Illaahow noo naxariiso adoomadaada daciif ah baynu nahay. Wallaahi Towfiiq.

  • @kaafiyaabdi1370
    @kaafiyaabdi1370 2 роки тому +1

    Masha

  • @aminoginde7408
    @aminoginde7408 2 роки тому +3

    Maasha Allah Allah ku xafido sheikh.

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 роки тому +4

    Maash ahAll

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 2 роки тому +2

    Mashaa allaah tabaaraka allaah walaal part 2inaad noosoo sameyso ayaan jeclaaday jazaaka allaahu qeyr adigana

  • @deeqonuur1808
    @deeqonuur1808 2 роки тому

    Masha allah tabarakalaah

  • @asliahmed8232
    @asliahmed8232 2 роки тому +1

    Maansha allaha sheikh allaha ku xafido

  • @ifrahmohamed1550
    @ifrahmohamed1550 2 роки тому +1

    Mansha allaaah shekh alle taladiisa waye 😓😓😓😓

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 2 роки тому

    Masha Allah masha Allah dhacdadaa sheekha airportka waa tusale tala saarashada dhabta ah ee Allah swt latalasaarto.Allah imaanka iyo yaqiinta inoosiyaadiyo amiin.

  • @Ahmed-xb3wl
    @Ahmed-xb3wl 2 роки тому +1

    Manshaallah sheikh qiso acjiib buu sheegay xitaa isla wayni kama muuqato sheikhan

  • @zuuzuchannel5355
    @zuuzuchannel5355 2 роки тому

    Wcs masha Allah 😘👍👍👍👍👍👍

  • @abdirashiidmohamed5730
    @abdirashiidmohamed5730 2 роки тому +3

    Masha Allah, Allah ku dhowro walal

  • @abdiagas9352
    @abdiagas9352 2 роки тому +2

    Asc Masha allah

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 роки тому

    Masha Allah Tabaarikalaah illaahay ha ku Xiftiiyo cadooga illaahay ha ha ka qabto cadaga

  • @Gorillakingdomvr
    @Gorillakingdomvr 2 роки тому +2

    Mansh Allha illhyow culumada noo xiitii meel kastay jooganba Ada baan u faarxa maarkan arago culumada xabaarsan deentena subaan waxan haaysta wiilyar waxan uusheega In uu noqodo sheikh cali sufii o kale ii guuso duceya in Allha irumeyo hamigiga isaga iyo awlada muslmiintan

  • @mahe6874
    @mahe6874 2 роки тому +1

    Masha Allah ustaad shariif

  • @xaliimosacdiyo5250
    @xaliimosacdiyo5250 2 роки тому +2

    M a tabaara kalaah

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 роки тому +2

    Subxanallah Yaaaa Allaah masha Allaah 😭😭😭😭😭😭😭 Aamiin Yaaaa Allaah 🤲♥❤👌✨💖

  • @user-sy4ry2ky4v
    @user-sy4ry2ky4v 2 роки тому +2

    ماشاء الله

  • @abdirahmanahmed2526
    @abdirahmanahmed2526 2 роки тому +2

    الله يحفظ

  • @siradhussein9662
    @siradhussein9662 6 місяців тому

    Maasha Allah xafidakallah

  • @safihasan9987
    @safihasan9987 2 роки тому +2

    mashaallah wadad Khalad maha inad tirahdo yamany ban ahy Somalia ku dhashay,kuma hapona ado wadada inad been shigtid,nabiginoba dadkisa kama fani jirin qurish Bo aha,galbeed Onmaha Somali odhan macunto maskaxda ee yamantayada yo jerer weyn way cunan wana xalal e WA cadoin yo xulah o Somalia ku badan.

    • @sucdidahir1558
      @sucdidahir1558 2 роки тому +1

      Suxanalaah abayo ha qaldamin wilkan waa Sharaf ma taqanah qawilkan hada aqon ulahen wareso somalida marka yaman wax uma galin ee waa abtigey

    • @safihasan9987
      @safihasan9987 2 роки тому

      anyga WA inaadirky hado abtigayahay,wan arkaya yamaniin badan drofaha wadankayaga yaman ayamahan shiganaya Somali,sida marky wadanka somalia drofa adage hisaty kafany jirey Oranaiye Somali ma nihin ee crab baano nahy,monafiqiin Allah ynagina min hom

  • @luulamuuse754
    @luulamuuse754 2 роки тому +2

    Mansh allah tabarakallah

  • @B_R114
    @B_R114 2 роки тому +1

    qisa cajiiba waan la ilmeeyay madha allh

  • @axmedshadam8344
    @axmedshadam8344 2 роки тому +1

    Mashaa allaah safiirka islaamka allaah haa kubarakeyyo sxb waxaa inoo dhiman sheekh dadka somaaliyeed ay jecelyihiin lkn wali aan la arkin waa shekh xasan ibraahim ninkaa inoo warayso waan rabnaaye waxaan kutuhmaynaa khayr badane

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 роки тому

    MashaAllah yaqiinta ilahaay hanasiiyo

  • @abdullahimukhtar4733
    @abdullahimukhtar4733 2 роки тому +2

    Mashallah Allah

  • @mukhtarmaxamed4481
    @mukhtarmaxamed4481 2 роки тому +1

    maansha Allah ninku wuxuu ahaa askarta ilaahay

  • @ismaaciilmacallin1234
    @ismaaciilmacallin1234 2 роки тому +1

    M.a

  • @mumtazesther199
    @mumtazesther199 2 роки тому

    Sheikh mansha Allah

  • @ramlamahamed
    @ramlamahamed 2 роки тому +8

    masha allah macalinkeygii mohamed cumar 🥰😍

    • @jaapidali1257
      @jaapidali1257 2 роки тому

      a

    • @husseinfarah3099
      @husseinfarah3099 2 роки тому

      A sc shikh caruurta ubaadka in la dilo waa denbi wayn waana wax Islam ☪️ ka baxsan inaad wacyigeelin ka dhigta sax mahaa

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 роки тому +2

    Mashaa ALAAH tabaara laah.

  • @beelo2214
    @beelo2214 2 роки тому

    Allhu akber

  • @naimamohamud1328
    @naimamohamud1328 2 роки тому +2

    Jasaka laah

  • @farhiyoaadan7911
    @farhiyoaadan7911 2 роки тому +2

    Mashaa allaah qof Allaah talasaartay maqasaaro

  • @ubaxaadan225bismiallah7
    @ubaxaadan225bismiallah7 2 роки тому

    Maasha ALLAAH

  • @seynababdile6147
    @seynababdile6147 2 роки тому +1

    Masha Allah hadii alle la aamino waa sidaas

  • @qadraahmed4312
    @qadraahmed4312 2 роки тому

    Masha allah tabaara kallaah

  • @Cumarcaanamaale
    @Cumarcaanamaale 2 роки тому

    M.a alle haku xafido Sheikhanaa

  • @hiboabdi2945
    @hiboabdi2945 2 роки тому +2

    Mansha allha

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 2 роки тому +2

    Subxana Allah ilahay awoodisa weeye

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 роки тому

    Masha Allah Tabaarikalaah ilmo ayaa iga timi illaahay ha dii la talo saarto illaahay kuma qadiinayo

  • @shukricaynab4638
    @shukricaynab4638 2 роки тому

    Jazakallahu khayre sheekh

  • @farduuzcabduqadir8121
    @farduuzcabduqadir8121 2 роки тому

    Maclinkeeygii ahaa ustad shirif allh ku xifdiyo ❤✔

  • @maryanmaxamuud8070
    @maryanmaxamuud8070 2 роки тому +1

    masha alaah shiiq

  • @xaajifure5503
    @xaajifure5503 2 роки тому +1

    Mansha alah qofki ale isku xidho waxbo mawayo

  • @alsunnatv8966
    @alsunnatv8966 2 роки тому +2

    Sh Dr abuubakar xasan maalin Insha llah

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 2 роки тому +1

    Masha allah 🥰

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 роки тому

    Wan layaabay sheekh waxan ahayi reer soomaaland waliigay man arag

  • @alsunnatv8966
    @alsunnatv8966 2 роки тому +4

    Waxanu Ku faraxsanhy codsiigi ahaa culimadaneena ahlusuna in ayka soo muuqdaan safiirka

  • @Haii-fan
    @Haii-fan 2 роки тому +1

    Subhanaall

  • @Stoover_capon
    @Stoover_capon 2 роки тому +1

    masha allah

  • @Abuamiira
    @Abuamiira 2 роки тому

    Allaha inoo xifdiyo Culamadena❤️

  • @ashohirsi6150
    @ashohirsi6150 2 роки тому

    Allaha akbar

  • @aishaabdallah3764
    @aishaabdallah3764 2 роки тому

    masha allah macalinkeygi shariifka allah barakeyo♥️