Masha allah sheikha uduceya in cimriga alle udheereeyo walhy muhiim in ubadka lagafekera shuyukhda kalana sida hasameyaan umada ayaga u hogaana marka dadbadan waykudayan❤❤❤❤allah xifdiyo familkiiso dhan iyo isagaba
ماشاء الله فيك يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم سبحان الله الحمدلله لا إله إلا الله ألله أكبر لاحول ولا قوة الا بالله
Masha Allah Aabe mcn illahow ku naxariiso janatul fardowsa Allaha kugu bishareyo inta aabe yashod u nolyahin Allaha idin barakeyo ane Aabe hey mcn Allaha u naxaristo ❤❤❤
Adokalaan u shegaa mahaa ku karinaayo iyo dad badan oon indhaheyga ku arkay gabdhaha markii laga so doonayo lacagtii guriga lagu hagaajin lahaa horey ha u so qaado ku tidhi hooyadeed illa gabadhiina ay leedahay ninka lacagtisa adi maaleh hooyo
Allah Akbar barakAllahu abayasha haday sida noqon lahayen wacelada somalida way ku yaran lahayen ,guurka ha logu fikiro awlada inti lacag laga fikiri laha
@@shukrisaleh3389 suaal wanagsan 97% macliminta somalida aaqiro waxbaa u yaalo waxa aan ka baqaa in lagu karbaasho karbaash naared . Walhi waa xaasidiin . Aniga shiiqan wax kama ogi arimihiisa.
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله Masha Allah tabarakallah Allaha idin xafido dhamantin illahey idankiisa Allaha idin barakeyo dhamantin illahey idankiisa Yaa Rabi yaa Allah
Mashallah Allah Akbar .😢aabo saas uwanagsan adunka inte laga helaa.....😢❤dhan walbo diiinta islamka iyo qaarada waa muhiim.jazakaAllah qeir❤🥰🥰
😭😭nasib kas ma lihin😭
@@ummumahir7551😢
mashaa Allah !! Waa video qaali ah dadkeena hadeey gabdhahooda sidaa u Ilaalinilahaayeen xumaan madhacdeen Illahow gabdhaheena iyo gabdhaha muslimiintaba xifdi
Masha allah sheikha uduceya in cimriga alle udheereeyo walhy muhiim in ubadka lagafekera shuyukhda kalana sida hasameyaan umada ayaga u hogaana marka dadbadan waykudayan❤❤❤❤allah xifdiyo familkiiso dhan iyo isagaba
Aamiin sax waaye
Maanshaallah waa sunada nabiga scw janada buu galaya qofka gabdhiisa ninkii intuu diinta intuu baro waliba misa uguuriya
Uguuriyo lagma wado qarashka adi dhiib ama wax haka qaadan soi baro diin ta😂😂😂
@@FatxiAdan-jv2uf naa camal yeelo
Mansha Allah , Allah ha barakeeyo qoyska dhamaan qaari Xasan alwaajidi , sidaa sheekhuna qaarigu sameeyay kudayda Somalaay ,
CAAJIIB AABAHAN ILMIHISA DAREENKODA LA SOCDA OO WAYDIINAYA SOMALI KUMA JIRO❤❤❤❤
ماشاء الله فيك يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله
سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم
سبحان الله
الحمدلله
لا إله إلا الله
ألله أكبر لاحول ولا قوة الا بالله
❤❤❤❤❤❤❤maasha
Alaah.tabaarakalaah
Wlahi sheeq alwajid waan ka qatay talada ah inan ubadkayga u dooro qaari wanagsan alaha ku xifdiyo
Allow waalidiinta ka yeel sida sheekh alwaajidi❤❤❤😊😊
nin diinleh aya igu ogtahay ilahayow balan waye sharaf iyo xushmaad aya kunoolana wlhi masha allah
Haa m.a 😘
Masha Allah Aabe mcn illahow ku naxariiso janatul fardowsa Allaha kugu bishareyo inta aabe yashod u nolyahin Allaha idin barakeyo ane Aabe hey mcn Allaha u naxaristo ❤❤❤
Aamiin aamiin allaaha unaxariisto oo aabayasheen unaxariisto
Maasha allaah ragna hablahoodii ayaay ku ilaalinayaan raga guursaday inaantiisi ayuu korka kala socda damqasho ugu jirtaa habalyo sheekh.
Ragna ubadkii iyo hooyadii ayaay ciilen waxay taraan daaye ilmahooda hunguriga waxay marinayeen ayaay xisaab la daba tagan yihiin wax kalooy taraan daaye qaar sheekhyo sheeganayaan ilmihiini siyaa loo baryayaa way hayaan waa tuug.
Sheekh hanbalyo .
Mashaa Allah tabaarakallah tabaarakallah inaan uga dayano waye jzkallahuqayran sheeq
Yaa kaloo sas gabar ku bixin karo waa rerkeena oo kaliye nimaan subac galin guriga casho lagama siiyo ❤ rer baaydhawo isnot easy ❤❤❤❤❤❤❤
Yadushegeysa warkas
Adokalaan u shegaa mahaa ku karinaayo iyo dad badan oon indhaheyga ku arkay gabdhaha markii laga so doonayo lacagtii guriga lagu hagaajin lahaa horey ha u so qaado ku tidhi hooyadeed illa gabadhiina ay leedahay ninka lacagtisa adi maaleh hooyo
Bay iyobakol waxwalba lagahela quranka inlaga saxo ubahanyihin illa qofu alle unaxaristay Mahe
Allah Akbar barakAllahu abayasha haday sida noqon lahayen wacelada somalida way ku yaran lahayen ,guurka ha logu fikiro awlada inti lacag laga fikiri laha
Masha Allah shiqow Allah kubarakeeyo sida aad sheegtay waa inaa kaa soodoontaa gabar qaari ah baarakallaah
Sheikh qof aan qaari aheen marabo 😢😢
@@shankaroon8172 waxa aan ahay miyaad ogtay isheeg [ xasibuu qabla antu xaasibuu]
Maaah Allah sheikh family ka Allaha kuu xifdiyo adoo kalana hanoo badiyo arinkaas wa mid lajeclaysto ❤❤❤❤allah yaziidaka khayr
Allaahu akbar allahu akbar ilhow kubarakey sheikh awladana allaha kixifdiyo insha allah wxan noqon dona hoyo sidada oo kle ah dhinac walba ilmahed kaxifdisa ilhow irumey 😢😢😢
Amiin insha allah
Manshllh manshllh walee waa waajibka waalidka looga baahanyahay manshllh waa walid kufikiraya qofwnagsan oo uugaranayo inuu awladiisa laxidiyo waa wadadii nabi muxamed صلى الله عليه وسلم
SHEIKH KU DAYASHO MUDAN MAASHA ALLAH
Maasha allah sheekhu waa geesi waana wax loobaahanyhy sidaasi aaqiro ayaa muhiim ah inloo shqeesto
Allahu akbar ❤❤❤ salalaahu caleyhi wasalim 🥰♥❤♥❤
Mansha allah allah barakeeyo qoysaskaa muslimaka ah❤❤❤
Manshallah tabarakaAllah ya Rabb umadaada san intii jecel uyeel aniga anka mid ahay. Ameen iidhaha ya muslimiin
Masha Allah Caruurtiisa nasiib leh wlhi
Allle ha xifdiyo.
MASHA ALLAH TABARAKA ALLAH SHEIKH WAA DADAALAY ❤❤❤
masha Allah hambaliyo hambaliyo aalaa ayaa heligar abe sidan oo kale masha Allah hambaliyo hambaliyo
أللهم أنصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداء هم واشوف جر يحهم واظعم جانعهم واسق عاطشهم وفرج 🤲😭
ماشاء الله تبارك الله بارك الله في أولادك شيخنا الحبيب ❤
ماشاء اللة تبارك الله حفظكم الله ورعاكم بارك الله فيكم جميعا و احسنالله إليكم
Mansha,allah malinkaas uu cunuga udhashay shekh wilkiisa hbnki ayuu muxadaro noo qabtay uu noo shegay inuu malintaas wiil udhashay uu awoowe noqday mansha,allah illahay habarakeeyo❤
Mashallah Mashallah.Nasiibkaas Allaha nasiiyo.Beidnillahi Kariim
Maasha Allah Allah idlin barakeeyo kudayasho ayaa mudantahay sheikh
Msha allh guulayso sheeg waxa rajaynayaviny aabayaasha oodhami sidaada noqdaan❤❤❤
Maasha Allah sheeq xasan alwaajidi Allah ku barakeeyo adii qoyskaaga
Ilaahey sidaas oo kale oo dhan ha ka dhigo aaba yaasha oo dhan😢
Masha Allaah aabe wanaagsan
Waa wax fican lakin macliminta quraanka waan nacbanahay haduu illahey xukun ama awood hogaamin ii saqiro macliminta quraanka waa ladareensiina ciqaabtooda 😢 insha alalh
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم خير كم من تعلم القرآن وعلمه
@@salahahmed-tn1ni quraan baris yaa dhahay waa xun yahay . Adiga masoo jeeda mise waad hurdoosa . Sifican u aqri kadib soo qor jawaabta ama iska aamus
miyey ku garaaci jireen?shiikhan u malayn mooyo in ardeyda garaaco
@@shukrisaleh3389 suaal wanagsan 97% macliminta somalida aaqiro waxbaa u yaalo waxa aan ka baqaa in lagu karbaasho karbaash naared . Walhi waa xaasidiin . Aniga shiiqan wax kama ogi arimihiisa.
Maasha Allah tabarakallah aabo ku dayasho mudan❤🎉
masha allahu baraka allahu fiika shekh hasan
Masha Allah ❤sheekheena xasan alwaajidi guul iyo gomonimo ❤.
Wa arin ku dayasho mudan waxan ku rajena guul iyo barwàqo
ماشاء الله تبارك الرحمن
الله يحفظك ياشيخنا الفاضل
Manzha Allah ❤
Sheikh Abo wacan ❤
Masha allah hambaliyo 👨👩👦👨👩👦
Masha allaaah sheeq jasaakallaah sasa la rabaa awlaada la xanaaneyo hadey weynadan iyo hadeey yaryihiin
Maasha allah sheekhunaa' allaha ku barakeeyo aduun iyo aakhiro' calaamadihii ahlu jannaha yaad ledahay.
Codsi
Ani gabar qaariyad ah aan u bahanahay sheekhow isoo raadi.
Laacg waxay rabto waa bixinaa in sha allah.
xafid iyo qari matahy adiga
@@caishasugulle397 Haa wall soo dhowow qali
Masha Allah sheekh noosoo ducee anagana sido familkaago kle Ina noqono I,a
Masha allaah sheekh
Masha Allah Masha Allah tabaraKaLah
Allahuma Baarik
❤❤Masha allaah❤❤ kudayasho wanagsan barakallaah ❤❤❤ilaahay haku barakeyo sheikh adiga familkada iyo carurtada iyo dhaman musliyada ilaahay ku igmaday barakallaah khayrka ilaahay Anagana hanawaafujiyo dhamanten insha allaah Amin Amin❤❤
Maashaa allaah ilahay qayrka ad wado ilahay hakugu garab galo
Maasha.Allaah.Alla.haaysku.barakeeyo🤲🤲🤲🤲
Masha'allH shiiqow midkle hadey kuu joogto Ani maa isiisid Alle haku barakeyee😂
😂😂😂😂😂
😅😅 qaari matahay 😅😅
Sheekh Gabadhada I sii, imtixaan ayaa Ka horeeya.Imtixaanka Markaad Ku Guuleeysto,ayaa lagu siinaya.Gabadha.😂😂
Manshall shakh wajaidi wax wangsan waya wan kahlay sidu waladisa uga mamulyo aniga maimqlayanb ilhow awlada nohagji manshall ❤❤
Maanshaa allah sheikhul caalam
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله
Masha Allah tabarakallah Allaha idin xafido dhamantin illahey idankiisa Allaha idin barakeyo dhamantin illahey idankiisa Yaa Rabi yaa Allah
Masha alla tabrkala alla har barigo anagan alla kuwo khar qaba haa nagu soo bego amiiiiiin amiiiiiiin
Masha Allah hambalyo aabe wanaagsan aan kuleeyahay isha alaha kaxijaabo
Mashallah tabarakalllah. Hanbalyo hanbalyo shiekh allah haku barakeeyo
Maashaa allaah tabaarakulaah ilaaheey ha isku wada barakeeyo
Mnshllh wllky shugran jazakalah khayraa allaha kuxifdiyo sheekh,adiga iyo caruurtaba
Maashaa allaah
Maashaa allaah
Maashaa allaah
Allaahu akbar
Allaahu akbar
Alaahu akbar
Haday dadkeenu sidaas wada ahaan lahaayeen walhy
Aduunyada ayaan Kigali lahay nolol ah janatul dun yaa
Alloow shiiqan cimrigiisa dheere oisagoo kalena noobadi
Aamiin waa runtada abayo
Masha allah aabe qaali ah ilaahey heydin barakeeyo Aamiin aamiin yaa allaah
Masha Allah Allah haku xafido sheikh xasan
Mashallaah jazaakallaah khayr sheikh
Masha alah masha alah sheekh xasan al waajidi alah hakuubarakeyo awlaadaada iyo family GA GA ♥️ ❤️ 💖 💕 💙 💓 sheekh xasan
Masha Allah Allah ha ku barakeyo
Masha Allah tabarakha allah aabo ficn ❤❤❤
Maashalah tabaarkalaah
Maashaaallaah sh xasan al waajid alle ha idin xiftiyo dhamaantii in.shaallaah
mash allah ilaahay haubarakeeyo ubadka
Mansha allah hooyada ayaa ku duceysay mansha allah
Mashallah tabaarakalaah ❤😢
Masha Allah sheekh ilaahey ha ajar ha kkaasiiyo
Maansha Allaah tabarakallaaah wa wax lagu farxo alle ha barakeeye 🥰🥰🥰
ASC WR WB MAASHA ALLAAH SH.XASAN AL WAAJIDI ALLAH YAXFIDAKUM
mansha allah shiikha illahay habarakeeyo
Cajaaib shiikhow mansha allh ❤❤❤❤❤❤❤
m.a gabdhaha la guursado waa kuwaas mid aan telefoon qaadanin🥺
Anigu inan ina sheekh gursadan raba si uu khashku iiga yarado 🎉
Aabbe wanaagsan waaye somalida haku dayato
ماشاء لله تبارك الله ❤❤❤❤
Masha allh❤ diinta alle hanagu dhowro dhamamenten 🤲oo hanaga dhigo kuwi diinta isku jecalda diin la,aana isku naca
ilmaha uu u baahanyey in uu waalidka Ugarab istaago dhanka guurka wlhy dhalinyaro ahaan wn ku taageersanay
Masha alaah ale ha idin barakeeyo adiga iyo qoyskaaga
Maashaa Allah
ماشاء الله تبارك الله
الله يحفظكم ويكثر من امثالك يا شيخ حسن
Maansha alah shekh waajidi baa kudayasho mudan
Sheekhan oo kale waa ilbax, waa aabo wanagsan mustaqbalka ubadkiisana meel mariyey
Maasha Allah allah barakeeyo shiiqa iyo caruurtiisa
Maashaa'ALLAAH ❤❤❤❤
Allahu massali wassalli calaa nebiyuna muxamed
Masha allah sheeqeena alle ha inoo dhowro
بسم الله ماشاء الله تبارك الرحمن
Illahay ha barakeeyo dhamntod
Shekh waa qof wanaagsan waaye ❤
Maash ahAll 😮❤❤
Jidkii .nabigeena .muxamada .scw .ayaad .haysaa .sheekh .xasan .alwaajidi .maanshaalaah
Wallhi hadii walidka dhansidaa noqonlahaa sinadaa yaranlahayd hablaheena malinkasta xuman looma gaysteen manshllh manshllh