Waligaa maskax ma cuntay. Sideese loo sameeyaa maskaxda Brain. Hargeisa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 407

  • @faaiidochannel
    @faaiidochannel 5 років тому +36

    I can imagine how your grand grand children will be proud to have someone like you as a role model. Respect.

  • @samaraamira7424
    @samaraamira7424 5 років тому +8

    Mnsha allaah u r so cute nin qalbi wanaagsan baad tahay somalidu haday sidaad ahaan lahaayen waxba mahallaabi lahayn mahadow horay u soco maantay ayaaba iigu horaysa channelkaga goodlucky bro

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 5 років тому +3

    Mansha allah hargeisa caadeeye good family maskax reer Djibouti haa waan cunaye waa siida beedka calaanka quruux daa baaden ee gacanta kuugu xiiran waa beautiful flag mansha allah 🎋🎋🎋❤️❤️🎋🎋❤️❤️

  • @puregamer5153
    @puregamer5153 5 років тому +1

    Waan ku salamay mahad somali maskaxda waxaan ku cunay muqdisho wakhti hore anoo college ku jira waa nice .dad badena maba yaqaanan. Mahadsanid dadkaaga waxaad tustaa waxii waxtar uleh

  • @fardusaadan6697
    @fardusaadan6697 5 років тому +2

    Maasha allah llaahey ha kuu siyaadiyo farxada caafimaad taama iyo cibaado suuban.waligey maan cunin laakiin waan tijaabin

  • @faaiidochannel
    @faaiidochannel 5 років тому +19

    Walahy if every Somali person have your positive energy and joy and happiness for life we would not see any war or fighting. Life is a blessing from God we should enjoy it in every second.

  • @bashiirabdirahman4976
    @bashiirabdirahman4976 5 років тому +5

    Maskaxda wa caadi wa la cuna it's Good 👍🏻😍

  • @walggo
    @walggo 4 роки тому

    asc jazakumulaah mahad waan cunay anaana samaystay waxay ahayd macaan. ilahay farxada hakuu siyaadiyo sxb adiga iyo familkagaba

  • @saidabdille525
    @saidabdille525 4 роки тому

    You are wonderful Father. And skilled Chef. Manshallah raga soomaliyed waa iney kugu daysdan.

  • @Maryam-bu2xp
    @Maryam-bu2xp 5 років тому +3

    Masha Allah brother good see you still enjoy Hargeisa. Hi to my home town. 💚 👋

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 років тому

    masha allah waa karisay lakiin waxan maqlay cafimadka maha wax fiican maskaxda kuwa madaxa kaluunka tuurayana waa wa dad aan gaajoon oo kibray aduunyada kale xoolaha ku yaraden ma tuuran lakiin somalida ilahay xoolo badan buu siiyay kaluunkaba haday baranayan ma madaxiisay cuni lakiin beri dhow dan bay u cuni doonaan

  • @kingofafrika3864
    @kingofafrika3864 5 років тому +2

    Mahadsanid madaxbaa tahy waxaaga waad cadeysaty ma inan baa laguu diidayaa nin weyn oo haddana yarbaa tee go waanku aamin sanahay

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 5 років тому +3

    Masha Allah all the time when I watch you are happy person how you have a stress-free💯👌👍🙏👏👏

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 5 років тому +2

    Jaahiliinta armey inantaada Soo Doonan waayaan. Raggeedi masha Allaah horay u soco.

  • @بنتالصومالبلاديوافتخر

    hada naha reer xamar laantiisa quracda nah malahan 💋💋💋💋masha alaah reer hargeeysa iney cunayaan maogeen 👌👌👌👌

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 5 років тому +2

    Thanks a million mahad you are a dose of happens your videos are soul satisfying piece of art what an educational/entermainment lessens don't stop brother

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 5 років тому

    Waad raaxeesatey,, mahadoow sxb,,all da way from Capital nation
    Sidey dhadhameysaa,

  • @fardusyussuf3700
    @fardusyussuf3700 5 років тому

    Mansha Allah ilahay farxadad ku jirtid ha ku siyadiyo anigu kolay weligey maskax ma cunin lakin wayo cunto somali maha lakin waxay uegtahay. Inay mactahay cafimad ku cun wallal 👍❤️👏👏👏

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 5 років тому

    Walee mahadow dulka ayaa ilaa waregay SubxanAllah weligay maskax la cuno waan maqli jiray lakiin ma cunin mana araga meel lagu samenayo waa iikow mahadow good luck bisinka u qabo inshaAllah bi'idnillaah kariim.

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  5 років тому

      Soo dhowoow. Waad II casuuman tahay.
      Dhulku kula wareegi maayee muud muudso maskax. Kkkkkkk. Kaftan

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 5 років тому +1

    asc.masha allah.dadka soomaalida bar iney tahay cunto dadkuna bartaan.isha allah .wabilahi towfiiq.

  • @shukrishuuro6953
    @shukrishuuro6953 5 років тому

    Scwr markaan 0gaa reer hargaysa waxay odhan jireen waa iga shansho goormaa maskax waliba ragi kariyeen waa isbadal hor leh maasha allah

  • @saynab.hassan
    @saynab.hassan 5 років тому +1

    Waa cashar wanagsan👌 Wad ku mahadsantahay🙏

  • @mufasaking760
    @mufasaking760 4 роки тому +1

    Maskaxdii dunidoo malaasan iyo mawjadaheeda ayaan maqli jiray
    Maantaa waakaas saxibkeen turbashaash kaga waalay.

  • @samraahmedyuusuf2424
    @samraahmedyuusuf2424 5 років тому +2

    Tks for your invitation. Nice from you I think it is so sweet you are so happy

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 5 років тому

    Mahad akhi xiniin yaha ka waran cunitaankiisa maskaxdii cuntaye.

  • @ifrahismail4173
    @ifrahismail4173 5 років тому +1

    Maskax baa la
    cunaa weligay må maqal bismilaahi madax malaay maraq baa laga saari karaa Mashallah cunto caafimaad

    • @zahraibrahim6236
      @zahraibrahim6236 5 років тому

      Mashallah maskax duu wasida uguunta o kale way dhadhan macantahay wllo

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 Рік тому

    Maya mahad wllo ilahay haku shifeyo ❤❤

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 5 років тому

    Maansha alah walaahi ninkani wadankiisa aad ayuu u jacelyahay wadamada shisheeye ayaa soo daashaday waa wadani dhab ah

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 5 років тому

    Adeer masha alah wan ka helaa barnamijyadada lkn mid an talo kugu sinaya garka iyo sharibka dayso wa sune mana ficna nin an gar iyo sharib lhyn

  • @kabdi7146
    @kabdi7146 5 років тому

    Masha Allah welldone walalo lam so proud of you walhy.waxn rajynaya inanadan.aniga walagu furaya baa laygu yidhi hadad guriga calool keento xata wax kalena dabba

  • @HAWADAFILMSVLOGS
    @HAWADAFILMSVLOGS 5 років тому

    Macalin maskaxda wax iga sii aan dhadhamiyee waligeega ma cunin

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 9 місяців тому

    Adeero waaku taageeraa waxaana ii tahay roll model maa shaallah sasaa intaa macawis qaato baa hooyaday cuntada usoo karin jiray.

  • @ابوشير
    @ابوشير 5 років тому +1

    Mahadoow in badan baad wax noo sheegtay ee ilaahay ha nagu duxiyo wax sheeggaaga

  • @lunamud3143
    @lunamud3143 5 років тому

    Walaal alaabti Solar ta miyaad keentay.

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 років тому +2

    Muqdishaay, Hargeyso kudayo
    Nabada,
    Nabad baa Naas lanuugo leh
    Caafimaad kucun

  • @adamadams9656
    @adamadams9656 5 років тому +1

    Warning ⚠️
    Waxaan dadweynaha ogeysiinayaa anigoo ah wiil kunool USA sanadkii 2008 waxaa wasaarada caafimaad ku mamnuucday USDA in aan la cunin bini aadamka ama eyda la siin maskaxda iyo lafdhabarta xoolaha maskaxda ku dhex jirta xataa in wasaaradu albaabada u laabto wershedaha xoolaha qala oon maskaxda tuurin ee hilibka raaciya sababtoo ah waxaa la ogaadey xanuun ka caw mad ama xoolaha waalan in xanuunka waalida ay bini aadamka ugudbiyaan hadii maskaxda lacuno waan idiin digayaa fadlan

    • @nicmayusuf3802
      @nicmayusuf3802 5 років тому

      😂😂😂😂😂😂😂 xoolaha waalani bini aadamku miyey kaqaadaan

  • @seawater5434
    @seawater5434 5 років тому

    Yaa salaam wooooow wlhi alaabtaan waan Ku heystaa mudo ma aanan cunun 13 years

  • @ikramabdi407
    @ikramabdi407 5 років тому +1

    Inaderkay nin fariid ah aya tahay halka ka wad aad aya ku tageera cadawga ha jabo

  • @bukhaariyare3139
    @bukhaariyare3139 5 років тому

    Alle haku xafido wll sare bar somalida cuntada carab tuba neefka lafta uunbay tuurtaye

  • @amaalahmed1847
    @amaalahmed1847 5 років тому

    Maasha Allah mahadow meel qurux badan iyo cadceed waa hesheen laakiin walaahi bilaahi inaannanu maskax Kula karinayn

  • @بنتالصومالبلاديوافتخر

    masha alaah farxada alaha kuu ziyaadiya abti il alaha kaahaaya 🥰😍😘

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 років тому +8

    Mahad cabduloow inader wlhi bariis iyo baasta i dishee makuu imada aan maskaxada kula cuneeH.....😂

  • @buraale134
    @buraale134 5 років тому

    Wa organic wlhi mashallah madax kalunku wa qaali America

  • @haange
    @haange 5 років тому

    Masha allah koleey waa cunto xalaal ah somalida iyagoo gaajo u dhimanaya ayey ugaadha rabi ugu deeqay bey ka fasnayaan yaab

  • @mohamuddemohamed6621
    @mohamuddemohamed6621 5 років тому +6

    Qoftaydaan u share gareyn si ay maskax iigu samayso😅😅 ❤❤

  • @Mac86486
    @Mac86486 5 років тому

    Yes anigu waa cunay markan yaraa hada waan weynahay hargeysa ayan ku cunay

  • @abdirisaqali7002
    @abdirisaqali7002 5 років тому

    War nikan midgan miya?waamaxay maskada iyo wuxu kahadlayo.Aakh

  • @abdifatahismael5824
    @abdifatahismael5824 5 років тому +2

    Farxdaa ku nool sxp
    Farxaan baad tahay mar walba
    Masha Allah

  • @allahayoriyadaydaiirumeead6692
    @allahayoriyadaydaiirumeead6692 5 років тому

    Wlh waxan xasustay 2002 ayay edoday isin jirtay dhadhan ka ukunta oo kale ayay leedahay

  • @farmajoelectionwinIacarafey
    @farmajoelectionwinIacarafey 5 років тому +2

    Hooyoy rer isaaqland ma maskaxaday cunan sowtan layabay walidoda mawaxan bay cunan akhas 😱😷😷😷

    • @tufaaxmaygaag6340
      @tufaaxmaygaag6340 5 років тому

      farmajo 2021 election win I. a carafey
      Kkkkkkkkkk sxb meesha maskaxda daaye
      Sambabada iyo xiniinyaha ayaa laga cuno wlhy oo bilahi wala yaqana ee hubso

    • @nicmayusuf3802
      @nicmayusuf3802 5 років тому

      Idinku waad cuntaan daaroodland
      See waaye somali oodhan baa cunta kuwa kudhalay iyo kuwa kadhalatay weydii xitaa maxaa kugu kacay ha is martiyeen

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 5 років тому

    Dadkaa ugu cafimad kaa badan ayaa cuna maskaxdad calasha lafaha madaxa asia iyo africa cunan Lakin somali Wey ka fanan

  • @muwaadindhulkisauheelanabd2737
    @muwaadindhulkisauheelanabd2737 5 років тому

    Mahadow cuntoyinka sifican utaqana runti Norway maherad hadad ka furato dhaqale fican ka heli lahayd

  • @abdiganialas682
    @abdiganialas682 5 років тому +1

    Waa dalxiis aan lacag badan ku baxeyn oo maskax iyo madax malaay free ayaa la cunayaa
    Adeer Qurbahaa ku baray iyo Oslo.

  • @yaasmiinmaxsmed9805
    @yaasmiinmaxsmed9805 5 років тому

    Cawa igu horaysa chanalkaga wana kamid noqday horay usoco

  • @shukrisheikahmed8846
    @shukrisheikahmed8846 5 років тому

    Ma ba oga caafimaadkay ufiican tahay indha araga anigu waan sameeyey hada ka hor waa macaan

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah5848 5 років тому

    Saaxibadey aad ayey ila yaabaan markaan idhi maskax iyo calool ayaan Cindy. Maanta ayaan daawadsiin doonaa videogan. Waxaan kaa codsanayaa inaad calool aad sida suqaarka oo kale aad u samaysid aad Ku xigsiisid videogan. Sxb dadka cuntada bar especially reer Somaliland. Thanks your next video calool.

  • @ilhanmohamud4967
    @ilhanmohamud4967 5 років тому +1

    Masha allah dhulkii hoyo aha maxan u xise somalia

  • @Hanaadi-Ahmed
    @Hanaadi-Ahmed 5 років тому

    Reer modisho hadaan nahay
    Dadka qaar wey cunaan lkn ma jcli

  • @avtarmedia5521
    @avtarmedia5521 5 років тому +2

    Sxp waxaad ii tahay role model Allah haku xafido

  • @xikmadkororso3201
    @xikmadkororso3201 5 років тому

    walahi xasuus markaan wadankii joogay aad ayaan u cuni jiray waa wax aad umacaan

  • @idilwarsame2127
    @idilwarsame2127 5 років тому +1

    Huuno qof marwalba faraxsan ayaad tahay ilaahay ha ku siyaadiyo farxada.Dadkeenu waxay u bahanyihiin inaay hilibka iyo bariiska iska daayan kuguna daydaan waxyabaha wanagsan ee aad la wadagayso kaa faa’iidaystaan

  • @mualacabdinor1687
    @mualacabdinor1687 5 років тому

    Madax malaay oo bilaash yaa heli karaayo masha Allah caafimaad kucun

  • @deeqaibraahiimnuur6388
    @deeqaibraahiimnuur6388 5 років тому

    Aad ayey u macaantay maskaxda waana la cunaa laakiin adiga aad bad u sii qurxisay wanka helay sida aad u samaysay

  • @mufasaking760
    @mufasaking760 4 роки тому

    Nice father ayaad tahay mahad hore usoco

  • @geeleckariimaydid6193
    @geeleckariimaydid6193 5 років тому

    MAHDOOW LAKIIN WAXAAN IS WAYDIIYAY SIDEE BAA LAGAAGA YEELAY XAAFADA INAAD MASKA KU KARISO HARGAYSA? 16 YEARS AYAAN SOUTH EAST ASHIA KU NOOLAA BRAIN BARYANI MA MAQLI, XAGAAD KA KEENTAY RAYIGAA,MA CARABAHAA TOLOOW?

  • @umuyasincumar81
    @umuyasincumar81 5 років тому

    Bismilaah! Over my dead body! Weligay isma odhan walacunaa.

  • @naimaabdi5442
    @naimaabdi5442 5 років тому +4

    Mansha allah waxaad tahay aabe dhiirigaliya ah stress free ayaan dremaa markaan dawado videogaaga

    • @AsmaFiican
      @AsmaFiican 22 дні тому

      5sano kadib baa iga qoslisay😂😂

  • @ladansalah748
    @ladansalah748 5 років тому +2

    Bal tan suuqa miisaska hilibka hoostiisa ka buuxda ayaan soo guranayaa !!!!!!

  • @kafiyamusa9264
    @kafiyamusa9264 5 років тому +1

    Asc haa waan cunya lkn waxaan ku cunya beexaani waa macaana
    Thank you for sharing this

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 5 років тому

    Bara caafimaad iyo guri laysku baantaay baxsaneey hargeisay ka gudooney maskaxdii mansha allaah hargeisay guri gobeed

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  5 років тому

      You welcome. Ku soo dhowoow.

    • @flowerfm472
      @flowerfm472 5 років тому

      Mahadsanid waa dhulkaygi somali ayaan ahay hargeisa ano safaraan habeen seexday 1994tii weligay waase dhul somaliyeed somalia somali baa leh dhulku waa dhulkeenii dadku waa dadkaygii guuleeysta mahadsanidin dalxiis wacan🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍇🍇🍒🍇🍅🍒🍒🍇

  • @garmaalchannel7064
    @garmaalchannel7064 5 років тому

    hh horta maan cunin waligay lkn waa inan arintaa tijaabiyaa in badan ayaa layga sheekeeyey waan sidda beedka uun baa la yidhi

  • @muminafarah1222
    @muminafarah1222 5 років тому

    Masha Allah it looks nice but yaa kula cunaya. Maskax markaad karisay in lagu wadaago kumaad talo gelin Mahadow

  • @taslimofficial9591
    @taslimofficial9591 5 років тому +1

    Uff ufuu

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 5 років тому

    Wa hadanan waslad qa kasinayn lakin waxay ahayed inad nala wadagto dhadhanka maskaxda ma hilb mise chicken maxay u dhadhan eegtahay?

  • @zackhussein8933
    @zackhussein8933 5 років тому +3

    I had stomach accidently in berbera ones. Found out after enjoyed it 😓. I'll stick too liver and kidney as far as organs for now lol

  • @mohqmedmohamud3662
    @mohqmedmohamud3662 5 років тому

    Lakin markiii laguu jarjaraayo waxad bixinee lacagat madaxa lagu jarjaraayo

  • @cilmicalas577
    @cilmicalas577 2 роки тому

    Masha allaah

  • @safaxuseen0955
    @safaxuseen0955 5 років тому

    Mahad aadbaan kuugu mahadcelinayaa sidaad ufarxad badan thy iyo shaqadaada yaabka leh

  • @abdifatahismael5824
    @abdifatahismael5824 5 років тому +6

    How gacan baan kuu taagay wlhi
    Marnaa maskax cun marna ciin marna
    Madax kaluun
    Nin adag

  • @NickelodeonKings
    @NickelodeonKings 5 років тому +1

    Mansha allaha balse maskax yasinka duudub igudhafi

  • @allemagan987
    @allemagan987 5 років тому

    Alla wixii qurba joog ahaa xumaa inta ilaahay cilmi badiyay dalkii maskax cunow iyo kurshiin rag galaayo ayay sookordhiyeen

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  5 років тому +1

      Mahadsanid. In aad dadka u sheegtay wanaaga aan soo kordhinay.
      Halkan umaanu iman in aan wax xadno. Ama shaqo u soo raadsano. Waxaanu u nimid in aan wax kuu faaiidayno. Maskax cunoow. Digir. Soor. Iwm

    • @najmoashkir5935
      @najmoashkir5935 5 років тому

      @@MahadAbduleTurbashaash sax jawab ku filan wad sesay wllo

    • @allemagan987
      @allemagan987 5 років тому

      @@MahadAbduleTurbashaash adaa mudan anigu ruuxaygu kuma caayin ee waxaan kaa gujaynayay oo kaa rabay waxaas wax kabadan in aad ka soobarataan meelaha aad tagteen talaabaday qaadaan si aan ulaqaadno

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  5 років тому +1

      @@allemagan987 Maxaa ka wanaagsan in cunto la soo barto oo odayaasha qaadka cunaya iyo kuwa siyaasada qabyaaladaysan ku waashay la baro sida cuntada loo karsan karo, la baro in xaasaskooda ay jikada ka caawiyaan. cunto karius waa 6 years jaamacad ah ee la soco.

    • @allemagan987
      @allemagan987 5 років тому

      @@MahadAbduleTurbashaash kkkkkk wax ka wanaagsan malahan sxb
      intiiyarayd ee kaftanka ahaydna raaligakin buuxda ayaan ka bixinayaa

  • @samawadechannel7590
    @samawadechannel7590 5 років тому

    Wllahi waa runtaa madaxa kaluunka way tuuraan xaga hoose bay dhigaan waa bilaash cidiii ubaahan bay siiyaan
    Iisheeg aan soo gurtee maxaan ku kariyaaa ama sidee u kariyaa

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 5 років тому

    Mashala walaal. Thanks for sharing

  • @fardowsaIsmail
    @fardowsaIsmail 5 років тому

    Masha allah. I love Hargeysa.

  • @fartunshire4600
    @fartunshire4600 5 років тому

    Aniga wan cunay marar badan hooya no sameyn jirtay mcn wye lkn dadka qaar ma cunan wanku faraxsanahay madama an arkay qof sideydo kle cuna maskaxda😋

  • @suhaibabdikarim5452
    @suhaibabdikarim5452 5 років тому +1

    Sida adhigaad bilaa maskax noqo naysaa. Hadaacunto😂😂😂

  • @hibaaqgobad2427
    @hibaaqgobad2427 5 років тому

    Masha alaah walaal mahad ala haku xafido nabad ba caano macaan ala somaliland ha u siyadiyo walalahay somaliyana nabad ban ilahay uga baryaya

  • @sabrinas8603
    @sabrinas8603 5 років тому

    Mashaallah, anigo yar ca 9-10 år ayay habaryartey nosamayn jirtay aad bet umacan badantahay caraf iyo dhandanka ukun(smaker som egg 🥚) smaker så godt, cafimad kucun

  • @zakir0242
    @zakir0242 4 роки тому

    Maya wllhi maskax ma cumin hargeysa lagama cuno de

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah5848 5 років тому

    I like this man's idea.

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 5 років тому

    Walashey ayaa cunto maskaxda waa inaan hal malin la quraacdaa magac kale ubixi maskax xanun waaye.... funanadaan buluga iyo cadaanka yalagugu xirin kaftan

  • @dhoollayareahmed5259
    @dhoollayareahmed5259 5 років тому

    ma maskax geelbaa, misse adhi, ama lo,? sidee looga soo saaray madaxii ay ku jirtay?

  • @faisasamatar7114
    @faisasamatar7114 5 років тому +1

    Maskaxda lamayaabin ee waxan layaaba xagaad ka sooguratay yaase kuu soo jafay

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 5 років тому

    Shukran walalo cunto karinara no sobadi mahadsanid wallo

  • @sucaadkhaadi9455
    @sucaadkhaadi9455 5 років тому +1

    Ascww masha allah waan jeclahay maskax allah ku daweyo

  • @puertodesuerte415
    @puertodesuerte415 5 років тому

    Maskaxda waxaan xasuustaa iyadoo danbad kulul lagu dubo, markaan yaraa Magaalada Burco, laakiin, ma xasuusto inay ayeeyo ahayd iyo inay hooyo cida cuni jirtay, waan soo ogaan.

  • @apdirahmanapdiqadir238
    @apdirahmanapdiqadir238 5 років тому +1

    🤣🤣🤣🤣
    Maskax alahay ka alle .
    Gacanta rabi haku barakeyo mr mahad

  • @khadroh446
    @khadroh446 5 років тому +1

    Cunto cafimad gofkii cuna somlida waxey dhahan midgan miyaawaxan waxa cunaya jahilweye somli

  • @fousiaismail308
    @fousiaismail308 5 років тому +1

    Maasai allah waa farxad kow Somali canto guri ka karinaya labo maxkax karinaya Sadex farxaana waxay ila Tahay hadaan inta waa intraday damar soo joogtay waa xadaaradi reef xamarka

  • @ajabnino9577
    @ajabnino9577 5 років тому

    Waligay ma cunin lkn bal waan isku qasbi mujaahid ✌🏽