DR shiine waan ku salamaya salan ka bacdi wax ihaya gaas wax ixanuuna midhicrad xaga bidixda ee fedhah so toda markasta gaajo daran ayaa iheysa hadaan hore cunto u cuni waayo lafah ayaa i jajaba marka dr shiine talo isii wanad mahadsanid
Malyuun cire abayo tiifowga waxaad kaga reeysan kartaaa caano iyo tuun ama toon saad u taqaano waxaad sameyneysaa galaas cano a waxa ku kar karine hal xabo o toon ah wad jar jare tonta markey qawowaan a waxad cawee hawenki markaad seexaneyso o waxba ku dhineen Abayo wad ka reysanee wlh tifow dambo ma shegeysid insha Allah
Cudurraada maqaarku aad ayey u fara badan yihiin walaal. Marka waxaa fiicnaan lahayd inaad sheegto calaamado iyo astaamo aad ku aragtay maqaarka si talo lagaaga siiyo. Haddii aad si guud u hadlaysanaysana waxay noqonaysaa mawduucyo badan. Midda ragannimada la xidhiidha dee taasina wa ay ku xidhan tahay sababta keentay hoos u dhaca ragannimada. Tusaale: Waa in la ogaado hab-nololeedkaaga, da'daada, shaqadaada iyo xaaladdaada caafimaad guud ahaan
Walal hadii aad qufaceyso markii aad hurdada ka soo kacdo iyo marki aad seexan rabto cunahane aad ka dareemeeyso Riiraxyo ama olol, codkaagane uu gaaban yahay inta badan waxaa keena allergy= Elerji. Xitaa gaaska waa uu keenaa ololka cunaha marka bal wll u tag dhaqtar Ku taqasusay ENT= dhaqtarka cunaha iyo sanka iyo dhagaha iskuna day in aad qaadato kaniini gaas ama mid Allergy balse kaniinka aa qaadaneyso kala tasho dhaqtarkaga Mahadsanid wll Asc
What does a probiotic do? Probiotics are made up of good bacteria that helps keep your body healthy and working well. This good bacteria helps you in many ways, including fighting off bad bacteria when you have too much of it, helping you feel better. Probiotics are part of a larger picture concerning bacteria and your body - your microbiome. Gooryaan ma,ahan probiotic ee waa bakteriya oo cuntooyinka lasocota waxdhib ah na malaha
Allaah haydin barakeeyo
Masha Allaah qeyr Allaah. Ha.idinsiiyo
Shugran dr. Shiine Allah ya xifduka adi iyo safiirka Islamka ☪️❤️
ASC asxabey ilahey dardes iku duceya wacudsi 🙏 plz ino ilahey cafimad isiyo iku duceya iyo cimri dheer oo cafimad isiyo iku duceya wacudsi 🙏 plz
ILLAAHAY khayr ha idinsiiyo
Gaaska wiilkeyga oo 3 jira uu iga hayaa allow ii caafi isoo duceeya 😭😭
Aamiiiin yaarabi alleh hakucaafiyo
Abayo ilahay ha ku caafiyo se ku noqday babyga
Masha Allah Tabarakallah
Kafaaidaysi wacan Insha Allah. din.17:07pm.7feb.2023.Nl.
Masha allah ❤♥🙏💖
Jazaakallahu khayr
Masha allah
masha allaah tabarak jisakallaah
❤❤
Jazakallah Dictorka Allh barakeeyo imri dheer Allh siiyo masha Allh
Thanks Shi kh
Masha allaha
DR shiine waan ku salamaya salan ka bacdi wax ihaya gaas wax ixanuuna midhicrad xaga bidixda ee fedhah so toda markasta gaajo daran ayaa iheysa hadaan hore cunto u cuni waayo lafah ayaa i jajaba marka dr shiine talo isii wanad mahadsanid
M.sha walalaaha guy's Dr iga dheh walle
Masha Allah DR
Liin dhanaanta ma lgu daaweeyn karaa gaaska noo weeydii Drka
MASHA ALLH
Thanks
Alle ha ka jasaair siiyo
Masha allah Dr ka allaha barakeeyo insha allah
Wll Drka intee fadhistaa
masha allh
Wcs shugran 👍👍👍👍
Masha allah wallhi waa sida qalad ee aan sameeyo
Mashallah jazaahuLaahu khayr
Mashala mashalah
Masha,allaah jasaakumulaahu-khayran.
Manshaa allaah Dr.jazaaka allaahu khayr
Wada mahd
mashallh shukran
Iso boqda walalaha ku xiran wllken
Wax badan baan ka faaiday waayo waan arkay markaan hilib geelka cuno waan is dhaafiya habeenkiina gaas baan dareemaa
Hhhh wlh been ma ahan
❤
Dr xagee kala xiriirnaa
Jazakallaahu kheyr kkkk cajeerada sideeda at soo dhigaa
Mashaallh wa inte
Masha Aiiah
Maashaa allaah alla ha ku barakeeyo
Subhanallah very well said thanks
Jasaka allah
Allaha kuxafido
Dr shine xaguu joga
Masha Allah
Dr wax badan ka faa'iday
Dr. Aad baan u mahadsan tahay.
Allaha ku xafido
Xagaa lagaa lasooxidhiidhayaa dr
Masha allah dr shiine
Drka xagow fadhiista noo sheeg si lugu faideesto
Asc walaal igu caawi telka dhaqtarka
Haa
Mash.allh
MashaAllaaah
Jisakalahu khayar
Wllow tifow ayaa idiloday bilwalbe madaxeeda waa isduraa wax tobanbari dhamayn baan kuroonanayaa kadib waa laibilabayaa madax xanuun calool istaag qandho lalabo xitaa dhigayga wuukacayaa 150 tagayaa dkgtoorka noowaydii ilahay buuga xasanaadka hakuugudaro
Walal cirbadaha iskayaree iskuday inad kaniin kubadalatid cirbadaha wax yeelo badan ayey leedahay
Malyuun cire abayo tiifowga waxaad kaga reeysan kartaaa caano iyo tuun ama toon saad u taqaano waxaad sameyneysaa galaas cano a waxa ku kar karine hal xabo o toon ah wad jar jare tonta markey qawowaan a waxad cawee hawenki markaad seexaneyso o waxba ku dhineen Abayo wad ka reysanee wlh tifow dambo ma shegeysid insha Allah
fadlan nambarkiisa intee ka helaaa
Biyo badan iyo cunto qafiif ah bes somali waxay jecel yihiin dhereg badan biyo yar
Asc waan ku salaamay kadib su.aal ? Meeqo nuuc waaye gaaska intee nooc waaye detroor isii jawaab digtoor
Walal Safiirka channel 2suaal
Dr shiine mowduucaan haka hadlo cudurada Ku dhaca maqaarka si guud iyo sida loo daaweeyo? Iyo
Sida loo daaweeyo tabar yarida ragnimada??.
Cudurraada maqaarku aad ayey u fara badan yihiin walaal. Marka waxaa fiicnaan lahayd inaad sheegto calaamado iyo astaamo aad ku aragtay maqaarka si talo lagaaga siiyo. Haddii aad si guud u hadlaysanaysana waxay noqonaysaa mawduucyo badan.
Midda ragannimada la xidhiidha dee taasina wa ay ku xidhan tahay sababta keentay hoos u dhaca ragannimada.
Tusaale: Waa in la ogaado hab-nololeedkaaga, da'daada, shaqadaada iyo xaaladdaada caafimaad guud ahaan
Love's
Jazaakallaahu khayran
Asc dtr cana ariga subaxi miya lacabaya mise habenki intas noga jawab dtr mahad danid
Shukran wad mahadsantihiin sheekh iyo dhakhtar ka jasakumuallahu khyr warun habenkii cuntadan ku sexana anigu wan isku arkay biyaha kulul ehabenkii lagu saxanayo iyo subixii on dibiro laso kacayo kadib 11qurecda amba 12wayo waxba macunikarayo lkn caanaha adhigu mayna ximanayn oyna kala baxayn intaso dhan haday yalan mise talagada laga linayaa
Asc caanaha arigu Dr uu sheegaya ma kuwa idaha mise riyaha ama dhaman ariga oo idil
Dhamaan
@@mahir6410 shukran wll
Ok
Asc
Dhakhtarka
Waxan
Waydinayaa
Aadhiga
Canihisu
Ma
Iidaha
Mise
Riiyaahaa
Adhiga ayaa lagu yidhi maxaa meesha keenay ido
dr shiinaha la sheegay kan miyaaa mise kii indhaha mahin miyaa
Asc walal masanid waxan LA daladhacaye gaas
gooryaan maxaya
Share
Aniga waxaan dareemaa olol cunaha ah maxaan iska daweeya
Walal hadii aad qufaceyso markii aad hurdada ka soo kacdo iyo marki aad seexan rabto cunahane aad ka dareemeeyso Riiraxyo ama olol, codkaagane uu gaaban yahay inta badan waxaa keena allergy= Elerji. Xitaa gaaska waa uu keenaa ololka cunaha marka bal wll u tag dhaqtar Ku taqasusay ENT= dhaqtarka cunaha iyo sanka iyo dhagaha iskuna day in aad qaadato kaniini gaas ama mid Allergy balse kaniinka aa qaadaneyso kala tasho dhaqtarkaga Mahadsanid wll Asc
@@alfaofficial9163 shukran wll jazakalaah
@@hoodoibraahim5187 cafwan wll
Diktoore cashada mlayska daynaa mise waa in waqti lasiiyaa hurdada kahor
wll wad mahad santihiid please barnamijtan noo so badiya
Asc walal ilmaha yar 2 sano kayar ilkaha usoo bixin cunada qaar macalali karaan weyliqaan marka madhibaa ooga imaan kara
Wll adigu u julci ilmaha leqida ayaaba dhib ku ah contada adag sanad ila 2 sano sii cuto kaara oo aad jilcisay ama riqiday😊
@@zmandmm3582 mahadsanid wallqaali
kani dakhtar Mahan ilaah ummada haka qabto
What does a probiotic do?
Probiotics are made up of good bacteria that helps keep your body healthy and working well. This good bacteria helps you in many ways, including fighting off bad bacteria when you have too much of it, helping you feel better. Probiotics are part of a larger picture concerning bacteria and your body - your microbiome.
Gooryaan ma,ahan probiotic ee waa bakteriya oo cuntooyinka lasocota waxdhib ah na malaha
walal in aad afsomali noogu sheegtey aheyd ileen meesha somalaa isugu faa'iidey neysee
@@raysiyobarwaaqo3804 walalo doctor kushegay Wuxuu ku yiidhi waa goryaan
The guy in the video does not know what he is talking about I think he is not legit doc
Ninkani wuu kaftamayaa caano 20 bari yaalay yaa cabi kara?
Dagtarka side lambarkisu laguheli kara
Dowlad la'aantii wataa afsoomaaligii aynu ka caydhoownay,cilmigii waad haysaaye aawey weedhihii soomaaligii
Share'S
Please dectorku haynoo faahfaahiyo sida canaha ariga caanihiisa loodhigo maalmo badan kadibna laysugu daaweeyo?? Macanaha riyahaa mise waa kuwa idaha? Mise waa labadaba please ufaah faahiya dadka
Safiirka sidaan xal ma aha hadii aadan ka jawaabeyn codsiyada bulshada waanu ka tageynaa ee si deg deg ah noogu jawaab
Hadaan biyaha inaan kucabo aan rabo goormaaa kadhikta kadib cuntada mise kahor ileen kucabideeda dhibaato ayey keentaa siduu dhaqtarku sheegey
Asc walal gaska anika dacban la ah
Allaw Nagadaawer
H bacteria ayaa caloosha markey Ku badato ayaa gaaskaa keenta......taasina daweynteedu way yartahay inay baxdo way yaraataa lakin ma dhamaaneyso
Digtoorku wax wanagsan ayuu ka hadlayaa aqoona waa leeyahay laakinse af somali ma garanayo inama fahansiin karo wuxuu sheegayo
Marka aqoonyahankeenu nooca noqda maxay taraysa aqoontiisu
caana ari oo laabatn bari meel yaalay aa inta hore warka wuu igu socdee markaasaan ka haray
Saas daradeed somali hada nahay gaaska uwada qabnaa
Dr halkee kala xariiri karaa
Lagata's
Yaan la qubaysana ader hadaan la qubaysan yaa seexan ka rah subxanalaah
Facebook'S
Livetime'S
Hada ayuu gooryaan naka buuxaa
Gaasku maxa laga ga issga daweya aad Ayan ulalitaa
ilaahey swt hayna caafiyo
Caana baqay lama cabi karo ma waxaad ka wadaa garoorka baq =way xumaadeen weeye
Halkaas waan ku wareeray walal ma ila aragtay
Wax uu yaqaano majirto
gooryaan baa
Cuntada shiida kulahaa
Bacteria iyo gooryaan buu kala saari la yahay !
Sax waaye
Asc
Wcs wllo
Wlh carabta waycalaliyaan
Dititorehadayatahaysonkawarn