Anaa emotional noqday wlh Alle naxariis badanaa Sida uga farxiyay reerkaa Allow ilmahooda uga yeel mid baari u ah oo aduun iyo aakhira anfaca. Il insi iyo Mid jinba Allaha ka xifdiyo. Allahuma barik.
Asc shekh masha allah qisadada dadka tusalaha unoqotey ba kamid ahay aniga sedax sano iyo bar wax dhalin xajigeyga kheyr alle hasiye aya isla dhageysaney 40 daqiqo ayu aha ducoyin badan kafaidey jazaka allah kheyran shekh mustafa alle waxu igu arzaqey laba wiil Alxamdulilah
Maasha allaah, Umu C/raxmaan ilaahay ha barakeeyo cimrikeedana allaha dheereeyo awlaadana baari allaha ka dhigo kuwo kale oo badana allaha siiyo Xasjiguna waa jecel yahay ha sii wanaajiso.
Horta Allah is great allhu akbar waxkasta awoodeda alle oo kaliya ay usugnaden dunuubtena alle ha dhafo allahumma aamiin, allaha ha barakeyo umu abdirahman wa gabar iimaan badan masha Allah alle ha idin xifdiyo oo ha idiin barakeyo noloshiina oo dhan abdirahman yare alle ha xafido so barbaar my child.
Wixii eey mari leheed weey martay umu Cabdiraxmaan waayo sadexda bil ee hore ayaa ugu kulul. Allah hanaga dhigo kuwa isaga barya iyo dad isku dulqaadta markay dhib soo wajahdo. Qof dhan oo la leeyhay ma dhalays ayaa tahay Subhanallah.
😂😂😂 so ma aheen wu kaga naxsadey umu cabdiraxman you tube so geliyey arooska 2 iyo mid kale laguursadey we Kala tageen markas wiilkeda korsanesay aragisa xita udiidey Ka calaacalu jirey Facebook wiilkega maalin u arki donaa asaga leh 😮😮😮 nin aaminaad maleh marka quustey
Maashaa allah sabirka umu cabdulraxmaan iyo sheeq mustafa waa qiso allah aay kaga codsadeen awlaad saalix ah balse sheeq mustafa balantii ayuu ka baxay hadana waxa uu sheegay inuu jecel yahay intaas ayaa ku filan ee allah ha barakeeyo
Allaha kuu xafido xasaskaga iyo ubadkaada Allaha kusiiyo ubadkale oo bari ah Umma C/ramaan sabarkeeda Allaha ka abaal mariyo wall guurka ceebmahan ee waxaa xun in la’xumeyo xaaski hore oo aan cadalad lasameyn plz halagu dadaalo cadalada Allaa kuu abaal gudayo Alle kabaqa qofkasto waa in mas’uuliyadiisa kasoo baxo Allaha idiin xafido
Alle raali ha idinku noqdo Adun iyo Akhiroba adiga ubadkaga iyo xaskaga umu Abdirahman Alle ha idin ziyadiyo jacaylkina jacayl aan dhamad lahayd alle ha idinku arzaqo Jacaylka waa ka garsiinay naga gadoon umu Abdirahmanay jacalyka amaanada ah qiimaha badan
INSHA ALLAH BARI WAA ISNIIN ha Hilmaamin Inaad Soonta Allah dartis Waxaan kula Jaclahay Waxaan Naftayda La Jeclahay Kheyrka Ixasuusi Aan ku Xasuusiyee BARAKALLAHFIKUM
Maasha allah illhey umu abdrahman ha dhooro iyad iyo wiilkeyda waa gabar sabrar badan illhey wixii laga tuugo maba lawaayo e anag caasi ah illhey oolada ah nodaayo hana no barakeyo inta heesan allah ha siiyo oolaad saalax H
masha Allah waa cilmi dheeri oo u baahan inuu qofne quusan dhibwalbo oo qofka muslimka soo wajahdo inuu Allah baryo si uu u helo wuxuu rabo inaan Allah laga quusan ❤❤❤❤❤
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Waligay ma oran inan sujuuda ugu duceeyo maahee ilaahow inta aan awlaada haysan awlaad baariya sii
Anaa emotional noqday wlh Alle naxariis badanaa
Sida uga farxiyay reerkaa Allow ilmahooda uga yeel mid baari u ah oo aduun iyo aakhira anfaca. Il insi iyo Mid jinba Allaha ka xifdiyo. Allahuma barik.
illaahow intaan walaad siih yaarabi intii haysatana ubarakeeh yaa allaah
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥🕋❤️🫵🏻
Asc shekh masha allah qisadada dadka tusalaha unoqotey ba kamid ahay aniga sedax sano iyo bar wax dhalin xajigeyga kheyr alle hasiye aya isla dhageysaney 40 daqiqo ayu aha ducoyin badan kafaidey jazaka allah kheyran shekh mustafa alle waxu igu arzaqey laba wiil Alxamdulilah
Mash allah
Mashaallah Mashaallah 🤲
maasha,Allh
Allaahu agbar ilahayow gabadhas iyo sheqaba barake yarabi wax kasto qeyr ahoy rajeynayana ilahayow sii
Yaa Raxmaan ubad barakeeysan caafimaaadkoodana taam ah isii aniga iyo inta ilamidka ah
Mazha Allah naxariista Rabbi wiligaa ha ka quusan illaheey waa qani naxariis bdne ah Alxmha soo bar bar umo cabdi raxmaan🥰
Yaa Raxmaan❤😢 u bad khyr qaba I sii Ani & Gabar kasta jecel ineey hooyo noqto runti dadkena somaliyed waxan ku Jira dad jecel iney markasta qofka dhawacan oo kugu dhibaya maxaa u dhali weysay subxanllaah bal qaar wey kugu jees jesyan😢
Amiin yaa Allaah abaayo mcn ilaahay awlada salixiin ah ku ku irzaaqo ❤❤
Aamiin aamiin yaarabi
ilahay hakugu arzaaqo owlaad salixiiin ah walshay macan somali warkoda dhag jalaq hausiiin owlaada alla bixiyo ducada badi insha allahu raxmaan
Aad baa u mahadsantihiin walalahey ducadiina Raxmaanku ❤️ ha ii aqbalo
Aamiin Aamiin yaa rabbi 😢
SubxanAllah. Dhowr jeer ayan dilmay walaalayal ducada igu soo kalmeeya inuu Ilaahay ilmo khayr qabo isiiyo.
Mashaaallaah umu cabdiraxmaan aduun iyo akhiro allaah a barakeeyo ubadakeeda baari ilaahay ha u gadhigo jaceylka uu zowjkeeda jecelyaha ha ulaba laabo sheikh mustafe ilaahay ha xifdiyo 🤲
5sano Ayan Rer leyahay weliina Owlaad mahelin Rabbi Hanasiyo Aniga iyo Intaan Haysanin Ducadha waa dankina Axbabi📿🤲
Aamiin yaa rabbi Allow adiga iuo inta kula midka ah Alle ha idin diiyo
Ilhy ha ku siiyo wll mcney qaar aad ku idho doogsato ala agtiisana kugu anfaca ❤❤❤❤
Allah haku siiyo aawlaad ku anfaco aduun iyo aanqiro Adi iyo intii islam eh oon rabto Aamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Ilaahey raxmankaa owlaad kheerbadan haku siiyo intaan heysanna ilaahey hasiiyo
Awlaad salixiin Allaha idin siiyo❤
ale.haku.baarkeyo.shikh.aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah waa qiso lagu cibri qaato sheekha ilahay wiilkiisa ha ubarkeyo Aamiin Aamiin yaa Rabi
Mashaa allaah sheekheena mcn waa qiso cajiib ah ilaahow xifdi cabdi raxmaan iyo lawadiisa waalidba
MnsHa allh ilaahy inta bilaa awlaada ah awlaad baari ah ha siiyo inta haysatana ha u xafido
ALLAAHA ubarekeyo xasaskisa iyo owlada islaamka ALLAHUMA aamin
Masha Allah tabarak walahi wan ooyay walahi waa cajiib anigana shiiqow ii soo ducee wan dhibanahay
Umu Cabdiraxmaan halkaan ayaan kaa salaamaynaa Allah aduun iyo aakhiro haku xifdiyo.
اللهم لا مأنع لما أعطيت ولا معطي لما منعت ولا ينفع ذاالجد منك الجد😢
فصبر جميل والله😢
Manshallah tabarakallah alle adiga iyo sheikhaba ha idin barakeyo safiirka islamka waxan codsan laha ducada iyado carabiya ina noso galiso fadlan
Asc wallaalkey adiga iyo umu cabdiraxmaan taariiq diina waa lasocdaa masha allaah rabiyoow owlaad baari intaa hassan sii yaa xayul yaa quyuum
ماشاءالله تبارك الرحمن اللهم أحفظ أم عبد الرحمن وبارك أبنائها واسعد قلبها واحفظ عليها كل شر ❤
0pp00⁰
امين يارب 🤲🤲
⁰
❤❤❤❤❤❤❤❤
@@carabyare9808 c
Rabbi crxmaam haidinkaga dhigo kii baari idin noqda sheikh mustapha allha kubarakeeyo adiyo qoyskaba
Maasha allaah, Umu C/raxmaan ilaahay ha barakeeyo cimrikeedana allaha dheereeyo awlaadana baari allaha ka dhigo kuwo kale oo badana allaha siiyo Xasjiguna waa jecel yahay ha sii wanaajiso.
الله أكبر Aamiin yaa rabbi Allah ha xiftiyo Sh mustafe iyo 2badiisa Xaasba iyo Alaadiisaba, Dhamanteen Allah ha ina xafido.
Horta Allah is great allhu akbar waxkasta awoodeda alle oo kaliya ay usugnaden dunuubtena alle ha dhafo allahumma aamiin, allaha ha barakeyo umu abdirahman wa gabar iimaan badan masha Allah alle ha idin xifdiyo oo ha idiin barakeyo noloshiina oo dhan abdirahman yare alle ha xafido so barbaar my child.
Shikh mustafa waan dawadey 9sano kahor mrkan qisadiisa arkey, ilaahay habarakeeyo ❤
Mashaa allaah tabarakallaah allahuma baarik allah haxifdiyo umu candrxman iyo awladeda wanaagsane Waa ilaahay waxad waydisato wu kusiin. intaan awlaad haysan allah hasiiyo inta haysatana allah ha ubarakeeyo
ماشاء الله تبارك الله اللهم احفظ ام عبد الرحمن وبارك أبنائها واسعد قلبها واحفظ عليها في الدنيا والاخيرة من كل شر ❤🌸❤🤲
Wixii eey mari leheed weey martay umu Cabdiraxmaan waayo sadexda bil ee hore ayaa ugu kulul. Allah hanaga dhigo kuwa isaga barya iyo dad isku dulqaadta markay dhib soo wajahdo. Qof dhan oo la leeyhay ma dhalays ayaa tahay Subhanallah.
Masha allah umu cabdirahman wllshy samirkaga bad ku gaarty zawj wanagsan buu rabi ku siiyey allaha idin xifdyo dhamntiin
Allaahu akber wlhi waa qisso cajiib ah ubadka allaha noo barakeeyo intaan heysanina allaha siiyo ubad kheyr qabo
Masha Alah Allha na siiyo dhamaan intaan hysn waxa isoo jiiday Ereyda.
Anba wahanka waan kula qabaa waayaha aduune.
Anba warasa waan kula jeclahy wehel caruureede.
Waxba ha igu weyrixin rabaan wehel ka Sugayayee
4sano rer leyahy illhy inuu awlaad wangsan hanagu irsaaqo ani iyo inta kaloo muslim ah😢
Allah hakusiyo awlad salah❤
Amiin wllo ilahy hakusiyo ubad salixa dhamantenba ilahy hyna siyo awlad salixa inti hysatana rabi haw xafido
Abyo istiqfrta bdhi wlhii dadbdhn ayaa carur kuheli hitaa wxn mqli qisa 8sano kdib matana dshi istiqfrta drted.hita yutup kuqor faithdeda wdybi wlhi plz kafaitheysta
Afnan edhebsn yutupkethna frztha plz wxbhdhn kafaithi wlhii
Masha Allah Allah ubarakeeyo shiiqa xaaskiisa iyo caruurtiisa ina ta an haysana Allah siiyo
Umm Cabdi Raxman ilaahay khair badan hasiiyo ilaahay haxifdiyo hana badbaadiyo. Qisadii labaad ayaan kaasugeenaa. Sheekh mustafa hanala wadaago meeqa ilmo kale ayuu Allah subxanalah watacalaa kasiiyay umm Cabdi Raxman
Cabdiraxman uun sida iigu danbeysay iskumeel mawada jogan. Laakiin xaajiyad kale ilaah caruur kale ka siiyey😮
@@Aziiza_A jazakalah khair
ماشاءالله تبارك الله اللهم بارك ام عبدالرحمن وابناءها وحفظهم بحفظك واشرح صدرها ان زوجها يحبها
Maasha allah umu cabdi raxmaan alleha barkeeyo iyada iyo awlaadeedaba aamin yaa raabi.
As ilaahay hakuu barakeeyo laakiin sidaa aad shégtay waan daawaday muddo hore markup guursadayna waxan uso qoray sheekhii sowkii yidh lama bguursanayo samaxnaakum sheekh qoladii yar masyrtay baan ku jiray
😂😂😂 so ma aheen wu kaga naxsadey umu cabdiraxman you tube so geliyey arooska 2 iyo mid kale laguursadey we Kala tageen markas wiilkeda korsanesay aragisa xita udiidey Ka calaacalu jirey Facebook wiilkega maalin u arki donaa asaga leh 😮😮😮 nin aaminaad maleh marka quustey
Maashaa allah sabirka umu cabdulraxmaan iyo sheeq mustafa waa qiso allah aay kaga codsadeen awlaad saalix ah balse sheeq mustafa balantii ayuu ka baxay hadana waxa uu sheegay inuu jecel yahay intaas ayaa ku filan ee allah ha barakeeyo
Ilahay ha xafido iyada iyo ubadkeedaba ana waxan codsanayaa walashay oon 6 sano reerlahayd oo aan wax caruur ah wali dhalin inuu ilahay ubad salixiin ah siiyo iigu soo duceeya
Ilaahy ha siiyo
Ilaaahay haku arzaaqo
Amin yaarabi
ALLE ha siiyo owlaad saalix walaashaa iyo dhamaan walaalaha kale
ALLAH haa kugu arzaqo abayo awlad bariya oo salixina
Asc iso duceya walaloyaal muraad baan leyahay 40 si niyad igu so duceya waa iga codsi😢 alle ha idin kiin aqabalo ducadena
Kkkk masha allah umu apdu rahman ilahey haku xifdiyo adiga iyo dhaman usrada
Walalyaal iso duceeya waan xanunsanhy allah ha waxbaa kumacusla in alleh i caafiyo
Maasha alaahu alahuma xafido umu cabdiraxman sabarna ugu deeq yaarabi aaaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi
Kwa ka badan oo kheer qabo Allah idiin siyo adiga iyo intii muslim oo ubad rabo 🤲🤲🤲🤲
Umu Abdi rahman Allah ha xafido ayada iyo wiilkeda caruur kale oo bariyal ahna alle haku arsaaqo familyka alle ha barakeyo
Allaha kuu xafido xasaskaga iyo ubadkaada Allaha kusiiyo ubadkale oo bari ah
Umma C/ramaan sabarkeeda Allaha ka abaal mariyo wall guurka ceebmahan ee waxaa xun in la’xumeyo xaaski hore oo aan cadalad lasameyn plz halagu dadaalo cadalada Allaa kuu abaal gudayo Alle kabaqa qofkasto waa in mas’uuliyadiisa kasoo baxo Allaha idiin xafido
Alle raali ha idinku noqdo Adun iyo Akhiroba adiga ubadkaga iyo xaskaga umu Abdirahman
Alle ha idin ziyadiyo jacaylkina jacayl aan dhamad lahayd alle ha idinku arzaqo
Jacaylka waa ka garsiinay naga gadoon umu Abdirahmanay jacalyka amaanada ah qiimaha badan
Asc maaaaaashallah wll alle ayaa bixiya awlaada beryada eebaana wax ka wayni ayna jirin alle haydin soo badiyo awlaada maaaaaaashallah rabiyoow ubadka noo kori oo baariyaal aan ku nasano nooga dhig oo noosoo badi wiilasha iyo hablahaba yaaa rabi yaa waduud yaa mujiib yaa facaalu limaa yuriid yaa dul carshil majiid yaa kariim yaaaaaaa sabuuur allow noo aqbal ducada adaa ajiibee
3 sano rer leeyhy walina owlaad ale swt ima siin allh aniyo kuwa ila midka ah owlaad baariya rabi swt hanagu arsaaqo
Mnsha allah alow barakee qoyskaa intan awlad haysanin allow siii amiin
Sheikhaan waan dhegeystey
Xabiibi uur baad leedahay
Oo mala guursadayba
Waa iska nin somaaliyeed
Masha Allah Ummu Cabdirahmah Allah ha xafido iyo wiilkeeyga Cabdirahmaan ❤❤
intaa haysan ilaaheyow sii intaa haysanana ilow noo barakey
Asc Shiikh Safiirka islaamka waan kusalaamayaa adiga Shiikh Mustafe Akhyaar waad mahadsan tihiin Shiikh Mustafe ilaahay ubadkiisa ilaahay ha ubarakeeyo aamiin aamiin aamiin
ilaahay habarakeeyo ummu cabdiraxmaan iyada iyo ubadkeeda iyo sayidkeeda Aamiin Aamiin
MASha allah tabarakallah allah idinbarakeyo wallahi cimaro qadasho mabara sadma ayo ayay somalidu kumahamahi jirtahy halaga fa idaysato qisadan
Umu cabdiraxman alle ha barakeye ilmo kale ma dhashay
runti aniga hooyo waan noqday illaah wuxuu igu arsaaqay 2wiil iyo 1 gawar illaah ayaa mahad leh hadana 5sano madhalin 1 gawar ayaa iijoogta 2 wiil na allaah ayaa iga jeclaaday hadana allaah ayaan ka sugaaya idiinkana allaah ii barya inuu illaah isiiyo awlaad isiyo insha allaah
Badal qeyr qaba Allah kaga baryaaya istiqfaaarta badi iyo saliga nabiga abayo
Walashey waxa ilahey gaga baryay ino labada ilahey kajecladay kugu badalo hal mar kusiiyo labo ilmo hal mar wada socdo insha allah walashey ila dhalatay ayaa saas oo kaleh iido labo gabadh ujoogto ilahey gabadh siiyay wana kanoqsaday hadana nin kaleh is guursadeyn gabadh kaleh ilahey siyay hadana ilahey ayaa kajecladay balse ilahey waxo qadaray ino hal mar labo gabadh siiyo allah waa naxariis badane waxo kusiiyo inta kacelsho ayuu hadana awooda ino hal mar kusiiyo into kaqaday alxdulilaah aniga lafteyda ilahey ayaa isiiyay labo gabadh iyo hal wiil alxdulilaah ilahey haidayo inta heesan ilahey hasiiyo walaahi baan kudharte waxa adunka ujeclahay ina uduceyo muslim ah maihi qof galigiis ducesto alxdulilaah taasna waa kufaraxsanahay ina walalahey muslimka uduceyo marwalbo ilahow inta awlad heesan sii ilahow inta murad leh muradkoda macsi eheyn sii ilahow inta xanunsan caafi oo muslim ah❤
Amiin wll ilahy hakusiyo awlad kalo salixa labadana siqir akhiro allah hakaga dhigo amiin yarabi
Amiin amiin amiin
Illahay uwad qayqaba hakusiiyo abaayo
Mashaa Allaah sheekhan waa nin degan Allaah ha barakeeyo ❤
Mashaalah wiilkas waa deeq rabi alaha baari hauga dhigo umu c/raxmaan
INSHA ALLAH
BARI WAA ISNIIN
ha Hilmaamin Inaad Soonta
Allah dartis Waxaan kula
Jaclahay
Waxaan Naftayda La Jeclahay
Kheyrka Ixasuusi Aan ku Xasuusiyee BARAKALLAHFIKUM
ما شاء الله تبارك الرحمن اللهم أحفظ أم عبد الرحمن وبارك أبنائها واسعد قلبها واحفظ عليها كل شر
masha allah alow xifdi umu cabdaraxman
Ilaahay subhaanahu watacaala haxifdiyo beautiful family Mansha Allah Allahuma barik
Maasha allah illhey umu abdrahman ha dhooro iyad iyo wiilkeyda waa gabar sabrar badan illhey wixii laga tuugo maba lawaayo e anag caasi ah illhey oolada ah nodaayo hana no barakeyo inta heesan allah ha siiyo oolaad saalax H
Amiin ya rabi , we love you Umu Abdirahman, Anakana no so ducaya ❤
Mashallah Allah ha idin xifdiyo Cabdiraxmaan Allah ha idiin barakeeyo, qoys is jecel.
Manshallah Allaha bareekeyo umu Cabdiraxman Iyo caruurteda waa qiso wanaagasan .
Mansh allaah allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar jasakallaahu khayrn alle haidin barkeeyo
Mash Allah Allaha barakeyo umu cabdiraxman aawlada Allah baarihaugadiko
Alle haxifdiyo umu cabdirahman iyo ubadkeedaba
Ilahow umu Abdiraxman iyo sheikh xifdiyo what beautiful story ❤❤ il xasid Allah idiin ka kooriyo 🤲
Beautiful story Somalida ma xajinkaraan waadaa wuu iloobay nololkale ku dulsameeystay umu Craxman waa qof dahaba ilahay ha barakeeyo
ilahay waa wanagsane naxariis badan wllhi qiso cajiba waye
Alle ha ku barkeeyo ubada badan alle ha kusiiyo sheikh
Allaha barakeeyo umu Abdiraxman iyo seyigeeda
Masha Allaah tabarakallaah ilahay ha xifdiyo sheikha iyo ehelkiisaba
Mansh allaah illaahay habarkeeyo umu cabdiraxmaan fidunyaa wal akhira
Mansha allaah alaahu akibar ilahay ha idin xifdiyo adiyo marwadadaba
Alle ha barakeeyo umu cabdiraxman iyo qoyskeedaba
masha Allah waa cilmi dheeri oo u baahan inuu qofne quusan dhibwalbo oo qofka muslimka soo wajahdo inuu Allah baryo si uu u helo wuxuu rabo inaan Allah laga quusan ❤❤❤❤❤
ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء يارب اللهم امين
Allha xafdiyo umu abdi raxman iyo owladeda insha Allah ❤❤❤
Ya alaaah mashalaah alaahuma baarik amazing story ilaahay waa deeqsi cidii baridana ma qadiyi ❤💎
Anoo gabar ah baan dhagaysatay qisadiisa sheekha hadaane aniga ayayba I haysataa ilahay in uu iga saaro baan rajaynaayaa iisoo duceeya in allah awlaad abraar ah siiiyo
Inte ka dawatey abayo adna Allah ha Ku siyo awalad bari
M.a ilhy ha xafido ilhy ha iskuyna dayo
Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الرحمن ألهم احفظها أم عبدالرحمن وباركها
Alle ha barkeeyo umu c/raxmaan
Rabbi ha idin xifdiyo. MashaAllah tabaarakAllah. 🎉
Masha allah rabi nimcoyinkisa lagama quusuto
Janalkan aada ayan uguxidhanahay masha allah
Shekhe cunug yara o jira 7 bil aya 8ga xanusan ifusooduceya
ماشاءاللہ تبارك الرحمان
اللهم بارك ام عبد الرحمان
ALLAH HA ISU bARAKEYO
UMU CABDI RAXAMAN IYO
ABU CABDI RAXAMAN.
Mashallh umu abdirahman iyo xajigeda allh idnxifdiyo wad iso sosamirten nasrigi allhna wad heshen allh idin ziyadiyo
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
😅😢
Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤
Masha allah runti walhi wa qiso cajib ah qaybta kle noo soo gali walal
Masha allaah tabarakallaah umu cabdiraxmaan allaha xafido iyada iyo awlaadeda
Masha Allah masha allah masha allah tabaarakallaah ❤