Maya Maraykanku ma diri karo 1000 dayax gacmed sido kale way fiicantahay inay goonaayan internet ka si aanu u shaqaysan maraykan iyo reer galbeed ka anigu waxan jooga caasimada jamuriyada somaliland ee hargaysa ❤❤❤
Bada cas area Somalulnd Berbera 45 line baa mara. Xaga Iyaga xigtanna haa 400lune ayaa mara (Cabel Sous marine) Fiber obtiQue, ilaa kuwa Kenya qabta Tanzania East africaba Exact iyagey Agmaraaan
Cidii maqashay internet ka goyo 2024 wuxukago i Asia iyo Africa dushana waxalosari yaman marekan hoshaas fulin qarxinta filoyinka sidii tuboyinkii shidaalka yurub genjirey uqarxiyey cml Isbadal cusub Africa iyo Asia
Xuthiyiintu hadey Internetka Jaraan waxa qasaaraha ugu weyn dareemaa Wa Africa oo hadaba Aduunka ka dambeyso! Mareykan iyo daba dhilifyadiisa Maahan. Waxkale aad ku xanuujisaan Reer Galbeed raadi baan dhihi lahaa Internetka noo daaya 😅
the pple of faith are working to over come this in shaa Allah time will come the muslim will be victorious in the land and space coz the soldiers of (angels)are there in control.
Waad ku mahadsan tahay xogta aad nala soo wadaagtay Ustaad, Haddii aynu daraf ama dhunac ka istaagno, inagoo jal hadlayna xaaladda ay ku jiraan reer galbeedku, waxay ku jiraan laba dagaal, midi waxa weeyaan waa dagaalka ay kula jiraan hamas oo ay ku difaacayaan israil, mida labaadna waa kay ku caawinayaa Ukraine, sidoo kalena ay dagaal kula jiraan Ruushka. WABILLAAHI TAWFIIQ
Islaam iyo gaalba tan dan uguma jirto hadey gaalo la dirir yihiin toos ha u radsadaan internetka dad islaam ah hantidooda ba ku jirto umad kala maqan baa ku xariirto wax fcn maaha kiley arrinkaas
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ﷺ ❤️
Scw
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺ
Scw❤❤❤❤❤
Scw
Scw
Waan in aan ku taageernaaa Xuutuyiinta Yemen 🇾🇪👏🤝🇸🇴
From South Africa 🇿🇦🎉
😂😂😂😂
Alle haku barakeeyo wll qaali waaberi miidiya Muubahiya ugu fiican igana Macquulsan wariyeyasha aduunka ka hawlgala
Maya
Maraykanku ma diri karo 1000 dayax gacmed sido kale way fiicantahay inay goonaayan internet ka si aanu u shaqaysan maraykan iyo reer galbeed ka anigu waxan jooga caasimada jamuriyada somaliland ee hargaysa ❤❤❤
Kadaa jamhuuriyada yaanay bilaa interned noqone😂😂😂 from north-east Hargeisa capital city
Yaa ku dhahay ma diri kro
Waad mahad santay zhp c/rahman hadaad aqbashay dalabkayagii ahaa 5days kasta soo gali muuqaal alle haku barakeeyee adna nayskaaya bar c/raxmaan waakuma
Wa mahadsantahy zxp horay usoco mowducyadada waxay koriyan aqonta dhanayarada somaliyeed
Wlhi xutiyintu wa rag rag ah
M.a keep going wll
Sxp podcast no hirgali inta igu raacsan❤❤❤❤❤❤
Bada cas area Somalulnd Berbera 45 line baa mara. Xaga Iyaga xigtanna haa 400lune ayaa mara
(Cabel Sous marine) Fiber obtiQue, ilaa kuwa Kenya qabta Tanzania East africaba Exact iyagey Agmaraaan
Saas rabaa mareekanka, israa'iil ha ogaadaan tabartooda
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Abdirahman wabeeri the best horay usoco
Mahadsanid zxp waaberi ❤❤❤❤❤
Cidii maqashay internet ka goyo 2024 wuxukago i Asia iyo Africa dushana waxalosari yaman marekan hoshaas fulin qarxinta filoyinka sidii tuboyinkii shidaalka yurub genjirey uqarxiyey cml
Isbadal cusub Africa iyo Asia
Ha dhaco reer Galbeedku
Xuutiyinta Yemen 🇾🇪 Guul Guul
ILAAHAYOW ay jaraan
Xuuti guul guul insha Allaah
Waaberi media 😢🎉
Masha allaha ustd wabari
Mahadsanid in badan
Shukran ustaad ❤
Magacaygu wa abdirahaman omar halkanina wa waabari media
Aad iyo aadba waabari waaa halyey jecel ialaamka inuu awood helo
Ha jareen waa arin wacan mobilka ayaan ka nasanaynaa
Zhpo hadalkaas ka fiirso
Waan kugu raacsanahay😂
I love your videos keep going walaal
😂jara dheh😂wanba u ducen lahayee 0:53
❤waaberi Media❤
Hadii ay taa sameeyaan maxaa usiyaadaya lkn hadiiba faa iido ugu jieto may ku dhaqaaqaan taasi waa guul usoo hoyatay xuuti
Wallhi zxp wa daydaya inan dhagaysto vedio yadan oo kale
Ee soo badi sida
Xamas
Xibulah lubnan iyo ciraq
Sida ay ku soo aasaasmen😢
CAbdi raxmaanoow beryahan wabixinadaada waad yareysay awal way iska soo dhaba dhici jeraan
Koleeyba Ilaahay wuxuu doona ubaa dhici karo يا عبد الرحمن عمر Waad kumahadsantahay
Ku saliya Nabigeena
Golden voice ✨️ 💛
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
Kusaliya Nabigaa salalahu caley wasalam
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
Xuthiyiintu hadey Internetka Jaraan waxa qasaaraha ugu weyn dareemaa Wa Africa oo hadaba Aduunka ka dambeyso! Mareykan iyo daba dhilifyadiisa Maahan. Waxkale aad ku xanuujisaan Reer Galbeed raadi baan dhihi lahaa Internetka noo daaya 😅
Sxp waxaad tahay nin aqoonyahan ah alle hakuu ziyaadiyo cilmigaa❤❤
M'a ❤
Guleso❤
😂hajaraan waa guul 🎉
War ha naga goyaan internet internetkaan unadibey
Inshallah waa rajayan inii lajaro
Guuleyso wll
Jimca mubarik walalo baryahan wan sugaynay barnamijkan mahadsanid walalo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Waa xogo muhiim ah inaad xog ogaatana waa arin dahabi ah waa waxyaabaha qarsoon ee aysan warbaahinadu badanaa ka hadal
Masha allah
Apdirahman Omar Keep going pro 😊
the pple of faith are working to over come this in shaa Allah time will come the muslim will be victorious in the land and space coz the soldiers of (angels)are there in control.
Asc c/raxmaan waan ku baahnaa halkaan kaala so xidhiidhaa
اللهم اعز الاسلام والمسلمين
Walal putin interview kaso hadal please🙏
with out internal is with out life😂😂😂😊❤
😂😂😂
😂😂😂
Ha wa laga yaba lkn hadi an somali nahay waxan hawad saro udirnay qabil asig inow so basasyo adunka
𝐓𝐡𝐚𝐧𝐤𝐬 𝐩𝐫𝐨
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
Waad ku mahadsan tahay xogta aad nala soo wadaagtay Ustaad, Haddii aynu daraf ama dhunac ka istaagno, inagoo jal hadlayna xaaladda ay ku jiraan reer galbeedku, waxay ku jiraan laba dagaal, midi waxa weeyaan waa dagaalka ay kula jiraan hamas oo ay ku difaacayaan israil, mida labaadna waa kay ku caawinayaa Ukraine, sidoo kalena ay dagaal kula jiraan Ruushka.
WABILLAAHI TAWFIIQ
Ha garaan baadiyee baan ku nogonaynaa
Abdirahman omar ❤
Alle haku barakeyo sxp waxad tahy qof boos muhiim ah no fadhiya
Internetka Jara dheh
Xuthiyinta horta ma dowlada Yemen ba mise wa koox xubeysan
Dawlad kama jirto yemen wxa kajiro mgc uyal rer galbedka maqar sar u ah o labo mglo mamula halka dalka intisa kale iyo hubki dalka yemen xutiyintu gcnta kuhayan xutiyintuna jamhada ugu awoda bdn yemen 95% mamula dawlada xaqa ahna isu yaqan
M.a.. qaabkan casriga ah laga donaya jaalle hdda aya update noqotay.
Waku salaamay jaalle ❤
👍🇩🇯
Sikasto ay ufihin shico hadana sunnida wey la shaqeynayay the lajend of the lajend
Allow ay jaraan waaka raysan lahaa mobile
Aan ku salino nabiga scw
Xuutiyiinta Shaqo wacan
Cabdirahmaan cumar 431k wxd ku jirtaa 6bilood mxaa jiradee 😢😢😢
🎉🎉🎉
Walal qisada maryam bintu cumran nooso gali adoo raaliya❤
Ha jaraan wan ka rsysan lahynbee internetka wu na waalee
Sxp xisbullah halmar kasoo hadal
❤❤❤❤ pakistan Awooda
waadmahadsantahay wll qaali
ASC waberi media
Haaa,haaaa wayna awoodaan sxb
Hala jaro wllo
Wn ku tagera bro🥰
Aar Allahayoow mey jaraano
Zxp sidee loogu biiri karaa #Wagnerr🇷🇺🇷🇺
Qorshaha looga biiri karo isheega
War shb mxa ku faali waa calooshod u shaqaystayale wlhi shb kuma ficnaa ee akhiradada iyo ifkabaa u nax oo naftaada iyo mustaqblkga unax bro ❤ kolay sii wlalnimo waa kula taliyay shb 🙏🏼
Keep going
Anigu channelka anku xidhanahay ee an jeclahay inad dhiiri galisid waa XOG SHIILAN
Nibigeena maxamed aynu ku wada salino
Maya ee hamodin adiga ❤❤❤❤🎉🎉
Wxaa ka sheekaysaa nimanka iyo islaamahaan isdilaya wllaal
7:00
Maxeey yihiin xuutiyiin
Asc free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 ♥ insha allah aamiin 🇸🇴 🇵🇸 ♥ dalka dadka diinta alle ha inoo badbaadiyo hogaamiye wadaniya alle ha inaga soo dhexsaaro insha allah aamiin 🇸🇴 🇵🇸 ♥ guul guul guul guul guul Somalia 🇸🇴 turkey 🇹🇷 ♥ ❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇵🇸 ♥ 🇸🇴
Waa la cajabay
❤❤❤❤
Islaam iyo gaalba tan dan uguma jirto hadey gaalo la dirir yihiin toos ha u radsadaan internetka dad islaam ah hantidooda ba ku jirto umad kala maqan baa ku xariirto wax fcn maaha kiley arrinkaas
Internet optical dundalk 3 internet satellite
Adkaaatay😂😂😂
Ninki vagner hayisayi maanu dhimaan
Sidaasay ila Tay inuu waxkasta ogaanayo
Xuutiyiintu maxay yihiin