RUUSHKA IYO CHECHNYA | Sidee dalkan shalay dagalka kula jiray Rushka u noqday maanta garabkisa midig

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2023
  • RUUSHKA IYO CHECHNYA | Sidee dalkan shalay dagaalka kula jiray ruushka u noqday maanta Saaxiibkiisa ugu dhow!
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 93

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 11 місяців тому +9

    Caruurnimadi bn xasuusta nashiidooyinki uu abu cali u qaadi jiray walaalahen shiishan😥

    • @Czetttt
      @Czetttt 11 місяців тому +1

      Anigu hees soomaliyed oo loqady baan xasuustaa😂😂😂😂😂😂😂

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 11 місяців тому +1

      @@Czettttchechenya mia somalia hees uu qadaay run mia shb 😂😂

    • @khadarmohamed2530
      @khadarmohamed2530 11 місяців тому

      @@Czetttt hees aa!😆

  • @AbdiQorshe
    @AbdiQorshe 11 місяців тому +19

    6 SIR WALIGAA QARSO, QOFNA HA U SHEEGIN
    Soo fiiri wan Soo dhigay ❤❤

  • @diriyeabdalah6251
    @diriyeabdalah6251 11 місяців тому +12

    Waaa sida new police ka soomalida ogaden oo kale

  • @salmandayib
    @salmandayib 11 місяців тому +9

    Waad ku mahadsan tahay warka

  • @Thenationwewant
    @Thenationwewant 11 днів тому

    Dagestan ayaa jira iyguna oo hoos taga federaalka ruushka,wana muslimiin.

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 11 місяців тому +9

    Golden voice masha allah ❤❤❤

  • @user-fe6js1yw8l
    @user-fe6js1yw8l 11 місяців тому +8

    اللهم انصر اخواننا

  • @jeedalmedia
    @jeedalmedia 11 місяців тому +5

    Jaajuus kula qolo maaha waa madaxda soomaalida ee maanta oo kale waa wada basaaas😢😢😢😢

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o 24 дні тому

    C.raxan .cumar mahadsanid mcmiil saaxiib😅😅😅

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we 11 місяців тому +1

    😭😭😭😭 xalad an ladareemi Karin
    يااللّه انصرالمسلمين في الدنيا والآخر🥲

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 11 місяців тому +4

    Hadda maskaxdii baa laga badalaay waxay iska noqdeey dad iska jasaaya 😂😂😂

  • @user-jz3vp9lq5g
    @user-jz3vp9lq5g 11 місяців тому +2

    Insha allaha guul islamka ❤

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 11 місяців тому +1

    Ku saliya nabiga ❤

  • @maxamedmaxuudmmj95
    @maxamedmaxuudmmj95 27 днів тому

    LEE❤ ILAAHA ILLA LAAHU MUHAMADU RASUULU LAAHI SALLA LAAHU CALEYHI WASALAM❤❤❤❤

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 11 місяців тому +3

    Halkanina waa waberi Media

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 11 місяців тому +4

    Wll Abdirahman faculty yadii aad kasoo gudbin jirtey ma iska deysye aqoon maal

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 11 місяців тому +1

    Thank you Abdirahman Omar

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 11 місяців тому +4

    😢😢 😢 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar)
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @horayusocodchannel44K
      @horayusocodchannel44K 11 місяців тому +1

      Aamin somaliyey ninkii wx uawooda oo arka firintisa yowmaka qiyame waa lawiidin sxp Ani ducaan ku awoda allaha kuu aqbalo

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Місяць тому

    Mnsha allah chechenia waa dad muslimiin ah,geesiyaasha ruushkana ah

  • @user-sv5up6gd2s
    @user-sv5up6gd2s 11 місяців тому +2

    maraka 2 waxad ka soo hadashaa sababtu ay soomalidu isku caydo waayo ma maqlo dad leh kle oo leh carabtu waa sidee ingiriisku waa sidaa
    Blse wxn maqlaa dadka somlida oo iscayaysaa way
    Adoo mahad san bal kasoo hadal mawducaa insha allah

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o 24 дні тому

    Chechanka guuuuuuuuuuuuuul

  • @farxaanqaras3563
    @farxaanqaras3563 11 місяців тому +2

    Fest comments ❤❤

  • @user-gp3tn2cr6u
    @user-gp3tn2cr6u 11 місяців тому +1

    *Maantaba Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo adeegsadaa burburinta Somalia*

  • @user-mw6dg5cr6j
    @user-mw6dg5cr6j 2 місяці тому

    Waa Bari media ❤❤❤

  • @user-bd2kb2oz9i
    @user-bd2kb2oz9i 9 місяців тому

    Waberi zxp waan ku tagera❤

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 11 місяців тому

    RAMADAN QADIROOF WA CABDI ILEYGA SHIIHSHAAN. QURUN QURUN DHALAY WEYE

  • @Camar-xk7jr
    @Camar-xk7jr 11 місяців тому +2

    Clrahman waad ku mahadsantahay lakin wxad kasoo hadashaa xaalada wadankeenna iyo dhiirigalinta dhalinta

  • @user-gb2zi9wi2t
    @user-gb2zi9wi2t 22 дні тому

    Jwb waa maya

  • @user-sg9ec9ni5m
    @user-sg9ec9ni5m 11 місяців тому +1

    Guul shushan

  • @mohamedcawil7591
    @mohamedcawil7591 11 місяців тому +3

    Aad bay u xanuun badan tahay 😭

  • @AhmettSh.99-pk6on
    @AhmettSh.99-pk6on 11 місяців тому

    Wow, great man Apdiraham waapari

  • @cabdixakiim1527
    @cabdixakiim1527 11 місяців тому +2

    Chechniya wadan waa is mamul ka tirsan rushka

  • @mohmedabdukadirosman9149
    @mohmedabdukadirosman9149 11 місяців тому

    Waan ku salaamay gold volume

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 3 місяці тому +1

    Munaafiqiin weeye munaafiqiinta quraankaa lagu sheegay inay sagxada ugu hosaysa naarta ka gelayaan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Місяць тому

    Chechenian waa ruush dhalasho ahaan lkn waa muslimiin mnsha allah

  • @user-nh7qm4eq1r
    @user-nh7qm4eq1r 11 місяців тому +1

    Adiyo ad

  • @AbdiKumandos
    @AbdiKumandos Місяць тому

    Maya

  • @MohamedCabaade-nk3io
    @MohamedCabaade-nk3io 11 місяців тому

    Maashaa alaah

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud 11 місяців тому +3

    Dad dhahaya ruushku dalkena hayimado o reer galbed hanaga qabto wanka yabay dadkan laba cadaw ayay modayan inay ukala dhawyin waa sawa sawa Somalidu waa dad caaqligodu ad ulito ayad odhanaysa marmarka qar

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn 11 місяців тому

      Ruushku munafaqo mayaqan wu ku bareri hal qof na way tageri halka kuwankale ay kukala dhantalayan

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud 11 місяців тому

      @@Xuralcaynwalashayey waa ninka dabaca kugu dhuftay iyo kii dalolshay kuyidhi wax isma doorshan

  • @abdifatahcg4055
    @abdifatahcg4055 11 місяців тому +1

    Maya wllh inaan dhabankoda dhulka la taabsiiyeen ee yagu isku jabiyey

  • @Thenationwewant
    @Thenationwewant 11 днів тому

    Muslimiinta lama jebin karo hadii aan qeyb iyaga ka mid ah la isticmaalin. Tan waxa ka mid dagaalkii dhexmarey daaliban iyo mareykanka,iyo kabaqaadkiisa northern alliance ee Afghanistan.(mawducana kasoo hadal weriye thnks.).

  • @abdullahicarab4936
    @abdullahicarab4936 11 місяців тому +1

    Wllhi ustad abadiraxman aniga ilama ahan in ow jabin laha rushka wllleheyna shishan lkn wan kaxumahay odayga inow saxibadisa ow dhabarka katokto

  • @mariyahampleofficial
    @mariyahampleofficial 11 місяців тому

    Keep going pro

  • @yousufbakoshe
    @yousufbakoshe 11 місяців тому

    Lkn duudaayef taariikhdiisa waad soo koobtay

  • @isgaabiye7
    @isgaabiye7 16 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @TYREEZ_AHM3D
    @TYREEZ_AHM3D 11 місяців тому +1

    chechnya

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 11 місяців тому +1

    ASC WABERI MEDIA

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 11 місяців тому

    ALLA ha xaf8do wlalaha jejniya

  • @Cashraabi
    @Cashraabi 11 місяців тому

    Maya!

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 11 місяців тому

    I like so much chechnya from norwey 🇧🇻🇷🇺❤

  • @kheyrfidiyemedia6352
    @kheyrfidiyemedia6352 11 місяців тому

    Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun
    Shiishaan miyaa ku duulay walaaladood Syria 🇸🇾?
    Allahayow kuwii cadowga shiishaan u gacan galiyay cadaabka ku waari

  • @farhiya1337
    @farhiya1337 11 місяців тому

    M.a

  • @kheyrfidiyemedia6352
    @kheyrfidiyemedia6352 11 місяців тому

    ومن يتولهم منكم فإنه منهم

  • @Abusaliim30
    @Abusaliim30 11 місяців тому +1

    Maskaxda laga badalay waa la suufiyeeye dad dance ku jiro …

  • @user-xw6zu7km5i
    @user-xw6zu7km5i 11 місяців тому

    Asc kasoohadal dagaalkii 1967 isarel iyo carabta iyo khiyaanadii

  • @Abdifitah_noor
    @Abdifitah_noor 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 21 день тому

    maxa muslimiinta ugu wcn markasta kaba qaad

  • @sport10011
    @sport10011 10 місяців тому

    Never never

  • @870mx
    @870mx 11 місяців тому +1

    Waa maxay ururka BRICS

    • @MohaAzmar
      @MohaAzmar 11 місяців тому

      B_Brazil
      R_Russia
      I_India
      C_China
      S_South africa
      Waa urur sida nato ookale

  • @cumarabuukar
    @cumarabuukar 11 місяців тому +2

    Mashaa alahu.lakin waxad ilowdey intan shameel basayeef uu ahaa salafi qolada kalana ahayeen ashaciro shafici madhabkoodu yahey..waxa iskuhayey hogaaamiyahii wey 8:39 n ala yaraxma general jowhar doodayeef waxa lagu diley 1995 .sida markaa lasheegey telefoonkiisii kuxirnaa thurayaya sataleetka .ayaa lamabarkiisii waxabixiyey gadafi iyo boqor xuseenkii urdun xukumey kadibna goobtu jooga gantaal lagu dhuftey alayaraxma halkaa ayaa waxaa kudhintey indheer garatadii hogaamayashii reer qooqaas markasa waxasooy baxey kaladuwanashihi aragtiyada shameel basayeef ooy wadata isaga saxiibkii aragti salafiyada iyo qadareff ooy heesta aragtiyada suufiyada.waxana siikalfogeeyey...alasacuud iyo calmaniyintii heestey wadanka turkiga marka labadooydu alasacuud kugabada waxanahey salafayiin.calmiyinta turkigooy sheegta waxanahey dariiqada naqshabidiya iyo intii haldoorka ahaa mresha kabaxey ayya sahashey in lakalaqeebsamo ..ogow saxiib alasacuud meesha lagajabiyo wadamada carabta inta badacas lajaraba pakistaniyo malesiya .turkuguna waxeey ahayeen meesha lagajabiyo wadamada central asiya iyo qooqaas iyo iran oyana marwalbaa ruushaka xulufo sooyjireyna laheed boqortooyadii xiligii sofiyeedka iyo hadey ruushkaba.iyagooy ogtahey ineey jireen shicanimadeyduu haduu quwadaha weyn suniga ah dib madaxa ulasookacan ooy cajibiya central asiya reer qooqasooy geesiyaala intasooy dhan ayaa dadkii reer qooqas ujabiyey ruushkii munafiq iyo galo

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 11 місяців тому

    ❤🎉

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 11 місяців тому +1

    Laba eeyo is dhaley oo putin u ah eeyo dabada u dhigto Lacnad idinku dhacdey

  • @umufaaiz1571
    @umufaaiz1571 11 місяців тому

    Ooo ma suuuriyo ooo musliminn ah mey ka yeeleyn in loo adegsado ayagoo muslim kle ah allow adaaa umaqan adoomadada

  • @xariirmaxamed1111
    @xariirmaxamed1111 11 місяців тому

    Maya maqabsadeen

  • @mkmediatv9008
    @mkmediatv9008 11 місяців тому

    Fariinteyda hadaa arakto ❤

  • @MaxamedAyuub-ms7qy
    @MaxamedAyuub-ms7qy 11 місяців тому

    0k✍️

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze Місяць тому

    Chechan waba wax cadowgodu adegsado ma oga miya dhiga gardarada in lagu cadabayo wali dhiga muslim kale

  • @Maskaguy7903
    @Maskaguy7903 11 місяців тому

    Aniga fikir ahaantayda inkastoo dad qadiyad adag leh rajana ay umuuqato aanan ku raaceen inay dal kale kamid noqdaan balse ninkaan ruushka dalkiisa udhiibay waaku raacsanahay ruushku ma ahan quwad yaroo swedish iyo waxla mida ah waa wadan laba qarni oo xiriir ah dagaalami kara kana dad badan jejniya 90%.
    Marka intay dadkaagu dunida ku dhamaysan lahaayeen dagaal joogta ah la heshii cadawgaaga waxkasta ay kugu qaadataba, hadaad rabtid maalinkaad dareentid inaad isku dhererin kartid dhaq dhaqaaqyo bilaw.

  • @cumarabuukar
    @cumarabuukar 11 місяців тому

    Takaley reer qooqas cidamo iyo dad ahanba wadiiden iney ruushka u racan dagalka suuriya tana xata qadaroof wuu diidey karadi yuotubarka waad kaheli iyagooy kahadlaya arintaa

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 11 місяців тому

    Wahaabiyo ayaa fashilisay jihaadka1994-1996 waxa ka dagaalamyey ehlosuna waljameeca,markii alqaacido timi ayuu dagaalku fashilmay,wuuna saxsana sheekh khaadirov in uu la hesheeyo Russia.

    • @Unknownjhggr5678
      @Unknownjhggr5678 9 місяців тому

      Us hooyada la wasye

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 9 місяців тому

      @@Unknownjhggr5678 siilkaa hooyadaa anaa waso ,hooyadaa waa porn star ,waa dhilo weyn.

    • @Unknownjhggr5678
      @Unknownjhggr5678 9 місяців тому

      @@abdulwahidmohamud9408 hooyadaa baan gus acka ugu haya imjka garacoow adna halkaana ka oymeysaa biyha koob baan ugu shubay ee hakuu keento dabada iiga shub ku dhe markaa siilki hoyada khaniiska ka wase kaalay dhiladan iga kaxeeyso

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 11 місяців тому

    Wa muslim munaafaqiin ah oo walaadaooda muslimka ah la dagaalamaya

    • @MahDi21j
      @MahDi21j 11 місяців тому +3

      Markay shalay garabka ka rabeen muslimka kale ma munaafiqiin by ahyen😊

    • @futuredoctor1966
      @futuredoctor1966 11 місяців тому

      Sinjiyadaada wasee adaa munaafaq meel fariiso

    • @futuredoctor1966
      @futuredoctor1966 11 місяців тому

      @@AkramSoyaal-tw6oe
      Dhaqan xumada Argagixisada oo ah In Dadka la ridiyo ma ahan fikir dhiibasho ee Afka huurada leh na gala Dul tag

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 11 місяців тому

    Shekadan maxawAy dowlad darod uhestay balse dad xogogal buranburadoda iyago kuguwadan ahen kamaqleysa oday iyo doowlad oo dowladi oday qabailkoda lagutilmama kiiodaygina doowlad lagu tilmamo darod isafgabiya jooga meela fog hadana dowlad ah umadokalena dowladi toodauarkan iyaga dhexdodana dadka iskusojediya dhulka madiday isweydiya dadka cilmi dhagodkana sidana cali dhulka udhartay dagaladisi ilaah samada uqaday markayaraa

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 11 місяців тому

      Darood mxa meesha ukeentay mrka h.wse 💀

  • @cabdixakiincaydiid-nd9rh
    @cabdixakiincaydiid-nd9rh 11 місяців тому

    Madhici karo gaal inuu islaam ka 😊adkaado

  • @user-sv5up6gd2s
    @user-sv5up6gd2s 11 місяців тому

    mahad sanid maraka 1koowaad

  • @waliidcabdirisaaq9782
    @waliidcabdirisaaq9782 11 місяців тому

    Maya maqab san laheen

  • @daahirhussein8918
    @daahirhussein8918 11 місяців тому

    Beenlow khadaab muaya howlgal lagudilay walasumeeyay warbacintaada wa fake

  • @user-px2ur3gt3u
    @user-px2ur3gt3u 11 місяців тому

    ❤❤❤❤