Soomaali iyo Soomaali | Raqiisnimo iyo Karaamo | labo dhacdo .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 830

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 роки тому +438

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

    • @zahracareandbeuty4213
      @zahracareandbeuty4213 2 роки тому +1

      Scw scw scw scw

    • @maxaadhacaychenal9523
      @maxaadhacaychenal9523 2 роки тому +1

      ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ

    • @mrzaam4468
      @mrzaam4468 2 роки тому +1

      Salla laahu calayhi wasalam

    • @ahmedromanio
      @ahmedromanio 2 роки тому +1

      Scwscw ❤️

    • @Hannilacky
      @Hannilacky 2 роки тому +2

      Wa run صلى الله عليه وسلم

  • @warzameyouzuph
    @warzameyouzuph 2 роки тому +397

    Qof Kasta Oo Qoraalkan akhrinaya Waxan U Rajaynaya Cafimaat iyo Cibado Wanaakzan ❤️🕊️

  • @aanulaabanoshareecadaraxma5502
    @aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 роки тому +46

    Dastuur waa shareecada rabi. Sida aad ujeceshahay quraanka akhrintiisa iyo iskudaaweyntiisu ujecloow inuu noqdo quranka iyo sunada dastuurka xukumaayo dalkeenu. In sharci lagadhigto Quranka ayeey hormar iyo cadaalad kujirtaa luguna walaaloobayaa rabina noogu naxariisanayaa..
    أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ

  • @abdirahmaanidirismaxmed7757
    @abdirahmaanidirismaxmed7757 2 роки тому +340

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 2 роки тому +5

      اللهم صل وسلم عليه🥰

    • @user-iq6rl3vz8l
      @user-iq6rl3vz8l 2 роки тому +7

      1. Qoraalkan Carabiga Asigoo Afsoomaali ahna soo raaci, si qofka soomaaliga uaqristo
      Tusaale: Allaahumma
      2. Fasiraadda oo Afsoomaali ahna Soo raacsii hoosna kusoo qor.
      Mahadsanid

    • @abdirizackhosennor6229
      @abdirizackhosennor6229 2 роки тому +1

      Scw scw

    • @amiinyaasiin5711
      @amiinyaasiin5711 2 роки тому +1

      اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @abdilaahiabdirashiid8401
      @abdilaahiabdirashiid8401 2 роки тому +2

      Scw scw scw

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 2 роки тому +75

    Masha-allah gabadhaasi sharafteeda difaaceysay,
    Gabadha kale oo bahdika kula kacday nafteeda waxaan leeyahay gabdhaha iyo magaca somali bahdilk kadaa .

    • @tradeanalyzer9694
      @tradeanalyzer9694 2 роки тому +3

      Am sorry , صراحة راحة
      من راى منكم منكرا فلغير بيده فالم يستطع فبلسانه فالم يستطع فبقلبه
      Gabdhahada hady sidaa u kaceen waa in laga wcyi geliyaa ee maaha in afka laga rebo wayo suncadii iyo dhaqankii iyo diintii somaaliyeed bey dhulka laga gashy hadii laga aamuso waxy natusee السكوت علامة الرضي walaalow mar waliba ahaw qof kheyrka garab tagan,تعاونو على البر والتقوى ولا تعاونو علي الاثم والعدوان

  • @hurt3094
    @hurt3094 2 роки тому +57

    اللهم صل على مُحمد وعلى آل مُحمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
    اللهم بارك على مُحمد وعلى آل مُحمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد❤️

  • @xamdaqani2642
    @xamdaqani2642 2 роки тому +154

    Habllaha Soomaliyed Ee Sharrafta badan Alle Ha dhowro❤

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 2 роки тому +3

      Hablaha somaliyeed iskuma jiraan walaahi qaar waxa jira sharafta ragooda kuciyaraya sida gabadha turkiga ka niikinaysa🤢 in kasta oo gabdhaha somaliyed badankoodu wanaagsanyhiin

    • @sharmaanbeek4696
      @sharmaanbeek4696 2 роки тому

      Waani hablahas

    • @anabmohammed2746
      @anabmohammed2746 2 роки тому

      Aamiin Ya Allah

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 2 роки тому

      @@sharmaanbeek4696 ok lpx

    • @xamdaqani2642
      @xamdaqani2642 2 роки тому

      @@sharmaanbeek4696 rabi haa so hadeyo wll qali🤲

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur 2 роки тому +64

    اللهم يا مقلب قلوب ثبت قلوبنا علي دينك🥺😪

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +74

    Prophet Muhammad the greatest man who ever walked the face of earth 💯 ❤🙌🏽

    • @user-iq6rl3vz8l
      @user-iq6rl3vz8l 2 роки тому +1

      1.Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor.
      Sallallaahu caleyhi wasallam

    • @younge252
      @younge252 2 роки тому +1

      @@user-iq6rl3vz8l qof walbo somali ma so qori karo ee dadka ha ku mashqulin hada fahmaynin ee wax ka baro 😂😂

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 2 роки тому +76

    Waa dhaawac Soo gaadhay hablaheena sharafta leh ee islaam Ugu haysta ♥️

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 роки тому +22

    سبحان الله (٣)
    الحمدلله (٣)
    لاإله الاالله (٣)
    الله اكبر (٣)
    لاحول ولاقوه الا بالله (٣)
    اللهم صَل وسلم على محمد و على ال محمد (٣)
    سبحان الله وبحمده (٣)
    سبحان الله العظيم (٣)
    استغفر الله وأتوب اليه (٣)
    استغفر الله (٣)
    أستغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه (٣)
    اللهم اعتق رقابنا من النار (٣)
    لا اله الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين (٣)
    حسبي الله لا اله الا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم (٣)
    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنه عرشه ومداد كلماته (٣)
    اللهم اني اسألك العفو والعافيه في الدنيا والاخره (٣)
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك (٣)

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 2 роки тому +39

    Hablaha somaliyed waa hablo sharafle wllhi, wxaana ka dambeeeya Hooyooyin somaliyed oo sharafleh , hooyoyinkayaga wxan u haynaa abaal AAD ubadan 🙏🙏🙏.

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 роки тому +14

    Allaha so hanuuniyo ha loo duceeyo waarid baa dhalaya waxay Raali ka yihiin Ma aha gabadhoodu uu dhaqanto

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 роки тому +13

    Allah xifdiyo gabdhaha somaliyed kuwa hanunsanen Allah so hanunsho

  • @rahma4703
    @rahma4703 2 роки тому +2

    Inantaas jaasaysa nafteeduun bay matalaysa iyo cidii so korisay
    Ta 2aad raga soomaalidu waa bila hinaase oo ma leh غيرة iyaga dumarka ugu sabab ah inau sidaa noqdaan haduu walaal walba inantoodu inay ficil xun ku dhacdo uu ka xigo dhimasho habluhu way is qaban lahaayeen imisa rag soomaaliyed walaashod ama xaaskiisa oo qaawan meelaha soo dhigaya kuna faanaya in aanay asturnayn ragga soomaalidu dib ha isugu noqdaan qaar badan ayaa inanta ku leh keep going iyo hadalo shaydaan alle ka cabsada
    Adigana cumar inshaaroow kaso hadal doorka ay ku leeyihiin raga somaalidu halaabinta hablaha soomaalidu iyo siday munkar ula hor socdaan
    و بالله التوفيق

  • @s.abdikariimmaxamuud3897
    @s.abdikariimmaxamuud3897 2 роки тому +12

    Ilaahayoow adaa quluubtayda mamula oo dalacanaya ee ha i fidneyn🥺amiin yaa rabi

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 2 роки тому +34

    Maasha allah 🥰
    Gabadhi maleysia ninka carabka ah ku dilay ayadana sharafteeda difaaceysay

  • @aminahasan811
    @aminahasan811 2 роки тому +9

    نعوذ بالله من شرور أنفسنا وسيئات اعمالنا... اللهم صل وسلم وبارك وزد على سيدنا وقرة عيوننا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 роки тому +1

    Ilaahay ha barakeeyo gabadhaasi soomaaliyeed ee sharafeeda iyo sharafteenaba difaacday duyuuskaas xuna nafta dhaafisay, abbaayo mahadsanid waadna sharafaye, midda kale ee xabad jallaato ah u niikisay iyadu wax laga hadlo ma istaahisho raqiisnimadeeda iyo garaad-yarideeda ayay na tustay

  • @queens5170
    @queens5170 2 роки тому +9

    Hablaheena soomaliyeed oo sharafta Badan allaha dhowro❤💕
    boqorada nafteeda difaacaneesana allaha habadbaadiyo😩❤

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 2 роки тому +193

    I feel sorry 😞 for her parents and her brother 😢

  • @axmedshariif3590
    @axmedshariif3590 2 роки тому +25

    Mashalh wallken cumar aad aan kuutagersanay hore usoco walasheena nafteeda difaacaneesay ilahay xaqeeda hasoodhiciyo xabsiga ilahay haka soo badbaadiyo

  • @mohamudabdiaziiz7833
    @mohamudabdiaziiz7833 2 роки тому +8

    Qof wayn Oo caqli leh qaan gaar ah wax bartay Oo hadana lo tilmaamayo qiimaheda wa aakhira aduun Inan isku mashqulino ma ahan ee gabadha sharafteda u dagalantay wa Geesinimo manshallah 🤚

  • @TheOmaani
    @TheOmaani 2 роки тому +13

    AniGu waxaaN Odhan karaaa gabdhas is difaacdey waa gabdh cilmi baraty lkn tan is qaawisey ee sidii ninkeedi ugu dance garenneyso ninka ajaanibka ka ah waa Bilaa Cilmi💔

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 2 роки тому +10

    Gabdhuhu isku mid mahan
    Midna wataas sharafteeda difacaysa midna waata sharafteeda si fudud ubixineysa
    Alow gabdhaha somaliyeed kuwa asturana u ilaali sharaftooda kuwa Aan asturneyna astur Yaa Allah 🤲
    Tiktok ayaa wlhida gabdhaheeni sharaftey lahayeen kaqaadey

  • @ayaanmxmed4540
    @ayaanmxmed4540 2 роки тому +31

    Aad baad u mahadsantahay ustaad gabadhaa Allaaha kasoo furdaamiyo oo cadaalad ayaan u rajaynayaa kuwaan kawaanki lagu qali lahaa isku warayna Allaaha soo hanuuniyo

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 роки тому +2

      Walashey Qaali subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 👍 💯 🥰🥰

    • @sagalabdulnassir6420
      @sagalabdulnassir6420 2 роки тому

      Xaqiiqdii bulshadeena somaliyed waxad moodaa in uu damirkii dhintay kuwaba dawanaya ana waxan kufakaryay sharciga yeelkadise yaa mesha joogoo dharbaxa

  • @gaaldiid6282
    @gaaldiid6282 2 роки тому +23

    Alxamdullilah after 6 month oo caajis ah maanta farxad walhi asxpta tijaabiya

    • @queenliza596
      @queenliza596 2 роки тому +6

      Maxa samaysay isheeg

    • @truelife6820
      @truelife6820 2 роки тому +4

      @@queenliza596 wxan ufahmy inuu kamidyhy dhalinyaraidii kubalanty iny aflanta xun dayi donan

    • @ahmedjamac8421
      @ahmedjamac8421 2 роки тому +3

      @@truelife6820 haa aniga xita filimanta xun iyo siigada waa iska dhafay 8 month farxad galay

  • @abdimalikharagcad7972
    @abdimalikharagcad7972 2 роки тому +5

    Jazaakallah kheyr

  • @zakariyeraage6183
    @zakariyeraage6183 2 роки тому +6

    Allaha gabdhaha somaliyeed qeerka tus sanadkaan waxaa sobadanaaa dumrka somaliyeed oo waxyabo aan fiicnen sameeyo inda kle allaha u'siyaadiyo qeerka wan jeclahay wlhi dumarkeena somaliyeed i'neysan raqis e'ney noqonin 🥰

  • @thirty132
    @thirty132 2 роки тому

    يَا نِسَاءَ النَّبِيِّ لَسْتُنَّ كَأَحَدٍ مِّنَ النِّسَاءِ ۚ إِنِ اتَّقَيْتُنَّ فَلَا تَخْضَعْنَ بِالْقَوْلِ فَيَطْمَعَ الَّذِي فِي قَلْبِهِ مَرَضٌ وَقُلْنَ قَوْلًا مَّعْرُوفًا (32)

  • @firdosabdi1069
    @firdosabdi1069 2 роки тому +7

    من شرف نفسه فهو شريف

  • @thirty132
    @thirty132 2 роки тому

    وَقَرْنَ فِي بُيُوتِكُنَّ وَلَا تَبَرَّجْنَ تَبَرُّجَ الْجَاهِلِيَّةِ الْأُولَىٰ ۖ وَأَقِمْنَ الصَّلَاةَ وَآتِينَ الزَّكَاةَ وَأَطِعْنَ اللَّهَ وَرَسُولَهُ ۚ إِنَّمَا يُرِيدُ اللَّهُ لِيُذْهِبَ عَنكُمُ الرِّجْسَ أَهْلَ الْبَيْتِ وَيُطَهِّرَكُمْ تَطْهِيرًا (33)

  • @xadaaribashiir368
    @xadaaribashiir368 2 роки тому +6

    اللهم صلى علي محمد ❤

  • @xamdacabdirahman6385
    @xamdacabdirahman6385 2 роки тому +21

    Somali girl always legend ❤ 💖

  • @aasiyaabduwali4407
    @aasiyaabduwali4407 2 роки тому

    Jazakallahu kheyr
    runta waye cumarow inta badan dadka ajanibta ah hada ku dhahdo somali ayan ahay war dhan waxay kaga bilabayan mashallah gabdhaha somaliyed wa wada muslimin way wada xijabanyihin
    Waxana rajenaya inay sharaftena lumi donan inshallah 💜

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 2 роки тому +17

    Dumar keenu aad bey u wanagsan yihiin laakin mid iyo laba Ku kadsoontay faaxisho , waxay ka qaadan doontaa cashir lama ilaabaan ah in badan oo kamidana ey ka waan toobi doonaan In Shaa Allah,
    Allaah ka dhigo tii ugu danbeyso 🤲🤲🤲

    • @user-iq6rl3vz8l
      @user-iq6rl3vz8l 2 роки тому +1

      Aammiin InShaaAllaah.
      Laakiin ✅ lkn
      Xumaan = Faaxisho(carabi)
      InShaaAllaah
      in shaa Allaah
      Allaah

    • @tafatiraha5632
      @tafatiraha5632 2 роки тому

      Insha allah

    • @Tubeec699
      @Tubeec699 2 роки тому

      @@user-iq6rl3vz8l aad baad u mahad santahay mudane waa muhiim afkeena in aan ku dhaadano ee aan qurxino qoridiisa iyo ku dhawaaqistiisaba.
      Mahad sanid in badan 💯💯

  • @Muuse99
    @Muuse99 2 роки тому +7

    Runta dad badan ey gubta walhi ku soco sxb xaqiiqda waxba haka gaban ❤

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 роки тому +15

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙🤣❤💔

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 2 роки тому

    Masha allah inasha allah allah ku barakeyo allah ku xiiftiyo

  • @hassanfarhan5492
    @hassanfarhan5492 2 роки тому +7

    Zamanku
    Zamanku
    Zamanku
    waa adagyahay
    Allah waxaan uga ragaynayaa in zi fudud arinku ugu so dhamaado wllzhen
    Inzha allah
    Wacdi iyo waano wa la ino dhameeyey
    MhzmidiN

  • @aadancismaan7305
    @aadancismaan7305 2 роки тому +3

    آمين يارب العالمين اللهم اجعل كل عملها قليله

  • @ayushabdul3335
    @ayushabdul3335 2 роки тому +5

    Meel rag jogan marko xijabka wax yar iga fedmo yax yax aan daremaa hadii gacanteyda nin wax ka gadayo tabato walhi mantoo dhan meshaa wan tirtiraa sida inaa iska tir tirayo cml alxm rabi hanagu sugo dinta iyo asturnanta 🤗🥰🥺😟

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. 2 роки тому

      Alle haku xafido

  • @bileali8846
    @bileali8846 2 роки тому +20

    cumarow somali oo dhan meel waliba wey ka duntay ragi qaniis ayey wada noqden dumarkii kala bar ajaanib ayey latuntan oo wax xun ayey samenayan marka ala unba noo maqan😭ilaahow dadkena iyo dalkeena adaa noomaqan😭😭😭😥

    • @nadiifoiftin7722
      @nadiifoiftin7722 2 роки тому

      Ilaahay hasoo hadeeyo kuweena xun. Hana usiyaadiyo hanuunka inta wanaagsan

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 2 роки тому

      kuwa saas u dhumey waa kuwa laandheere sheegto dhamaan

    • @xamdanmuse1436
      @xamdanmuse1436 2 роки тому

      ma jidhkeedaad la leeday

    • @user-pk1st4uu8w
      @user-pk1st4uu8w 2 роки тому +1

      ​@@xamdanmuse1436
      wad qaldanthy

    • @xamdanmuse1436
      @xamdanmuse1436 2 роки тому +1

      @@user-pk1st4uu8w ma ilahay ayad u tahay adigu oo xisaabinaya waa maya ilahay dadkiisa u daa isaga xisaab-sanaye xagad malaaigta isaga dhigaysana

  • @asmaaxmed1988
    @asmaaxmed1988 2 роки тому

    Wax sheego malahan wlhi it's painful
    Allah kariim اللهم آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار 🥺🥺🥺🥺

  • @ayaanabdirsak6426
    @ayaanabdirsak6426 2 роки тому +4

    Thanks wllo hablahaas nikinaya way ceebeeyeen tan yar ee qadarku ku dhacay Allah usahlo oo kasoo nabad dayo

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 роки тому +2

      Walashey Qaali subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 👍 🥰

  • @umurayan6176
    @umurayan6176 2 роки тому +4

    من لم يكرم نفسه لا يكرم 😞

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 роки тому +4

    اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 роки тому +2

    Ilaahay baa uga hiiliyey SWT
    Kuwa kale ee maxakamadana ilaahay ha uga hiiliyo.

  • @engalibashirofficial8133
    @engalibashirofficial8133 2 роки тому +1

    Hore u soco walal wad mahadsantahy

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 роки тому +1

      Walalkey subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 👍

  • @abdikaniabdullahigure3379
    @abdikaniabdullahigure3379 2 роки тому +11

    Gabadha soomaaliyed oo joogto masar maxkamada arimaheeda ilaah ha usaqiro ilaah haka soo fakiyo,
    Tan sumacadeeda iyo tan soomaali ku dheeshana allaah soo hanuuniyo

  • @faraxmaxamed5545
    @faraxmaxamed5545 2 роки тому

    Masha allh tabaraka raxmaan ilahay ha garab galo

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 2 роки тому +6

    Alxamdulillah
    Gabadha waa tusaale waxa u gargaaray Allah SWC maladeydana waa in ay Allah xifdisay Allahna uu xifdiyay gabadha yar Allah ha ka soo saaro xabsiga waxan kaloo u duceynayaa waalidiinteeda maasha Allah

  • @alhassan477
    @alhassan477 2 роки тому +1

    Gabadhaas Diinteeda difaacatay waa Walaashey.
    Abaayo Allaha ku xafido garabkaagana Allaha galo.

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre 2 роки тому

    subhana llah 🥺😢🤕 illaahoow towfiiqda nawada waafaji Allaahuma Aamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼😢😒😔😭

  • @shahrazad21
    @shahrazad21 2 роки тому +1

    Aad ayaan uga xunahay hadaanu nahay hablaha somaliyeed dhacdadan aadka u foosha xun sidoo kale gabarta waxaanu leenahay eebe ha soo hanuuniyo iyada iyo dhamaan hablaha kale ee lunsan magaca iyo sharafka somaliyeed🇸🇴 ma mudna mana geyoo in waxaas raqiiska sida jalaato iyo hunguri la dhaafsado😭😭😭😭

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 роки тому +1

    Rabbi ha hanuuniyo..

  • @ridwanhassan9370
    @ridwanhassan9370 2 роки тому

    InshaAllah waxa rjyna qyr ugu dhamato wllshen sharafteda difacdy

  • @saciidvj1250
    @saciidvj1250 2 роки тому +7

    Mnsha allaah bowe wanadada halkaa kaga wad waxad ledahay taagero badan oo kugu jecel saad soomalida uguh sheegto waxa runta ah ee adunka ka jira

  • @geedmaraa3940
    @geedmaraa3940 2 роки тому +1

    ﷺ اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 2 роки тому +6

    Waxaan joognaa saman islaamka afka kaliya uu noqday
    Subxaanalah❤❤

  • @feisalabduqadir8016
    @feisalabduqadir8016 2 роки тому

    الله يهدينا لطريق الخير المستقيم كلها

  • @IlyaasRaajaa-ez3pd
    @IlyaasRaajaa-ez3pd 8 місяців тому +1

    Waa muhiim in gabdhaha soomaaliyeed isbadalaan gaarahaan kuwa kaniikiyo tiktook sharaf daro marabno❤😊

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 2 роки тому +3

    Mnshlaaah way geesiyad dhaaftay gabadhaasi wlahi mindi ubadheedhay ❤

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 роки тому +4

    Geesiyad allaah yaxfidag tan kale ee turkya xadgudubtayna allaah ha soo hadeeyo magaca soomalinnimo baad meel kaga dhacday dhalinyaro waay iska cayaaraan ayagon xuman ka wadin

  • @abdiwakilismail2073
    @abdiwakilismail2073 2 роки тому

    Illahayba ducadii inaga aqbalay gabadhi somaliyed ee nafteeeda difacaysay ee masar ku xidhneyd caawa lasi dayey, alhamdulilah•

  • @abdirahmanmogow6299
    @abdirahmanmogow6299 2 роки тому

    Asc fikradeyda hadaa ka hadlo mida kamid 10 youtuberka kuwioda ugu aqlaalda badan somalida Mr omar inshaar waxa ila quman gabadhan inaad fasaaxadaada wanagsan ku gaarsiiso wanag Farid iyo talo siin halka aad ugu waceetay dhaleeceen hadalka wanagsan waa sadaqo mar waliba somaliyeey keena xun hadal dhimrin ah aan ku dahno laga yaabee in ay towbad keenaaan insha Allah walalshaas muslimada ahna ALLE ha uaqbalo

  • @salmanur2123
    @salmanur2123 2 роки тому

    الهم اهدنا صراطك المستقيم

  • @zuheybcabdiwahaab6457
    @zuheybcabdiwahaab6457 2 роки тому

    allha noo wada fududeeyyo imtixaanka dowlada iso duceya mid naajxo allaha iga dhigo

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 роки тому +34

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +1

    Sharaf iyo Showeysnimo,
    Karaamad iyo raqiisnimo

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 роки тому

    Masha Allah

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 2 роки тому

    Dowlad masar thank you 😊

  • @wanaagofficial7237
    @wanaagofficial7237 2 роки тому +2

    Walahi waan ogaa in aad kasoo hadlaysid arintaan

  • @muhia10
    @muhia10 2 роки тому

    Maan sha allaH ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcqaadir747
    @maxamedcqaadir747 2 роки тому +1

    M.a wllka

  • @feysalyare6685
    @feysalyare6685 2 роки тому +2

    اللهم صلي على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آله محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @fanreact7076
    @fanreact7076 2 роки тому +5

    Gabdhahena 98% waa sharfanyihiin. Kaliyah 2% oo caannimo raadis ah ayaa ku ciyaarayso magaca ay dunida ku leeyihiin. Guuleysta waan idinku faannaa.

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 роки тому +2

    Waxaas qiimaha leh ee aan annaga 100 geel ah ka bixinno buu rabay in uu si sahlan ku helo caqli xumaa 😂 mahadsanid abbaayo si fiican baad yeeshay

  • @leilamohmod6600
    @leilamohmod6600 2 роки тому +4

    Wku frxsnhy ina noqdo qofka u horeeyo ee daawado ☺️

  • @suhaibalimohamed8190
    @suhaibalimohamed8190 2 роки тому

    Ilaahey ha soo hadeeyo hablaheenna

  • @kani1846
    @kani1846 2 роки тому +28

    Ajaaniibtu waxay Gabdhaha somaliyeed u yaqaanan CHEAP AND CLEAN marka wadanka ka baxdaan baadna ogaanyzaan
    Allaha hasoo hanuuniyo🤲

    • @zaki799
      @zaki799 2 роки тому +2

      Wallahi been maaha 😭😭😭

    • @yousufibrahim1208
      @yousufibrahim1208 2 роки тому +1

      Maxy ka wadaan marka

    • @daadir3042
      @daadir3042 2 роки тому +4

      Waligayba kama tagin dalkeyga balse in badan way isoo gaartay oraahdaa. Hada manan maqal horeyna waan u maqlay balse Allah ha'ino wada xifdiyo gabdhaheen tan badiyaysan Allah Ha'inoo so hanuuniyo tan hanuusan Allah ha'Ku sugo.🤲🤲🤲

    • @iamcukaash2488
      @iamcukaash2488 2 роки тому

      Micnaha

    • @sr7tv928
      @sr7tv928 2 роки тому +2

      @@iamcukaash2488 cheap and clean micnehethu waa raqiis iyo nadiif

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 роки тому +4

    Mashallah walaikum wa salaam keep going brother welcome back legend ❤

  • @hadillaium
    @hadillaium 2 роки тому +7

    Lax wlbo meeshe is dhigto halgu qalo😭
    Video wn arkey dadkaba ku farxsanaa gabdhena ku haaye🙄
    Gabdhahena meel walbo ay joogan Alle haku xifdiyo🤲🏻
    Karaamadada io sharftaada adaa ilaashan kara qof ku ilaalinyo ma jirto wala waalid wala cid kle
    Alle hana xafido🙃🙃

  • @axmedsalaad5310
    @axmedsalaad5310 2 роки тому

    Walhi cumar si fiican aya uga hadshay waxana isbarbar dhigtay tusale wangsan iyo tusale u xun halka dadka kale qalbiga dacifka ay isbarbar dhigeen xumantaan iyo xumaan kale siyeey u caadiyeeyaan falka fosha xun gabdhaheena .

  • @cumarhobyo9700
    @cumarhobyo9700 2 роки тому

    Allaah kalà fogaa, Adoontii Turkiga ku niikineysay Xabad Jalaata ah.
    Allow ayadoo Xur ah Dalka dib ugu celi يارب.

  • @mahamoudbouhhamda3948
    @mahamoudbouhhamda3948 2 роки тому

    Sxb Omar wan ku salamay waad ku mahad santahay muqalada aad soo galiso
    Waa ariin folxun gabar somaliyed oo sidan uu qawan

  • @Miarina-w2l
    @Miarina-w2l 2 роки тому +11

    اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @abdiasiisbidixoofficial7809
    @abdiasiisbidixoofficial7809 2 роки тому +1

    Wllhi waa rutaa raqiisnimo halkii udambaysay

  • @caaishanuur9159
    @caaishanuur9159 2 роки тому

    Illahayow gbdhaha noo xafid ,
    Midìi ceebta noo soo jiidayna hannuuni
    Tan naga maqanna illaahayow bari yeel

  • @hayaatabdi3138
    @hayaatabdi3138 2 роки тому +2

    Wax walbo dhumi lkn shaaraftaada maya qof biyo iyo hawo la aan waa noolan karaa lkn karamo la aan mya😓😓
    الهم استرنا بسترك الجميل 🤲🤲

  • @maryanfarah1210
    @maryanfarah1210 2 роки тому

    Mmmmmmm Whli Waa xanun Somali gabar Som

  • @Abdiezi
    @Abdiezi 2 роки тому +1

    Sharafi dhimatay
    😥😔 🇸🇴

  • @successyourlife4534
    @successyourlife4534 2 роки тому +1

    Aaaaaaaaaah
    Wlhi waa wax laga xumaado in gabdhaheenna sidaa yeelaan. Waa wixi rag ka guban jiray. Allow wadada xaqqa naga hanuuni.

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f 6 місяців тому

    Imanka ayaa laga qaday

  • @mohmedAbdi71
    @mohmedAbdi71 2 роки тому +2

    Ilaahy caqliga hakuu barakeeyo❤❤

  • @Sitti360
    @Sitti360 2 роки тому

    Allahu Abkar

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 роки тому

    Qoftaan qof daalan waaye waa gabar aan sharaf leheen . Wlh inaad soo qaadato ood ka hadasho waan ka xumahay

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 2 роки тому +1

    لايستر عبدُ عبدا في الدنيا إلا ستره الله يوم القيامة

  • @kafiyahabdihakimerbad7388
    @kafiyahabdihakimerbad7388 2 роки тому

    Allah sharafta gabdhaheena islaamka ah gaar ahaan gabdhaheena soomaaliyeed hanoo dhawro gabadhaas walaasheena ee sharafteeda ilaashanaysay wxn leenahay waxaa tahay faanka umada muslimiinta ah 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤

  • @maxamedc.kariim7389
    @maxamedc.kariim7389 2 роки тому

    من ستر مسلما ستره الله يوم القيامه