Muxuu yahay dagaalka gaaladu ay u diyaar garoobayso inay la galaan muslimiinta | Armageddon |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Muxuu yahay dagaalka gaaladu ay u diyaar garoobayso inay la galaan muslimiinta | Armageddon |
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

КОМЕНТАРІ • 274

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 2 роки тому +173

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @maxamadxaliye1406
    @maxamadxaliye1406 2 роки тому +32

    Waxaan murugooda markaan waayo qof igula saliya nabi muxamad scw. kusali nabiga walaal

    • @SULDAN-MEDIA.
      @SULDAN-MEDIA. Рік тому +1

      صلي الله عليه وسلم

    • @maxameddeeq9455
      @maxameddeeq9455 Рік тому

      Sala laahu caleehi wasalam❣️❣️❣️❣️

    • @MACHIGANBOY
      @MACHIGANBOY Рік тому +1

      Salalaahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sumayo-eg8lm
      @sumayo-eg8lm Рік тому

      Scw scw

    • @HooyoMacaan-k7z
      @HooyoMacaan-k7z 7 місяців тому

      Scw scw ❤

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 2 роки тому +94

    Just say Alxamdullilaah and remember that your life is better than millions

  • @ibrahimosman9445
    @ibrahimosman9445 2 роки тому +58

    Muslimiinta ayaa guusha leh💪💪💪 Ilaahoow Qaatimada noo toosi🤲🤲🤲

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Video kaa yaabin doona
      ua-cam.com/video/wpB-CJorHK8/v-deo.html

    • @cade3442
      @cade3442 Рік тому

      Amiin🤲💖

    • @AadanCabdi-r6g
      @AadanCabdi-r6g 3 місяці тому +1

      Aamiin❤💯

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 роки тому +27

    Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Video kaa yaabin doona
      ua-cam.com/video/wpB-CJorHK8/v-deo.html

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 роки тому +23

    لاالــــــه الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين.❤☝

  • @Yousuf_Hassan
    @Yousuf_Hassan 2 роки тому +6

    Abdirahman Omar Iismaaciil Waaberi
    sxb sidoo kale waxaad Muuqaal inooga soo diyaaarisa
    Bur burka ku iimaan doona Tiknoolajiyada iyo aaladaha is gaadhsiinta
    loona jihaysan doono Faynuuskii iyo wixii laga baxay dib loogu noqonayo
    bal arrinkaaas iyo wax yaabaha laga qorey sxb

  • @fathiaAhmed9
    @fathiaAhmed9 2 роки тому +21

    الحمد لله على نعمة الإسلام 🤲

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 роки тому +22

    Qoralkan Hadaa aragto Ku Sali xabiibkeena Muhammad Scw Scw❣ ﷺْ

  • @yasinfarah1144
    @yasinfarah1144 2 роки тому +14

    "ٲڵـڶـﮫم صل ؏َـڶـى سيدنا مـﺣـﻣـﺩِ و؏َـڶـێ ٲڵ وصحبه وسلم" ﷺ🍂♥️

  • @Cazzaam
    @Cazzaam 2 роки тому +14

    صلو على حبيبنا محمد ﷺ 🥰

  • @abdifatahabdisalam2779
    @abdifatahabdisalam2779 2 роки тому +7

    Ciraxmaan kasoo hadal siraha uu soo gudbiyey kanaalka brahistory oo afsomali sababta Somalida mafahmayaan sxp .
    Dadka daawadayna waa ku yar laakiin siro badan buu kashifaa aysan aqoonyahanada badankooda garanayna

  • @mahamedcaydaruuzmuhumed1359
    @mahamedcaydaruuzmuhumed1359 2 роки тому +19

    Ku sali nabigeena muxamed scw scw❤❤❤

  • @ibnujigjiga7043
    @ibnujigjiga7043 2 роки тому +56

    سبحان الله وبحمده سبحان العظيم 💛

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Video kaa yaabin doona
      ua-cam.com/video/wpB-CJorHK8/v-deo.html

    • @guushanolosha3626
      @guushanolosha3626 Рік тому

      @@tanaad4588 à

  • @istaahil6479
    @istaahil6479 2 роки тому +3

    Karishtaan ka iyo yahooda waa dad lunsan

  • @maryamali4707
    @maryamali4707 2 роки тому +9

    Wabarnamij qurux badan o ay tahay tarikhdan iyo dhacdoyinka qof walba o muslim ah inu ogaado.
    3 melodka aanu Allah cafinayn e laga gulaystay wll barnamijka dambe inogusi fahfahi maxay sameyen o gadhsiyay inu Allah swt cafin waayo..
    Jazakallahul khayr Abdirahman Omar.

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 роки тому +6

    3 meelood laga guulaysaty maxaa ayay samayeen oo aann allah u cafinayn ?

  • @alakram7643
    @alakram7643 2 роки тому +9

    SALLALAHU CALEYHI WASALLAM

  • @mahmoudawil4752
    @mahmoudawil4752 2 роки тому +4

    ☪️Muslimiinta dagaalka marwalba eyaga ayaa gulesanaayo 100?

  • @amiirabdilahi1413
    @amiirabdilahi1413 2 роки тому +8

    Keep going pro

  • @abuayuub2454
    @abuayuub2454 2 роки тому +3

    هرمجدون ملحمة الكبري الذي ذكر رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @iiddalmar4319
    @iiddalmar4319 2 роки тому +6

    ilaahy subaaxanahu wa tacaala hakaa abaal mariyo wllkey xasuusinta aadna xasuusid yoomatul qiyaamaha iyo calaamadaha waa wayn eee akhiro iyo sidoo kale xaajooyinka inagu soo wajahan ee NABI MUXAMED SALLALAHU CALLAYHI WASALLAM u iooga sii waramay
    alx ilaahow adigaa diinta xaqa ah nagu sugay

  • @cumarcali7492
    @cumarcali7492 2 роки тому +5

    wllkey dagaalkaas waa uu dhici waan aaminsannahy lkn mala sheegan hubka nooca la"isku adeegsan doono ma"midkan xabada ahaa mise seef ayaa la"isku adeegsan🥺🥺🥺

    • @somaliqueen3346
      @somaliqueen3346 2 роки тому

      Abayo seef baa laisku adeegsan dona aduunka waxu noqoni dona sidi uu aha intey hubka xabada iyo nuclear ka hortiis

    • @cumarcali7492
      @cumarcali7492 2 роки тому

      @@somaliqueen3346 wiil ayaan ahay

    • @salahsergio660
      @salahsergio660 2 роки тому

      @@cumarcali7492 😅😅😅😅😂😂😂 wee kuu gaftay bee qofta see cml

    • @cumarcali7492
      @cumarcali7492 2 роки тому +1

      @@salahsergio660 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wax dhibaato ah malahan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣magaca ma arag ayaan uma leenaa

  • @mohamedbashe9074
    @mohamedbashe9074 2 роки тому +6

    Masha Allah Abdirahman Omar Wllo Alle Khayr Badan Hakaa Siyo Cilmi Badan Ayaa Iga Kordhey Muuqal Kan 🙏🙏👋

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 роки тому +3

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @Cumaaroh
    @Cumaaroh 2 роки тому +5

    Wll calaamadaha qiyaamaha noo soo badi

  • @leylaabdirizak9335
    @leylaabdirizak9335 8 місяців тому +2

    Mashaa allah wa vidio kucibro qadasho leh

  • @allahisonegod8617
    @allahisonegod8617 2 роки тому +6

    Xaqiqdii waan cabsaday warka ya juju majuj alle ha Ina ga dhigo kuwa Nabi ciise lakulma ee ka badbada ya juju majuj 🥺🥺🥺🤲🤲🤲❤❤❤

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Video kaa yaabin doona
      ua-cam.com/video/wpB-CJorHK8/v-deo.html

    • @allahisonegod8617
      @allahisonegod8617 2 роки тому

      @@tanaad4588 sas somahan

    • @cabdalaaxmedcabdullahi2303
      @cabdalaaxmedcabdullahi2303 2 роки тому +1

      Allah lakulma dheh ciisa waa nabi iyo adoon alle haku barya sheegan yay shirki kuugu noqon

  • @ayuubsaciid2523
    @ayuubsaciid2523 2 роки тому +2

    Wllka waxaan ku weydiinaa waqtiga Mahdiga seefo miyaa lagu dagaalamayaa ayadoo Casrigaan la joogo !!

    • @ayuubsaciid2523
      @ayuubsaciid2523 2 роки тому

      @@Chanel_1-0ne Aniga maxaa raadiskaas oo dhan iigu gelinaa haa ama Maya Lee igu filneed haddaad garanaysid

  • @mohameddaher1248
    @mohameddaher1248 2 роки тому +4

    walal maha saddex meelodow meel in laga guulaysanayo ee waxa weye saddex meeloodow laba meelod ba dib u yaacaya kuwas marka dib u yacay ayaanu ilahay cafinayn🙌

  • @yasserhirey3984
    @yasserhirey3984 2 роки тому +6

    First comment 🥰🥰🥰

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 роки тому

      Sxp subscribe isar alle Haku xifdiye subscribe isar subscribe

  • @sakariyefilfil6578
    @sakariyefilfil6578 2 роки тому +6

    Cabdi raxman omar allaha ku xafido walalky Masha Allah

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Video kaa yaabin doona
      ua-cam.com/video/wpB-CJorHK8/v-deo.html

  • @mohamedmohamoud8409
    @mohamedmohamoud8409 2 роки тому +4

    C/raxmaan kasoo hadal
    Turkey vs Britain
    Turkey vs france
    Russia vs USA only

  • @mahiryo9192
    @mahiryo9192 2 роки тому +2

    3 diin samawi majiran ee hal bis aya jirro .

  • @nasriali6733
    @nasriali6733 2 роки тому +5

    ❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

  • @AxmedmustafeCabdiqaadir
    @AxmedmustafeCabdiqaadir 6 місяців тому +2

    Ilahow malinkas mid dagalks gala iga dhig😢

  • @anisaahmed2030
    @anisaahmed2030 2 роки тому +6

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 2 роки тому +4

    Ha guulaysto Islamku mar walba iyo goob walba

  • @MohamedMahat-hf2kr
    @MohamedMahat-hf2kr 2 місяці тому +2

    الحمد لله على نعمه الاسلام❤❤

  • @queen.nasheed
    @queen.nasheed 2 роки тому +2

    Wllo maxa uga jeeda waa laga gulaysanaya ilhayna ma cafinayo?

    • @wonderShare1
      @wonderShare1 2 роки тому

      Dagaalka muslimku looma ogolo inuu ka cararo saaxada dagaalka hadey dhacdone waa dambi aad uweyn wuxuuna ka midyahay 7da dambi ee lagu halaagsamo🥰🥰🥰

    • @queen.nasheed
      @queen.nasheed 2 роки тому

      @@wonderShare1 mahadsanid wll waan fahmay

  • @abdiyarowahmed9037
    @abdiyarowahmed9037 2 роки тому +2

    صلي ألله عليه وسلم ❤️ صلي ألله عليه وسلم ❤️ صلي ألله عليه وسلم ❤️ صلي ألله عليه وسلم ❤️ صلي ألله عليه وسلم ❤️ صلي ألله عليه وسلم ❤️ صلي ألله عليه وسلم ❤️ صلي ألله عليه وسلم ❤️ صلي ألله عليه وسلم ❤️ صلي ألله عليه وسلم ❤️ صلي ألله عليه وسلم ❤️ صلي ألله عليه وسلم ❤️ صلي ألله عليه وسلم ❤️ صلي ألله عليه وسلم ❤️

  • @saahidsaid3347
    @saahidsaid3347 2 роки тому +4

    Sallamullah Abdirahmaan iyo dhamaan xertiisa ku xiran channelka.

  • @cumarcali7492
    @cumarcali7492 2 роки тому +2

    wll maxaa loodilaayaa qanziirka

  • @mohamedsiyad3736
    @mohamedsiyad3736 2 роки тому +2

    Shimee kuugu danbaysay sheekadii qaamquu mase maba maqal ba halkan kadaawo xasuustii horn afrik ua-cam.com/video/kjwDQB9sRsA/v-deo.html

  • @sidiiqisnail5767
    @sidiiqisnail5767 2 роки тому +9

    Respect brother keep going

  • @MOHAAN_amiir
    @MOHAAN_amiir 2 місяці тому +1

    Nabigeena muxamed scw igu la sallo❤

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @NasraMaxamed-cm7lc
    @NasraMaxamed-cm7lc Рік тому +1

    Walalyaal masoo dhawyahy dagaalkaasi

  • @nasriali6733
    @nasriali6733 2 роки тому +3

    ❤️❤️❤️الله اكبر ❤️❤️❤️

  • @abdifatahabdisalam2779
    @abdifatahabdisalam2779 2 роки тому +1

    China xitaa way isku diyaarinaysa UA-cam ka ku qor china prepared for armagedon.
    Marka waa inaan udiyaargarownaa insha allah

    • @Chanel_1-0ne
      @Chanel_1-0ne 2 роки тому

      Zxp china waaba mulxidiin bilaa diina

  • @geeskaafrica3597
    @geeskaafrica3597 2 роки тому +2

    cabdirahman cunar hore u soco zxp nazo padi Vedeos Yada
    plze I like your voice 🧐

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Video kaa yaabin doona
      ua-cam.com/video/wpB-CJorHK8/v-deo.html

  • @naimasaleaban1461
    @naimasaleaban1461 2 роки тому +3

    Mie best UA-camr

  • @24hours10
    @24hours10 2 роки тому +3

    MASHA ALLAH, MAHADSANID WALAAL.

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 роки тому +2

    Ay juj juma juj kasoo jadal

  • @maxameddeeqxuseen6874
    @maxameddeeqxuseen6874 Рік тому +1

    ❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 2 роки тому +1

    الله اكبر
    الله اكبر
    الله اكبر
    Allah is our only helper
    "يوم هم بارزون لا يخفى على الله منهم شىء لمن الملك اليوم لله الواحد القهار "
    Maalinta allah oo kaliya uu ka talinayo dunidaan
    Aawey boqorradii sheegan jirey awoodda
    Allah ayuun baa maanta jira 🤲🤲☝️☝️

  • @Adiyow
    @Adiyow 4 місяці тому +1

    Ku saliya xabibkena moxamaed scw

  • @claahiking9076
    @claahiking9076 Рік тому +2

    insha.Allah waan galayna dagaalka welina safafka hore ee dagaalka ayaan kadagaalamayaa insha.Allah guul Islam ☪️

  • @bajacolow9135
    @bajacolow9135 2 роки тому +1

    Waa macquul wax walbo lakiin halaho aclam ku dar bro sababto Ah sidaa rabto baa noogu sharaxday ama sida qalbiken rabo

  • @WWESHORTS1234
    @WWESHORTS1234 Рік тому +1

    9:48
    I sharax wll macnaha ah in ilaahey cafin doonin

  • @AbdiwaliMoha-v4h
    @AbdiwaliMoha-v4h 9 місяців тому +1

    Waad mahad santahay sxb ❤

  • @YuusufAbdullahi-g3w
    @YuusufAbdullahi-g3w Місяць тому +1

    Keep going wllka

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 2 роки тому +3

    اللهم احيني في هذا اليوم❤

  • @awaleh23
    @awaleh23 2 роки тому +4

    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @ALIFARAH-du2yt
    @ALIFARAH-du2yt Місяць тому

    Wallale been baadsheegtay nabiciise wuxuu dhulka joogidoonaa 7sano

  • @nasriali6733
    @nasriali6733 2 роки тому +1

    ❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

  • @maamecade8938
    @maamecade8938 2 роки тому +2

    M.a mahadzanid wll🙏🙏🙏👍

  • @yahyeahmed4775
    @yahyeahmed4775 2 роки тому +3

    aad ayaad u mahadsan tahay

  • @Yahyeyusuf
    @Yahyeyusuf 2 роки тому +3

    Keep going waberi

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 роки тому +2

    Dabiq ( Siriya )

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 2 роки тому +4

    M.a keep up walka

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 роки тому

      Wllo subscribe isar alle Haku xifdiye subscribe isar

  • @salaxudiin5142
    @salaxudiin5142 2 роки тому +2

    Ciidanka Laga guulaysto ha odhan ee kuwa dagaalka ka carara dheh
    Kuwas Ayanu allah cafinayne

  • @cabdiraxmaanabdel5654
    @cabdiraxmaanabdel5654 8 місяців тому +1

    الحمد اللة على نعمة اللسللم

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 2 роки тому +3

    Thank you wll

  • @motiveperson143
    @motiveperson143 11 місяців тому +1

    Allahu Akbar Alow waqtigaa guul nasii

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 2 роки тому +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا

  • @captaintime7319
    @captaintime7319 2 роки тому +2

    allahu akbar

  • @sumayo-eg8lm
    @sumayo-eg8lm Рік тому +1

    Scw

  • @abdifatahabdisalam2779
    @abdifatahabdisalam2779 2 роки тому +3

    Dagaalkan dhamaystiran & siro kale waxaad ka daawankarta kanaalka brahistory hadaad carabiga fahmaysid

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Video kaa yaabin doona
      ua-cam.com/video/wpB-CJorHK8/v-deo.html

    • @Chanel_1-0ne
      @Chanel_1-0ne 2 роки тому

      Pro ma carab baa iska leh chanelka
      Anu ma rabo gaal wxu sheegsheego
      Muslimkaas baa dan inoo ah

  • @maxamadnuurkhalid9196
    @maxamadnuurkhalid9196 Рік тому +2

    Scw scw

  • @caddekacadde9477
    @caddekacadde9477 2 роки тому +1

    Waxaad sheegtaa markay midowbayaan muslimiinta iyo Gaalada waa qoladee qolada loo midoobay ee la dagaalameen muslimiinta iyo Gaalada?...

  • @NajmaMaxamed-dk2kh
    @NajmaMaxamed-dk2kh 3 місяці тому

    Dadka ha khaldin yuhuudu waxey aaminsanyihiin in maxiisu al-dajaal uu badbaadin doono oo ay dunida xukumi doonaan ee maclaamada iska hubso intaanad soo gudbin fadlan.

  • @samiiradam4447
    @samiiradam4447 2 місяці тому

    minaadu waxay ku taala qudus
    dimishiq waa hilmaantau

  • @housseinismaelissa1622
    @housseinismaelissa1622 Рік тому +1

    Anagaa yaab aragnay xalged ka keentay Muslim iyo gaal isleen akhiro saman oo bilowga Muslim mesha ku jabi subxaanallah.

  • @user-A.Rashid
    @user-A.Rashid 3 місяці тому

    yahuud iyo kiristan waa isku beenalayaal isbahaysto diinta muslimka ayaa lagu liibaanaa

  • @mohamaduuchannel8574
    @mohamaduuchannel8574 2 роки тому +2

    M.a hormar wcan wll sry✌️👍

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 роки тому

      Subscribe isar alle Haku xifdiye subscribe

  • @sakariyemahbuub6001
    @sakariyemahbuub6001 2 роки тому +3

    Keep going

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 роки тому

      Subscribe isaar alle haku xifdiyee subscribe isaar subscribe

  • @ASLAM-e6q
    @ASLAM-e6q 2 роки тому +1

    ‎ﷺ

  • @Coolestofskylines
    @Coolestofskylines Місяць тому

    Tolow halkee ku danbaynayaa hubkan imika jiraa

  • @cabdicasiis6
    @cabdicasiis6 2 роки тому +2

    Haye wllo noogu soo dhakhso 🙏🙏

  • @abwaanmohamedofficial8240
    @abwaanmohamedofficial8240 2 роки тому +2

    Alle ha ku sharfo wllo

  • @dromarbile4898
    @dromarbile4898 Рік тому

    Waa beentaw. Meel uu ku qoranyahay majirto

  • @maxameddeeqxuseen6874
    @maxameddeeqxuseen6874 Рік тому +1

    Allahu akbar

  • @Sacdiyabile
    @Sacdiyabile 4 місяці тому

    Waan isku diyaarinay dagaal laguhoobto

  • @suleekhafarax3686
    @suleekhafarax3686 Рік тому

    Maxuma lkn maxaa lagu dagalamaya ma hub casriyaa sidaa xabada iwm😊😊

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 місяців тому

    Layla calawiis biyaha beedal salida. Beedel

  • @yaxyemoha571
    @yaxyemoha571 6 місяців тому +1

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @skillssports2812
    @skillssports2812 Рік тому +1

    Masha allah walaal sida aad inoogu diyaariso muqalada cajiibka ah 👋👎👎

  • @abdullahimohamedabdulle3446
    @abdullahimohamedabdulle3446 2 роки тому +1

    Lakin ma ogo dagalkas in uu muslimka ku guleysan doono allahu akbar

    • @fartuuncqaadir9381
      @fartuuncqaadir9381 2 роки тому

      ان شاء الله wan gulaysanenaa ilahy ayaa nala jira

  • @arbasb3009
    @arbasb3009 2 роки тому +1

    Hore usaco wll