Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sidee loo sameeyaa Rasaasta! Se sanadkii imisa rasaas ah la sameeyaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 гру 2023
  • Ku soo biir pagekeena facebook 👇👇
    / waaberimedia4

КОМЕНТАРІ • 76

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 8 місяців тому +20

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 8 місяців тому +21

    Cilmi nafsi kasoo hadal❤

  • @cabdaleshariifmunye7468
    @cabdaleshariifmunye7468 8 місяців тому +11

    Ku saliya xabiibkena scw scw

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 8 місяців тому +13

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @bigboss8700
    @bigboss8700 8 місяців тому +5

    Arday baan nahy waan qaadaynayay markiiba waan kusoo booday

  • @IdirisTaajir
    @IdirisTaajir 8 місяців тому +10

    Allah is one

  • @Ducaysane9
    @Ducaysane9 8 місяців тому +3

    Wadankeena rasaasna ma samaysto halka xamaas ay samaysato wax yaabaha aasaasiga ah lkn ilma daanyeer madmadoobe maraykanka ayaa rasaas noogu deeqay Ma wax qof sharaf door bidayaa maqalaa😢😢

  • @maxamedaxmed3270
    @maxamedaxmed3270 8 місяців тому +3

    Waa waxa ugu wanaagsan ee aad ku doonan karto xaqaaqa adigoon cid dulmiyayn

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 8 місяців тому +1

    Mahad sanid cirax cumar horey usoco sodaa muuqaalka nabad galyo

  • @user-sy6yp9qg6z
    @user-sy6yp9qg6z 8 місяців тому

    mahadsanid
    nadaara
    warkagaa wacan
    ale falastiin
    iyo muslimiinta dhamaan ha ugargaaro
    muqalifo isfahan hadhaxdhigo
    muslimka

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 8 місяців тому +3

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 7 місяців тому +1

    Aad baad umahadsantahay sxb sare ❤❤❤❤

  • @CabdiXabiib-tt9pg
    @CabdiXabiib-tt9pg 8 місяців тому +5

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 7 місяців тому +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 8 місяців тому

    Dowlada Burundi 🇧🇮 oo ah dowlada ugu faqiirsan dunida rasaasta waa ay sameysataa Somalida meel aan la ogeyn ayaa laga heystaa

  • @waxigabaro5009
    @waxigabaro5009 8 місяців тому +1

    Sxb ka soo hadal waxa ka socda 🇸🇩 😢😢❤

  • @CabdicasiisCawil
    @CabdicasiisCawil 8 місяців тому +2

    Ii mikaad soo galisay

  • @Cazzaam
    @Cazzaam 8 місяців тому +1

    My favorite Chanelle 😍

  • @user-zr7qw2xx9d
    @user-zr7qw2xx9d 8 місяців тому +1

    Masha allah

  • @user-ns1sm3ni3f
    @user-ns1sm3ni3f 8 місяців тому +2

    Frist view

  • @Clhafidraage-ru4dt
    @Clhafidraage-ru4dt 8 місяців тому +1

    first person macalin

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 8 місяців тому +3

    Alla mxy Somalidu isku dhamaysy bahashaas😂

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel 8 місяців тому +1

    Mashaalah mahadsanid abdirahmanow

  • @cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy
    @cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy 7 місяців тому

    M.sh wllo. Waxad soo gud bisaa wax yaabo fcn hore u soco❤❤

  • @NimcoAbdikaadir11
    @NimcoAbdikaadir11 8 місяців тому

    Waaberi media plzzzzzz suudaan arinka xanunka leh noso aruuri o noosoo sii daaa 😢 illahayow u gargar re sudan dumarki kufsi cqrurtan dil Emaratka illahay aya ka marqati ah waxay dhulkas iyo dhulalka kale ku hayan allaha ka qabta dadka iyaga iyo all re galbed and yurup iyo munafaqinta muslimka ku dhex jirta jawasistana allaha cadaaba

  • @user-tf6bv7jh7b
    @user-tf6bv7jh7b 8 місяців тому

    Mangoooliyaan ka hadawaadadkee halkewsa kudanbeeyeen iiga soojawaab zxp❤

  • @Hassanmohamednortifow
    @Hassanmohamednortifow 7 місяців тому

    Mansha Allah cabdirahaman wabari good job

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o 8 місяців тому

    Mahadsanid ustaad abdurahman omar🙏🙏

  • @Cusmaniyiinta
    @Cusmaniyiinta 7 місяців тому

    Codka,vedio yoga iyo editka 💯 quality m.a
    Course ka wan gadan lahaa lakin ma'awoodo 😢

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 7 місяців тому

    Allahu akbar ❤❤❤

  • @user-bm1di4ed2k
    @user-bm1di4ed2k 8 місяців тому +1

    Muqalada soo badi

  • @barisamadkii5128
    @barisamadkii5128 8 місяців тому

    Abdirahman zxp waxaa kasoo hadashaa filimkan layirahdo leave the world behind io waxyaabaha qarsoon ee ku Duugan. mahadsanid.

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 8 місяців тому

    ASc wabari media

  • @abdalaabdala8176
    @abdalaabdala8176 8 місяців тому

    soo badi sxb abdiraxmaanow

  • @user-ot5ns2ph3c
    @user-ot5ns2ph3c 7 місяців тому

    soo badi

  • @user-hz4mo6tw6o
    @user-hz4mo6tw6o 8 місяців тому

    Mahadsanid zxp

  • @Abdalle11
    @Abdalle11 8 місяців тому +1

    Chine Gacanban u Tagay 😂
    1.baaruuda
    2.kubada cagta
    3.waraaqaha
    Bal somaliyay ragasa aduunka inugula nool inaguna Findhicil ma Samayn karno xita ila Wakhtigan

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 8 місяців тому

    Thank you Abdi

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 8 місяців тому

    Sidee loo horomarin karaa dharka difaaca uah rasaastu in ayna kasoo
    Gudbin sida jaakadaha xabadu karin iyo koofiyaddaha sidee loo
    Helikaraa dhar dhamaystiran oo difaaci kara jidhka.rasaastu in ay ugudubto dhamaan waa hadii
    Cilmibaadhis badan lagu sameeyo
    Waa laxalin karaa mushkilada rasaasta

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k 8 місяців тому

    Asc c/raxman cumar

  • @abdihakiim5881
    @abdihakiim5881 8 місяців тому

    Waa mawduuc mudan in laga hadlo

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 7 місяців тому +1

    Rasaasta wa in gaalada lagu laayo

  • @NimcaanSuruur-xn5kv
    @NimcaanSuruur-xn5kv 8 місяців тому

    Mahadsanid

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 8 місяців тому

    Fantastic 🙏

  • @mdxmed-nx6et
    @mdxmed-nx6et 8 місяців тому

    Salalahu calay hum wasalam

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 8 місяців тому

    Keep going

  • @user-fi7fy3wn2w
    @user-fi7fy3wn2w 8 місяців тому

    Rasaasta imisa noocbay ukala baxdaa so sameey zhp

  • @ShankarAbdu12
    @ShankarAbdu12 7 місяців тому

    Walaal abdirahmaan plz kasoo hadal shaabada ama tatto waxaan doonayaa inaan wax ka fahmo mahadsanid❤

  • @Realcaptain12
    @Realcaptain12 8 місяців тому

    MashaAllah

  • @Abdikanijeesteye
    @Abdikanijeesteye 8 місяців тому

    Zxb su aal hadii aan ku waydiiyo shabada gaalada ay sartan wax noga sheeg?😊

  • @amiincade412
    @amiincade412 8 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @saabircadde5027
    @saabircadde5027 8 місяців тому +1

    Asc

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 6 місяців тому

    Hagaag

  • @Sheekopro11
    @Sheekopro11 8 місяців тому +1

    Hadaad chanalkayga soo booqato waxaan kugu duceynaya inaad khatumada ilaa hey kuwaafajiyo ❤❤❤

  • @khadaribrahim8442
    @khadaribrahim8442 8 місяців тому +1

    Galka weyn ee mareykan dhaqalaha waxa uu kasemayaa hub uun

  • @deeqxasancalishaacib-oi2dk
    @deeqxasancalishaacib-oi2dk 7 місяців тому

    Cilmi nafsi kasoohaal plase

  • @user-fi7fy3wn2w
    @user-fi7fy3wn2w 8 місяців тому

    Scw

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 8 місяців тому

    Dalkeynu waa inu yeeshaa wershado hubka noocyadiisa kala dugan soo saaro.

  • @horemari.nafta1
    @horemari.nafta1 8 місяців тому

    Hal abuur wanagsan u ahaa

  • @nadifocali3781
    @nadifocali3781 8 місяців тому

    Taariikhda Sameynta gantaalada noo soo geli

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud 8 місяців тому

      Gaantala farsamadoda wxa ugu horeyay jarmalka
      madafiic.daana wxa ugu horeyay turkida ama dawladi cusmaniyinta

  • @ruqiyamohammed4240
    @ruqiyamohammed4240 8 місяців тому

    Hn kaso sheke Axmad saleh manasra please

  • @user-kt2ei9so3d
    @user-kt2ei9so3d 8 місяців тому

    Sxp Muqaalkii dagaalkii 77kii waa ka saartay kanaalka wxana lkn

  • @ruqiyamohammed4240
    @ruqiyamohammed4240 7 місяців тому

    أحمد مناصرة kaso sheke hn

  • @ameennikke
    @ameennikke 8 місяців тому

    😢😢

  • @CabdicasiisCawil
    @CabdicasiisCawil 8 місяців тому +1

    77

  • @silvermediatv
    @silvermediatv 8 місяців тому

    aad bay uxun tahay

  • @zakariyeidiriz7514
    @zakariyeidiriz7514 8 місяців тому

    Cilmi nafsiga ka so hadal

  • @user-ng5hg8vd1y
    @user-ng5hg8vd1y 8 місяців тому +1

    Ssc khatumo kasoo samee
    Taliye 🙏

  • @user-cp2vl1jq8f
    @user-cp2vl1jq8f 8 місяців тому

    Wll dagaalka suudaan iyo janjawiitka nooga soo warbixi

  • @Afrikadabarishow
    @Afrikadabarishow 8 місяців тому

    Asc cbdrmn cmr

  • @Abdikanijeesteye
    @Abdikanijeesteye 8 місяців тому

    𝑘𝑢 𝑠𝑎𝑙𝑖 𝑛𝑎𝑏𝑖𝑔𝑎 𝑠𝑐𝑤 𝑠𝑐𝑤