Naicom Real Estate

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Ma danaynaysaa inaad Nairobi guri kuyeelato? Maxuuse yahay nooca guri ee aad Nairobi karabto. Bal muuqaalkannkaga bogga fursadaha jira.

КОМЕНТАРІ • 260

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka 5 місяців тому +9

    Cimri Dheer & Caafimaad Taam Ah Allaha Siiyo Faqiiha Soomaaliyeed Sh Maxamuud Shibli

  • @Hadissayid
    @Hadissayid 6 місяців тому +11

    Mansha alllah sheikh maxamud shibli caalimka somaliyeed ee diinta islaamka noloshiina uhuray kunabixiyay
    doorkiisa dacwadda diinta iyo faafinteeda allah yabarak

  • @Botanmedia.
    @Botanmedia. 5 місяців тому +2

    Allah ha noo xifdiyo cilmiga iyo dhaqaalaha culumadeena guulaysta team naicom

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 6 місяців тому +22

    Somalida turkeyka ayaa ka yaabay waxna ma kala qortaan waana la is aaminaaa manshllah waa dhaqan cajiib allaha idiin barakeeyo business kiina

    • @URvimez
      @URvimez 5 місяців тому

      Reer NFD baan ahay gaalada waxay Ku leeyihiin anagu bartay lacagta nooga go'odo hawshayadu Ku dhamaataa idinkuna idinkuna hebelow waxbaa iga qabya ahe 50k iisoo geli baad iska leedihiin detana waaba loosoo diraaya qofka si fudud ..iyagoo ka hadlaaya Sida somaalida lacagaha Ku qaldamo ay u Soo celiso iyana waan arkay waliba ninba qiso ayuu Soo qoraaya ..marka inkastoo dhib badan Na hareereyay hadana waxayaalo cajiib oo lagu farxo Ayaan lenahay ilaaahay dhibaatada haynaga dulqaado

  • @iman1527
    @iman1527 6 місяців тому +6

    Mansha Allah adunkana wakas lo shaqesty aqirana Wa laagaga horeya shekh shible

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 6 місяців тому +44

    Ma Wanaagsana in Soomaalida ay Maal gashtaan Wadan Shisheeye Qaasatan Wadamada Deriska ah ee Caddawga ah sida Ethiopia iyo Kenya.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 6 місяців тому +4

      daa beri markaii cag looga soo saaro ayay oganayaan saaxiib, waa dad moogan

    • @lebaan4795
      @lebaan4795 6 місяців тому +2

      What are you talking about ? the Somalian lived so many Decades If they don’t build them where did you go this is the second home after Somali So be careful before your mouth coming out?

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 6 місяців тому +3

      @@lebaan4795 First of all I have a right to express my opinion on this matter as well as my own personal views about anything ! Who do you think you are ?

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 6 місяців тому

      @@lebaan4795 Soomaalidu Hal Dal baay leedahy waana Somaliya, mise adigaa Sujuu ah waryaa ? wax second home la dhaa ma jirto hal home baa jirta

    • @MohamedAmin-e5r
      @MohamedAmin-e5r 5 місяців тому +8

      Sxb xamar yaa isku haleenkaro labo qabiil hadeey isku dagaalaan waa lagu kala yaacaa bililiqo leey kaa noqonee

  • @AhmedIbrahim-dm8hb
    @AhmedIbrahim-dm8hb 5 місяців тому +13

    Ilaa wadaadadu soo galaan ganacsiga real state ka xaaraan uu ahaan jiray allow alle

  • @maxamed4yare
    @maxamed4yare 6 місяців тому +8

    Totally support sheik. ❤

  • @superpoetry8704
    @superpoetry8704 5 місяців тому +2

    Wallee Sawaaxili kuma hoosnoolaado anigoo khaymad iyo waab ka dhistaa ii dhaanta Mudug iyo Nugaal.
    Wadamada horumaray, apartment waxaa dega dadka faqiirka ah.
    Wadankiina dhista oo iimaanka ku qaba sababtoo ah inaad weligiin meel minority ku ahaataan caqli ma aha.

  • @abdallahmohamed3676
    @abdallahmohamed3676 5 місяців тому +3

    Mnshlh barakow sheikh maxamud shibli

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar7150 5 місяців тому +3

    Runtii waa qaraartahay. Dad dhulkiisi Diidan dalka ❤❤❤❤

  • @hassanabokor7861
    @hassanabokor7861 5 місяців тому +6

    Okay nice, laakiin soomaalay dhulkiina maan dhisano. Dhulkan aan dhisayno inaanku ma lihin.🤔

    • @مشتاقةللجنان-ج5س
      @مشتاقةللجنان-ج5س 5 місяців тому

      Dhul amaan leh aya la dhistaye somalia ma amaan aya ka jira runta aanu isku sheegne meel lagu leeyahay Zakawaat soo bixi oo wolahadi dadka muslima lagu leybayo hdii kle wa lagu dhaadhicinaya

  • @AFGOIDEENSHOW
    @AFGOIDEENSHOW 5 місяців тому +1

    Masha allah

  • @abdallahamarweyne8280
    @abdallahamarweyne8280 5 місяців тому +2

    Allaha ku xifdiyo sheakh shabili aqoon alle uu siiye ninkaan aduunna wuu siiye❤

  • @wakiilcaashaq8270
    @wakiilcaashaq8270 5 місяців тому

    MAASHALLAH. I support the sheakhs to carry out projects like this

  • @foracademic1299
    @foracademic1299 5 місяців тому +1

    MAA-SHAA-ALLAH, good news

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 5 місяців тому

    Barakalaah sheekheena sharafta leh

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 5 місяців тому

    Masha Allah ilahay ha xifdiyo sh shibilya

  • @ArafatSaid-yb4sw
    @ArafatSaid-yb4sw 5 місяців тому

    Masha allh sheekhena aduun iyo akhiroba waa aftahan 😊

  • @harunabdi-mx7uu
    @harunabdi-mx7uu 5 місяців тому +1

    mashaAllah sheikh

  • @Dhaxalgal2023
    @Dhaxalgal2023 5 місяців тому

    Sheekhow waa soo socdaa Guri qasri ah ayaa rabaa discount fiican ii samee insha allah.

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 5 місяців тому +2

    Masha Allah agaaas waa ag QURUX bdan o qabow wan USO socdaah insha Allah

    • @maryanl804
      @maryanl804 5 місяців тому +1

      Kenya soomali dagaanbay kulee dahay

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 6 місяців тому +14

    2024 in la inoo xayeysiiyo kenya waa mucjiso aaway buqcadii ilaahay inugu beeray

    • @EngDanial4094
      @EngDanial4094 6 місяців тому +10

      Sawdinkii soo gubay hee yaa dhisanaayo meel aan amaan eheen

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 6 місяців тому +6

      Yaa moryaan hoygooda maal gashanaya.
      Qoriga iyo qabyaalada iska dhiga hadaa rabtaan maal gashi.

    • @maryam-cd3gt
      @maryam-cd3gt 6 місяців тому +5

      dadka halaga wacyi galiyo dadku inaanay maal gashan dal shisheeye

    • @maryam-cd3gt
      @maryam-cd3gt 6 місяців тому

      @@saidhashi2856 somalia inteeda badani waa nabad

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 6 місяців тому +1

      Waa la isu dacareeyey
      Dulmi ayaa hareeyey

  • @mustafaabi2471
    @mustafaabi2471 5 місяців тому +4

    Kenya somalidu waa qowmiyada 3 xaad marka dalshisheeye maaha Somali ayaa iskaleh kenya Insha Allah inaga ayaa katalinayna kenya takale kenyatigu waa dad fiican oo lala nolaankaro Somali kali hadanu noqono waanu isdili umada aan dhexgalno

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 5 місяців тому +1

    Kanye ama Nairobi kuma talinayo in ay soomaalida ka timi soomaalia dhistaan hadii ay ka maarmi waayaan in ay dhistaan north east ama Garisa, wajeer ilaa inta ay deegaan ahaan u leedahay soomaalida waxaan u sababey nayaa hadalkeyga lacagta aad ku bixineysid wadan kale waxaa u baahan dhulkaaga qurux waxaa kuugu filan dhulkaaga

  • @Sudanbreaking1
    @Sudanbreaking1 5 місяців тому +2

    Masha Allah lkn heesta video kasaar wa laga baxay waana xaarasn

  • @maxamedmuxiyadiinaxmedaark5580
    @maxamedmuxiyadiinaxmedaark5580 5 місяців тому +1

    masha allah baaaraka laah

  • @YouTubecreat716
    @YouTubecreat716 6 місяців тому +4

    Lacagta ribada ee bank sidee isaga dhawri kartaan
    Illeen waan ognay in bank Interest ku shaqeeyaan ee

    • @maxamed4yare
      @maxamed4yare 6 місяців тому

      By working and Saving your money

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 6 місяців тому +2

    Islii guriyaha ugu folxum aye ka dhisayan lkn melaha kale qurux ka dhigaan

  • @hassanabdi3266
    @hassanabdi3266 5 місяців тому +3

    Wadada manta iyo adunyo maxaaa kala heysta

    • @Dxd2341
      @Dxd2341 5 місяців тому

      Aakhira iyo aduun ba wu ushaqeysana ee adiga maca haysa ???
      Hadana shaqa aduun ya udiday!!

  • @nasrudeenMohamed-bd1gp
    @nasrudeenMohamed-bd1gp 5 місяців тому

    culumoow wadankiina ku noolaada, dastuurkiina waad taageerteen.

  • @abdiweliibrahim4390
    @abdiweliibrahim4390 5 місяців тому

    Guryaha an hada ku jirno ee US waa guryo appartements ah Oo gaagaban 4 ilaa 5 marka guryo 16 dabaq ah ma ficna xaga sefttiga waana qaali kuwan baan ibsanaynaa oo hada la ogaadey ila arag Nairobi Tatu city From CBK 15 km. 2 qol 60k USD

  • @AbdallaArush
    @AbdallaArush 6 місяців тому +3

    marka lesraafo ama lestarxilo ayu war jiryaa wadankaga waxkudhama malaha walahi

  • @maryam-cd3gt
    @maryam-cd3gt 6 місяців тому +8

    culimadu maxay gobolada nabadda ah ee waddankeena u dhisi waayeen.. maxay dal shiisheeye ah inoo gaynaaan aniga ilma qumana

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 6 місяців тому

      Talo XUMO

    • @Abdikadir1984
      @Abdikadir1984 6 місяців тому

      Waa runtaa laakiin saldhigooda yaa halkan aha fasilitigana Uma helaysid sidan oo kale

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 6 місяців тому +5

      Gobalda waa la Kala leeyahay ilaa Magaalo madaxdii la yiri unukaa leh

    • @maryam-cd3gt
      @maryam-cd3gt 6 місяців тому

      @@batulasmail8261 It is sad

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 5 місяців тому

      Hadhowna muse bixi oo hargeisa dhista ayaa la odhanayaa cadow ayuu noo wadaa isla kan ayaa odhanaya waa Lays fahmay wlhy kk

  • @EnthusiasticOldTypewrite-yk9rn
    @EnthusiasticOldTypewrite-yk9rn 7 днів тому

    Dacwadii la Sheegan jiray ma ganacsi bay isu badashay

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 5 місяців тому

    Soomaalidu guryaha ay ka dhisaan Nairobi maxay qiimahooda u qariyaan?

  • @minshiinohomefashion6078
    @minshiinohomefashion6078 5 місяців тому

    Lakin waxa wanagsanan laheyd iney dadka an halmar iska dhiibi karin iney instalments ino qofka lacagaha iska yar yareyn karo xata marku guriga dhamado xita qofka hadu lacagta dhameynin in furaha lagu warejiyo oo ay tartiib tartiib u bixiyan

  • @AhmedAbdi-jv1rb
    @AhmedAbdi-jv1rb 5 місяців тому +1

    thank you!

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica 6 місяців тому +1

    Ma Sha Allah!

  • @fadumoosman8983
    @fadumoosman8983 5 місяців тому

    ASC SHEEKH ISKU DAY IN AAD WACDI GELISAAN DADKA IN I WADANKOODA LACAGTA GELIYAAN KADIBNE AAD KA SHAQEEYSAAN SIDII NABAD LOO HELI LAHAA ISKA DAAYA WADAMADA SHISHEEYE AAD MAAL GELINEEYSAAN.

  • @Sara_1431
    @Sara_1431 5 місяців тому

    Masha a Allah tabaraka Allah ❤

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 5 місяців тому

    Shiikh maxamuud shibili waa taajir waaye wuxuu kugadtey 5salaad 7 billion us dollars ayuu ku qaataa masaajidka alhidaaya California group of school wuxuu kahalaa 108 billion us dollars shiikh maxamuud shibili baabuurta kusocdo wuxuu ka bixiye 30000 kun dollars

  • @MohamedNoor-w7o
    @MohamedNoor-w7o 6 місяців тому +3

    Subxanallah sheikh mxaa qaldan waxan kadhax bax shaqsiyadada ayey dhaawaceysaa

    • @maxamed4yare
      @maxamed4yare 6 місяців тому

      How. He can’t have a business

    • @MohamedNoor-w7o
      @MohamedNoor-w7o 6 місяців тому +1

      @@maxamed4yare this is disgusting not busnes this is advertisment lol u don't now nothing kwenda kabisa

    • @maxamed4yare
      @maxamed4yare 6 місяців тому +1

      @@MohamedNoor-w7o is advertisement not part of business ❓

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 6 місяців тому +1

      Ganacsiga Rasuulka CSW ayaa u duceeyey
      hadii shucuudiisa la ilaaliyo waa khayr

    • @maxamed4yare
      @maxamed4yare 6 місяців тому

      @@batulasmail8261 correct

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 5 місяців тому

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @maslaxabdi1457
    @maslaxabdi1457 5 місяців тому

    Anigu waxaad aad iyo aad ula yaabanahay kuwo sheekha ganacsiga Ku eedeynaya ganacsiga diintu way soo dhaweyn

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 5 місяців тому

    Ka sheekh maha wa wax kale

  • @faisalkulane4683
    @faisalkulane4683 5 місяців тому +1

    Dhibka ugu weyn dalkeena waxa ka wada wadaada Ictizaam aka Wahaabiyo, lkn adoonka kale nabad ayay kula nool yihiin!

  • @fardowsanur4571
    @fardowsanur4571 5 місяців тому

    Hanoi atAdeerayaal. Hanooxayeesiinina. Naroobiwaataanu. Naqaaneu. Gabdhihiinawaa. Ku save. Een

  • @osmanahmed3550
    @osmanahmed3550 5 місяців тому +2

    Wa tuugo be careful

    • @Lii_gamer
      @Lii_gamer 5 місяців тому

      maseer baad qabtaa, uff

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 5 місяців тому +3

    Sxb wadaad soo tuug ma ahayn
    Sow kuwii dadka somaliyed kenya ku dhacay ma aha?

    • @Dhabarweyne
      @Dhabarweyne 5 місяців тому

      Adiga meeqo dollar buu ka heysta?

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 5 місяців тому

      Bismillah ilahay ka cabso hadal ad Ku dalyaso mar hadan hadil kar ba Lagu wadinyah

    • @mohsen6878
      @mohsen6878 5 місяців тому

      @@hodandahir8111
      Wax lala yaba ma ahan, oo waxa tahay qof an waxba kla soconin waxa dunida ka dhacaya .
      Waxa aan dhahayo wan garanayaa, allah hortisa in aan ka dhaho ayana diyaar u ahay
      Muhim ma ahan in aad ku qanacdo aragtidyda marka iga rali noqo

  • @DeeqMohamed-sz2uf
    @DeeqMohamed-sz2uf 6 місяців тому +5

    Adeer wadan islaameed hadhisine wadankaaga dhiso

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 5 місяців тому +2

    Qiimaa waxee loo Qarqarinaa masheegtiino 3 Qol ubaahnaaye

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 5 місяців тому +3

    sheekha in wax lagu xayaysiosto sax maaha asna inuu yeelo maahan zata haduu wax ka leeyahay waxaa loo qaadanaya inuu nin aduunyo noqday

    • @muhsinosman7265
      @muhsinosman7265 5 місяців тому +2

      😂😂😂 Sheeka miyaa Sheikh in u Shaqeeysata Ee business qof leh Noqoda ma xaa diidaaya omsna bini cafaan waxuu ahaa tajiir Abdirahman binu co’wf Sido kale tajiir ma waxeey ahayeen Reera Aduunya

    • @cdnanyare8418
      @cdnanyare8418 5 місяців тому

      😂😂😂ya udidhi sheikh inu qanacsi sameya sxabadha sidhi othaman wxey laxayen ganacsi niyow mxa kugudcy

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 5 місяців тому

      SHEEKHNIMADII DOOLAR AYAA LA SIISTAY😂😂😂 XATAA KUTUBTII WAQTI LAGU AKHRIYO AYAA LA WAAYAY😂😂😂😂😂

    • @zaynabali2712
      @zaynabali2712 5 місяців тому +1

      ​@@Banuhashim237 oo heedhe haduu shaqaysanin ma adigaa billi lahaa

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 місяців тому

      Allaha swt haku cizeeyo fiddaarayn.
      Mowduucaad kahadashay waa muhiim, sidaan isleeyahay waa lagu riixay. Runtii shock baa igu dhacay markaan arkay Sheekha oo kaso Muuqday meeshan. Sheekha waa qof furfuran waxaana kabaqayaa in Codsigii dadki howsha kujiray dartii uu usameeyay. Ma Khaldame waa Ilaahay swt waxaan rajeynayaa hadii loo sheego oo laxasuusiyo inuu kuwaano qaadanayo inshaa Allaah.
      Allaha swt haxifdiyo Culumadda Muslimiinta meel ay Joogaanba. Aamiin yaa Rabbi

  • @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
    @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484 5 місяців тому

    Musicada in laga daayo ayaa wacnayd
    Sheekhuna ma ogola oo dabcan muuqaalka dib looma daawadsiinnin
    Inuu ogolyahay oo lasaari karo iyo inkala lama waydiinnin.
    Sidaa aan usharraxay ee sheekhu inuuna ogolayn ah waa dhaqanka culimada iyo qof kasta oo ilaahay ka cabsanaya.

  • @Umu.Amiira1494
    @Umu.Amiira1494 5 місяців тому

    Abdirizack atosh ani maad iwareysan lahed huno😮

  • @abdirisaqosman5381
    @abdirisaqosman5381 5 місяців тому +1

    wa arin wanagsan oo ubahan in laga faidaysto in kaston kasi jecla wadan ay somali ledahay in an ka ibsado guri sababto ah wadan an wadankaagi ahayn isku halayn maleh

    • @haajirmooge4216
      @haajirmooge4216 5 місяців тому

      @abdirisaqosman5381,,..Lakn Kenya kenyati aya iska leh Somali dhulkasi iibso hadad mustaqbal rabtid inta dal qaalo ah oo balayo iyo bas ba ka jiraaan...

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 5 місяців тому

    Masha Alaah

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 5 місяців тому

    Guriya wuxuu kahalaa 500 kun dollars shiikh maxamuud shibili

  • @SaidMahamed-s5i
    @SaidMahamed-s5i 5 місяців тому +1

    Sheikha xayeysiinta badeecadda halaga daayo

  • @FarhanSalad-u4p
    @FarhanSalad-u4p 5 місяців тому

    Udhisa kenyati baa qaadan doona akhiirka.

    • @Casriyah-jq8gu
      @Casriyah-jq8gu 2 місяці тому

      Soomaalida Aduunka meeshay ku nool yihiin kuwooda lacagta leh guryey ka iibsadaan maxay kaga duwan yihiin .Kenya anaga dhul baan ku leenahay oo Somali Kenyan Aduunka kale hadaad khalad ka gasho hantidana waa lagaala wareegaa adna in lagu xiro ama lagaa soo masaafuriyo wadankaas.
      Somali Kenya iyadaaba madax ka ah oo busyness badan ku leh Dolarkana bartey iyo dibad dhoofka ayagoo indho xiran..

  • @soobax7544
    @soobax7544 5 місяців тому

    3 qol iyo fadhi wa imisa tolow?

  • @saidrooble5076
    @saidrooble5076 5 місяців тому +1

    Subxaanallaah wadankiina dhisa gaalo wadankeed ayaad dadka ugu yyraysaan

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 5 місяців тому

    Suaal ?Somalida Europe ku nool ama US sababta ayna u iibsan wadanka ay ku nool yihiin maxaa u diiday? Why aan kenya uga iibsanaa qurba ka guur ku guur

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 5 місяців тому +2

    Shirkadaha shirkadaha may soomaaliya noo dhisaan culimaduna iskuulo iyo dugsiyo tayaleh nooga abuurtaan si aan wadankeena ugunoqono kenya xayaysiiskeeda dan nooguma jirto

    • @khalidjamasaid2054
      @khalidjamasaid2054 5 місяців тому +1

      Somalia politically stable ma ahan waxa kale o kusii raccsan amaanka maficno

    • @abdallahashi926
      @abdallahashi926 5 місяців тому

      Wadankeena amni maaha kenyana wa meel macquul ah somalidana qowmiyada 3aad aye katahy awood qeebsiga wadanka wa meel aad ufiican Mar uun so arag adigaba katageen wll

  • @soloabdirahman4945
    @soloabdirahman4945 6 місяців тому +1

    Mshllh sheikh

  • @12good101
    @12good101 6 місяців тому +1

    wadaadkii business u daqaaq...good news I trust

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 6 місяців тому +8

      Adiga miya caruurta ubiilaya?
      Saxaabadu suuqley bay ahaayeen iyo ganacsato.
      Diintana waa loo shaqaynayaa, aduunkana intii ilaahay uga qoray ayey heleyaan.

    • @12good101
      @12good101 6 місяців тому

      @@saidhashi2856 qoraalka khalad baad ka fahamtey.....Dib ugu noqo

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 6 місяців тому +1

      Maxaa u diidayo

    • @mohamedmukhtarhassan560
      @mohamedmukhtarhassan560 5 місяців тому +2

      ma sidiinuu tuugsan lahaa siyaaro kunool

    • @12good101
      @12good101 5 місяців тому

      @@mohamedmukhtarhassan560 waad jirantahey

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal 5 місяців тому

    Maxay wadaadadu dadka uga waaniyaan inay dalka ka tahriibaan oo nolol raadsadaan,iyagoo yaguba masaafuray?.

  • @Somaliland4162
    @Somaliland4162 5 місяців тому

    Nairobi weliba islii waa meel qashin badan bal kamarada ku qabta wadooyinka fooqaq qashinqub ku yaala hanoo soo duubina.

  • @bashirfdaud5455
    @bashirfdaud5455 5 місяців тому +1

    (3 payments X 20% ) + 10% last pymnt) = 70% !
    (4 payments X 20% ) + 10% last pymnt) = 90% !

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo 5 місяців тому

      Sxb sharaxaad ku dar percentages kaan %
      Fadlan

  • @Jamac20
    @Jamac20 5 місяців тому +2

    Qashin baad tihin dalkina somalia dhista.
    Kenya waa dal aad marti ka tihin nin waliba dalkisa hooyo ayuu dhista.

    • @qr130p
      @qr130p 5 місяців тому +2

      Somalia amniga ma sugno

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 місяців тому +1

      Unukaa leh kama jirto Kenya. Subxaanallaah

  • @maxamedmuxiyadiinaxmedaark5580
    @maxamedmuxiyadiinaxmedaark5580 5 місяців тому +2

    i liked walhi

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 місяців тому

      Walaalaha qaar ayaa leh, Wadankii maa wax laga dhisto. Waa sax in Soomaaliya laga dhisto deegaan. Laakiin soomaali waxay kumaahmaahday Mayd yaa udanbeeyay waa kii lasii waday. Walaalo igaarkii Abgaal ee Abuukar ee waxoogaaga heystay Xaguu kudanbeeyay. Markii laso helay cidii kadanbeysay mahelay Caddaalad. Soomaaliyadda wax laga dhisanayaa sow kan Madaxweynihi usamaystay Dastuur gooniya oo ladhaho "Unukaa leh" mas madaxa laga dila inta Caasimaddu sidaa tahay Soomaaliya amuurteeda waa Allahayow sahal. Midda kale guryahan laga dhisanayo Kenya Ilaahay swt Muslimiinta deggan ha Xifdiyo fiddaarayne waxaa dhacday in Kiradii ay soo cilisay gadashaddii oo hadda dad badan ay bilaash ay kudagan yihiin, mashaa Allaah Tabaarakallaah. Marka waa sax qofkii Tuuladdiisa wax kadhisan kara oo Nabad heli kara oo kubadbaadayo DHISO WALAALO. Inta kale irdaha Allaha swt ha ufuro oo aynu kadayno dulmiga iyo dacaayadda.
      Wallaahu Mustacaan

  • @mahamedali4976
    @mahamedali4976 5 місяців тому

    Adeer dalkiina maalgashta dal iyo dhul baad kedihiin stibidiin foqal stubidiin Hano xayasiin dhul ajnabi hadaanu wax ka qabsanayno europ baanu dhisaynaa

  • @Ruqaya-yh4ln
    @Ruqaya-yh4ln 5 місяців тому

    Asc wallaalahayga waxaa is weydiin leh soo nalama dhihin dhulka gaalada ha degina?

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 місяців тому

      Walaalo waa sax. Laakiin Kenya waxaa kuyaala ilaa 3 gobol qiyaasti oo aad uwaawayn oo Soomaali ay leedahay oo Gumeystihi oo ku wareejiyay Kenya oo Soomaali ay degan yihiin. Midda Kale Kenya waxaad xor utahay Noloshaada iyo diintaada. Dadka Dowladda kujira waxaa kamid ah Muslimiin Soomaali iyo kenyatiba ah. Madaaristii iyo iskuuladdi iyo jaamacaddo Islaami ah. Xabaalo ugaar ah Muslimka. Hilibkii oo ayba Qalaan Muslimiin.
      Wallaahu Aclaa wa Aclam.

  • @aminahmeds569
    @aminahmeds569 5 місяців тому

    Nairobi amaan malaha

  • @dugulemuse4458
    @dugulemuse4458 5 місяців тому +1

    3 bed room in pangani for sale 75 thousand US dollars ,hada rabto reply iso gal ❤

  • @ABDIRIZAKSUGULLE
    @ABDIRIZAKSUGULLE 5 місяців тому

    الحمد لله رب العالمين

  • @abdirahmansuldanhussein8371
    @abdirahmansuldanhussein8371 5 місяців тому +1

    Sheikhan meqa shirkadud ayu Abuuray hadana shaqeyn waayey sababto ah waa dad musuqmasuq badaan naicom waxa u disaa bank wana ribaa

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 5 місяців тому

      Shaqsi naceyb ayaa ku haysto

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 місяців тому +1

      Subxaanallaah.Culumadda Soomaaliyeed majirto Dowladd kafaala qaada. Hadey Misaajidka fadhiistaana, Waxaad leedihiin su'aal ayaa nalagu dhibay. Hadey shaqeystaana oo Ilaahay swt uu kor yeelana inta Qaraartaan baad tuug iyo waxaan loo joogin akhrineysaan. Aakhiradiina badbaadsada waa idiin dane.

  • @cabdishakuuraadam6816
    @cabdishakuuraadam6816 5 місяців тому +1

    War dalkiina aamina

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 5 місяців тому

    Culimadu mey xooga saaraan si nabad loo heli lahaa kadibna maalgashigan wadankaa mudane looga faaideeyo.

  • @MrAbdiqani1
    @MrAbdiqani1 5 місяців тому

    WARKII GURYIHII LA IIBSAN WAYAY AYA SHIIKHYADI SOO KICIYEEN SI SUUQ UHELAN.
    CARD UDANBEYEY AYAY CIYARAYAN.
    BOQOLAAL AYA KACAY.

  • @Iamkaafi
    @Iamkaafi 5 місяців тому +1

    soomaaliya dadka ugu taajirsan maxay wadaado lee u yihiin_?

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 місяців тому +1

      Mashaa Allaah. Allaha swt ha ubarakeeyo, Allaha xifdiyo fiddaarayn.

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 5 місяців тому

    Sheekha wuxuu ka dhawaajiyay somalida waxa ay uga duwan tahahay dadka kale waxaa weeye iyaga oo is aamina, hala is aamino ma xumee hadey wax dhacaan bal kawaran? Ileyn dadku waa belu aadame, mideeda kale guryaha maleh wax Insuranse layiraahdo oo hadey gubtaan ama ay dumaan waa abaay faasumo allaha kugu xiriiriyo yaasiinka

    • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
      @QURAN-ONLINE-SCHOOL 5 місяців тому +2

      insurance-sa diintu maxay ka qabtaa maanad is waydiinaynba?

  • @abdifitahmohamedabdirahman3817
    @abdifitahmohamedabdirahman3817 5 місяців тому

    Somaliyeey isqarxiya is laaya somaali meeshii nolol ka helaan u haajiraan, wlh muqdisha jooga malin walbo naxtin cusub dil shirqool, gancsta la dil lacag

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 5 місяців тому +1

    Kenya faa'iido malaha. Way kici mar markay ahaataba, dhib badan nah waa lagala kulmi.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 місяців тому +1

      Allaha swt haxifdiyo fiddaarayn inta kunool ee ☪️ Muslimiinta ah.
      Aamiin yaa Rabbi

  • @momindekk1
    @momindekk1 5 місяців тому +2

    somali dhulkooda waa naceen duf idin bax

  • @ibrahmmirad
    @ibrahmmirad 5 місяців тому

    Numbrkada

  • @Abdi-g1c
    @Abdi-g1c 5 місяців тому +1

    Alle hanosaqiro

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 6 місяців тому

    Meesha waxaan moodayay muqdiahisho

  • @Raz._Al
    @Raz._Al 5 місяців тому +1

    Saddexda qodob uu Sheikh shibili taxay su'aal aan isweydiin jiray ayey iiga jwbtay oo ah Soomaalida Xarunta dhexe (headquarter) ganacsigoda maxaysan dalkooda uga dhigan kadibna faracyada ka furtaan dalalka shisheeye
    1- Nabada
    2- Isir nacayb iyo haybsooc inuusan jirin
    3- Sharciyada dal uga dagan fududeynta maalgashiga iyo ganacsiga oo cad laguna kalsoonaan karo
    Intaaba dhulka Soomaalida waliba ma cada hadey noqoto Nabada buuxda oo la isku haleyn karo ama Shuruucds maalgashiga iyo ganacsi
    Waa arrin degaanada Soomalida ee nabada heysta iney dhiirigeliyan u baahan soona jiidan karaan maalgashadayasha Soomaliyeed iyagoo saddexda qodoba xooga saaraya

    • @AbaanduuleZaki
      @AbaanduuleZaki 5 місяців тому

      Dhulalka somalida ee nabada ah waxaa ka jiro isir nacayb
      Tusaale qof daarod ah iskuma haleen karo Hargeysa iyo burco oo ganacsigiisa ayuu uga baqayaa asigoo ka baqaayo in daarod ahaan loo dilo
      Qofka isaaqa ah ama hawiyaha ah asigana ma maal gashaan karo garoowe iyo boosaso mana isku haleen karo

  • @fardowsanur4571
    @fardowsanur4571 5 місяців тому

    Soomaalidu. Waadadwaalan. Ooguryohooda. Buburiya. Magaalooyin. Aysanlahayna. Xhosa. Guri. Kuukuuyo. Ayaaladhisayaa. Gaarsana. Waa Tumulo.

  • @jamalsaid5409
    @jamalsaid5409 5 місяців тому

    Wariahoo Translation please

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 6 місяців тому

    Hargeisa way ka dhismo qurux badanatahay

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Inasaid56336
    @Inasaid56336 5 місяців тому

    Keeniyaaatigu bari markuuu dulka kugu distoo way kasaaari dooonaan lasoxo b

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 5 місяців тому

    Wadaado aduunyo jecel oo ribo qaadanaya soo yaab ma aha Somaali waxaa sicir barar ku ridey waa niman siyaasiyin ah oo ma naxayaal ah waa wadaado aduunyo jecel iyo ganacsato tuugo ah oo cunto iyo daawo dhacdey keena

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 місяців тому +1

      Subxaanallaah. Ilaahay swt Malaa'ig buu usameystay wixii ribo iyo dambi gala isuda Rabbi iyo Adoomadiisa. Waxaase lagaa rabaa hadda iyo Qiyaamahaba Cadeeyn. Sii diyaarso.

  • @UstadOmar-rl3ze
    @UstadOmar-rl3ze 6 місяців тому

    Mashaallah

  • @sharifjama20
    @sharifjama20 6 місяців тому +1

    Somalia an mal gashtay e meshina mel ka dher, sanka dhudhi maqan u noqon mayo ano Somali ah

  • @adensamater5874
    @adensamater5874 5 місяців тому

    Waxay kinyankii yidhaahdeen ma maqashay
    Waxay yidhaahdeen somalidu waxay u dhalaysaa sida bakaylaha lacagta wey haysata berina waxad maqli doonta madaxwene Somali ah

  • @CaliXassan-w5n
    @CaliXassan-w5n 6 місяців тому +1

    CULUMADII HORE DIINTA AAD BAY UGU DHAGANAAYEEN ADUUNKANA ISMA RAACIN JIRIN LACAGNA MA HEYSAN ( CULUMADAAN WAA TUJAAR DIINTANA ISKUMA MUSHQUULIYAAN EE WAY KU DHUUNTAAN WAXAYNA XOOG SAARAAN GANACSIGA WAANA CULUMADA CUSUB WAA TUJAAR CULUMADII HORE WAA FAQRI YAASA LACAGTAAN SIIYAY CULUMADAAN XAGEESA LACAGTA KA KEENEEN CULUMADA DIINTA KA TAAJIRTAY YAASA LACAGTA SIIYAY

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 5 місяців тому

      Allah baa lacagta bixiyaa shqadaa kamuhiimsan Shaqa laanta adoo lacagleh Shiikh waad noqonkaraa diinta lama liido shiikh fakhri in uu yahay in uu iskufilanyahay baa ka Fiican

    • @abdallahmohamed3676
      @abdallahmohamed3676 5 місяців тому

      Geelbeele maxaad kuhadashey! Hadii culimada ilahey xoolosiiyey yaaka mudan sow dhaxalkii ambiyada maaha. Shiikhu mainuu guriga iskafadhiyo oo siismada dadka uusugo miyaad dooni

    • @mohamadmakaraan237
      @mohamadmakaraan237 5 місяців тому

      Matuugsan laha hadowsan shaqeysan waxa logu madeysa jiray wa shaqalanta waxa ladhihijiray wadad qorisar moye qori kaqad maleh saxabada iyago dinta ushaqeyna hadane ganacsan jiren ey xoola dhaqan jiren yayiri wadadka mel hafadhistu oo dad wax hakasugo qof inow shaqesto ow ahalkisa kafiyo wa wajib

  • @fadumoosman8983
    @fadumoosman8983 5 місяців тому

    Kuwa leh somali nabad maaha ,nabada waxeey Ku ku jirtaa gacmahiina. Waxaan idin sugaa idinkoo kabahiina gacmaha ku wado.