Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Viewpoint Homes, Nairobi, ugu hagaag guryo tayo sare leh oo aad ku raaxaysato

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 сер 2023
  • kala xidhiidh +254713 999222 Ama +25474158157

КОМЕНТАРІ • 30

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 11 місяців тому +9

    Alle Wuu Naxriis Badan Yahay❤❤❤

  • @lemiismaelalin5584
    @lemiismaelalin5584 11 місяців тому +4

    Hereeri aad ban kuku xiranahay thanks ❤, xiranahay kasiwad .😊

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay 11 місяців тому +6

    Master bedroom is slave lingo, please say it primary bedroom or main bedroom.!!!

  • @wacaysmaxamuud7595
    @wacaysmaxamuud7595 11 місяців тому +1

    Waa xaysi mala odhan karay

  • @shukriyusuf8546
    @shukriyusuf8546 11 місяців тому +3

    Price pls

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 11 місяців тому

    Aniga iyo cabdi salaan isku dookh ayaan nahay waxan ka helaa meesha dhirta badan iyo codka shimbiraha subixii iyo galabtii labadaba ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Materno1
    @Materno1 11 місяців тому

    abdisalaanoow imika maa u cadaalad samaynaysaa, shirkadda dhismaha nayroobi.

  • @aminageid6297
    @aminageid6297 2 місяці тому

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 11 місяців тому +1

    Guriga aad somali ka iibsato ugu yaraan waxad gelinaysaa 1o.000 markaa qiimaha inta ka dhiman ajanebiga waa intay ka guryo xunyihiin

  • @naapir
    @naapir 11 місяців тому +2

    Hareeri RESPECT

    • @wacaysmaxamuud7595
      @wacaysmaxamuud7595 11 місяців тому

      Dalxiiska Dunida waxa ka badan xaysiiska isku qaybixaysisika iyo dalxiiska dunida

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 11 місяців тому

    Dalkii gorma maalgishanaysan kenya waxba nagama galine?

  • @abdizalad3787
    @abdizalad3787 11 місяців тому

    Ushirrikka tower one opposite keeda

  • @hindiaahmed144
    @hindiaahmed144 11 місяців тому

    Asc walalo investment miyeysameyneyan

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 11 місяців тому

    Soomaalidu waa Carab Marka aad Eegto dhanka Maal Gashiga & Dhaqaalaha eebe Ugu Deeqay, Marka aad Eegto Dhanka Maamul Xumida iyo Heykalkeeda Dowladnimana waa Africanka Ugu Caqliga Yar baad is odhaneysaa

  • @niyasan5241
    @niyasan5241 11 місяців тому

    Hereri maxay ganacsatada guryaha oga hadlin kharashka ku bax maintenance ama amenties ka dhexeeya dadka sida hallways, swimming pool, gym, yard, garden, other facilites, parking and security? Qofka marku guri gato macnaheeda ma’aha maintenance of common areas and amenities are all free. Teeda kale kharsha kubax maintenance and amenities waa kharash bil kasta ah, kharash kaaso sanad walba kici kara. Dadka ha ku talo galan monthly payment for amenities and maintenance of common areas just like paying home owner association fees or condo fees monthly.

  • @user-kb8fk3rl6w
    @user-kb8fk3rl6w 11 місяців тому +1

    Armay ka quruxbadan tahay iinaad wadankaaga dhisato intaad mid kale oo aanad lahayn dhisan lahayd

    • @Ali-yo9yb
      @Ali-yo9yb 11 місяців тому +2

      waxaas walaga baxay aduunka is one country now.

    • @user-kb8fk3rl6w
      @user-kb8fk3rl6w 11 місяців тому

      @@Ali-yo9yb ha ahaado laakin keenii baa dayacane oo xaalkiisa aan aragnee horta keena aan ka adkaano , ma sheegin ninka dagan dhulka soomalida ee kiiniyaanka ama etoobiyaanku haysto dagan laakin nairobi ma inagaa leh maxaa dhisashadeena inaga galay kadarane waa dhul gaalo ah intiisa badan

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi6588 11 місяців тому

    Kaabsan real state hargaysana kasoo duub abdisalanow

  • @Ray_4654
    @Ray_4654 11 місяців тому

    Asc hereri waan ku salaamay khayr badana ilaahay ha ku siiyo runtii barmaamijkaaga waan jeclahay laakiin waxaan kaa codsanlahaa tell number ka in aad ku soo darto meelo badan baan daawaday sida rodol iyo laakiin dhamaantood meel lagala xidhiidho ma leh dabadeed waan yaabay dadku ma rabaan macmiil miyaa mise si kalay wax u iibiyaan bal arintaa ka soo jawaab mise googalkaa la waydiiyaa.

  • @KhadarHaji-hm4pd
    @KhadarHaji-hm4pd 11 місяців тому

    hareeri hadaad ku xirnaato wax badan ayad kq ogaan waxa ka socdo dunida somalaay hareeri hala ogaado

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 11 місяців тому +1

    Hereeri waa qiimo beelay warbixino dheeli tiran kaga baranay hadase waa iska xayeeysiin iyo somalida rabta inaay maalgashato Nairobi ayuu marin hababinaayaa

  • @aminageid6297
    @aminageid6297 2 місяці тому

  • @aminageid6297
    @aminageid6297 2 місяці тому

  • @aminageid6297
    @aminageid6297 2 місяці тому

  • @aminageid6297
    @aminageid6297 2 місяці тому

  • @aminageid6297
    @aminageid6297 2 місяці тому