Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Khalif Modern Homes Iyo guryaha casriga ah ee ay Nairobi ka dhisaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лют 2024

КОМЕНТАРІ • 37

  • @Skipperhway
    @Skipperhway 5 місяців тому +3

    Right questions for absolutely the right person. Amazing ❤

  • @user-gy4pu6om5h
    @user-gy4pu6om5h 5 місяців тому +1

    mashalh intan chanalka Abdislan ka dawanayay sharikadaha guryaha dhisa ee Narobi wa shirkadda kaliya ee an si 100% ah ugu qancay serves-keeda walhi, thank u ban leyhy Mr Abdullahi CEO shirkadda Khalif Modern Homes waxan ku rajeynaya hormura intan kawacan waxana kaa codsan laha inad magalda muqdisho noogu keentid adeegayadan casriga .....

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 5 місяців тому +3

    Khalif modern guryo aan caadi aheyn ayey dhiseen masha allah

  • @ismailjama1913
    @ismailjama1913 5 місяців тому +1

    Greeting Gov Hereri. Thank you for sharing with us.

  • @mohamedjama3425
    @mohamedjama3425 5 місяців тому

    Maanshallah. Barnamijkan Hereri kadiyaariyay khalif modern homes. Waa Amazing.
    Iyo qaabka CEO Ducalaysane usharxay Shirkada iyo Services.
    Runtii dhowr shirkadood oo aan hore udaawaday ama laxidhiidhay. Sharif modern homes is the best for all.
    Waa hadii services Ducaysane sheegay 100% at noqdaan

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 місяців тому

    Ma Sha ALLAAH BaarakAllahu
    Waa wareesi aad iyo aad ufiican, siiba xagga suaalaha iyo jawaabaha sharafta leh
    Mahadsanidiin, Mr Hereri iyo Mr C/L & Khalif C

  • @jakuukakin1024
    @jakuukakin1024 5 місяців тому +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @CabdiQaadirr
    @CabdiQaadirr 5 місяців тому +2

    Barnaamij wanaagsan

  • @amssaid9583
    @amssaid9583 5 місяців тому

    Excellent n visit brothers….
    I n we support u iA wa ramadan e guulaysta ….

  • @abdullahiyusuf5699
    @abdullahiyusuf5699 5 місяців тому

    Hadal la kala dheh oran. Masha Allah

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 5 місяців тому +1

    👋 Weriye C/Salaan Hereri&Ducaysane.

  • @user-vn4hr3qc4m
    @user-vn4hr3qc4m 5 місяців тому +2

    Hereri is not easy🎤♥️📸☑️

  • @mohamedabdikarin6843
    @mohamedabdikarin6843 5 місяців тому

    Esh calaa guri ❤❤ cajiib

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 5 місяців тому +1

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xn8ee3st5r
    @user-xn8ee3st5r 5 місяців тому +1

    Telkooda makeentid

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 3 місяці тому

    Dadkii hore ganacsi ahaan ayay u galeen, lkn yarkaan aad Ayaan ula dhacay qaabkiisa

  • @AamiinshariifAli
    @AamiinshariifAli 5 місяців тому +1

    First

  • @yasiinkahinmukhtaar9065
    @yasiinkahinmukhtaar9065 5 місяців тому +1

    Hereri Barnaamijyada Daray kadhig bil iyo siyaado ayaa kasoo wareegay barnaamijkan

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 5 місяців тому +1

    Somaalida
    Muqdisho
    Maxaaa u diidey
    In ay maalgashadaan??

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 5 місяців тому +2

    Oppen kitchen waa khalad iyo ciyaal suuqnimo laga soo waariday dhaqanka reer galbeedka teedakale urka cuntada ayaaba kudilieyso

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 5 місяців тому

      Walaal, dadka iskudooq ma ahan, dad jecel ayaa jira, inkasto u sheegey sababta Oppen kitchen.
      Laakiin ogow, gurigaas wuxuu leeyahay daaqado waa waaweyn oo hawada soogudbisa, inkasto kamaqan protection-ka daaqadahaas, qof caruurta leh. But ALXAMDULILLAH waa guriyo fiican sidaa ilatahay😊
      Reer galbeedka keliya ma ahan, Oppen kitchen-ka , Africa way kabuuxaan sidaas ookale .
      Tusaalo ahaan: aniga markaan basal wal-walaaqaayo, 🥣🥩 ama hilib,👩🏾‍🍳 waxaan kawarqaba oo arka caruurta👩‍👧‍👦 oo barsadda fadhiyaan 🧕waana lasocda👵 waxkasta ay sameeyaan 🫣😅

    • @yusufahmed5759
      @yusufahmed5759 5 місяців тому +1

      @@Som-Hanoolaato Jiko eey gabar soomaaliyeed oo muslimad ah dhax taagantahay oo wax ku karineyso fadhi eey rag fadhiyaan ha isku furaadaan maxaa laga wadaa ? doonkha meeshaas yaalo muxuu yahay?waxkatsa hadaan nahay maryooley masoo min guurineynaa

    • @abdirahmansahal493
      @abdirahmansahal493 4 місяці тому

      @@yusufahmed5759 sidakale oky lakiin arinka jikada ma fiicno

    • @ibrahimhassen9450
      @ibrahimhassen9450 3 місяці тому

      Qolka martida waa meel kale, sidaan fahmay 😊

  • @xamsewalaalo5240
    @xamsewalaalo5240 5 місяців тому +1

    Hello

  • @bashiirfeysal5205
    @bashiirfeysal5205 5 місяців тому

    Information ga guryaha ama company ka inte kala xarir na?

  • @Dhiiragalin
    @Dhiiragalin 5 місяців тому +1

    Hereri is not easy

  • @user-zo6zo4tl2s
    @user-zo6zo4tl2s 5 місяців тому +2

    Somalia kenya aya uu casimadd ah

    • @NOf_x_x
      @NOf_x_x 5 місяців тому +1

      kenya ayey ayaga dhan maal gishten somaliya yaa u maqn😢

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 5 місяців тому +1

      Yaa ufadhina wadan 34 sano, dhuutinaya ? Goorma hagaagidoonta Soomaaliya oo ay noqoto sidii hore ?
      Qof Soomaaliya neceb maleh, ee waa dadka soomaalida iyo dabecadaha ayqabaan, oo horumarkasta kaxumadaan oo kahortagaan.
      Soomaaliya siiba moqdisho marabaan qof (soomaali ama ajnabikale) ee dibada kayimid oo Soomaaliya ama Xamar wax uqabto, haddii ay jiraana, waxaa kahortaga oo nabada iyo horumarka Soomaaliya rabin, alshabaab oo umadda iyo wadanka qarxiya maalinkasta. (34 sano) ee hadda lagajooga, oo madaxweyne ama dawladkasta ee Soomaaliya timaada waxaa dhiba waa alshabaab……Iyo qabyaalada.
      Marka waxaa fiican in soomaalida runta isushegaan, oo xumaanta iyo maseerkabadan dayaan ee dhexdooda, oo ay wadanka isladhisaan, oo dadkale xita u ogoladaan iney wadanka soomaaliya kashaqeyaan, oo ay cusrnimada dhamaan iyo xaasidnimada qalbiyadooda kujiraan, oo ah walaalkiisa waxba uquurikarin xaasidnimada darteed.

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 5 місяців тому +1

      Yaa ufadhina wadan 34 sano, dhuutinaya ? Goorma hagaagidoonta Soomaaliya oo ay noqoto sidii hore ?
      Qof Soomaaliya neceb maleh, ee waa dadka soomaalida iyo dabecadaha ayqabaan, oo horumarkasta kaxumadaan oo kahortagaan.
      Soomaaliya siiba moqdisho marabaan qof (soomaali ama ajnabikale) ee dibada kayimid oo Soomaaliya ama Xamar wax uqabto, haddii ay jiraana, waxaa kahortaga oo nabada iyo horumarka Soomaaliya rabin, alshabaab oo umadda iyo wadanka qarxiya maalinkasta. (34 sano) ee hadda lagajooga, oo madaxweyne ama dawladkasta ee Soomaaliya timaada waxaa dhiba waa alshabaab……Iyo qabyaalada.
      Marka waxaa fiican in soomaalida runta isushegaan, oo xumaanta iyo maseerkabadan dayaan ee dhexdooda, oo ay wadanka isladhisaan, oo dadkale xita u ogoladaan iney wadanka soomaaliya kashaqeyaan, oo ay cusrnimada dhamaan iyo xaasidnimada qalbiyadooda kujiraan, oo ah walaalkiisa waxba uquurikarin xaasidnimada darteed.

    • @user-hi3oh2yw9j
      @user-hi3oh2yw9j 4 місяці тому

      I am so proud of my country, Kenya.

  • @ahmeyibrahim6902
    @ahmeyibrahim6902 5 місяців тому

    Nio shaqa ubahnaye. Mankaheli mejas

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q 5 місяців тому +1

    Rug cada saxaafadeed hereri

  • @cashaqsoor
    @cashaqsoor 5 місяців тому +1

    😅