HA DHAQAAQIN KU GUULEYSO 100DOLLAR WAA LIS CIQAABAY PAUSE CHALLENGE KII UGU ADKAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 Рік тому +254

    Amiira Qurux is not easy 😂 wax kale aye game ka kadhigtey adeeg 😂😂

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +339

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebiga (scw).❤️❤️❤️

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +257

    Imisa qofood ayaa challenge gaan u xiistay like 👍 saar
    Asad Hagio🔥🔥

  • @HaniHaniMubarak
    @HaniHaniMubarak Рік тому +38

    Nabiga aynu kusalino scw😊

  • @RashkaawiHero-vj5en
    @RashkaawiHero-vj5en Рік тому +51

    Please and please Next part laso samee Im k, ceyda, Koko,adi,cumeer,amiira si ay u noqoto ciyaar unlimited__ka bato finalka xitaa qofka aso xakaaray imana...
    Inta igu racsan ❤️

  • @Canada.143
    @Canada.143 Рік тому +234

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @Kokoo-27
    @Kokoo-27 Рік тому +33

    Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebi Muxammad) ﷺ:📿❤️

  • @cumarcali8102
    @cumarcali8102 Рік тому +128

    geemkaan pauseka ah inti aad sameyneysay waa ki ugu xarabada badnaa amira waa legenad lkn talefanka iney dido maheyn falaq falaq ayan arki leheyne 😂😂😂😂😂😂

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +67

    Hadad kabo la'aan ku dawanysid like isaar😂😂

  • @Faatima.18
    @Faatima.18 Рік тому +20

    Waan cashenaye marka pause I dhahde ila play ka dhahdo afka kala haaye cida qosol igu dileen wlh kulhaa asad teamkiisa cdii u gashe😂😂❤️‍🔥💓

  • @Saaba17
    @Saaba17 Рік тому +75

    Amiiro is not easy 😂 telephone iyo wax maqasra ciyaarta ka bixi 😂

  • @0px_69
    @0px_69 Рік тому +74

    MAGACA ALLAH HADAD ARAGTO LIKE❤️

  • @GoatCiisey
    @GoatCiisey Рік тому +27

    ku sali nebigeena Muhammad Scw ❤❤

  • @nastexoshooble6824
    @nastexoshooble6824 Рік тому +29

    Asad plz gabdho kaliya ka dhig barnamijkan aada u jclhy wllhi inta igu raacsan like❤🎉😂😂

  • @adnoyuusuf5567
    @adnoyuusuf5567 Рік тому +69

    Without Imk this game is nothing wuuuuw.🤗🙏🏿💯

    • @cg2xj
      @cg2xj Рік тому

      Hak7waß9

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Рік тому +28

    😂😂😂😂😂caawa barnaamijka xaraaradiisa saa'id ee aheyd cumeer suu ninka ufiirinaayey aaba iigu qosol badneed iyo asad ninka markuu caaga u dhiibaayey siduu gacan ugu galiyey waan fuuray caawa waxba liiskuma reebay😂😂😂😂

  • @gulwadebaariyow927
    @gulwadebaariyow927 Рік тому +29

    adkeyso asadow saan ku wad ciyaarta sidaane ku macaan tahay 😂😂😂😂😂 asxbtada waa familkaga kusamey 😂😂

  • @rooblemaxamed3745
    @rooblemaxamed3745 Рік тому +65

    Adoo u jeeda magaca Allah like 👍 saar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @__xa781
    @__xa781 Рік тому +24

    Amiira qurux is not easy 😄😄😄♥️♥️♥️👊💪Asad gadhkii bey danbas uga dhigteyba

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +20

    Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +45

    We Miss this game legend Asad ✊✊✊🙏🙏🙏

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Рік тому +10

    Waxyaabaha qaaska u ah qofka ka,daa wofaan ciyaarta kujirina yuu soo galin keep going asad legend

  • @muniir_official
    @muniir_official Рік тому +9

    Iamk iyo amiira sey iskufirinayan Lee idho jecyl😂😂😂😂

  • @NadaLharuun
    @NadaLharuun Рік тому +25

    Amiira qurux is not easy game ka ka dhigtay adeeg 😂😂😂😂 Asad gadhkii ku cadaysay 😂😂😂

  • @muhammaddeeq4629
    @muhammaddeeq4629 Рік тому +88

    Amiro isn't easy❤😂 what a game

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 Рік тому +11

    Amiira gameka ayay qurxisay markale noo keen waxan haka badalin shuruucda 😂❤

  • @quenlucky9221
    @quenlucky9221 Рік тому +27

    Asad gabdha waa khiyanten wllhi xeerka dumarka ku dheeshey wara😂😂

  • @yussufabdi3387
    @yussufabdi3387 Рік тому +57

    Without Imk, Koko and Ceyda is nothing wlh 😢❤

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 Рік тому +2

    Nabiga maxamed scw kusali ina soo booqo ilahey dartiis

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander Рік тому +21

    Go forward brother team 27 ❤

  • @flyshakor
    @flyshakor Рік тому +16

    Sxb waxa ila wngsn in game ka wax macqul ah un lesku xujeeyo wax yabaha qaar halis aye keni karan iyo xad kugudub team 27 ❤keep going brother ✌

    • @anwarmoha294
      @anwarmoha294 Рік тому

      Aad iyo aad shp laamiga waliba qofku uu siijeedo halis waaye.

  • @MEERa_Abdallah
    @MEERa_Abdallah Рік тому +12

    Igu la sali xabiibkeena Mohammed Salallaahu caleyhi wasalam❤❤

  • @mumtazmalabo7945
    @mumtazmalabo7945 Рік тому +19

    Dadki game laha hda keenty amiira isn’t easy 😂😂

  • @moo__saami
    @moo__saami Рік тому +28

    WHAT A GAME AMIIRA IS NOT EASY❤🥰🥇

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +10

    Asad qararka joji amira wa dumar jirkaga matawan karto marka imk adegsatay taas ku qanac😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dheemaney7670
    @dheemaney7670 Рік тому +18

    Amiira gamekn ku fcn wlhi funny wya wana la heshy😂

  • @faahiye_lyrics
    @faahiye_lyrics Рік тому +20

    Hadii aad jeceshahay wllkei asad hagio love saar 😁👊

  • @Frhan100
    @Frhan100 Рік тому +8

    geme kaan iam baa xaraarad uyeela ee kusoo dar 😊 inta igu raacsan like

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Рік тому +14

    amiira is not easy cawa madaxa ayey kaagshey lkn wannkaxumahay meysan gulesanin ❤️

  • @CabdulaahiAxmed-wl5zk
    @CabdulaahiAxmed-wl5zk Рік тому +4

    Asadkan waxan ku nacay asagaa fikir iyo jab keenaya
    Waa lagu samaynayah kadibna wuu ooyayah😅😅😅😅
    Waraah nio ama adkaysi yeelo ama dadka waxba hala cayaarin
    Naftada unba ka fakaraysah gabar dhano xarakoonaysa ayaa boorsadii iyo maryihiiba oga dheeshay adoo qoslayah mrkasa ooye😮😮
    Amiira is not easy tan kle amiira dagniiin kasaar snapka wixii khaldano ku jirah yaan laga jabsaneh
    Hadda la ogaayeh😅😅😅

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 Рік тому +1

    The best Person ever the Most Knowledge able and the most shine all created prophet Muhamed ❤️❤️❤️

  • @nasranour8776
    @nasranour8776 Рік тому +4

    Amiir is not easy
    Teeda kle amiira io I amk way isku hilinayaan intaaa ila arak tay like

  • @ladanaligueda8376
    @ladanaligueda8376 Рік тому +9

    I love this challenge 😅, waxaan jeclaanlahaa inaan lakulmo team27 I'm your big from Djibouti. Hada kuala lampur ayaan daganhy, first week ayaa idhamaady😊

  • @ayub3343
    @ayub3343 Рік тому +6

    Kusali nabigen muxamed scw

  • @zihamomarhassan143
    @zihamomarhassan143 Рік тому +14

    My favorite Challenge yaqeyow 🤣 wanjclhy challenge kigan Ma buriyo xiita

  • @sabrinfarah7475
    @sabrinfarah7475 Рік тому +41

    MashaAllah, you have best ideas and good challenges together with brilliant thinking ❤.keep going bratha❤.one love for him guyz❤❤❤❤

  • @Hasandolla-chnl9
    @Hasandolla-chnl9 Рік тому +3

    Nabiga aan ku salino scw❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +25

    Best challenges asad hajio and cumir and amira qurux another's levels program's hard work 💯💪😍♥️❤👍❤

  • @ayaanniita3299
    @ayaanniita3299 Рік тому +15

    Amiira qurux isn't easy😂😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +22

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +289

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤❤

    • @mohamedaadamallimohamedyar9368
      @mohamedaadamallimohamedyar9368 Рік тому +5

      Realy Iam me wwww

    • @MADIGADUUD
      @MADIGADUUD Рік тому +3

      Asc sxb @ASAD HAGIO salaan kadib aniga talo ahaan waxaan ku siin lahaa iyadoo weli ajar ay kuutahay, waxaad sameysaa inaad quudisid 5 qof masakiin ah sii saa wax u dhiganta Full qado mahadsanid.

    • @maxamuudcabdi6818
      @maxamuudcabdi6818 Рік тому

      SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM

    • @maxamuudcabdi6818
      @maxamuudcabdi6818 Рік тому

      Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @shamiscadey
      @shamiscadey Рік тому

      Walaal asad xajiyow I caawi sher

  • @Qu681
    @Qu681 Рік тому +11

    Amiro dhib badana walhi wey iga qoslisay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedNeymar362
    @AhmedNeymar362 Рік тому +5

    Kusali nabi muxamed SCW ❤

  • @AyaanEid-pc9jj
    @AyaanEid-pc9jj Рік тому +5

    Funaanadii rajestiinka asadoow remember 😂😂😂😂😂❤

  • @fahadaxmed1887
    @fahadaxmed1887 Рік тому +4

    Ciyaarta ku soo kordhi fasax ah ..
    Inuu lahadli karo walidkisa oo kaliya..
    Hadii ay soo wacaan ....Ado mahadsan.👍

  • @AbdirahmanHagi-uq5gl
    @AbdirahmanHagi-uq5gl Рік тому +1

    We want 2 chaleng
    1: last man sleep ( asad cumer ceyda muniir aqana )
    2: xukumo DO OR QUET ( muniir asad iamk ceyda cumer) ❤❤❤❤❤

  • @cabdiwaduud1905
    @cabdiwaduud1905 Рік тому +6

    Challenge gaan zhp iisoo badi wllhi waan njeclahay asadoow inta sidayda ku haysata like saar

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Рік тому +10

    Cayaartaan joojiyay sida Asad loo galay waa qalad weyn oo dadka qaarkooda ka xanaaqi lahayeen.😢

  • @ikrandaahir6174
    @ikrandaahir6174 Рік тому +5

    Amiira qurux so funny wlhi😂😂

  • @sidra857
    @sidra857 Рік тому +9

    Amiira cawa qosalky iga dhamaysay 😂😂😂😂😂😂

  • @tiriiboyofficlal
    @tiriiboyofficlal Рік тому +10

    Ankusalino nabiga scw❤

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Рік тому +15

    Amiira isn't easy 😂❤

  • @marwohirse9205
    @marwohirse9205 Рік тому +9

    Mash allah horya oo soco my bro asad hagio keep going my wall qali team 27 is not easy 🫡✨️👏😊

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 Рік тому +9

    😂😂😂omeer security siduu u dayay qosol badana

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +5

    Ala amiira mid ma tihid game funyy ka dhigte😂😂😂

  • @ahmedibrahim1318
    @ahmedibrahim1318 Рік тому +2

    Amiira & I MK
    Wada jiraan 🫶
    Camiir with Azad way wada jiran

  • @adenyarrowyankowaden-qp6tz
    @adenyarrowyankowaden-qp6tz Рік тому +3

    Big fan wlh wa young Asad faraxada furfurnanta wankuwata taliyow 🥰🥰💯🙏

  • @maxamedcabdulecabdulahi9721
    @maxamedcabdulecabdulahi9721 Рік тому +2

    Sidaan kuwad zxp muniir kusoo dar zxp iyo dadkale zxp❤

  • @ShaakirNimcaanAxmed
    @ShaakirNimcaanAxmed Рік тому +4

    Challenge gaan wan ku haystaa wllhi soo badi insha Allah

  • @deeqalcadaala480
    @deeqalcadaala480 Рік тому +2

    Nabi mohamed scw scw ku saliya ❤

  • @mownidsidi2644
    @mownidsidi2644 Рік тому +3

    😂😂asadoow qosolkaan qosley waligey ma qoslin gamekaan soo badi xiiso bu leyahay isbuuci labo mar ka dhig🎉😂❤

  • @cadeynuuni5851
    @cadeynuuni5851 Рік тому +6

    Waaka xumahay caawa cumeer si dhaqsi aya ciyarta loga saray😢😢😢

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 Рік тому +4

    Koko iyo amiira isku balami iyo inan sadexad 😂😂😂😂

  • @ibraahim143
    @ibraahim143 Рік тому +1

    Amiira wlhi wanahaleysay makabixlaheen geemka asad iyo teamkiisa meel aanagasaarlaheeed

  • @luckyhappy7534
    @luckyhappy7534 Рік тому +7

    Waa cameki ugu xamaasada badnaa ee aan daawado😅😅amiira isn't easy 😂😂😂

  • @challenge8466
    @challenge8466 Рік тому +1

    Inta nabiga S.A.W jecel 5k love saara

  • @MuuseMaska-r5f
    @MuuseMaska-r5f Рік тому +7

    Waxad tahay yuotuber an la helan adiga iyo team kaga keep going pro _______❤🥰

  • @hidaayaabukar9953
    @hidaayaabukar9953 Рік тому +7

    Saan ku macyhy gameka 😂😂😂 aamiira wey qurxisay wlhi gameka😂😂😂

  • @KHADARMOHOMUDABOKOR
    @KHADARMOHOMUDABOKOR Рік тому +3

    Wlllhi amiiira challenge way noo macanaysay waa ku raxaysaney😂❤❤❤😊

  • @Naciimodheeman
    @Naciimodheeman Рік тому +2

    Waxa yaabahah jidka dadka lagu smaynaayo hlaga daayo sida tinta wajiga iyo idhaha all jidhka gaar ahaan Asad xaaji🙅 sababto maba u ficina👍 mobelka Aniga caadi buu ilà yhy

  • @mohamedabdirisak3699
    @mohamedabdirisak3699 Рік тому +3

    Keep Going Asad Hagio 🙏💯💯💯

  • @hasanxasaazi4479
    @hasanxasaazi4479 Рік тому +2

    Barnaamijkan waa ficanyahy lkn hal mid ku darsan lahay waa in qof walbo uu 3 mar pouse dhihi karo oo la ilaashado pause intaa dhihi karto👏🥰

  • @umuyaasiin-jq6tt
    @umuyaasiin-jq6tt Рік тому +9

    Inta game kan ila jecel farta taaga☝️

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Рік тому +6

    Bring kokoo next tyme..keep it up my brother ❤

  • @hibaaqcbdinaasir3316
    @hibaaqcbdinaasir3316 Рік тому +2

    Amiira qosol kadhigtay 😂wlhi wey mcaneysay 😂😂😂

  • @HAYDARI641
    @HAYDARI641 Рік тому +7

    Kaliya walidka iyo mobileka privecyga Ha la joojiyo iyo risk placeka aad isku puase gareyneysan inta kale waa ok asad hajiyow amiro waan la jiray ani anaa qeyli ku dhahay garka ka cadey. Wana sameysay iney imaqasha u fahmay wlh😂😂😂

  • @kingismail9808
    @kingismail9808 Рік тому +2

    Asad sxb adi dood iska dhaaf wixi lagugu samaayo qaado game waaye waxa legend iska dhig bro

  • @mohamedahmed-fv5eb
    @mohamedahmed-fv5eb Рік тому +6

    Amiira ninka garkiisa maxaa ugu dheeshay😂😂😂

  • @Zakariye.saciid
    @Zakariye.saciid Рік тому +2

    Wow amazing video mi favorite game keep going brother ASAD ❤

  • @AbdoulkaderAli
    @AbdoulkaderAli Рік тому +4

    asad hajiyo wlhi funy video so badii😂😂😂❤

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 Рік тому +2

    Gabdhaha telkooda adinkoo furin hadaa wax ku sameyheesiin mashegin lkn ceyb inaa furtiin sawiro ay xaalade rabaan iskaga qaadanaa kaa hor imaa karaan iyagoo garbasaar wadaninoo kale laa qalad waa adigoo cowradaada arkaa lagu dhahay masii aamusnaa leheed saas cml

  • @faraxabdi3028
    @faraxabdi3028 Рік тому +9

    Amiira is not easy 😂😂😂😂😂❤

  • @SelmaDek-nf7ql
    @SelmaDek-nf7ql Рік тому +1

    Gamekan asad iyo amiiro lee lo maray funny waye😂❤

  • @RamloabdiCismaan
    @RamloabdiCismaan Рік тому +5

    Geemkaan waan iska jecelhy hore usoco asad 😊❤

  • @FarxiyoXasan-mq7ut
    @FarxiyoXasan-mq7ut Рік тому +2

    M.a asdao gemkan soobadi wXkale waaye❤ceydo imk iyo koko keen❤brt2 kaasu goyna asado in.alah 🙏

  • @cabdiqanimohamed2646
    @cabdiqanimohamed2646 Рік тому +7

    Gawaraa shukansaye iga so dhumatay ma aragteen 😅

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 Рік тому +1

    #Masha_allah,
    Haa ani ahaan qeybta #mobile-ka in laga saaro qabaa iyo wax yabaha qaligaa inta kale cadi waye,
    Video qurux bdn waaye Thankz #zhp👍,
    #Amira 💎👑
    #Asad 👑
    #Cumer👑
    #IAMK 👑
    🤝🤝🤝🤝🤝🤝.

  • @Iqraygcl5289
    @Iqraygcl5289 Рік тому +6

    Cumeer qosol aigudishay gurme cunto cono igudembeysay 😂😂😂😂😂

  • @mohamedabdirisak3699
    @mohamedabdirisak3699 Рік тому +1

    Asad Hagio Thanks Sxb, Go forward Sxb 💯💯💯🙏🙏🙏👏👏👏👍👍👍🔥🔥🔥🔥

  • @Bureeqa200
    @Bureeqa200 Рік тому +8

    Amira is not easy 😂😂😂😂😂😂😂