SI KADIS AH AYAAN KU TAGAY MALAYSIA !!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 тра 2023
  • FACEBOOK PAGE-KEYGA
    ad_center/cr...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    UA-camKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram.com/muniir_aqa...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay UA-cam-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------FACEBOOK PAGE-KEYGA
    ad_center/cr...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    UA-camKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram.com/muniir_aqa...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay UA-cam-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 726

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +832

    Wakhti ma u helaysa saliga nebiga (scw).😍😍

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 Рік тому +92

    Maashaa allaah soomaalidu hadey sidaa isuwada jeclaan laheyd waxba kama xumaden allahayow balayada ku dhexjirta ka dulqaad aaaaamiiiin yaa allaah

  • @Queen-Farhiya
    @Queen-Farhiya Рік тому +25

    Iamk walhi waa qiroday siduu ugu farxay o u qeyliyey m.a reer malesiya dad wada gob ah m.a muniir big legend ❤️ 🥰

  • @Ziizuu-xd2rh
    @Ziizuu-xd2rh Рік тому +228

    Welcome back to Malaysia 🇲🇾 ❤

    • @maxamadqadar3475
      @maxamadqadar3475 Рік тому +3

      Welcome back to Malaysia dheh

    • @Ziizuu-xd2rh
      @Ziizuu-xd2rh Рік тому +2

      @@maxamadqadar3475 diyar waye

    • @guledrage586
      @guledrage586 Рік тому

    • @sareedoabdi65
      @sareedoabdi65 Рік тому +1

      @@maxamadqadar3475
      Disley

    • @user-nr7yo7tp6b
      @user-nr7yo7tp6b 9 місяців тому

      🤑🤑🤑🤑🤑🤑😗🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑

  • @abdelrahimabdalla3309
    @abdelrahimabdalla3309 Рік тому +7

    Muniir Kenya ayu kaso cararay saxir awgeed ayu uga socararay welcome back to maleysia 😷😷😷😜😜😜

  • @Zalmaan_Pro
    @Zalmaan_Pro Рік тому +22

    Saxiibtinimada waa shayga ugu qalisan nolosha alle haydin daayo dhmantiin ……😢inta sxibo wangsn haysata waan idin salamay ❤❤❤❤

  • @captanjihaan7882
    @captanjihaan7882 Рік тому +12

    Sxb muniir suaashaan iga jawaab malaga yaabaa dib dambe in la idin arko liibaan iyo teamka Malaysia oo muuqaalo quruxbadan bulshada u soo gudbisaan

  • @wallzimba5330
    @wallzimba5330 Рік тому +16

    Welcome back to Malaysia 🇲🇾 muniir aqaa ❤️🦁

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Рік тому +26

    Mashaallah tabarakaallah welcome back to Malaysia walalkey Muniir farxad ku nolad iinashaallah cimri dheer iyo caafimad Allah idin siiyo aamiin aamiin walalo qalbi wanagasan guulesta dhamantiin team 27 Allah idin xifidayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰💯💯💯👍

  • @naciimomaxamed3994
    @naciimomaxamed3994 Рік тому +46

    Walhi aneeba kadis igu noqoday markaa muniir iyo asad isku arkay😮
    Masha Allah welcome to back Malaysia 🎉

  • @queenalmaz3534
    @queenalmaz3534 Рік тому +47

    Welcome back to Malaysia Muniir❤

  • @fatherofshorts78
    @fatherofshorts78 Рік тому +7

    Best video inta Somalia you tube daawanayey team Malaysia noolada inte nolol jirto😢❤❤❤

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Рік тому +218

    Wxaan CODSANAYAAA in SALAADA LAILAALIYO salaada khaasatan salaada SUBAX kol Aad Alarm ku xirato telka😢😢 mahadsanidiin ❤❤❤

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Рік тому +13

    Ur dreams is another level emotional damage Muniir aqaa keep going legend of Nai🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Hajicaska
    @Hajicaska Рік тому +78

    welcome back to Malaysia munir❤

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Рік тому +22

    Welcome back to malaysia muniir ❤🎉❤🎉🎉

  • @wardomuhidin8631
    @wardomuhidin8631 Рік тому +3

    Wallee dadkii qalbiga io niyda nadiifka ka ahaayeen tagtay welcome back to team 27 muniir farxdina ha wacnaato

  • @anwaramekk
    @anwaramekk Рік тому +21

    Welcome back Home of UA-cam Malaysia.❤

  • @user-gv7cu7ts1v
    @user-gv7cu7ts1v Рік тому +12

    You welcome back to Malaysia muniir aaqaa ❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +128

    WELCOME BACK MUNIIR TO MALAYSIA ❤❤❤

  • @aishaabdi7571
    @aishaabdi7571 Рік тому +14

    Nin man kii malaysia dadka baray muniir & liicaato ✊🏽

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 Рік тому

      Arimehena dheh Asa meshas dadka bare io xusen bebe😂😂

    • @aishaabdi7571
      @aishaabdi7571 Рік тому

      @@king______diini2777 yaa dawan jiray kuwaas markiii ay yimdeen muniiriyo ayala baratee wxz

  • @ubaxcadow9126
    @ubaxcadow9126 Рік тому +8

    Welcome back to Malaysia munir❤❤

  • @hibaaqfaysal3653
    @hibaaqfaysal3653 Рік тому +9

    M.a muniir waa inan yaroo wada kalgacala qof kasta si dareen leh buu hab Usiinayaaa😍

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Рік тому +2

    Muniir Maasha alaah walaal aan jeclahay oo aan markasto taageero aa tahay hero aa tahay my brother 🫶🏻🫶🏻🫶🏻❤️❤️❤️❤️👏👏👏

  • @abdifitahadawe4863
    @abdifitahadawe4863 Рік тому +6

    Welcome Back to maleysiya The legend muniir aqaa

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Рік тому +11

    Welcome back muniir aqaa legend of Malaysia keep going brother of mine we will mis u 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimcocali3748
    @nimcocali3748 Рік тому +3

    Welcome back muniir to Malaysia ❤

  • @diiriyefaysal1231
    @diiriyefaysal1231 Рік тому +1

    Macquuuul maaahn OMG 😮😮. Welcome bro.

  • @user-pn2dh2yh2x
    @user-pn2dh2yh2x Рік тому +2

    🎉🎉 mashallah ❣️ mashallah saas fican Ina walalo lo yahay ku farxay mashallah

  • @MohamedAli-mo3ru
    @MohamedAli-mo3ru Рік тому

    Welcome back to malaysia 🇲🇾 muniir aqaa muufe cade

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Рік тому +7

    Munirr abowe ur the legend of Malaysia u AND fadill i love u so much 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 Рік тому +15

    Hadey ka daran tahay uu dhahay, welcome back muniir in the house❤

  • @asiyahosman8167
    @asiyahosman8167 Рік тому +2

    Video ga sidan u bilabay aniga oo afka kala haayo un bu igu dhamaday qosol subxanlaah walal nimada jecliya masha Allah

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 Рік тому +36

    What a lovely surprise

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 Рік тому

    Masha allha farxad ka dis brother munir keep going ❤❤❤

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Рік тому +1

    ي قلبي انا الف الحمدالله علي سلامه نورتي مليسي

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому +22

    Munir🎉🎉🎉🎉 video waakhtiiga hore dubotan filyaaa wllky inolow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Рік тому +2

    Imaging markaa sxbkagii aad ceesh wadaagta eheed kadis ku aragto it is hard 4 u to cry god bless you guys sent you more more

  • @user-ko1dm9ef1f
    @user-ko1dm9ef1f Рік тому +5

    Wwww welcome back to malaysia munir Ku jecelahey hn ❤😮😅

  • @user-od6gw1vk4l
    @user-od6gw1vk4l Місяць тому +1

    Wllhi waa ina taa geeraa allaha inadaayo tiim kiimkiina hadaakamidnoq do kawarama❤

  • @mohamedamiin2491
    @mohamedamiin2491 Рік тому +5

    Kadis layaab leh mumiir welcome back 😮😮

  • @munadahir9825
    @munadahir9825 Рік тому +2

    Welcom back to malaysia ❤😊 muniir

  • @zigzag4188
    @zigzag4188 Рік тому +22

    Wholesome video❤

  • @fjfitaaxjiileh6766
    @fjfitaaxjiileh6766 Рік тому +1

    Welcome back Malaysia 🇲🇾 team 27 weku xisen

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Рік тому +93

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️🇸🇴🇸🇴❤️

  • @khaalidabdulahi9091
    @khaalidabdulahi9091 Рік тому

    Welcome pro meel lagaa jclyhy kusoo dhawoow I can't wait idinkoo vediogii uf iy wow sameynayo welcome welcome

  • @Luuza1
    @Luuza1 Рік тому +24

    Muuqal ka qurux bdn ma daawan wllhi Sannadkan😢❤

  • @user-xu7qo9oj2i
    @user-xu7qo9oj2i 6 місяців тому +1

    welcome back to Malaysia muniir yare❤🎉

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 Рік тому +12

    Wooow aad beey kuu jecel yihiin wlh 😢😢😢😢 ❤❤❤❤❤

  • @sabaaxibrahimhussein8729
    @sabaaxibrahimhussein8729 Рік тому +2

    Naxariist laap leys ku galinayo k hely 🎉🎉

  • @xamdiabdullahi224
    @xamdiabdullahi224 Рік тому +6

    Malaysia dhan ninki nabaray😂welcom back munir aqaa

  • @filsannuur4081
    @filsannuur4081 Рік тому +3

    😢😢😢😢😢😢 welcome back to Malaysia 🇲🇾 munri Abwe 🤴😢😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @maryancali93
    @maryancali93 Рік тому +5

    Welcome back malesiya thanks 😊🙏🏼

  • @abwannasrishakespeare
    @abwannasrishakespeare Рік тому

    The Legend is back
    Reer malaysia are family absolutely

  • @king___abdalla8704
    @king___abdalla8704 Рік тому +11

    Welcome to maleysia 💚✅

  • @abdialimdheeg9434
    @abdialimdheeg9434 Рік тому +2

    Muniirkii saxda ahaa haddaa hayaa welcome back

  • @zuweydaxuseen2438
    @zuweydaxuseen2438 Рік тому

    Welcome back to Malaysia I wish inaa Update youtubeka ka noqon doonto

  • @aniisashukrifetin2486
    @aniisashukrifetin2486 Рік тому +1

    Siqurux badan ayay kuugu wada farxeen muniirow allaha idinbarakeeyo dhamaantiin

  • @marwomohamed4165
    @marwomohamed4165 Рік тому +1

    Wan ka hely wlhi mnsha allha asxb mar hore ku dabeysey oo si kadis ah uku tak wow

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 Рік тому +1

    wooow 💯💯kediska wax ka fcn malaha wlhi 💯Legend muniir 🔥

  • @kamalaydarus6134
    @kamalaydarus6134 Рік тому +4

    Welcome back to malaysia 🇲🇾 my legend

  • @amiinahmed8756
    @amiinahmed8756 Рік тому

    welcome back muniir aqaa sxb

  • @ilyaasedits12
    @ilyaasedits12 Рік тому

    Welcome come back Malaysia,❤️♥️

  • @nonamenoface2957
    @nonamenoface2957 Рік тому +2

    Magaalka hduu buuq noqona wlcm back

  • @akhdarmohamed-dg2db
    @akhdarmohamed-dg2db Рік тому

    Welcome back adi asxaaptaada hore

  • @nafisafarah7
    @nafisafarah7 Рік тому

    Machallah welcome Back🎉🎉❤❤

  • @deeqaibrahim8933
    @deeqaibrahim8933 Рік тому +1

    waa farxad kadis ah masha aalah asaxaabtadi

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 Рік тому

    Ala wlhi wan Ku farxay inaad Ku so laabatay asxaabtadi waxan sugnaaba waa wakhti qurux badan oo aad wada qadatan iyo video badan oo qurux badan i.a I love you guys❤❤❤❤❤🎉🙏💯

  • @farxaanchannel8801
    @farxaanchannel8801 Рік тому +2

    M.a welcome our legend muniir

  • @akpoi4880
    @akpoi4880 Рік тому +2

    Legend welcome back ❤🔥

  • @Kingramesh11
    @Kingramesh11 Рік тому

    Wow 😯 welcome back 🔥❤️🙌

  • @HaniHaniMubarak
    @HaniHaniMubarak Рік тому +13

    Nabiga kusaliya scw 😢😊

  • @ubaxaxmed1656
    @ubaxaxmed1656 Рік тому +1

    www dadkii rog cadaa aya is helay m.a side ufarxeen dad wa dadkii hore muniir welcome back

  • @Suuban225
    @Suuban225 Рік тому

    Waa muqaalkii iigu horeyay aan qosol ku bilawtay kuna dhameystay

  • @FarhanHassan143
    @FarhanHassan143 Рік тому +12

    Malaysia hade Kala kace😂 lpah is back ❤

  • @liibaanattuuofficial44
    @liibaanattuuofficial44 Рік тому +8

    Sxb inta ayaa ku fiican tahy haka dhax bixin muniir wallhi waaan ku farxay markaa kadis ugu tagday wallhi farxad ku noolaada yaaqey❤🎉

  • @fatuushkim7276
    @fatuushkim7276 Рік тому

    Nikii maleysia na bare muniir aqaaa lii caato unba dhiman welcome back🎉❤

  • @sarhocali2945
    @sarhocali2945 Рік тому +2

    Muniir m.a shaxshax iyo dad jacayl badanaa kamuuqdo allha kubarakeeyo wllky🎉❤

  • @cashirabdiaziizcashirabdia9254

    asad m. Alah farxad aan qof gursi kufadhiya heesan baad heesadaa alaha kudhoofo apowe macn nolosha hkuu macaanato m.alah 😮❤

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 Рік тому

    Welcome back muniir

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 Рік тому +2

    Muniiir sababta aad maleysia u aaday nooosoo gudbi vedioga labad iyo inaad kaso labane ama dageeyso warbixintada cant wait masugikarno hadan nahay familkaga muniir official❤❤❤❤

    • @amranabdule
      @amranabdule Рік тому

      😂😂😂hadda wr❤jcel ma herkas ku garsiyay wll maryaha meyro oo duko 😅

    • @shukriinaabdirahmanafjar9646
      @shukriinaabdirahmanafjar9646 Рік тому

      ​@@amranabdulehhhhhhhhhh

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Рік тому

      @@amranabdule 😂😂😂😁😁😁quruxey ciilka iga dhameyay mesha waxa geyay wa inaa ogaanaa wxas waxyar mahee😅😂😂😂😂😂

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 Рік тому +2

    MUNIIR asxaabta wlhi way ku jacelyihiin maasha Allah

  • @najmahassan5045
    @najmahassan5045 Рік тому +4

    Welcome back Malaysia 🥰

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +31

    Manshalah😍welcome back to Malaysia ❤

  • @Drifraah
    @Drifraah Рік тому +3

    Welcome back to malaysia bro..

  • @NajmaAhmeT
    @NajmaAhmeT Рік тому

    Welcome back muniir❤❤

  • @zahraibrahim7600
    @zahraibrahim7600 Рік тому

    Waaaaaaw m.a waan ku farxay wllkey muniir

  • @abdirahmanyuusuf2948
    @abdirahmanyuusuf2948 Рік тому

    Welcome to Malaysia 🇲🇾 muniir aqaa

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 Рік тому +2

    Welcom back muniir aqa Malaisie 🇲🇾 iska fadhi oo africa iskada sxbow

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Рік тому +5

    Inta ku faraxday waa idin salaamay ❤😊

  • @SadaamKL
    @SadaamKL Рік тому +2

    Hada war jraa muniir aqaa 😂😂🎉🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️ is back 😂😂

  • @Halemxh10
    @Halemxh10 Рік тому +9

    UA-camrska Malaysia daan ninkii ibaare.Welcome back 😊

  • @nuuraabdilaahi9193
    @nuuraabdilaahi9193 Рік тому

    Mansha allh video aan kahely ❤

  • @deeqoali2849
    @deeqoali2849 Рік тому

    Welcome back 🎉🎉🎉🎉

  • @husseinsambul3412
    @husseinsambul3412 Рік тому +8

    Fadil he is the coolest man among all of them MashaAllah ❤bro keep doing

  • @asmahassan7921
    @asmahassan7921 Рік тому +3

    Ayyy hadee isheleen dadkii Malaysia lahaa😊❤

  • @sheymaasaalaxcali4465
    @sheymaasaalaxcali4465 Рік тому +1

    Welcom back muniir ❤🎉

  • @user-nk9vl1fq9t
    @user-nk9vl1fq9t 3 місяці тому +3

    kusali nabiga scw❤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Рік тому +5

    Wlcm to Malaysia 🇲🇾 ❤

  • @cabtoyisnacay7438
    @cabtoyisnacay7438 Рік тому +2

    Legend munir 1m coming prank soo samee❤😊