TAXANAHA ARDAY | XALQADA 1AAD | FAARAX

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 кві 2023
  • Taxanaha ARDAY oo ay soo saartay shirkadda Bile Media uuna Director ka yahay Axmed Faarax kaas oo la tayo ah kuwa caalamka ayaa 27da bisha April 2023 laga baahin doonaa Bile Media, waxaadna ka daawan doontaan Channel-kan BIle TV, sidoo kale dadka ku nool Muqdisho ee heysta ama uu guriga ugu jiro Bile Media waxa ay ka daawan doonaan kannaallada kala ah Bile TV iyo Bile Drama Plus.
    ©️©️©️ AFEEF ©️©️©️
    Xuquuqda filimka waa ay dhowrantahay. Lama soo gelin karo meelo kale dibna looma codeyn karo ogolaansho la'aan. Hadii lagugu helowaxaa ku qaban doona xeerka copyright-ka
    #taxanahaarday
    #arday
    #bilemedia
    #biletv
    #riyofilms
    PROTECTED BY
    DMCA.com
    www.dmca.com/r/null
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 8 тис.

  • @BileTV322
    @BileTV322  Рік тому +4860

    English subtitles is available! Tap CC on the video.

  • @hosowpro
    @hosowpro Рік тому +7938

    We are proud of this Series, masha allah.

  • @Legend33661
    @Legend33661 Рік тому +151

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲❤❤❤

  • @philofthefuture3000
    @philofthefuture3000 Рік тому +114

    As a somali from the diaspora, I have to say this is such an amazing and insightful series. I'm glad to see Somalis making and shaping the narratives for Somalis. May Allah put barakah into this project to continue. Wishing you the best of success

  • @ta7o
    @ta7o Рік тому +2379

    منتظرين الجزء الثاني 🔥🔥

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +2356

    inta rabta inay dhamaystaan filimkan ismujiya 😂👍❤️
    Hadu ilahay nafta inoo daayo.

  • @hodan.m.h
    @hodan.m.h 11 місяців тому +17

    Never in my life have I ever watched a Somali movie or show before. And being a Somali myself that might be considered embarrassing or whatever. But this one really caught my attention. It’s the talk of the town, everyone is talking about it and asking me if I watched it. I’m thankful someone told me about this because I really like it. I like everything about it. The production, the quality, the cameras and other equipments that were used to make this (I saw the behind the scenes photos), the English subtitles so people who don’t understand can watch it too, the acting seems so good no exaggeration or bad acting, the storytelling. And the one thing I love the most is the fact that we are in control of our own story. It’s written and acted by Somalis and not anyone else. We are not portrayed as terrorists, bad people, oppressed, we are not racially profiled and we are not targets for once. I am beyond happy to say the least about this show, I really hope it makes it to Netflix inshallah. Great things for Somalia!❤

  • @ismahanmahad4331
    @ismahanmahad4331 Рік тому +195

    To be honest, I have never watched a Somali series, Arday is the first movie I have ever watched. I feel that Somalis are people who can create amazing things❤

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +911

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤

    • @abdulrahmansworld162
      @abdulrahmansworld162 Рік тому +11

      maxa marka meshan kenay quran ka warya xoolo?? ma like aya ku radinaysa

    • @cmali5479
      @cmali5479 Рік тому +1

      Kan Kugu Qoran Malahan Quran Ow So Deyay sax😂 Wa macquul ka Xuntahay

    • @caydaruscayga2170
      @caydaruscayga2170 Рік тому +1

      @@abdulrahmansworld162 naagta iskoolka lakeenay shaqadeeda quraan ka ayaa xaliyo iyo adkaarta waaana qaald wx ee kaa badeli karto ma lahan lkn quranka ama adkaarta hadaa badsato dhibatoyinka kuheesto dhan waa kaa kaa dhamanayaan taas miyaaa been ah?

    • @khadarabdi9929
      @khadarabdi9929 Рік тому

      Xaqiiq walaal

    • @azhaarchannel8408
      @azhaarchannel8408 Рік тому

      Yaa moog jiis yoow 😮😮

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 Рік тому +152

    So proud!!❤🎉

  • @goldenhoney20
    @goldenhoney20 11 місяців тому +21

    This is the first time I’m watching a Somali series! I’m in love, well done to everyone involved in this project. I’m so proud of my people ❤

  • @ridwantukale5155
    @ridwantukale5155 Рік тому +14

    This is the beginning of the revival of Somali cinema, sending much love from Haregisa 💯 "Until the lion tells his side of the story, the story of hunt will always glorify the hunter"

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser. Рік тому +271

    Masterpiece walahi 😍😍

  • @xnazzyphyn_x
    @xnazzyphyn_x Рік тому +825

    I’m from Nigeria 🇳🇬 and I won’t deny, this drama capture my attention and I’m really proud to say my Somali brothers and sister made us proud, the Camera is 100%
    Video 100%
    Vocal 100%
    And the actors and actresses 100%
    Above all the drama is beautiful and deserve more compliments

  • @nimanim2114
    @nimanim2114 Рік тому +51

    I am so proud to watch a series that was produced by my own people... I wish more success to my people 🎉🇸🇴👏💖

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada7348 Рік тому +12

    Maansh allah waa film qisadiisa iyo qiiradiisa wata dadkii matalay iyo dadkii ka soo shaqeyayba Mahadsanidin 😢

  • @amerlafole
    @amerlafole Рік тому +807

    Farsamada, Camerada, lightningka, Codka, Musigga, Backgroundka, jilayaaha iyo soosaarista dhamaantood waa Hollywood level, Hambalyo. ❤🎉 👏

    • @noorfaroole3421
      @noorfaroole3421 Рік тому +12

      Ninka sameyay intaas sow nin Hollywood movies so duubay maahan Farah

    • @muxsinsiciid0
      @muxsinsiciid0 Рік тому +16

      Hollywood ma ahene waa
      Somllywood

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Рік тому +3

      Lkn dadka inay yara cadeeyan baa fican sida bollywood la light ka aya ku yar

    • @husseinahmed627
      @husseinahmed627 Рік тому +1

      Hoollywood ayaanad waxba ka aqoonin. Ta kale, aqoonta aad ku qiimaysau halkee ayaad ka keentay adigu? Mise waa qiiradii Soomaalida?

    • @mohammedrahoy3064
      @mohammedrahoy3064 Рік тому

      U don’t know that is why u taking about all of that!

  • @akrammrozan5977
    @akrammrozan5977 Рік тому +1069

    Camera 100%
    Vocals 100%
    Actors/Actress 100%
    Music 100%
    Drama 100%
    THE BEST SOMALI MADE FLIM EVER ❤😘

  • @samiraduus8963
    @samiraduus8963 Рік тому +23

    We are proud to see this series and made by Somali maashallah well done. U all did a good job . Aniga waxaan leeyahay mahad sanidiin walalhey somaliyeed ❤

  • @cabdifitaax2870
    @cabdifitaax2870 Рік тому +14

    Camira_ 100%
    Vocals_ 100%
    Actors &Actress 100%
    Drama_ 100%
    Music_ 100%
    2023__Best Somalia 🇸🇴 Filim

  • @MurayadJr
    @MurayadJr Рік тому +630

    Inta iga danbeysa oodhan like iisara😂❤

  • @Haldoorka-18
    @Haldoorka-18 Рік тому +164

    Filmkan qaybtisii ugu horaysay ayaan daawaday caawa oo ay tahay 27 apr 2023 waa film juhdi iyo dadaal badan la galiyay waxay inaga mudan yihiin dhiiri gelin dhalin yarada samaysay filmkan ee isku hawshay Hambalyo halkaa kasii wadan idin leeyahay ❤️👏
    Waxaan rajaynayaa inaan dhamaysto insha allah.

  • @makohassan4695
    @makohassan4695 Рік тому +2

    It is among the country that I like to go but when I see this I feel sad.
    It is really saad reality from Djibouti 😢😢

  • @bts4ever692
    @bts4ever692 Рік тому +28

    I loved!!!!! What an amazing series😍 Everything is on point🙌 loved how the actors delivered the emotions so well🙌 This seriously deserved to be on Netflix!!! SO PROUD OF MY PPL🙌💙

  • @khaireidea2224
    @khaireidea2224 Рік тому +87

    Filmkan maskax iyo wakhti fara badan ayaa galay,waxaan rejaynayaa inuu inaga bareejeeyo international Hollywoodska caalamka.🔥🥀

  • @omarjuldhe
    @omarjuldhe Рік тому +213

    Taxanahan ogaada wuxu ka gadmi doonaa indhaha caalamka insh alh waxana ku raja weynahay inan maalin un ku dhex arko Netflix We are proud of this Series🙌❤️

  • @baxnaancabdi1080
    @baxnaancabdi1080 Рік тому +8

    I am very happy to see a series made by a Somali boy and represented by Somali youth in the capital of Somalia and we must support it.

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Рік тому +7

    Am from kenya when watched this film i have learnt many lessons frm it ..
    It contains alot of themes that can help the youngsters,youths,young children etc..so really appreciate 🙏

  • @MsFatimaB88
    @MsFatimaB88 Рік тому +587

    Wow, this was highly impressive. I love watching series from around the world (Turkish, Thai, Taiwanese, Japanese, Pakistani, Indian, Korean, Spanish, American) and finally being able to watch a show from my own country with these kind of themes and subjects, it's extremely something to be proud of...I wish the episodes were longer.
    It was emotional and fun...Farah at the scene when the bomb blast happened was so sad, I cried.
    I look forward to more episodes.
    Well done to the whole cast and crew of Arday. I hope we get to see more TV shows from somalia. I love Arday and Haboon.

    • @husenomar4460
      @husenomar4460 Рік тому +1

      Thanks

    • @emrajama3118
      @emrajama3118 Рік тому

      Yes

    • @abdirahinabdimajid1729
      @abdirahinabdimajid1729 Рік тому +4

      I've not watched Haboon yet but I've been eagerly waiting this serie from the first moment it's trailer was released and I was excitedly looking forward tonight and I think it was worth 🤗Hell yeah a lot of foreign drama series which widely has been watching in the country will be easily replaced with these our own story inspired TV shows🤗

    • @zerofyseShorts
      @zerofyseShorts Рік тому +5

      Tbh ,I was kind shocked 300k views in 15 hour for Somalis is something carzy( they did crazy advertising for this one tho🤷

    • @11naa44
      @11naa44 Рік тому +1

      This reminds me of the show mama xadiyo but it was comedy also mahad n nasra a love story

  • @Taaasim1247
    @Taaasim1247 Рік тому +704

    Noloshaa sidaas iska ah
    1. Midna surrif buu ku yimid
    2. Bus buu ku yimid
    3. Bajaaj buu ku yimid
    4. Midna lug bu ku yimid
    Adoonyooy😢

  • @yamziedoodle
    @yamziedoodle Рік тому +5

    So proud of this series mashallah! Thank you for showcasing Somali talent and art through a wonderful show! I can't wait to watch the next episode inshallah!

  • @ifraahhaaji7835
    @ifraahhaaji7835 Рік тому +7

    Finally, something we can share with Somalian diaspora. I can sit and watch with my kids ❤

  • @garaadsi
    @garaadsi Рік тому +186

    Only 25min 😫😭 we need more minutes like 1 hour ❤️ wlhi I can't wait next episode 🥺

  • @shaakirboyofficial5700
    @shaakirboyofficial5700 Рік тому +129

    Aad baan ugu faraxsanahay Inan maanta Ku raaxaysanayo Daawashada film Somali ah Oo weli wadankeygii lagu jilay lagama sheekeyaan😊viva somalia🇸🇴

  • @ggghw22
    @ggghw22 Рік тому +3

    I wonder why some scolurs where complaining about this series it is amazing and just translating our people's daily life. Keep it up and good job.

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed3818 Рік тому +14

    First time watching somali series and it's so nice. Somali people out of this world fabulous 👌

  • @amiraqurux
    @amiraqurux Рік тому +70

    Finally 🎉🎉😢🎉 Wax badan waan sugaayi 😍 keep going Guys 🫶🏻🥰🥰

  • @hamidabdullah3959
    @hamidabdullah3959 Рік тому +34

    I am from India and I really never seen an African film like this honestly this is one of the best films I've watched in my entire life Somalia really developed and become at the highest level I can't stop watching this film👏.
    Greetings from India my Somalis brothers/sisters 🇮🇳

  • @paris4563
    @paris4563 Рік тому +4

    I’m Pakistani and I really like how all the girls have hijabs

  • @aboubakerilyasokiyeh8537
    @aboubakerilyasokiyeh8537 Рік тому +3

    Waxaan akhriyay dadka falcelintooda , intooda badan af english ayay ku qoreen , war nin yahow aaway af keeni soomaali , war english anagu miyaan nahay , waan kaxumahay runtii.
    Waa iga talo afkeena soomaali aanu barano haddaan hormar rabno.

  • @AJay-my6jg
    @AJay-my6jg Рік тому +251

    I cried at how beautiful this was scripted and planned out 😭 this was incredibly beautiful to watch, thank you for making this a series! Love from the UK 🇬🇧❤️❤️

  • @ruu6208
    @ruu6208 Рік тому +54

    Qeebta qaraxa jiliin bis maaha waa reality nolosha xamar 😭😭😭😭

  • @samiragedahasodhiib1644
    @samiragedahasodhiib1644 Рік тому +4

    I have watched other Somali movies but this was the best series ever. I am very proud of my people. Thank you for the people that put together this beautiful film

  • @mohamedabdille6085
    @mohamedabdille6085 Рік тому +7

    It is absolutely amazing and above all it reflects the real situations towards Somalia 🇸🇴. A three decades war torn nation. It is all about awareness. A hotel shamow bomb blast was recognised. The series is in high quality and very important to our day to day basis.

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 Рік тому +109

    American Turkish,hindi filimadooda intaan fiirsa lahaa somalidaa iga badan 👍🇸🇴

  • @tawhiid369
    @tawhiid369 Рік тому +433

    Waxaan ahay somali waana ku faana😍
    I Am Somali 🇸🇴
    I Am Proud To be somali🇸🇴👈
    Editing : intaas oo like hadii aan soomaalinimo ku helay dalkayga ayaan u shaqeynaa

    • @sacadfoosi7214
      @sacadfoosi7214 Рік тому +11

      Ilahy qabyaalada na dishay haynaga qabto markasa faankeyga somalinimo dhamaystirmayaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴💚🤍❤️

    • @guuleedmohamed
      @guuleedmohamed Рік тому +3

      @@sacadfoosi7214 somali ma 2dan ayuunbaad ka taqaan 😂😂😂

    • @clkariinbihi1516
      @clkariinbihi1516 Рік тому +2

      wlL somalina wad sheganaysa Afkagii somaligana waxba kuma qorayside SE wax ledahay

  • @fathiibrahim4619
    @fathiibrahim4619 Рік тому +2

    Masha allah séries qurux badan . Fikir ku darsi : djibouti 🇩🇯, hargeisa iyo jigjiga inaad kasii samaysaan séries gan ARDAY 😍😍😍from djibouti 🇩🇯

  • @diamondhaji1835
    @diamondhaji1835 Рік тому +3

    Yaa Allah xamar dhibaatada ka dul qaad😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭lama ooyaayo filimka balse waxaan la ooyayaa xaqiiqada dhabta ah ee noocan ah ee xamar dhexdeeda ka dhacaysa maxaynu isku laynaynaa maxaynu isku qarxinaynaa maxaynu galabsanay

  • @scruffmuffin4802
    @scruffmuffin4802 Рік тому +540

    They tried thier hardest to hide us from the world
    But somalis are not only part of the world
    We are important in this world!
    This series should inspire the youth of somalia to learn more about the world they live in and future nation they can build
    This series should also inspire the youth of the diaspora to go back home and assist in building this future
    Inshallah 🙏

    • @saidsuleiman7365
      @saidsuleiman7365 Рік тому +10

      Somali stories must be told by Somalis that’s very important

    • @hoodoqueen-hu7qu
      @hoodoqueen-hu7qu Рік тому

      J

    • @ahmedgurey9634
      @ahmedgurey9634 Рік тому +1

      Mar ka hore waxaa leeyahay hambalyo dhamaan inta waqtiga galisay.
      Marka labaad inta fahanka saxiibka u ah waxay noo muujiyey filimka in ay muhiim tahay in aan iska celino ama loo midoobo inta hormarkeena ka xun oo ah ama dhalinteena iyo jiritaankeena cirib tireysa.
      SOMALIA 🇸🇴 SOONAALIBAA LEH
      GUUL BADAN AYA IDIN REJEYNAYAA RABI HA INAGA DHIGO KUWII DELKOODA JECLAADO❤

    • @farhanyare6382
      @farhanyare6382 Рік тому

      Thank you 🙇 my brother

    • @itslaylabelle
      @itslaylabelle Рік тому

      I agree. Very well said 👏🏽

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +134

    Dhalinyaradan in la taagero ubahan yihin wlhi waayo Talent.iga ilaahay siiyey bay noogu faaideyen😊 Dhalinyaro ka ilbaxa Qabiilkoo isku duubnaada waligiin💙💙

    • @nadiifomaxamuud9048
      @nadiifomaxamuud9048 Рік тому +4

      Qabulka wa kan na dudumiye ilhyow dadkan ka madowe ada caadi ahe

    • @maankaabdi580
      @maankaabdi580 Рік тому +1

      ​@@nadiifomaxamuud9048 aamin aamin

  • @momofchampions7293
    @momofchampions7293 Рік тому +4

    Wow manshallah 👏🏽 incredible cinematography and sound quality.. the actors are very talented. Inshallah keep producing this kind of content plz. the english subtitles is appreciated for those qurbo joog😁..the storyline is real and raw and relateable for all somalis...just recently when the explosion in hayat hotel happen i was in holiday in somalia and stayed in heritage hotel which is right opposite to hayat and safari😢 May Allah have mercy those lost their lives and may Allah give patience to their families 😥 we have beautiful blessed nation we just need safety and unity among our somaliwayn🇸🇴💙✊🏽

  • @ilhansanka6945
    @ilhansanka6945 Рік тому +4

    As a fellow somali this series has bought me into tairs very pound of my people can't wait for more episodes to come

  • @zianali-yt9uy
    @zianali-yt9uy Рік тому +42

    Somalida special reer xamar ka jalinkooda waa another level hindidaba ayaga ka qatarsan ❤😂

  • @cumarabukar7292
    @cumarabukar7292 Рік тому +329

    Suulku idinma go,ee like ta ha ila dhaafina🥰✌✌✌✌

  • @Longing127
    @Longing127 Рік тому +3

    What an amazing series 🙌🏾 very touching! MashaAllah TabarakAllah ❤️
    May Allah make Somalia peaceful and prosperous 🤲🏾❤️

  • @ruhiyastar2617
    @ruhiyastar2617 Рік тому +6

    So proud of you guys mashallah you did good job somali series inabada cadi Mahan Camera 💯 acting skills💯 editng💯 somali kuhadelka 💯 PROUD OF YOU

  • @fahiimahassan5313
    @fahiimahassan5313 Рік тому +419

    Filmka school school haduu ku jiraba waa jeclhy😂❤ ilahy amarkii

    • @queensamiiha2240
      @queensamiiha2240 Рік тому +27

      Same 🤣🤣filmanta hindiga xitaa kuwa schoolka io sirdonka dawada 🤣🤣🙈

    • @amranabdi8244
      @amranabdi8244 Рік тому +8

      Siiba turkiada😅😅

    • @sumayodahir2231
      @sumayodahir2231 Рік тому +3

      ​@@amranabdi8244 haa turkida koriyanka haka rebin asne😂

    • @Mariaqueen07
      @Mariaqueen07 Рік тому

      Same😍

    • @maariyadraadan2541
      @maariyadraadan2541 Рік тому

      ​@@queensamiiha2240wlhi same sirdoon Lee ihor cararey😂😂❤

  • @laazmohaz105
    @laazmohaz105 Рік тому +184

    As a fellow Somali this series has bought me into tears🥺 very proud of my people🥰 can't wait for more episodes to come

  • @moogemaxamed8011
    @moogemaxamed8011 Рік тому +5

    Explosions in Somali made our students hurt physically,emotionally, Mentally such a great series

  • @zyidhyali485
    @zyidhyali485 Рік тому +4

    To be honest this series is watchable absolutely flawless ❤

  • @hanamuhyadin4629
    @hanamuhyadin4629 Рік тому +141

    For someone who doesn't like Somali movies and serieses I actually enjoyed and liked this series 😊😊❤ Well done to this beautiful cast and the producers. BRAVO 👏🏽

    • @abdirahinabdimajid1729
      @abdirahinabdimajid1729 Рік тому +6

      The reason which made us not so attached with so-called Somali movies was bcoz it's lack creativity and beautiful stories which is talking about our society and can inspire our youth to better future🤗The stories about our society in the movies we used to watch was told by non-Somalis whom has no clue about our people and their daily basis struggles🤗💯

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Рік тому +17

    Wligeey anigo nin ah musalsaal ma dawaan shaaqo dumar baan uhaaystay lkn xaliimoyinka weey ii qiyaameen ileen wxyabahn oo kley dawan jiiren, meelkasta wu dyrsan yhy 😂😂🫶🏼
    M.a film inaaba cadi ahayn 🔥❤️

    • @amiirozamiiroz2050
      @amiirozamiiroz2050 Рік тому

      Nala dawo faraxow😂

    • @abdiazizmohammed7881
      @abdiazizmohammed7881 Рік тому +1

      Ani haboon kan igu xigo lakin kana shidan really

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Рік тому

      @@amiirozamiiroz2050 lkn Turk io hindigina maa dawan kaaro sbbto ah suraahas kama heelo 😂😂✨

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Рік тому

      @@abdiazizmohammed7881 isku mid baa nahy 🥰🔥

  • @stopsearchingformyname9730
    @stopsearchingformyname9730 Рік тому +2

    Yessss I’m so proud of our beautiful country, the actresses and actors and the producers and everyone that helped did so good mashallah , let’s do more this was so amazing 😤🤩🫶🏽🥺

  • @asegidhailu8022
    @asegidhailu8022 Місяць тому +2

    I can't hear somali very well, but still I love this ARDAY. Love it

  • @Nej-Beik
    @Nej-Beik Рік тому +35

    I don't know if i'm watching Hollywood or a serie from Somalia...it's so amazing the look,the drama and everything is 🔥
    Proud of you Somalian actors,big love from Djibouti we are one🙏🏽❤

  • @azlamkaamil1203
    @azlamkaamil1203 Рік тому +75

    Inta musalsalkan 3 bilood sugaysay😢🎉

  • @Turkishseries.
    @Turkishseries. Рік тому +4

    Thank you for subtitles am not somali but I enjoy the series,can’t wait for episode 2❤

  • @mweusi126
    @mweusi126 2 місяці тому +1

    I’m not Somali, and I wanted to learn the language (that’s how I ended up here) and الله only know how thankful I am this show is sooo good !

  • @zakariaismailabdi2043
    @zakariaismailabdi2043 Рік тому +213

    What a camera
    What a voice
    What a directing
    What a casting
    Somali series to the world

    • @Nura377
      @Nura377 Рік тому +3

      Wow 👌

    • @liibaanck
      @liibaanck Рік тому

      @@Nura377 i love you 143

    • @Nura377
      @Nura377 Рік тому +1

      @@liibaanck hhhh

  • @umuikran7457
    @umuikran7457 Рік тому +26

    Waqtiga waa 03:25 daqiiqo waxa isu key dulsaran cashadii aan ka hurday iyo xalqada koowaad ee filmka arday roob yar wuu da'ayaa.. jwi qurux bdn kaalay iska arag ah bile media waa mahadsantihiin dadaal bdn ayaad geliseen filmka arday❤😊

  • @somaliquiz1422
    @somaliquiz1422 Рік тому +1

    Saan xaq ma aha 1 million views iyo 300k subscribers .. Caadi Iska dhiga subcribeta Yaa laga xasdin… best show ever we are proud of you

  • @Faza394
    @Faza394 Рік тому +3

    Manshallah I’m so proud of the actors , actresses , producers and directors keep going guys 🫶🏽🥰

  • @barkhad1176
    @barkhad1176 Рік тому +244

    From the compelling storyline to the well-crafted characters, it's clear that the producers put a lot of effort and passion into bringing this amazing show to life. I'm excited to see what's in store for the rest of the season, and I'm sure that many others will be just as captivated as you are. It's important to acknowledge and appreciate the hard work and dedication that the entire crew put into creating this TV show. From the talented actors and actresses to the skilled camera operators, producers, editors, and writers, everyone played a crucial role in bringing this amazing production to life. They deserve our utmost respect and gratitude for their efforts. Not only is it entertaining, but it also has the potential to showcase our culture and way of life to the world. I'm sure that viewers from all over will appreciate the opportunity to learn more about our country and its people through this fantastic production. Congratulations on this historic achievement.

  • @diinicalaa1923
    @diinicalaa1923 Рік тому +122

    Waan ka xunnahay Hibaaq in Qeyb-tii ugu horreysay ee Taxanaha "Arday" aan ku weyno😌

  • @kulmiye1307
    @kulmiye1307 Рік тому +2

    outstanding Somali drama series. ❤ You all did an amazing job.

  • @mohamedelmi9817
    @mohamedelmi9817 Рік тому +2

    From Kenya loving this series Already keep it Up guys
    Thanks for making us be proud of you guys

  • @bashkainashofaxx2885
    @bashkainashofaxx2885 Рік тому +46

    3 days 1M ma ruumeesan🔥🔥🔥 ASTAN TV waxan waka si naxee😂😂😂

    • @faadumoabdi4506
      @faadumoabdi4506 Рік тому +2

      Qadkaa lagala baxay astaan maseer badan Rip astaan😂😂

  • @erick______moha7256
    @erick______moha7256 Рік тому +115

    Filimkan 1m viwes marku gaaro like ta ha ila dhaafin ❤️✍️

  • @aarkamaanta2972
    @aarkamaanta2972 Рік тому +1

    Muqdisho waysocotaa Ilahay hanoo Barakeeyo. 30 sana jiraa filin Hindi iyo american waqti noga dhumay xitaa ruwayad macquul oo ladawan karo ma arkin Alx hadu wadankena hagagayo oo dad xigmad u saxiib ah soo bateen, waxan rajayna caruurtena in nolal fiican oo karamaysan kunolan donan kuwa dalka joogo kuwa dibadana ay arkaan ay kusoo hamiyaan dhulkooda❤❤❤ tnx Bile TV

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 Рік тому +2

    Congrats! We are proud of you. Mashaa Allah! As Somalis we are talented & can create amazing series. 🇸🇴🙏

  • @hanifaraahsugaal3109
    @hanifaraahsugaal3109 Рік тому +21

    Heesta inanta iyo hoyadeed qadeen baa iga gadan masha allah intuu wiilku naga oohiyay bay iyaguna naga qosliyeen. This epsode is 10/10

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 Рік тому +35

    Film waqti iyo dadal dher galay daawashadiisana an ku raxeysanay, we are so proud of this masha Allah

  • @nasramohamud3565
    @nasramohamud3565 Рік тому +16

    Whoever doesn’t want this to continue is corrupted and doesn’t want the world to see the beauty of Somalia 🇸🇴 I hope this continues I really love
    It 😍

  • @maxcali863
    @maxcali863 Рік тому +3

    Umad Dhaqankeeda wanaagsan iyo dhaqankeeda xunba woxoo ka imaada filimadiisa. Art imitates life, but life can imitate art and influence a society so my message to the Producer is dhaqanka ilmahaaga aad ujeclaanleheed ku dadaal in aad nosoo bandhigtid. Congratulations in your many firsts. 🎉

  • @katardo
    @katardo Рік тому +75

    Dhaliyarta reer somalia qurux badna waaw ❤hadaynu nahnay reer djibouti one love ayan leenahay walahayaga reer somalia ❤❤❤

  • @shuaybmo2921
    @shuaybmo2921 Рік тому +25

    Gabdhaha waxaan dhihi lahaa XIJAABTA wlaaleya Alle haidin xifdiyo waan idin wada jeclhy 🎉❤

  • @ENG_Mowlid_Hagiaden
    @ENG_Mowlid_Hagiaden Рік тому +11

    More than film deserve 5 Billions Views less than ayear
    Proud to be somali
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌎😥

    • @XukunMaxamed-tk2kk
      @XukunMaxamed-tk2kk Рік тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ejrjrnejej fukritrvrjf mirkm fs rj due7e7b rw❤jejeb❤f8v❤

  • @najmahirsi
    @najmahirsi Рік тому +18

    It is so great watching this drama 😍 ✌
    Am in 5 mins into this and so excited and I love the vision wax walba specially the cc being available thank u all team especially the director so amazing so talented so brilliant so smart and fully aware of what our society truly needs to know. Looking forward to the rest of the episodes .

  • @Mohaahmed45321
    @Mohaahmed45321 Рік тому +136

    Waxaanu u baahanahay Daqiiqadadaha in la dheereeye 1 Saac lagadhigo ama 40-50 Min like saar hadaad ila Ra'yi tahay si loo Arko

    • @XamdaCilmi-ez7im
      @XamdaCilmi-ez7im Рік тому +4

      Xiiso mayelanayo musalsal waxa laga dhiga in yar adoo xisayna kuna cajisin kadhamana

  • @raaniidiil4744
    @raaniidiil4744 Рік тому +189

    The power of cinema is that you can present a 30 year old tale in the Somali community in just 25 minutes.This movie was supposed to be exciting for me but I can’t help my Emotions.There’s something in this movie and it’s reflecting on the reality of our beloved country that’s coming strong with time.I loved the ending scene that shows the bonding between the mother and daughter like most families in our community.The subtitles was a big on step because it’s upon us to show the world what we really stand for,the subtitles was on point and the Actors were doing a fine job.I can’t forget but think about the production and the direction plus the camera man and Editors I see why you made us wait coz it was actually worth it🤍Somalia to the rest of the world 🇸🇴🤍

  • @mohamedaliahmed1220
    @mohamedaliahmed1220 Рік тому

    Aniga wax laga Dido oo dhibaato iigama muuqdaan fimkaan. Wax dhaqan xumo ahna loogama jeedo. Wax walba oo lagu jilay meeshaan waa xaqiiqoyinka Somalia yaal. Thank you team go Forward.

  • @frinika_128
    @frinika_128 Рік тому +2

    It's my first time watching somali series and iam totally in shock am proud of you 👏 go ahead fighting

  • @Naso-nk4xe
    @Naso-nk4xe Рік тому +203

    Am a somali _moroccan and watching this mind blowing series with so much emotions and the very day to day life is the best thing i saw today big up to the directors and the youth behind this iconic series proud of 🇸🇴🇸🇴

    • @altianoelchapo6456
      @altianoelchapo6456 Рік тому +8

      ​@Baba Foodle dadkii somalida ahaa waxay barteen baryahan danbe inay sheegtan wadan ayna ahayn 😂😂😂

    • @lordduke2959
      @lordduke2959 Рік тому +3

      Stop lying😂😂😂

    • @faruq2588
      @faruq2588 Рік тому +3

      Beenley😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ailover5719
      @ailover5719 Рік тому +3

      @@altianoelchapo6456haa yemen ay ahayd marka kale cumaan bartin hadana morocco ayy isku naban😂

    • @husseinarasan9897
      @husseinarasan9897 Рік тому

      ​@@ailover5719 waallhy billahi too much morrocan kulaha arabta don't even claim Somalis

  • @deqowhassanabdullahi8012
    @deqowhassanabdullahi8012 Рік тому +70

    AM SO EXCITED TO WATCH OUR OWN SERIES WITH SUBTITLE AS A SOMALIS🇸🇴 SO NON SOMALIS CAN ENJOY TO WATCH THIS SERIES
    BUT AM SO SORRY FOR THE LOSE OF HIPAQ AS EARLY AS THE FIRST PART OF THE SERIES😥

  • @AhmedMohamed-qe3gs
    @AhmedMohamed-qe3gs Рік тому +9

    This is the best time you guys can obtain 1M subscribers. Just let the community to reach you 1M for you to release next episode since there’s some interruptions coming from opposers. 👍😁

  • @TheAbdirazak
    @TheAbdirazak Рік тому +2

    Simply put; wonderful. Daily nuisance of school life perfectly captured, quality of production is world class, the storyline second to none..

  • @Latif11112
    @Latif11112 Рік тому +263

    Waxan film uu dhafay 🔥🔥
    Waxan rajay nayaah inan Season 2 ka soo muuqdo 😎😎

    • @nimcadheeman
      @nimcadheeman Рік тому +2

      Marhore ladiyariye be😂😢

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 Рік тому +11

      😂😂 wlahi waa iga indho adag tahay s2 in laguugu soo daro maa rajo ka qabtaa kk

    • @maidaibrahim3871
      @maidaibrahim3871 Рік тому +4

      Aniga marki laduubaye halagugu daro lii dhahe wlhi Waa diide S2 wee harsanthy waqti wali wa hesataa

    • @sajitahahmett8418
      @sajitahahmett8418 Рік тому

      @@maidaibrahim3871 ana rabe inte iska so qra😂😂

    • @Story_time190
      @Story_time190 Рік тому

      Ane lamantada noqona😂😂😳

  • @Arawello_1
    @Arawello_1 Рік тому +87

    I pray this series gets all the success it deserves and more. I’m in aww and emotional (legit cried) Somalis finally getting to tell their OWN stories and/out being the villains in propaganda. Tell a friend to tell a friend y’all!!!

  • @fadilaabdi8767
    @fadilaabdi8767 Рік тому +4

    المسلسل مررررة حلو فخورة فيكم اخواني الصوماليين ❤❤🎉

  • @abdulazizelmi2769
    @abdulazizelmi2769 Рік тому +1

    Wel done guys. Hormar wacan baa idin rjaynyna. We’re the generation of today. Let’s get it!✌🏾🇸🇴