HA SEEXAN KU GUULEYSO $200 HABEEN IYO MAALIN LASOO JEEDAY LAST MAN SLEEP

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 тра 2023

КОМЕНТАРІ • 964

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  Рік тому +522

    Cumeer 200k AA gaarsiino
    youtube.com/@cumeer_bigfan

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Рік тому +594

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤️❤️

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +281

    Wakhti ma u helaysa saliga nebiga (scw).😍😍😍

  • @sowdocudoon7910
    @sowdocudoon7910 Рік тому +63

    Bilada walaalnimo hadi ley dhihi laha bixi waxan siin lahaa cabdulahi xaajiyo guuleysta waligina gacmaha is heesta💯💗🙏

  • @cabdiqadiraweiz-vu7tj
    @cabdiqadiraweiz-vu7tj Рік тому +217

    Waxa ku Riyode Asad Lugihiisa ku soconaayo Ilaaho Rumee😭

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 Рік тому +50

    Abdulahi 3:30 habenimo su wllkis u ilaaliyo le swimming ugula jiraa wll jiro iga dheh Alle idinma kala fogeyo 🥰

  • @najmosuusan3357
    @najmosuusan3357 Рік тому +134

    Asad wll wxaa nuu soo sameeysaa game kii yaa aamineysa Hal pof run sheegaya inta kle been game Kan in lasoo sameeyo Hadaad igu raacsantahy like saara❤❤❤😂😂

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +76

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰 0:45

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc Рік тому +113

    Aan kusalino nabigeyna Mohamed scw..❤

  • @laylalaylo-ip3vl
    @laylalaylo-ip3vl Рік тому +47

    inta ogee in oo cumeer guuleysanayo lik isaar❤

  • @maryanrun4883
    @maryanrun4883 Рік тому +63

    Abdullahi is the best brother on the world Masha Allah cimri dheer oo cibado leh Allah haku siyo walakey ❤❤❤

  • @fadumoabdisalan-uz2wb
    @fadumoabdisalan-uz2wb Рік тому +28

    Waab soo gashey ku salin nabigan mohamed salallhu caleyhi wasalm ❤😢

  • @Mr.Tamaam
    @Mr.Tamaam Рік тому +87

    Waxan waxa qimo nowleh nabi muxamed scw 😭☝️🕋❤

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Рік тому +69

    Asad hagio wllhi waxaa alle kaaga baryay in mar walpo maalin walpo meel kastoo aduunka aad kaga nooshahay guul allaah ku gaarsiiyo guul mooyee guul daro alle kuma tuso😢😢😢 guuleeso 🙏👏👏

  • @user-do8hq3yp9y
    @user-do8hq3yp9y Рік тому +55

    ما شاء الله اكثر شيء للفضلي نظري اهتمام اخوك لك الله يحفظك و يحفظ لك اياه يكون سند لك باقي عمرك ان شاء الله🥰🥰🥰🥰🥰🤲

  • @fardusabdulqadir6829
    @fardusabdulqadir6829 Рік тому +90

    Illahay hakuu soo celiyo lugahaga aamiin

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +11

    Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏

  • @AyanHuble-op3cz
    @AyanHuble-op3cz Рік тому +55

    Mashallah cabdulahi jecliyaa siduu kuu iilaalinayo ilaahay ha ulilaaliyo akhiriyo aduunba

    • @suusuu7069
      @suusuu7069 Рік тому +4

      Haah walahi malinwalba wa u duceeya inu ilaahay isku daayo🥺😭🤲

    • @luulyusuf2419
      @luulyusuf2419 Рік тому +1

      Aamiin Waa walaalo isjecel cabdulaahi Waa qof mas’Uul ah. Masha Allah

  • @nimcoali5316
    @nimcoali5316 Рік тому +25

    Mash allah Abdulahi walalka aduunka ugu wanagsan waaye ❤ allaha ku daysto walalkas ookale lama helo❤

  • @sundusxirey2107
    @sundusxirey2107 Рік тому +19

    Alle woo awoda ino lugahagi kuso celiyo wll Mar labaad alle idinkiis lugaha alle haku caafiyo 🤲😢

  • @namelos2963
    @namelos2963 Рік тому +17

    Abdulaahi Hagio salaan sharaaf❤❤🎉🎉❤❤ walaalka aduunka ugu qaalisaan🎉🎉

  • @radwaancabdi
    @radwaancabdi Рік тому +38

    Love saar hadii aat ujedo magaca allh الله ❤

  • @sagalali2193
    @sagalali2193 Рік тому +3

    Asad wax aad haysata walalka aduunka ug fiican c/lahi xaajiyo waan qiiroodaa marka aan arko sida uu kuu ilaaliyo markasta alle ha kuu daayo c/laahi xaajiyo

  • @leylasharaf6518
    @leylasharaf6518 Рік тому +16

    Illahayoow Asad oo toos u socdo i tus wlhi qalbiga oga duceyay Asad😭

  • @Aidarouz___KooNei
    @Aidarouz___KooNei Рік тому +41

    INTII MUSLIM AH OO JECEL NABIGEENA MOHAMMED S.A.W ❤

  • @king_ilkacase1
    @king_ilkacase1 Рік тому +45

    the bast person ever the most knowledge able and the most shine created prophet muhammed scw

  • @user-cr7db7qf3o
    @user-cr7db7qf3o Рік тому +13

    😭😭waxa la oynaayo wexe tahay marka muqalka fureso waxa dhihi jirte asalamu caleykum hada neh adunka aya waqti iska dhuminesa walalkey Azad guleeso salanta haka hilmaamin dadka salaan marka ugu horeeyo ajiir aya helesa sxp mcn❤

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 Рік тому +4

    Masha Allah alle idinma kala qaado Asad adiga iyo walaalaha c/lahi wuuku ilaaliya Allaha sharfo

  • @susu___1
    @susu___1 Рік тому +9

    Armaan english kiisa high level inta ila aragtay like dhac kusii hee maxa sigosa👍

  • @safabadar
    @safabadar Рік тому +4

    Ayyy sidu abdillahi walalkii uu ilalinyo illahey ha u ilaliyo 😭❤️

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Рік тому +27

    Walaalnimo walaalnimo wax dhaama malaha 😢😢😢😢😢😢

  • @mohaahaaji7111
    @mohaahaaji7111 Рік тому +17

    Sxp macan asad Allah hakucaafiyo lugaha insha Allah maalin Allah wuu natusi karaa adoosocdo oo wax noosootabinaayo😂😂😂😂

  • @Walf_gril
    @Walf_gril Рік тому +21

    Qofki ugu hooraya from soomalilad 💚🤍❤️

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Рік тому +55

    wlhi inuu Cumeer guuleysanaaya waa ogaa Hampalyo 😂❤

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +127

    Imisa qofood ayaa challenge gaan u xiistay like 👍 saar
    Asad Hagio🔥🔥

  • @zaafaniihassan6789
    @zaafaniihassan6789 Рік тому +6

    Wxn ku rajeynaya in lugahaga illaahay ku caafimaadsiyo

  • @khadaryusufilkacase3264
    @khadaryusufilkacase3264 Рік тому +30

    asad saxb waxan kurajeena inuu allah lugahaga kusoceliyo❤

  • @sahraismail-ze9zk
    @sahraismail-ze9zk Рік тому +61

    Ader ahdan team 27 ahen like hasrina😂

  • @apdinaasircade9113
    @apdinaasircade9113 Рік тому +2

    Allah ku cvio wll @Asad Hagio

  • @ahmeecksaaa4529
    @ahmeecksaaa4529 Рік тому +4

    Walal mcn horey u soco allha ku cafiyo i.a

  • @aminamacalim61
    @aminamacalim61 Рік тому +32

    Legends keep going brothers 😊😊

  • @HafsaMoalim
    @HafsaMoalim Рік тому +4

    Keeping my brother love you so much ❤❤❤

  • @snapper_bowy3256
    @snapper_bowy3256 Рік тому +5

    My brother Asad hagio I'm fan of team27 keep on going 1.5M coming soon ia before two weeks to come, come on guy's

  • @shuebsharef6452
    @shuebsharef6452 Рік тому +8

    Asadow iamk game yadada kuso dar ninkas big fan ban uahay.

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Рік тому +31

    Cumeeyr dhafar xamuud raage 😂😂😂😂😂😂😂😂😂keep going asad legend

  • @user-rr2ib1cj7d
    @user-rr2ib1cj7d Рік тому +10

    The Legend asad hagio keep going 🎉🎉❤🎉

  • @ikraammohamedumukhubayb6594
    @ikraammohamedumukhubayb6594 Рік тому +3

    My teem allah idinxifdiyo asad allah caafimadtaama hakusiiyo

  • @Xog1233
    @Xog1233 Рік тому +23

    farxad bay ii tahay inad igula salliso nabiga (SCW)🫵🫶❤️

  • @Ashqargamer
    @Ashqargamer Рік тому +5

    Asad keep going pro

  • @XudayfiAbaadir
    @XudayfiAbaadir Рік тому

    Thank you prother asad ❤❤🤗

  • @saluuglamuuse1499
    @saluuglamuuse1499 Рік тому +1

    M.a cabdulaahi xaaji wll jiro allah yaa xifdak wlhi aadbaan ogu farxaa markaan dhiirinta iyo garabka uu wllki uayahay arko rabi isu kiin daa wll waa midka midigtaada joga markaad u bahayahy ماشاءالله تبارك الله wada jiro انشاء الله

  • @afitahmohamed6207
    @afitahmohamed6207 Рік тому +8

    Asad guuleyso wallkey iga weyn❤❤

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Рік тому +17

    Waxaad jeceshahay ilahy hakuu sahlo wll isoo booqo🤲😢❤

  • @fartuunsalaad2604
    @fartuunsalaad2604 Рік тому

    Abowe asad ada bn ku tagera horya usoco allaha ha cfiyo mara walbo wan ku ducey adig lugahaga ku soconay inshalah wan arkay inshalaha💜💜💜💜💜

  • @sundusqueen4323
    @sundusqueen4323 Рік тому +4

    Wllhi landheranimo waad dhaftay ayy ❤ cumeer big fan power poy laganoo hais dhiibain waligaa wllhi an waan kusoo duceyn ma ilahi gaku dhowro. Amiin 🤲🥺 team 27 oodha

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому +3

    Masha Allah ❤❤❤masha Allah

  • @faraxjibriil9465
    @faraxjibriil9465 Рік тому +10

    Alle haku caafiyo asad hagio wll amiin 😊
    Teedakale wll part 3 soodaa wll please 😢 iyo abaha dhafarkana kusuu dar cumeer 😂😂😂

  • @user-du9en7mi7o
    @user-du9en7mi7o Рік тому +1

    Ar asada illhey ha ku barkeyo Aboowe wan ku jecelahy guuleeso Aboowe

  • @umiiiumiii227
    @umiiiumiii227 Рік тому +1

    Dadka dhan uma jedan lkn aniga waxaan daawanayaa siduu abdullahi walalkiis ucaawinayo asad walal kugu dhacay alxmdullilah dheh 😢❤❤❤

  • @mssqosol
    @mssqosol Рік тому +14

    Cumeer is not easy inuu guuleesanayo waan iska ogaa anoo aan daawan cumer shub waaye wuxu la qqliiranyahay ilayn waa dhafarka😂😂

  • @maxamedkhadaroffice8050
    @maxamedkhadaroffice8050 Рік тому +3

    Keep going brothers

  • @fathixasan9168
    @fathixasan9168 Рік тому

    Asadow waxn ragnaya inaan commentag igu horeeyay ayaan ahy zxp masha allha

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +179

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw 0:34

    • @frdosa09
      @frdosa09 Рік тому +1

      Asad can I talk to Carman please

    • @salemontamrat
      @salemontamrat Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @salemontamrat
      @salemontamrat Рік тому +1

      Bowe ya iso bera jenkaro oo so jedi karana 48saac oo xiriir ah mobile la.aann ya dhafri karo taem 27 oo dhan
      Iso jawaab bowe

    • @biibshe
      @biibshe Рік тому

      Scw❤

    • @amalqaali2673
      @amalqaali2673 Рік тому

  • @sirajipato2243
    @sirajipato2243 Рік тому +1

    Keep going Taem 27

  • @caaliyacqadir6730
    @caaliyacqadir6730 Рік тому +3

    My bro asd hagio wll mcn lugahaaga Ind ku istaago Allah kuu kaso ❤

  • @zaki.zk-
    @zaki.zk- Рік тому +70

    Lottery gii kulaha not selected🤨 wadani isoo qora dalka ii baahan😳😂😂

  • @AbdifatahMohamed-gd9fk
    @AbdifatahMohamed-gd9fk 11 місяців тому +1

    Cayda cafimaad dheer illahay haku siiyo my prother

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Рік тому

    😢ي قلبي انا ان شاء الله ترجع زي اول واحسن ان شاء الله

  • @naturepureandmotivation
    @naturepureandmotivation Рік тому +6

    Asad hagio walaal noloshan khiyaaligaa iskaga bax wax faaiido ah aakhiro iyo aduun kuuma lehe wax dadka diinkooda anfacaya soo dhig dad badanbaa kugu xidhan oo nasiib waxaad u leedahay in qad tahay qof dad badan jecelyihiin channelkaaga ayna kugu xidhanyiin malyan iyo dheeraad walaal dadka inuun bal wax aakhiradooda anfacaya soo gali walaal

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Рік тому +3

    Qofkii ugu Horeeyey Asadow Love iisar❤

  • @jawahircabdi2476
    @jawahircabdi2476 Рік тому +1

    congratulations my brother cumeer

  • @ayaansuleyman6110
    @ayaansuleyman6110 Рік тому +2

    Cabdulahi waa walalka aduunka ugu ficn

  • @ciisecadde4908
    @ciisecadde4908 Рік тому +8

    Guulayso wllky asad❤

  • @banyaapoi2137
    @banyaapoi2137 Рік тому +8

    Asad guul ayaan kuu raajaynaa 👍👏

  • @abshirxasan1437
    @abshirxasan1437 Рік тому

    M.a my brother keep going ayaakuleeyahay

  • @ZamzamNurahmed-ww9rr
    @ZamzamNurahmed-ww9rr Рік тому +1

    Omg smilekaada waa next level mansha allah

  • @qisaskadunida
    @qisaskadunida Рік тому +4

    Good job pro 🎉

  • @zamzamadaan3733
    @zamzamadaan3733 Рік тому +12

    Abdullahi is a best brother❤ m.a

  • @amuunabdi124
    @amuunabdi124 Рік тому

    Mnshallh Alle inima kala qado🤲Abdilaahi naxariiztisa m.a🥺😘

  • @captaincc441
    @captaincc441 Рік тому +1

    Keep going libx

  • @haniali1384
    @haniali1384 Рік тому +4

    Cumeyrow wiil yaraa tahay dhafarka waji duq ku yiilaaya ee seexo habo yar😂😂❤

  • @fowsiabduladiif
    @fowsiabduladiif Рік тому +6

    Heesta idin saran qosol keliya ah😂😂😂😂wa idin wata team 27🖤

  • @FahadFeisal-df1dd
    @FahadFeisal-df1dd Рік тому

    Asad Haji waa shaqsiga si funny ah u dawado illah haku soo celsho lexadkada oo kamilah 🤲🤲🤲 asxep ilahaye darati ban ku jecaladey zxp qali sidan udawanayo yutubakaka Wan ku samelayala lipax

  • @hassanqeylow4733
    @hassanqeylow4733 Рік тому

    Asad Haji waa shaqsiga SI funny ah u dawado illah haku soo celsho lexadkada oo kamil ah 🫶👑🙏

  • @lajacleyjumbur7927
    @lajacleyjumbur7927 Рік тому +3

    King ceeyda shaqsi aan taageero mar walba aan guushiisa jeclahay

  • @samojecel8841
    @samojecel8841 Рік тому +3

    Hhhh waa inixisay asad haji iyo asaxabtisa walow anka maqna mudo social media yaha adban uxiseya jalanjiyadina❤️✨️🙏

  • @aminaabdiborai
    @aminaabdiborai Рік тому

    Allahi hacafi king ceyda ❤

  • @MaryamHassanHusain-ri9nd
    @MaryamHassanHusain-ri9nd Рік тому

    Walahi wa idin jeclahay dhamantin. I.a waan ku hamiyaa inaa malayshiya tago oon jaamacad kabarto idinkana waxidinlajilo i.a ilahow riyadayda ii rumey waaidin taageeraa adiga iyo asxaab taadaba wallahi

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +3

    Keep going ❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @qadarsaaji202
    @qadarsaaji202 Рік тому +12

    Asad habeyn walbo bilaaa challenge aamba iskaga soo jedaa kwarn hee bigfan annaa ka qaban lahaa lkn sorry kuma dhawi ❤🎉

  • @crisaaqshaka8938
    @crisaaqshaka8938 Рік тому

    always i am the first 🙏🙏🙏🙏❤️team 27 maranba noo hooos❤️❤️❤️

  • @mukhtaarkayse3071
    @mukhtaarkayse3071 Рік тому

    Asad plz part3

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 Рік тому +5

    Caawa real life ka aa arkoonaaaa
    Adinkoo jikada kujira oo cabitaan isku heysta✌️

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Рік тому +5

    Asadow Gemkan another level waxad isku Balamisah aan kacodsana badad qoralkeyga aragto arimaheena Vs cumer Bigfan isku Balami waiga codsi

  • @CukaashSarifle
    @CukaashSarifle Рік тому +1

    Asadow cumeer anaa meel ka saarayo dhanka dhafarka macalin ku ahay malesia imana isoo dhaweey sxb asad adna lugahaga malin malmaha ka mid inaa ku istaagto kugu so duceyna rabi ducada ha iga aqbalee sxb ❤

  • @ikraamahmed4399
    @ikraamahmed4399 Рік тому +2

    Asad my dhiiga pro waxa kuleyah keep going blse Cafimdka ilaali Sidokle dawad hag tagin inta 200nodhaqalenisad 😂plz ilaali cafimdka my pro❤❤

  • @R_kaka10
    @R_kaka10 Рік тому +12

    Asad hagio keep goaing❤🐐

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Рік тому +15

    Hadaad ujeedo magaca Allah love saar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vi7jr1ts5z
    @user-vi7jr1ts5z Рік тому +1

    asad niow cumeer big fan wuxuu la buuraneynin waa dhafarka ee dhafarka iska daa dheh u sheeg jir hayeeshtee

  • @KhadarXariir-rh9nh
    @KhadarXariir-rh9nh Рік тому +1

    Anaguna maalin walba bilaash ku dhafarnaa😢❤ iyaguna lacag. Ayay ku qaadanayaan 😢❤