Cabdilaahi Qarshe - Hobyo, Herer iyo Hawaasta Galbeed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 гру 2016
  • Abdilaahi Qarshe - Hobyo, Herer iyo Hawaasta Galbeed
    tags : djibouti, jabuuti, somali
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 36

  • @aaaea1758
    @aaaea1758 4 роки тому +3

    This Real Somali Folk Music. Allah Ha u naxaristo Cabdilahi Qarshe

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 6 років тому +9

    These were the days....Oh! My God, would have been perhaps on top of my wishes to see these days again in my life time. May God grant it. Aamiin ii dhaha keli ah.

  • @safiyasaid6170
    @safiyasaid6170 7 років тому +5

    illaahow unaxariisto maxuum qarshe jana firdowsa illaah ha kawaraabsho

  • @kaledhozen3462
    @kaledhozen3462 7 років тому +13

    Heestan waa heesti ugu horeyasay ee marxuunku ku luuqeeyo gubaabadii Somalida Anba Heesti ugu horeysay ee Somali iskugu baaqdo

    • @Ahmedmohamed-wo2fv
      @Ahmedmohamed-wo2fv 5 років тому +1

      Mahadsanid sxb. Somali run ah bay ahaayeen awoowyaasheen iyo aabayaasheen. Inagu afkuun baan ka sheeganaynaa somalida. Ilaahay ha ina garansiiyo muhiimada somalinimada.

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh 3 роки тому +5

    Hobyo, Herer iyo Hawaas-ta galbeed, hadmay isu hiilin-doonaan? Waa su'aal culus oo qof waliboo in yar oo Soomaalinimo ah ay ku hadhay wali uu ka jidhidhicoonayo markuu maqlo. Allah ha kuu naxariisto Qaarshoow, waqti xaadirkan la joogo, iskadaa magaalo ilaa magaalee, magaaladii kaste dhexdeeda ayaa daan daan iyo dagmo dagmo u kala taala qabyaalad awgeed.

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 5 років тому +3

    Somali kuwaasay ahaayeen. Inagu afkuun baan walaahi ka sheeganaynaa. Ilaahay wadaniyiin ha inaga dhigo

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 3 роки тому +2

    Cabdullaahi qarshe, nin Isaaq ah, dheh.

  • @falkhal6848
    @falkhal6848 3 роки тому +5

    Hadhuub nin sitoo
    Hashiisa irmaan
    Ha maalin laleeyhy ban ahayee
    Nin hawd fadhiyoo haraad dilayoo
    Biyaha laga heegay ban ahayee
    Niman hadalkisu hadh qoodaalkiyo
    Haweenkaba dhaafin baan ahaye
    Hobyo iyo harar iyo hawaashta galbeed
    Hadmay isu hilin doonaan.

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 3 роки тому +1

    Great Abdullahi, the spokesman of, Isaac.

  • @roobleamed3421
    @roobleamed3421 2 роки тому +1

    Nimaan hadalkiisu hadh qoodaalka iyo haweenka dhaafin baan ahaye.

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +5

    Halkay soomaalidu maanta marayso ayay ka hadlaysaa

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 6 років тому +8

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdullahahmedabdi7301
    @abdullahahmedabdi7301 5 років тому +15

    Hobyiyo Herer iyo Hawaasta galbeed
    Hadmeey isu hiilin doonaanee ?
    C/laahi Qarshe aabihii fanka Soomaaliyeed, abwaan, laxamiiste, Indheer-garad, Waddani, Faylasuuf iyo horseedkii xorriyadda AUN.

    • @mohamednoramalow3172
      @mohamednoramalow3172 5 років тому +2

      Waxaa Hees ta erayadeeda leh AUN Abwaan Yusuf Haji aadan

    • @abyan1351
      @abyan1351 5 років тому

      Aaamin

    • @caliculinhochanel5445
      @caliculinhochanel5445 4 роки тому

      Allah yaraxma

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 3 роки тому

      Abwaan reer somaliland ah, ayuu ahaa, ina beenaaloow.

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 3 роки тому

      @@davidwillium371 mabda'u maleh reer iyo dhalyo Cabdullahi Qarshe markuu dhuumaaleysiga heesaha xornima doonka ku qaadayay ee ingiriisku baadi goobayay inkaloo reer ahaan ay ahaayeen ayaa ingiriiska daba dhilif u ahaa 1997 ayuuna Jabuuti ku dhintay asaga oo aaminsan in Soomaaliya aan la kala jari karin😎

  • @cabdinaasirkadiye
    @cabdinaasirkadiye 4 роки тому +2

    waxaan idinka codsanaa hees aay kuwada luuqeeyaan cumar dhule iyo caasho cabdow maleka mahad sanidiin

  • @imanhussien3785
    @imanhussien3785 6 років тому +4

    Heestan markuu tiriney waxaad moodaa inuu dareemayey sidan maanta fareemayo

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 7 років тому +3

    walee nin culus baad maanta keentay sxb HOBYO HERER IYO HAWAASTA GALBEED HADMEEY ISKU HIILIN DOONAANE!!! ayadoo dhameestiran miyaad weeysay heesta saaxiib?

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  7 років тому

      maya sxb
      Heestan abdilaahi uu ku luqaynayo intaas ayey ku dhantahay.

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 7 років тому +3

      hassan ahmed hal beeyt ayaa ka dhiman oo ahaa DAGAAL NIMUU HEESTO MEEL HALISOO HUBKIISU HANGOOL YAHAY BAAN AHAYE. HADAAN XUSO ERAYADA WAXAA LAHAA YUSUF XAAJI AADAN QABILE OO DHALEY FOOSIYO YUSUF XAAJI SIYAASIYADA AH.

    • @kadiyexasan2621
      @kadiyexasan2621 7 років тому

      Mudane Sooyaal
      axsan

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 4 роки тому

      @@MudaneSooyaal maasha allah habar yoonis wadaniyiin ayey ahaayeen dhamaan

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal Рік тому

      @@xaliimo5422 aad iyo aad