Xog-waran Kooban: Muuqaal Aabayaashii Fanka Cabdillaahi Qarshe Iyo Xudaydi.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 бер 2013
  • Xog-waran Kooban: Muuqaal Aabayaashii Fanka Cabdillaahi Qarshe Iyo Xudaydi.

КОМЕНТАРІ • 14

  • @15310011
    @15310011 8 років тому +5

    Finally...Raaxeeya abwaanki aburay oo aan ogaaday. Thank you abwaan Xudaydi

  • @yoyo-tf7eh
    @yoyo-tf7eh 8 місяців тому +2

    Afka soomaliga gabegiisaba waxaa iska leh reer Somaliland ❤

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Місяць тому

    ARSHAAC QQARSHEH

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Місяць тому

    AANU DADADKA MUUSEH AHAANEE!!!

  • @cabdilahiaadanduale2244
    @cabdilahiaadanduale2244 3 роки тому +1

    Ale hawnaxaristo dhidibadi fanka xudaydi ayo qarshe

  • @mataanmaalin1812
    @mataanmaalin1812 2 місяці тому +2

    Aabihii Fanka Soomaaliya Xuseen Ow Faarax Dubbad buu ahaaye Isaaqow xaqiraadda joojiya waxa asaagiin idinka reebay waa xaasidnimadee

    • @jimaale3095
      @jimaale3095 Місяць тому +1

      Walaal laydinma xaqirayee xaqiiqada ayaa ah in cabdilaahi qarshe ahaa aabihii fanka soomaalida waa na ninka ugu horeeyay ee soomaaliyeed ee hees tuma, lakin samaroon qudheedu waa qayb kamid ah tiirarka fanka soomaalida oo waxa jira erey bixin la dhaho (3G) oo looga jeedo garxajis, gadabuursi iyo gabooye. Cabdi sinimo isaguna wuxu soo saaray heelo oo ka horaysay heesahan la tuma waana nin samaroona markaa midba meeshiisii hadii lagu sheego xaqiraad ma noqonayso.

  • @adamali2035
    @adamali2035 10 місяців тому

    ALAAYARXAMU RAAXIMIIN RAGII FANKA AASAASAY😢❤

  • @sidiqsaeedmohamoud7327
    @sidiqsaeedmohamoud7327 6 років тому +3

    Raggan markii ay dalka ku noolaayeen waa lagu noolaan karayay!

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 4 роки тому +1

    Walle waa dahlinyaro markab xudeydi AUN qarshe

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 2 роки тому

    qarshe fanku la aanti ma jireen xaqiiq ahaan wlhy

  • @jeneralsooyaal3447
    @jeneralsooyaal3447 11 років тому +2

    Ramaas sxb wareeeysiga oo dhameeystiran ma heli weeysay meel dambe oo dhamaad ah ayaad noosoo galisayee fadlan hadaad heeso noosoo gali mahadsanid

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Рік тому

    Aloow unaxriiso 2da abwaan

  • @cabdicade9537
    @cabdicade9537 5 років тому +1

    Raaxeeye fananiin badan ba ku heestey xudeydi ba alifey ila