Heesta Lumumba 1970kii, ereyaddii Cabdillaahu Qarshe Eebbe ha u naxariisto. aamiin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 січ 2023

КОМЕНТАРІ • 46

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 3 місяці тому +5

    Waa 1961gi Alaha Unaxariisto Cabdilahi Qarshi

  • @saidali9435
    @saidali9435 3 місяці тому +8

    Waa waqtigii somalidu gobta africa ahayd …..

  • @user-js2ci3zx3v
    @user-js2ci3zx3v 7 місяців тому +16

    Heestan waxa u Marxuumku alifay badhtamihi 1961 oo u wakhtigaa ka mid ahaa “Walaalaha Hargeisa”, hase ahaate dib ayaa mar danbe marki 1965 la sameeyay Waaberi dub loo duubay. Sawirkani waxaan u malaynayaa in uu yahay January 1977, Lagos, Nigeria. Carwadii wayneed ee dhaqanka Afrika. Premier Patrice Lumumba waxa la dilay, sita la rumaynsanyahay January 17, 1961, waxaana lala dalay Laba siyaasiina ooy aad isgu dhawaayeen oo laka odhan jiray Maurice Mpolo and Joseph Okito, maydkoodi askar Belegiumiin ah ayaa asiid(acid) ku shubay si aan dib qabuurooda loo arag.
    Waan ogolahay in la ii saxo.

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 3 місяці тому

      Tacsidiisii baa loo qaaday waqtigii la dilay ee uu dhintay iminka taariikhdiisa ma xasuusto.

    • @FeysalAljaberti
      @FeysalAljaberti 3 місяці тому

      Mahadsanid walaal waa qoraalkaaga iyo Heesta Mudane Abwaan / Fanaan Cabdullahi Qarshe AUN iyo Fanaantii Waaberi waa Taariikh leh

    • @ismaaciiljaamac3355
      @ismaaciiljaamac3355 3 місяці тому

      Lagos kooxdii tagtay 1977kii cabdilaahi qarshe kumuu jirin lkn waxa ku jiray wiilkii kali ahaa ee uu dhalay, waxaanu ku geeriyooday shilkii ku dhacay kooxdaa tagtay alle dhamaantood iyo wixii muslimiina ee dhimatay hawnaxariisto Inaga haynooga daba naxariisto

    • @shaakirmuse
      @shaakirmuse 3 місяці тому

      Muuqaalkaan 1977 maahan waayo sawirkan waa xilli ay dad waawayn yihiin, balse 1977 waxay ahaayeen dhalin yaro waliba nakruuma gabar yarbay ahayd qarshe qudhiisu 50 kama weyneyn

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 3 місяці тому

      @@shaakirmuse
      Sawirka iyo waxaa kala duwan heesta ee sawirka ha raacin. Waa immage oo kaliya.

  • @badrinour6288
    @badrinour6288 Рік тому +6

    Qarshe io nakruuma ba ii muuqda Allaha wada janeeyo 🥺🥺💔

  • @yusufbarre2888
    @yusufbarre2888 3 місяці тому +2

    Reer Banaadiriga(Gibil cadka) ,
    waxay ku maah-maahaan :
    "Cimrigaaga oo raagey , geeldhalaayo waa ku tusaa".
    Heestaan markii aan dhageystay,waxaan la yaabay Soomaalidii hore meesha ay gaareen iyo biseylkooda siyaasiga ah , heerka sare ee uu gaarsiisnaa.
    Waxaan mar labaad la yaabay Soomaalida Cusub ee dhalatay 1991kii ama da'doodu ay markaas ahayd Toban sano iyo wixii ka sii yar , waxaan la fajac-sanahay jaahil nimada iyo aqoon darrada haystay iyo Qabyaaladda Ka buuxda maskaxdooda iyo maankooda.

  • @abdiawaleh4952
    @abdiawaleh4952 3 місяці тому +1

    Allah ha u naxariistee ma samyn heesta cabdillahi qarshe waxa ereyada Allah ha u naxariistee hussein aw faarax dubad balse laxanka iyo codkuba waa cabdillahi qarshe

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Рік тому +2

    Allaha unaxariisto abdullaahi qarshe

  • @Happy3DModel-nt8xe
    @Happy3DModel-nt8xe 3 місяці тому +1

    Alle naxariisti janno haka warabiyo

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 3 місяці тому +1

    ilaahay hawnaxariisto Aamiin

  • @user-wy5us5jh1x
    @user-wy5us5jh1x 4 місяці тому +3

    Patrice Lamumba was a great first prime minister and great africanistes I will remember his speech « we will say what he can do the black man when he is free « the independence day of his country,
    I am very proud Somalia did a song to remember him

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Рік тому +1

    Allow unaxariso Abdullahi qarshi

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 6 місяців тому +3

    Heesta waxay soo baxday 1961 markii la dilay Patrice Lamumba, raysal wasaarihii ugu horeeyay ee DR Congo ee maaha 1970.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 місяці тому

    CABDILLAAHI CABDDULAAHI QARSHE!!!

  • @Danta77
    @Danta77 3 місяці тому +3

    Africa waan usoo dagaalanay lkn maanta inooma abaal gudin oo dadkeena waxba uma arkaan nasiib darro

  • @ZeinabYAdan
    @ZeinabYAdan Рік тому +2

    AHUN Cabdillahi Qarshe , Waddani, iyo Pan Africanist dadka ka horreeya ayuu ahaa Heestani waxay ahayd 1965 not 1970

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 Рік тому

    Nice

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 3 місяці тому

    Heestan xitaa Idaacaddii Kinshaasa waa laga soo daayay sida aan maqlay.

  • @Mr24may1991
    @Mr24may1991 4 місяці тому

    Patrice Lumumba siyaasi reer kongo,waxaa la dilay 1961. Heestaan waxaa curiyey C. Qarshe sannadkii 1961 e ma aha 1970.

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 4 місяці тому +2

    Lamuumba Manoola Mana Dhiman Labada Midna Haw Malaynina Muuqiisa La Waayay Mooyaane inuu Maqan Yahay Hamoodina,
    Afrika Magacaa Ba,
    Waxaa La Yiri Doqonta Laba iyo Toban Indhood Bay Leedahay Midh Kaliye Ayay Waxay iskaga Eegtaa Qodaxda Inta Kaleba Waxay Ku Eegtaa baa La Yiri Walaalkeed
    Afrikaankana Doqontaa Ku Badan Xaqiiqdii

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 Рік тому +8

    1960 waxaa loo yaqaanay sannadki Africa, waxaa Xurriyad qaatay 17 wadan oo qaaradda Africa ah waxaa sare u kacay dhaq-dhaqaqyada gobanimo doon, PAN-AFRICAN movement oo madaxda africa isku kaashanayeen waxaa hogaaminayey Dr Kwame Nakruma ee dalka Ghana. Xiisihi xoreynts dalalka la gumeysto iyo iskusoo dhawaashihi waxaa ay curisay in la abuuro ururka OAU. ( ORGANIZATION OF AFRICAN UNITY) 23 May 1963..ADDIS ABEBA, ETHIOPIA waxaa bud-dhig u ahaa Dr NAKRUMA & HAILEY SELASSIE.
    Haddaba Dalkaweynaha CONGO oo dadka ku nool loo waqaa CONGLESE, waxaa loo qaybiyey CONGO BRAZZAVILLE iyo CONGO KINSHASA...dhulkaasi waa hodan, webiga ugu weyn Africa dhex-maro, jungle ah, macdan leh, waxaa la qorsheyey in CONGO KINSHASA laba loo qeybiyo : 1. KINSHASA,
    2. KATANGA. Nasiib wanaag Hogaamiye fiican oo kala go'a diidan
    Yaa u kacay PATRICE LUMUMBA, wuxuu la halgamay COL. TSHOMBE oo ahaa hogaamiye qaybta KATANGA. Waxaa dhacday dhibaato weyn inqilaan ilaa xoghayihii Qaramada Midobay Mr D HAMISHOK diyaaradiisi lagu soo riday CONGO KINSHASA, Raisul-wasaare PATRICE LUMUMBA isna lagu dilay xabsiga.
    AUN CABDULLAHI MAXAMAD ( QARSHE) aabihi waddaniyadda uu baroor-diiq uga dhigay heskani LAMUMBA MA-NOOLA, MANA-DHIMAN EE LABADA MIDNA HA-U MALEEYNINA EE MUUQIISA LAWAAYEY MOOYAA NEE INUU MAQAN YAHAY HA MOODINA EE.
    Bal eeg indheer garadnimada Muwaadinkaasi AUN CABDULLAHI QARSHE,sida uu u tilmaamay Halgamaagasi dalkiisa iyo dadkiisa u kacay iyo mabada'a dhulkiisa oo haray loo qaybiyey haddana lasii qaybin....SOMALIA oo 5 loo qaybiyey, haddana weli lasii qaybin haduu arkilahaa A. QARSHE!!!!!!Qabrigiisa miyuu kunoqon lahaa?????

    • @rashiidsulub1235
      @rashiidsulub1235 Рік тому +1

      Waxa ii dilay heestan heerka sare ah sida ay isku heysato,murtida,tkh.ahaan, gabadhaasi agrarian qarsho waa nakruuma.bal u fiirso durbaankan sidu u dhacaayo,jiibinta hablaha,alahayow u wada naxariiso.

    • @ayanlesaed7521
      @ayanlesaed7521 4 місяці тому

      Heestaani Qalbigeeyga ayeey Taabatay lamumba wuxuu ahaa Halyeey Africanimadu ku weeyn tahay

    • @raghedulane
      @raghedulane 3 місяці тому

      Abdilahi Qarshi was born in what was known as Tanganyika (present day Tanzania) in a small village called Bomangombe, in the region of Kilimanjaro. Here Somalis settled towards the end of 19th Century. There are a few of their offspring today in the same village and it's surroundings.

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 2 місяці тому +1

    lamuumba ma noola mana dhimane labada midna haw malaynina'eey muuqiisoo la waayey mooyaanee inuu maqanyahay ha moodina'eey
    madax buu noo ahaa mudnaanjirayee miyey kaalintiisi madhantahayey
    lamuumba ma noola mana dhimane labada midna haw malaynina'eey muuqiisoo la waayey mooyaane inuu maqanyahay ha moodina'eey
    dadkoo maqlay baa ka murugooddoo maankiyo maskaxdayna wada roganee lamuumba ma noola mana dhimane labada midna haw malaynina'eey muuqiisoo la waayey mooyaane inuu maqanyahay ha moodina'eey
    madawga gidi waa idinla meeloo koongoy maanta waa midkaa qudha'eey lamuumba ma noola mana dhimane labada midna haw malaynina'eey muuqiisoo la waayey mooyaane inuu maqanyahay ha moodina'eey
    midiidin iyo magan ahaan maynee miyaa nala muquunin karayaayey lamuumbe ma noola mana dhimane labada midna haw malaynina'eey muuqiisoo la waayey mooyaane inuu maqanyahay ha moodina'eey
    maan-gaabyada meel nagaga dhacay iyo ma moogin godobtaa nagaga maqanee lamuumba ma noola mana dhimane labada midna haw malaynina'eey muuqiisoo la waayey mooyaane inuu maqanyahay ha moodina'eey
    qarshe✌️

  • @aal5869
    @aal5869 Рік тому

    Waxa loo dilay si aan libaxu wax u gelin. Ilaahay sharka wuxu abuuray baan ka magan galnay

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 3 місяці тому

    Wakhtiga Hobalada lama odhan jirin waaberi .
    Waxa qaadaya walasla Hargeisa

  • @BaraarujiyeMedia
    @BaraarujiyeMedia 4 місяці тому +1

    1960 ayey ahayd ee may ahayn 1970

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 3 місяці тому

    Bartii lagu aashiteeyey ma qabri looga dhigo si aynan reer Congo u iloobin, taalaba

  • @osmanmoalin7771
    @osmanmoalin7771 3 місяці тому

    Waxaa diley reer galbeed ninkii loo adeegsadey dilkiisa isagana waa la diley

  • @husseinabdille
    @husseinabdille Рік тому

    Mamada la sawiran ma nakruuma

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому +1

    Somaliland peaple are best hearted peaple amounge the pleaple are Peace lover's but please leave uu along you genocide us but we are good peaple who never did please don't put tolerable position

    • @saydiiofow1335
      @saydiiofow1335 3 місяці тому

      Alla maxad iska qarweeysaan good ppl ayaad peace lovers ayaad maxaad bilo ka hor ka sameeyneeyseen laascaanood one good year ayaad bump gareeyneeyseen gurigoodii ayadana wey idin kagoaday ha ku riyoon

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 2 місяці тому +2

    lamuumba ma noola mana dhimane labada midna haw malaynina'eey muuqiisoo la waayey mooyaanee inuu maqanyahay ha moodina'eey
    madax buu noo ahaa mudnaanjirayee miyey kaalintiisi madhantahayey
    lamuumba ma noola mana dhimane labada midna haw malaynina'eey muuqiisoo la waayey mooyaane inuu maqanyahay ha moodina'eey
    dadkoo maqlay baa ka murugooddoo maankiyo maskaxdayna wada roganee lamuumba ma noola mana dhimane labada midna haw malaynina'eey muuqiisoo la waayey mooyaane inuu maqanyahay ha moodina'eey
    madawga gidi waa idinla meeloo koongoy maanta waa midkaa qudha'eey lamuumba ma noola mana dhimane labada midna haw malaynina'eey muuqiisoo la waayey mooyaane inuu maqanyahay ha moodina'eey
    midiidin iyo magan ahaan maynee miyaa nala muquunin karayaayey lamuumbe ma noola mana dhimane labada midna haw malaynina'eey muuqiisoo la waayey mooyaane inuu maqanyahay ha moodina'eey
    maan-gaabyada meel nagaga dhacay iyo ma moogin godobtaa nagaga maqanee lamuumba ma noola mana dhimane labada midna haw malaynina'eey muuqiisoo la waayey mooyaane inuu maqanyahay ha moodina'eey
    qarshe✌️

    • @Dad-yw2dq
      @Dad-yw2dq Місяць тому

      Thank you for the LYRICS BROTHER