DADKAN DHAWAAQAYAA - Cabdulaahi Qarshe Somali Song (1960's)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 сер 2018
  • DADKAN DHAWAAQAYAA - Cabdulaahi Qarshe Somali Song (1960's)

КОМЕНТАРІ • 87

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 3 роки тому +10

    DADKAAN DHAWAAQAYA
    CABDILAAHI QARSHE AUN IYO
    KOOXDII WALAALAHA HARGAYSA
    WAA 1955 WAA HALGANKII XORNIMODOONKII
    SOMALILAND WAXAY DHABAWDAY 1960 26 JUN
    OO SOMALILAND XORIYADII KA QAADATAY
    LKN SOOMALI JACAYL AWGEED AYAA KOONFUR MIDNIMO IYO XORIYADII SOOMALIYEED GACANTA LOOGU GALIYAY
    VIVA SOOMALIWAYN
    VIVA SOMALILAND

    • @abbehassan5529
      @abbehassan5529 4 місяці тому +2

      Brenaale koonfur iyo waqooyi wax Aa ka horeeyay SYL oo somali oo dhan isla doonaysay. Somalia land haday wadan rabtay calan maxay u haysan waysay? Calankii buluuga 1954 mudqisho ka taagnaa ayay qaadatay

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 5 років тому +7

    Alle HUN cabdilaahi qarshe iyo inta kale ee ka dhiidhiday gumaysiga lagu hayey dadja Africanka ah
    Abdilahi qarshe waxa uu ahaa
    Mu'alif,mulaxan,musicion,fanaan
    Waxaanu ahaa qofkii ugu horeeyey
    Ee music tuma,
    Waana dadki bilaabbay fanka soomaalida

  • @qosoliyoqaraaxo8926
    @qosoliyoqaraaxo8926 2 роки тому +9

    Fanka iyo suugaantu waa isaaq alle haydin sharfo

    • @dalla112
      @dalla112 25 днів тому

      Fanka iyo sugaanta somali oo dhan waaye cid gooni uma laha

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 Рік тому +6

    Inta heestan kasoo aragtay horyal tv like 👍🏻 isaar❤

  • @salahbootaan9041
    @salahbootaan9041 Місяць тому +3

    Aabihi fanka soomaaliyeed cabdulaahi qarshe

  • @saidabdikarimali3438
    @saidabdikarimali3438 4 роки тому +21

    Cabdulahi qarshe somali waa usoo halgamay yaa ila dhagaysanaya mar 2 baad 2020 malin xasuuseed.

  • @Xasnaa.
    @Xasnaa. Рік тому +4

    Mar kale ayey u baahnaan leheed in la xoreeyo soomaali. Alloow idiin naxariiso halgamayaal qaaliya 😢🤲

  • @sharmarkeabdi3789
    @sharmarkeabdi3789 4 роки тому +5

    waa erayadii alle ha unaxaristee abwan xusen aw.faarax dubad
    laxankii iyo codkii cabdullahi qarshe 1957.dii ilahey haw naxariisto dad qaaliya bay ahayen

  • @dawladuk
    @dawladuk 5 років тому +11

    Waa Heesta Music Bbc da ku soo gasho alle haw naxariisto A/Qarshe waa Hees Waddani ah

    • @abdirahmanmukhtar5710
      @abdirahmanmukhtar5710 4 роки тому

      DAWLAD SAED dad badan sidaas uma oga in ay tahay musigga ay BBC ay ku soo gasho!

    • @fatimaaismail8775
      @fatimaaismail8775 Рік тому +1

      @@abdirahmanmukhtar5710 caawaan ogaada anoo akhrinaya buuga fan iyo fanaan baan ka ogaada saasaan heesta usooraadiya

  • @maxamedcali4363
    @maxamedcali4363 2 роки тому +7

    Wednesday 16 march 2022 yaa ila dhageysanaya heestan qalbiga soomaliga dhabtaa taabaneysa

  • @caydaruusxasan2232
    @caydaruusxasan2232 3 роки тому +9

    Erayadii Abwaan Xuseyn ow Faarax
    Codkii Cabdullahi Qarshe
    Allaha u naxariisto dhamaantood

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 3 роки тому

      Catdaruus xasan hacooyoow madaa xuseen aw-faarax heesta siiyey?
      Waa ereyada cabdillaahi qarshe naaceey!

    • @ismailomarfarah9585
      @ismailomarfarah9585 2 роки тому +1

      @@khadarmohamed2676
      Heesta Xuseen aw Faarax baa sameeyay laxankana waxa saaray Cabdillahi Qarshae waxa ka daba jiibinaya walaalaha Hargaysa

    • @AMO00165
      @AMO00165 2 роки тому

      Hussein aw farax ayaa leh erayada laxanka iyo musica iyo codka aa adeerkay abdullaahi qarshe

    • @waanogaradchannel5840
      @waanogaradchannel5840 10 місяців тому

      Isagaa leh ereyada

  • @amiinhaid308
    @amiinhaid308 4 роки тому +4

    Allh hawnaxaristo
    Apwan qarshe waa heesta astaanta bbcdu kusoogasho

  • @nasrahasanmohamed7127
    @nasrahasanmohamed7127 5 років тому +23

    Heesta micnaha iga so baxay reer Sheik isaq wa dad qalbi fiican oo xoriyada dacad ay ka ahayd lakin somalida kale waa dad dano gara ayay radinayan waxana ugu xun oo somaliada kala geyay cadowna soo wata mar waliba dad an ogahay mana ogola Dowlad aysan madax ka aheyn in Somalia ka dhalato taas badalkeda waxey ka xigan in adis nala xakumo.

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 роки тому

      somalinomo ayaa lagu diriraayey dhulbahante miyaad ilowdeen qabiil haddii la galo 20 sano ayay dagaalamayeen 3 guumeysi talyani xabashi iyo intiriis iyo soomaali gobolada waqooyi raacsaana gumeysiga

    • @radosomtravelagency4296
      @radosomtravelagency4296 4 роки тому

      xuseen ow faarax miyaa isaaqahaaa

    • @abdrizakabdalla8884
      @abdrizakabdalla8884 3 роки тому

      @@radosomtravelagency4296 halkaa nin waa loo qirayaa lkn nimaka ay gabadhaa tilmaamtay waa run dowlad ma rabaan aysan ayagu iska maamuleen ,waana gaalo iyo gumeeyso raac,faan iyo qabweeyn weli wada.

    • @qosoliyoqaraaxo8926
      @qosoliyoqaraaxo8926 2 роки тому

      @@radosomtravelagency4296 hadaa ma aways baafow ayuu ahaa kkkkkk

    • @saraxlaboodosman5362
      @saraxlaboodosman5362 23 дні тому

      waa sax reer sh isxaaq iney ahaayeey lakin soomaalida kala saar hawiye waa wadani lakin dadka diidan in soomaalya midnimo iyo cadaalad lagu maalmulo waa daarood ee

  • @ahmeddhicis1685
    @ahmeddhicis1685 4 роки тому +2

    waa hees macna ku fadhisa allha unaxariisto abdullhi qarshe iyo xuseen ow faarax dubad waa laba halgame

  • @generalgreen
    @generalgreen Рік тому

    Dadkaan dhaawaqaya, dhulkooda doonaya, haddee u dhidhiyeen, Allahayow u dhiib. Cabdillahi Qarshe

  • @ismaildahir4410
    @ismaildahir4410 Місяць тому +1

    BBC somalia musican iney isticmaasho ayn hadda soo ogaaday 24/05/24

  • @osmankulane1525
    @osmankulane1525 4 роки тому +8

    Heesta magaceeda saxda ah waa @Socod carraweelo, si gumeystihii ingiriiska looqaldo ayaa magacaas loogu bixiyey, waase hees wadani ah oo loogu danlahaa in gumeystuhu uu dadkaan dhulkooda kiwareejiyo!!! 1957kii Aun Cadubdullahi qarshe

    • @dacardacar3530
      @dacardacar3530 2 роки тому

      Heesta magaceedu waa dadkan dhawaaqaya ,lkn si uu gumaystaha ugu qariyo dadkani inay leeyiin naga bax oo dhulkayaga noo dhaaf ayuu magacaa socod caraweelo ugu sheegay wax badan waad fahansantay lkn xoogaa khalad fahan ah ayaa jira .ka soo hubi waraysiga cabdilaahi qarshe.

    • @AMA-Online
      @AMA-Online Рік тому

      @@dacardacar3530 in aad dareemayso iyo in kale mooyaane heesta miyuusigeedu waa waa wax soo gaatamaya iyo cabsi cabsi markaa waxan filayaa magaca Socod Arraweelo waa sax.

  • @abdisalanmataan9679
    @abdisalanmataan9679 4 роки тому +10

    Heeskan waxa Curiyey Allaha Unaxariistee Abwaankii Xaaji Xuseen Ow Faarax Dubbad Miyusiggana waa Cabdillahi Qarshe sidaa ula socda

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 4 роки тому

      Nacas waxaa heesta curiyey cabdillaahi qarsho kaalay soo booqo kaydka suugaanta ee radio hargeysa macaaceey.

    • @mahdiali8874
      @mahdiali8874 3 роки тому

      @@khadarmohamed2676 . Heestaan waxaa sameeyay AUN balaayo madoow. Cabulaahi qarshe laxanka ayuu u saaray.

  • @Armani_yossef
    @Armani_yossef 8 місяців тому +2

    Dadkaan dhawaaqayaa
    Dhulkooda doonayaa
    Haday u dhiidhiyeen
    Allahayoow u dhiib
    Waxan la dhuubnahee
    Jidhkayga dhaawacaa
    Idin dhamaynayee
    Dhaga ma leedihiin?
    Mise dar dhoohanoon
    Dhagaysan waanadoo
    Warkaygu dhaafayoo
    Dhufaanan baad tihiin?
    Dhurwaaga meerayaa
    Habeenka uu dhacuu
    Dhacaama jiidhayaa
    Dhareegayuu fishaa

  • @cabdiqanicabdi2013
    @cabdiqanicabdi2013 3 роки тому +1

    Cabdullahi qarshe allaha unaxariiso waa seeta musiga bbc du kusoo gasho leh

  • @nurabdiqadirahmed8294
    @nurabdiqadirahmed8294 8 місяців тому

    Cabdulahi qarahe yuu ahaa somaliyey. Ninkaas taariikhdu aad uma xusto lkmse halgamaa ayuu ahaa. Really.

  • @ardaagaashkir2709
    @ardaagaashkir2709 3 роки тому +1

    Alle ha u naxariisto qarshe.

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 років тому +17

    Allah ha u naxariisto
    Waa hees lagu kiciniyey dadkii reer Somaliland ee ku hoos jiray gumaysigii ingiriis
    1945

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 роки тому +4

      nin yohow taariikhda beenta ka daa gumeysta soomaali jooga ayaa laga sheekaynayey ama la ladirisanaa taariikhda fananka ama abwaanka ha khaldin caadifada qabyaada ee aan meelna gaadhayn jooji

    • @aqoonkororsi5353
      @aqoonkororsi5353 4 роки тому +4

      mahamed cudhi waa runtiis sxb waxaa loo Ingiriiska oo S/Land guymaysanaye maahan in Somaliland la oranaye siyad bare ka hor imaada? Ogow waa 1945 xitaa xoriyad lama qaadanin

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 4 роки тому +2

      Heestane waa socodkee arraweela waxan lagu kicinayay gumaysigii ingriiska 1945 waa taaiikh

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 3 роки тому +1

      Rageedii! Respect!!

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 роки тому +2

      @@mahamedcudhi7497
      Adoo Soo jeeda ayaad riyoonaysa !
      Jawaab ma mudnid Sheikhow

  • @abdullahiomar544
    @abdullahiomar544 5 років тому +2

    Dadkaan dhawaaqayaa dhulkooda doonayaa hadey udhiidhiyeen allahayow udhiib

  • @abdirisaaqalimaxamed603
    @abdirisaaqalimaxamed603 2 роки тому +1

    Rabbi ha u naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah walee waa hees xasuus wacan

  • @mahadraage8933
    @mahadraage8933 5 років тому +2

    Dadka Somaliyed Qarkood wa dad qalbi fiican sidas darted ayay gumeystaha isaga saren .kuwa xukun doonka ah gumeyste ma iska kicin karan.

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 3 роки тому +2

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @naasircabdicawl5536
    @naasircabdicawl5536 10 місяців тому

    Alle ha unaxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @yooniscaliafrax2251
    @yooniscaliafrax2251 4 роки тому +2

    Mahadsanidiin

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 3 місяці тому

    Ahun cabdilahi qarshe halgamaa,abwaan soomaaliyeed

  • @sacdiyodaahir1268
    @sacdiyodaahir1268 3 місяці тому +1

    Somaliya kumeeee😢

  • @abdirahmanwehliye368
    @abdirahmanwehliye368 Рік тому

    aabaha fanka somaliyeed Abwan c.lahi qarshe

  • @dacardacar3530
    @dacardacar3530 2 роки тому

    Ilaahay hawnaxriisto cabilaahi qarshe

  • @mahadmohamed1523
    @mahadmohamed1523 4 роки тому +1

    Allaha u naxariisto

  • @abdiabdillahi9179
    @abdiabdillahi9179 2 роки тому

    WA heesta laga soo dhex saaray musica BBC kusoo gasho

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 5 років тому +2

    AUN CABDULLAH QARSHE IYO INTII USOO HALGANTAY DHULKA SOMALIYEED WAXAY AHAAYEEN DAD NASIIB BADNAA OO DHULKOODA USOO HALGAMAY WAQTIGOODII...

  • @axmedcabdillahi3158
    @axmedcabdillahi3158 3 роки тому +1

    Dhurwaaga. Meeraya. Habeenka uu dhacoo. Dhacamo. Jiidhayaa. Dhereg. Ayuu. Fishaa

  • @Tixraac
    @Tixraac 5 місяців тому

    Companies waxa uu ahaa 1957, markii BBC Somali la furay.

    • @Tixraac
      @Tixraac 5 місяців тому

      Maa aha companies ee waa CODKA

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 4 роки тому +1

    Mise dad dhoohanoo warkaygu dhaafayoo dhagaysan waanadoo dhufaanan baad tihiin

  • @somalilandnews7143
    @somalilandnews7143 4 роки тому +3

    Somaliland😍😍

  • @sharmakecoondhe7533
    @sharmakecoondhe7533 4 роки тому +3

    Erayadii abdullahi qarshe waa murti qaali ah

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 4 роки тому +1

    Slow kuu naxariiso

  • @ashkirdhaaley7007
    @ashkirdhaaley7007 Рік тому

    Music gii BBC du ku soo gasho

  • @mubarigjama8141
    @mubarigjama8141 10 місяців тому

    Inti musiga bbc xasuustay

  • @abdulahimohamedadam8689
    @abdulahimohamedadam8689 Місяць тому

    Ayadoo codka laga reebay ayaa idaacada BBC laanteeda Af-Soomaaliga lagu furaa

  • @zaragold1058
    @zaragold1058 2 роки тому +1

    Somaliland bay ka turjumaysaa heestaan

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 3 роки тому

    Boqor,!!! Socodka Arraweelo.