somaliland muu tagin wali waa duriyadii oo aan biyaa is marin haduu wax kale yahay muu xasuusteen lkn libaaxi beelaha inta afsomaliga ku hadasha buu ka soo sheeda reer sheekh isxaaq ilahy ha barakeeye
masha,allaah allow xafid oo barakeey reerkas teyda kale Qabiilka markaan oo kale ayaa la isticmaaalaa waayo waa xiliga la dhihi jirey isku aqoonsada aad ayan ugu faraxsanahay reerkan in ee noqdeyn dhiigeyga ama asal ahaan mesha kaso jeydo
maansha allah somalidu wa in ay ku faraxdo qof kasta oo somaliya oo la helay isaguna ku dhagan abtirdintisa anigu isaq ma ihi reer macaw bayihin wan ku farxay ninka abtirsanaya ee og xaguu ka yimid
You all probably dont give a shit but does someone know of a tool to log back into an Instagram account?? I was stupid lost my password. I would love any help you can offer me.
🥰Masha allah tabarakallah waxa cajiiba sida ay magacoda u raacsanayan somali kalsonida iyo qanacada hakaga daydan dadka ka fana somalinimadoda. ninka hindiga ee turjumanka isna waa another level iska dhalka sidas u caqli badan🥰
waxyna ka mid tahay tuuloyinka hos yimada goblka daad madheedh sida ninku abtirsinta ku sheegay iyo dadka daga waa is leeyihin tusale ahn wuxu iyidhi ugadh cumar habryonis garxajis gobalka daad madheedhna iyaga daga marka qabilka si fican lo sticmaalo sida ninkan o kale
hebel hebel somali msha allh wa dad bala dhacday ka dhaga la wan ku farxy qabilkana litacarafuuu di alle yiri u haysty somalia wixii ka dhacy o hda ka jira ilahay idiinma tuso
shekadaan waa sheeko dheer walahi .reerku way badan yihiin marka odayga wudadaalaya marba hadu haysto qabiilkisa iyo abtirkisa ba lakin waa dadka inu so dhaxgalaa imada wadanka .somali burburkeda waxaan laga dhaxlin malaha .
hurre ibnu yasin walal, our DNA is Arab ,our skin color is black african,(our culture & heratige is Somali),our land or country is Somaliland taa gaaru o kala saar.
Ilhan Mohamed Ahmed kan hinduga ah gef kuma aha mise hundiga wuu ka nassabsan yahay eeraaniga EEranga waa muslim boqolkiiba boqol lakiin hindi maxaaa ino galay lan warnka sheegaayo iyo ninka la leeyahay waaa hindi somali ah ee asalkiisu yahayba waxay meesha ku hahaanba waaa gef loo gefaayo beesha reeeer sheeekh isaaaq duriyadda xalaasha ah ee ku abtirsata suubanaha nabaigeenii maxamed sallaahu calayhi waslam markaa waa in aan lo gefin (ala beedka rasuulka)
Samira Huzzain ma ila aragty kan yare ciyaalka wlo waliba hadalna ma taqaane hooyo ayuunbu caayayaa malaha hooyo may dhalin calnka noo dhig dhe caruurtu maqaataane
MASHA ALLAH ALLAHA XAFIDO WALALAHENA 🇸🇴👍
HINDIA 🇮🇳 INTA KU XANUNSAN ALLAHA CAAFIYO INSHA ALLAH
INTA DEGENA ALLAHA KU XAFIDO ❤️💕❤️
Ilaahay ha u naxariisto shakiib cabdijabaar wuu dhintay waanu is niqiinay Bombay ayaan wadda joognay 1990
Labaduba waa geeriyoodeen, Ilaah ha u naxriisto
xilimay dhinteen wllo labada qofna waa kuwee😢😢
Cumar cabdalle ismacil care siciid GARXAJIS intaasan ka gartay abtirsinta intuba waa sax
Ugaadh Cumar weyaan
Waa inaaderky ninkani wlhi😊
Haruun warfaa maxamed ugadh cumar cabdale Ismail carre siciid garxajis ❤
duriyadu ha socoto.beri dhawna wadamada caalamka madaxweyne haka noqdaan. ilaayn allaaaa badiyeeee
Mansha Allah
Waa Reer Magankii
Jilib dhan Hy
Ugaadh Cumar
woow 1865 ayay tageen india waa wakhti hore waa UGAADH CUMAR'''AMA CUMAR CABDALE oo habaryoonisa haybtiisu reer GATIITALAY waa """nuur ahmed magan""" waa caan sida uu sheegay'' warsagali''dhulbahante''habar jeclo''' iyakuna wey joogaan
hereri waxaan ka codsanayaa QOLYAHAA KALE INUU RAADIYO IYAKANA
habaryonis wadadka ina ga maqan
somaliland muu tagin wali waa duriyadii oo aan biyaa is marin haduu wax kale yahay muu xasuusteen lkn libaaxi beelaha inta afsomaliga ku hadasha buu ka soo sheeda reer sheekh isxaaq ilahy ha barakeeye
mujaahid somaliland dhalad ah mujahid somaliland allahuma aamiin aamiin aamiin
walaahi waa nin adag well done Abdisalaan sheekadi ugu xiisaha badnayd weeye een dhawanahan arko
waa habaryoonis kkkkkk mansha alla
Hbr yoonis ❤🙏
Masha allah reer tolkay allah ha idin xafido
Ethiopia Somaliland Unity haa
Ethiopia Somaliland Unity waayo
Ethiopia Somaliland Unity weliba reer togdheer
Ninkan hindiga ah baaba cajiiba mansha allah
H.yoonis hindi macaal may leeyihiin kkk
Hhhh haa
@@haawamuuse9970 markaa ma ururisbaa ay sheegten Hindidi ajanibtii subaxaan
Duriyadii weeye manshalah #HY war tolka hala doono
masha,allaah allow xafid oo barakeey reerkas teyda kale Qabiilka markaan oo kale ayaa la isticmaaalaa waayo waa xiliga la dhihi jirey isku aqoonsada aad ayan ugu faraxsanahay reerkan in ee noqdeyn dhiigeyga ama asal ahaan mesha kaso jeydo
ASC
C.abdisalaan.hareeri
Weriye.soomaaliyeed..
Dad.hidiyaa..udhashay.oo
Soomaalia..ah
Aad iyo Aad ✔️👍 Wlhi wall Wa Runta
Qoskan Allaha Xafido
Kuwii shalay yimi wadamada reer galbeed caruurtoodii abtiris daayoo sinjiyadii soomaliyeed bay ka cararayaan
abtirsiinta ayan ka helay..wuu haya odayga halkeedu dhigay
Somalia muxuu ka dooni isaga oo Somalilander ah.
kkkkkk yariska wuu abtirsaday habar yoonis kuye 😂😂😂😂😂😂😂alle haidin xifdiyo adero
Habar yoonis inuu ismaaciil dhahy ahyd😅
manshaallah nuur axmed magan oo habar yoonis ugaadh cumar (cumar cabdale)oo reer haaruun ah oo deegaanka gatiitalay ee gobolka daadmadhedh kasoo jeeda
Masha Allah....I loved it...I kept smiling
maansha allah somalidu wa in ay ku faraxdo qof kasta oo somaliya oo la helay isaguna ku dhagan abtirdintisa anigu isaq ma ihi reer macaw bayihin wan ku farxay ninka abtirsanaya ee og xaguu ka yimid
Gatiitaley In may Home town .
Wher ru now indr
Masha alllllah
taariikh hore kahor.doonyo raac iyo xadaarad waxaa lo daayay nimanki maakhir warsangali la odhan jiray iyaga qabiilada kale kaga horeeyay qurbo joog 600 sano kahor aye doonyo raaci jireyn wada sea man ahayen viva reer abtigeey warsangali xadaarad u daa 💙
Maasha Allaah ilaahay ha dhawro qoyskan horaa loo yidhi sumad awoowe iyo sinji waa ma guuraan haduu abtiriskiisii iyo soomaali inuu yahay ku dhegan yahay waa nimco ilaahay maasha allaah
Somalis have been travelling for centuries globally 🇬🇧🙌
Masha alah ilahayow nodaa waa somali
war shaw weynu badanahy dad badan ba inaga lumay hadeynu somali naahy
masha Allah ilmaha yar xitaaaa wuuu garanayaaaaaa
MashAllah it's impossible for Isaaq to lose his identity. well done 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
You all probably dont give a shit but does someone know of a tool to log back into an Instagram account??
I was stupid lost my password. I would love any help you can offer me.
oky
oky
MASHALLAH habar yoonis waa dalmar
wlhi ninkaa hindiga ah ayaa iga yaabiyy MashA ALLAAH
meel walba oo ay soomaali tagaanba afkooda iyo qabiilkoda toona ma yaqaaanaan lkn xuseen wuxuuba haya qabilkisa
hadaynu somali nahay qabiilka wax kle ayaynu ka fahanay oo inaga ayaa si qaldan u isticmaalna lkn
ALLAAH wuxuu yidhi qabiiladiina waa inaad isku garataan
Masha allah allaha xifdyo wlaalaheen so nc warysi
walahi dhalaad dhalad dhalay
Wariye Hereri dad lumay buu adduunka ka soo helay😂
mnsha allah
ninkan waa raadinaynaa
45 bay faracdiisi maray
Yaa Rabbi Caafimaad Sii kuuligood Faadlaan Ameeeeeen 🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️
Aamiin Aamiin 🤲 yarabi 🤲
kkkkkk wlhi kani wa habar yoonis
from gatiitalay to hyderabad
high jump lol
war reerku caadi maaha weey abtir dadeen habar yoonis kulahaa macawisyo ayeey wataan
Safiyo Ahmed macawis is from India originally.
msha allaah dhiigu ciyaar maahan horaa lga garanaya inuu so maali yhay dhiigiisu aad buuw ubir birqayaaa 👑🇸🇴
Lkn wllo qabiil baa inakala fujinaya😢😢
masha alah ale haydin xifdiyo say isugu antirinayan baban ka heley
🥰Masha allah tabarakallah waxa cajiiba sida ay magacoda u raacsanayan somali kalsonida iyo qanacada hakaga daydan dadka ka fana somalinimadoda. ninka hindiga ee turjumanka isna waa another level iska dhalka sidas u caqli badan🥰
waxyna ka mid tahay tuuloyinka hos yimada goblka daad madheedh sida ninku abtirsinta ku sheegay iyo dadka daga waa is leeyihin tusale ahn wuxu iyidhi ugadh cumar habryonis garxajis gobalka daad madheedhna iyaga daga marka qabilka si fican lo sticmaalo sida ninkan o kale
abdirahmaan diiriye muxuu odhan lahaa ilayn waa siday tahee ma wax khaldan ayuu sheegay
Ilhan Mohamed Ahmed anu wax khaldan kaman sheegin ninkan
abdirahmaan diiriye sory walal raali ahaw si kalan u qaatee
Masha Allah
Good civilization
Maansha allaah meel kasta ha loogu joogo ayay ku wngsn thy
3:46 Af-Hindi ga iyo AF-KASOMALI GA Waba isku dhow yihin
Ka Sabata Tum Hara Dasuku idal Anaki in HINDIA
SOMALI 🇸🇴 (( SAWABTA )) 🇸🇴
HINDIA 🇮🇳 (( KA SABABTA ))🇮🇳
after 35 years. woow great show abdi salan
hebel hebel somali msha allh wa dad bala dhacday ka dhaga la wan ku farxy qabilkana litacarafuuu di alle yiri u haysty somalia wixii ka dhacy o hda ka jira ilahay idiinma tuso
SubhanaAllah
in sha allah mar dhow ba somaliland la sharabsinaya ninku waa tolka sidi Mo farah calanka lo sharabsiyo kale kana uu qadan
❤❤hereri dhiiga ayaa dhaqaaqay
weriyryahaan aadbaan ujeclalay sababtoo ah waa ninwadani ah .noolow noolow noolow
Abdirahman Ali
True. I love him and cawke allaha u raxmee. My favorite wariyayaal.
Haa walahi cow kana waa jeclaa Alh unaxariistee walalkey dad wadaniah waaye
Hareri weriye aan tageero halqabsi qurux badan haaye haaye
ماشاء ألله تبارك ألله
ألله يحفظكم و يحميكم أمين إن شاه ألله أمين أمين أمين أمين أمين أمين
Waa 159 years unbelievable manshalle he didn't lost his identity
Dadkii leyslahaa lahaa cusurka qabyaalada wey kabadbaadeen, ayaa maanta is soobandhigay.
Bring this family back home,
Super p subeeer awal ba sooo raaaadi
masha alah
AllahuAkbar
abdisalam ninja sokaxee o hatgaysa keen iyo berihi gatitalay iyo shilimale
Wow..1865...! That's a long time ago!
Habar yoonis way iska socotay
ahmet Akram waa uruuris Mar hadey ajanabigii iyo Hindidi sheegatau
Mashallah we are mixed with alot of nation
Somalian ID card, if they learn their family they never forget it
Waasoomaali afkii iloobay
Shaahid kapoor waa hy baan maqlay ninkan baa adeer u ah hhhhhh
Ninkaa ugaadh cumar waa khatar
waa ruun
abtiyashay khatar mansha allah ilahay ba badiyey
gatiitalay ilaa xaydar aabaad
Saxardiid Mohamed kkkk waad igaqoslisay lipaaax
hhh waaryaahe ugaadh cumarku fara badana ma ilaa intaasey degaan gatiitaleey ilaa iyo xaydar abaad kkk gaw.
Ugaadh cumarow hays waayine is uruursada
shekadaan waa sheeko dheer walahi .reerku way badan yihiin marka odayga wudadaalaya marba hadu haysto qabiilkisa iyo abtirkisa ba lakin waa dadka inu so dhaxgalaa imada wadanka .somali burburkeda waxaan laga dhaxlin malaha .
Waa dad lumay
kuwa ku diiday in uu qofku haduu abtirsado ay qabyaalad tahay sidaas maaha ee waa in la isku garto abtirsiimadu
msha allaah tabaara klaah niigu ciyaaar maahan wllhi 🇸🇴🇸🇴🤍💙🤍👑👑
hurre ibnu yasin walal, our DNA is Arab ,our skin color is black african,(our culture & heratige is Somali),our land or country is Somaliland taa gaaru o kala saar.
Aba abahay awoowgii walaalkii ayaa tagay waqtigaas lkn war lagama ahyo
ma ogtahy Kenya waxa Sagan qabiil isaaqa oon garanayn Af somaliga badhtamaha Kenya
wllshy dadkaasi isaaq yey ja yhn
please contact me
mustafa.gabyaye@gmail.com
xog dheerada ayaan Ku weydiin
Ayan Omar waxkle tahay Wlhi
Ayan Omar haa huuno way jiran dadka reer konfurka intii qaxa ayay barten kenya barigii hore isaqa ayaa dagi jiray
wali waa fiican yahay hduu Somaliland dhihin oo Somali hysto mashaallah.
hurre ibnu yasin ibnu salad kkkk maka cabsi qabta inu dhaho somaliland 😂😂😂
hurre ibnu yasin ibnu salad
somaliland waa magac sida Banaadir waxkle ha moodin
Ahmed Heego
bal sidaa waxad u dafiraysan eega waar labadi wadan ee isku biiray shalay 1960 maba fogee waa yaab banaadir waxay isku midyihiin awdal duli foqol duli
Ahmed hassan
sxb xagaad aday kama hadlin allaha ku caaafiyo
Ahmed Heego jawaabtad ninka sisay anay I khusaysa dameryahaw
abdi salaan ma reerkiisa ka lumay buu na baraya, mise barnaamijka waa barnaamij Xog waraysi Somalida ah.
Xaga xun waligaba wax lagama eego
Hadii aad dawaan karto daawo waxba jana gsliin ee
Sababta uu markasta qabiil ugu soo darawo hadalkiisa, waxa ugu dambaysay aabihii xili qabiilku yahay waxa la isku aqoonsado ee kaliya dhulka somalida, sidaas baa isagana loo sheegay, waana sababta uu abtirsiintiisa u qaybay si uu u xafido haybtiisa. Sidaan u fahmay
Cuqdad iska saar xoolayahw...Habaryonis waa reerka ugu badanba isaqe
@@tomandjerry6262 kk anagaa idinka badana caga dhigta caydhyay gunxajis
Hayay oo waxan ilmabtiyaday miyaa ilamafalax waqanaye
Waar ninka iyo qoyskaba ha laga soo raro meesha ilmaadeerayaal.
waa war cad aniga laftigayga awoowgeyga 10 aad wuxu ka soo jeedaa eraaan 1880 baa awoowgeyga 10 aad oo kaluumaysato ah buu ber bera ka soo degay kadibna habar la oaran jiray ( habar-xabuusheed) buu ku guursady magaalada ber bera kadibna waxay u dhashag 5 wiiil mid ka mid ah baa ah awoowheyga 10 aad abtisgayga waa
1-cali
2- murtada
3-baaqir
4-xeydar
5-seestaani
6-al-khumauni
7-al-sheraazi
8-al-xakiiim
9-al-maaliki
10-(HABAR -JECELO)
hadii wixii larabo layska sheegaayo
Abdullahi Ahmed kkkkkkkkj
Abdullahi Ahmed kkkkkkkkkk rabigaa ka baq
Abdullahi Ahmed waxaagu waa gef ha ku gefin umada
Ilhan Mohamed Ahmed kan hinduga ah gef kuma aha mise hundiga wuu ka nassabsan yahay eeraaniga EEranga waa muslim boqolkiiba boqol lakiin hindi maxaaa ino galay lan warnka sheegaayo iyo ninka la leeyahay waaa hindi somali ah ee asalkiisu yahayba waxay meesha ku hahaanba waaa gef loo gefaayo beesha reeeer sheeekh isaaaq duriyadda xalaasha ah ee ku abtirsata suubanaha nabaigeenii maxamed sallaahu calayhi waslam markaa waa in aan lo gefin (ala beedka rasuulka)
Abdullahi Ahmed naga aamus ehlu beyt lahayne ma shiicadaa ehlu beyt ah
Runtii arinkan wax baddan ayaan ka baran karnaa. In la isku aqoon sado qabiilka iyo in qof uu isticmaalo qabiil sidii ID oo kale
Chris Vounde Wax-yahoow Magaca Gaalada Sita, Meesha inooga bax, Somalina matihide
Luqman Barmiil aboow runta ushege
Ethiopia Somaliland Unity joji cayda oo calanka noo dhig
Ethiopia Somaliland Unity huuno calanka iyo macaga Ethiopia kala fugee hadu dhiig somalidu kugu jiro
Samira Huzzain ma ila aragty kan yare ciyaalka wlo waliba hadalna ma taqaane hooyo ayuunbu caayayaa malaha hooyo may dhalin calnka noo dhig dhe caruurtu maqaataane
Waa hindii duudxamaalka ku joogtay Barbera u badkoodii aad bay u kala yaqaanaa qabiilka soomalida
Adeerkay hindia ku guursaday gabadh hindia caruur bdn u dhashay bari dhawade ka soo ka xeeyay somaliga hada bartan qofna odhan maayo waa somali reerkan way dhicikarta qof dhiigisa isma qariyo somali bdn oo ajaniib laga dhalay aaya jira balse waxaan kula talin laha caruurta dalkooda keena si dadkle caalamka ugu dhex darsamin 😢
Mashllh mashllh
Waxaankayaaaba mataqaan ninkan hindigaa siduu soomaaliga ugu hadlayo m.a
Kan maxuu qabiilita yahay xataa hindi isaaqa
Ninkaasi waa nin reer abtigay ah
Haber Awel Sacad Muse.
DC police 🚔
waa yaab wlhi 50 jir Somali aqoon
Ugadh cumar reerka doona oo soo guryo celiya 😂
What he know more civils of somali😮
samira huzzein konfurta waliget magaran weydo afkiii hoyo hunno marka iska daa qabilka hunno
Waar nookeen dhe caruurta