Wale nin ijecel nag lcg iga soo qaad madahayiye wax kale hali shego 4sano shegte 20 sano hada soo socoto xita hada wax heysan aa ijeceshahay ana kugu rabo wlh dihi kara moye nag uma sii jedin .Amazing ruwayad well done guys hore usocda
qaysow qof kujclhy oo lcg heesato ka dagtay lkn qofka adi jcshahy iyo qof adi ku jclhy waxa laraacaa qofka adi ku jcl ayaa farxad iyo nolol kusiin karo 💚❤💙💙💜💜👍👈
Xay tahay naagta mooryaanta ah ku te naagta lacagta nooga soo qaad xaa i tiri anii intaan ninkeeyga naag u diri lahaa darbi jiif ayaan isla noqon lahayn xoolo waa la heli karaa lakin qof ku jecel lama heli karo
Waxan raba inan hal talo u gudbiyo gabdhha walalhey ah ee markasta madadalada noso gudbiya mahdsanidin lkn waxn idin dhhi laha timaha aad kor u xireysan wa dambi ee abayayaal iska gaabiya hoos u xirta
Wlhi jcylku wa waxa jiro lknse jecel aan lagu ogin waa dhibto qof aan ku so jedina way adagthy siidad nolol ulawadagto e inay iska dhaafto aya ila wanagsn Lknse waliged waxay ku nololansaa nolol xun sababto ah qofka aan ku jeclin marwalba qalbigaa ayu ka jebiyaa inay iska dhaafto aya ila wanagsan Inkstoo wuxu jilitanyhy
asxaab igu qaali ah jeclahay wale idinma wayo hore u socda qays oo jecel la jiro wuu so jilcee ma ka faidaysatid nastexo hadu ado wale amran ninkas wa ku dimee hore u socda part 4 sugi la ahay
Commentiga ayaan akhriyay xoogaa waxan is dhehay dadkan waxa soo qorayaa somali maaa ah waa dad kalle oo luuqada bawsatay wyo 98.9% waxay qorayaan ciddi ma fahmayso waar luuqada hanooga dheeelina ee orda oo school aada duf ku baxee
Dhuun weena gabadhu, lacagta gabadha noga qaad kuteen😅oo jacelkaad u qabtay miskiinkaan been muu aha😅😂😂u never choose someone u love, choose someone in love with u😉
Hhhhhhhh.......sorry wlhi ?_......lkn SAS mahan ...ninka ragga dhabta ah lacag mafiriyo runtii ogow ? ...lkn kuwa nacaska ah , ama man gabka ah iyo kuwa danestayasha ah aya lacag firiyo..............Tusale aniga hadii gabar ay igu dhahdo lacagta rabta qado ee an is arosno lacag darteda kama ogalaten ila sikale aniga an kuqanco ma ahane,..
Dadkoo dhan inaan ka farxino maaha lkn waxa wajib inagu ah inaynaan dhibin dadka
Fikirkada hoos ku reeb thanks 🙏
Somal Media waa sidaas taas ayaan been eheen
Somal Media sax hadal murti leh iyo dhalinyaro tageeero
Somal Media naagta lcg nag kale ku direyso Nin lcg leh hadey heshana waka race ar naag lcg jecla ....
Mala wada qancin karo dadka balse waa xaqiiq intaa awodan inaa u sameyseen waa idiin jclnahy dhamantiin
Wwww m.a mahd sanid somal media wn kahelay sheekad qeybt 4 noo soo daay abaayo adineh jecel iyo Lacag h isku mataliin jecel ayaaa qiimo badan lkn lcgt wye ku soo galee hadne wye kaa dhamaanee sax
Wale nin ijecel nag lcg iga soo qaad madahayiye wax kale hali shego 4sano shegte 20 sano hada soo socoto xita hada wax heysan aa ijeceshahay ana kugu rabo wlh dihi kara moye nag uma sii jedin .Amazing ruwayad well done guys hore usocda
Saxiiix xubi ana kuguracsan lacgaa walahelaa Wanda lawayaaa ani gabar ahey ninhaimaley walakeyaya igaqoray magcanin
@@sumayasiman1458 thanks qali
qaysow qof kujclhy oo lcg heesato ka dagtay lkn qofka adi jcshahy iyo qof adi ku jclhy waxa laraacaa qofka adi ku jcl ayaa farxad iyo nolol kusiin karo 💚❤💙💙💜💜👍👈
Mashallah ruwayad fcn iga dheh nastexo cadi matihid dheh lkn qays wad wanag santahay wayo lacakta jaceylka aya kawayn marka dhalin yaro horay usocda 🇸🇴
Xay tahay naagta mooryaanta ah ku te naagta lacagta nooga soo qaad xaa i tiri anii intaan ninkeeyga naag u diri lahaa darbi jiif ayaan isla noqon lahayn xoolo waa la heli karaa lakin qof ku jecel lama heli karo
Naagaha kuli dabkaa kamaqan inta ila aragta like isaara
kkkkkk xabadaan lacag beey rabta wlhi lacag ma rabe naag lacag leh ha ag marin bbe baan oran laah
Qisadan jecellka waan la dhacay walee wara jiri donee wishka lee ha yeero
xayad abyo waxa thy gabr quruxan lkn xoga hilibka iska yaree
mashaaalah Horma wacn amaran Bbe kutaageraa one Love people ❤😉
Wow nastexo qof loxiso xbbti ilxun Kuma argto snkuradi nayey wn wln rabey 🤣😂👈💋💋
Sankaa away he kuma jiiro miya we need him
Somaal media hormar wacan iqro queen horay u soco
Wlh qofa aan ku jeclen hada sugesid waa adiga oo doon garoonka ku sugayo cml ma iska dhafto maba rabyee
Maasha alaah waa ruwaayad Qatar ah
Waxan raba inan hal talo u gudbiyo gabdhha walalhey ah ee markasta madadalada noso gudbiya mahdsanidin lkn waxn idin dhhi laha timaha aad kor u xireysan wa dambi ee abayayaal iska gaabiya hoos u xirta
M.a saxiiix ukhti nabigena Muhammed scw scw scw wunagrebay janomagalayan xataa udugedmarkayan subxanalah salad xata malagaqbalayo allow nagnajeey
Abdi wa sax wll aaamin illahey hanaga najeyo narta janada allaha nagu arzaaqo dhamnten iyo walidintenba
Nasteexo mel aadkujirin manuriiso wallaahi hormar wacan
Hanad
Hoary usocda
Waw... Love you guys
Part 4 insha Allah
wlhi xasuus dheer ayaan galay caawa 2016 Qadro iyo Bushra oo isla socdo ayay xaafada iigu imaadeen Bushra oo aad ii jcleed kadibna waxya ku guulesatay inay Jcl waali ah igu abuurtay walina aadbaan u jclyhy xaqiqidi maalintaas waxaan ogaaday Jcl wax la yiraahdo inuu jiro
waxaan leeyhy labadii is jcl farxad ku noolaada
First 😁
wadso dhaqsaten
Haa 🤣
m.a like hailadafin plz
masha Allah qeys wlhi gacan ban kutagay aniga iy0 adiga iskufikrad banu nahay runtii 4sano iskadafee 10sano ban sugi lahaa aniga jaceylgeyga
Guyz waadiiyaar saantixiin keep it up
Hadii ay nasteexiina jogto kun subscribe io like waa iga diyaar kabadan ayaad istahishiin😘😘😘😘
M.a somal media idin Aminsanhy noso dafajiya qeebta 4aad
M.a waa gabadh qalpi fiican
Eyaah Amran inaba cadi ma ahan lacag lee uga dhagantahay. caku lacag dadka meela xunbeey katuurtaah
Walee qeeys go aaan raganimo aad qaadatay horay usoco atooraha sanadka
Jacel waa Jiraa lkn jacel waliya dhimashu leeyahy like taa dhac ku siyaa iyo subscrib plz
Wlhi jcylku wa waxa jiro lknse jecel aan lagu ogin waa dhibto qof aan ku so jedina way adagthy siidad nolol ulawadagto e inay iska dhaafto aya ila wanagsn
Lknse waliged waxay ku nololansaa nolol xun sababto ah qofka aan ku jeclin marwalba qalbigaa ayu ka jebiyaa inay iska dhaafto aya ila wanagsan Inkstoo wuxu jilitanyhy
MASHA ALLAH hormar sharif leh ayan kurajaina
Halkedi Ayad digtey qeysow💟🤘
Inanta iqro ayan ka helay. Mana ogi inay tahsy xaas iyo inkale. Fadlam halayfududeyo. Magava iqro ayay kujilsysa lkn mahubo in magaca ssxda ah yahay
Gabadha iyo lacagteda jacelykeda isku qaado Qeys kkkk
Jeceel lacag lagu ma doorsado maad ka jogtid ninka mad hesatid gabaray hhhhh
Wali jacel waaa markii igu horeysay lakin cawada ayaan wada firsanaa ilaa mesha Udan beyso hadee kugu cusub tahay cawada isaar like
asxaab igu qaali ah jeclahay wale idinma wayo hore u socda qays oo jecel la jiro wuu so jilcee ma ka faidaysatid nastexo hadu ado wale amran ninkas wa ku dimee hore u socda part 4 sugi la ahay
Cakuye naag soomaliyed iyo lacag jeclideeda
Mashallah
Qufac iyo Jaceyl midna lama qarin karo.
Wiilkan lacag marabo ee jacelkisuu rabaa lkn qof taan lacagey rabaa cadi mh
Waxaan jeclhy in aan idinku soo biiro somali media wll malagu soo biiri karaaa wll
Dad aan ku faano hore u socda
asc asxbta m.a waruwayad quruxbadan nastexo wakabaxsay hadii adqeeskusoocelsy shaqadii Qatar ayathy aby lkn amranaa shalaaykudanbeeyndoonto hhhh amraneey wadfududaaty ma,istiri oohintaada sugeeynaa ileen adaa qeesookujcl Hesa weydee walaguuheyrabaaa kkkkk😜😜😜😜😜😜😜
Waaali jacayl
Warya qeys qofta labeyso saxibow...
Qofta balaha kariif nh
Junior Sahal IbnuOtho Guish oh oh seexah waxa uwadaah hee labeeyso aa calosha lee hurtayba runa aanba moday beeha
Kkkk suad Ahmed shekoyinka qaar ruun lee lamoday
Ogow lacag lamaguma raaco qofka waxaa lafiiriyaa qofka shaqsiyadiisa qofka Ku aaminaa waligaa haqiyaamin
Sifiican buu yeelay qays
Aniga iqraa unaxay runti weey kadhax dhimatay dadķan
Masha'Allah
Fadlan waxn codsanya in ad aqbashan codsigega walaladay
Waa inan idin la jila
Commentiga ayaan akhriyay xoogaa waxan is dhehay dadkan waxa soo qorayaa somali maaa ah waa dad kalle oo luuqada bawsatay wyo 98.9% waxay qorayaan ciddi ma fahmayso waar luuqada hanooga dheeelina ee orda oo school aada duf ku baxee
Qesw ana run kujcl kwrn hee hantina mahesto 🤣😜😂jwb kasuga
qeys ma ila jeclaan kartid yareey
@@ikraanaragsanikraandugsiiy1257 nya clfkga cune ng nimAdada la imow
Kkkk aar dan laan nidishe
Dhuun weena gabadhu, lacagta gabadha noga qaad kuteen😅oo jacelkaad u qabtay miskiinkaan been muu aha😅😂😂u never choose someone u love, choose someone in love with u😉
Thts Tru✌️ nice words🤣
qaladaa kabuxa ruwayada
Masha allah asxabta mahadsanid runti qisadan hada ka hor ayee igu dhacaday kumana guulaysan wiilshu runti gabdhaha lacagtale qalad ayeee ka aminsanhiin tasi cadalad måhan hhhh
Hhhhhhhh.......sorry wlhi ?_......lkn SAS mahan ...ninka ragga dhabta ah lacag mafiriyo runtii ogow ? ...lkn kuwa nacaska ah , ama man gabka ah iyo kuwa danestayasha ah aya lacag firiyo..............Tusale aniga hadii gabar ay igu dhahdo lacagta rabta qado ee an is arosno lacag darteda kama ogalaten ila sikale aniga an kuqanco ma ahane,..
Well done
mashaalah
Woooooooo
That's not right please amran stop 😢😢😢🤣🤣🤣
Waxkale lacagta noga sooqaad kulahaa wale caadi maahan
qaybtaan wax jaam qaad ah laguma sameyn miyaaa Editingka naga saxa plz
Wilka magacii
Wwww jecel iga dheha
nasteexo kulahaaa xayaat bey aheyd
Kkkk xayadey xubii xogmagalaa maya
Shaqa iyo gabar kujecale lukuma hele maxa jira qeesow
ninkaan camal lama helo naagta aqli xuma ma nin kaaga naag iskaga diree yaahuu
Nastexo balbalarkey naga barejeyneysa
naagta lcg noga so qaad ku la haa
Hhhh kullaaah anoo qurxleh oo lacag leh maa nin raadinaya sxb lacagtadad iyo quruxdadu may nin ku siiyo waadigan qasbaya raga islaamde
Jcl nocee kan
Nasteexo caaadi ma ahan
Adiga tara matahy
Wallayal ila hada waxn codsanya inan halmar ah ookaliye an lahadalo iqro qays iyo xayat waa coodsi fadalan fadlan waxn wiil soomaliyed oojoga dalka Kenya magcaygu waa Shek mohamed Abdullahi Ibrahim oo kamid ah dhalinyarada ad idinkuxiran fadlan nambrkegana waka0748662394 nambrka lbad 0729472999
Ani maku soo wacaaa😂
😂😂😂😂😂😂
Xaku lacaak jecelka hanolado
Lacag dhib eey leedahay
Mmm😅
😢mmm
Iqroo