FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • WAA FILIM MICNO WEYN KA TARJUMAYA LA WADAAG ASXABTA

КОМЕНТАРІ • 920

  • @esmahan143
    @esmahan143 4 роки тому +141

    Illahow cafimad iyo cimri dheer sii mama safiya tusmo🤲😘

  • @asmahaybe3232
    @asmahaybe3232 4 роки тому +26

    Safiya Tusmo Darteeed baan ku daawanaya Allah caafimaad sareecana haku siiiyo Safiya tusmo ♥️

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 4 роки тому +14

    Safiya tusmo mamo sharaf badan aduunkan u jeclahy waa qof qaliya marka labad hooyaday mcn ayay la magac tahy alle hakudayo in badn mamo wangsan ♥️♥️♥️

  • @qadikasheikh8082
    @qadikasheikh8082 3 роки тому +7

    Ducada 40 qof oo qariiba waa aqbal walalahaygow ikuso duceya awlad baari ah iyo shaqo xalala amiiin ramadan karim

  • @deeqosagal530
    @deeqosagal530 4 роки тому +236

    Inta safiyo tusmo ila taageerto liketa dhac kasiiya❤️

    • @abdirahmanadkan1754
      @abdirahmanadkan1754 3 роки тому

      Wasmo macan vipo

    • @abdirahmanadkan1754
      @abdirahmanadkan1754 3 роки тому

      Wasmo macan vipo

    • @deeqosagal530
      @deeqosagal530 3 роки тому

      Xassan Wadani niicda iga jooji hadaa imaqasho maxa dhacaya

    • @deeqosagal530
      @deeqosagal530 3 роки тому

      Abdirahman Adkan yahuu qumay balaayo kugu dhacdey saqajaan 👊👊

    • @nurulhidaya7518
      @nurulhidaya7518 3 роки тому

      Hadii aad rabto barashada quranka kariimka xifdiga higaada iyo tafsiirka iyo tajwiidka fadaln la soo xiriir meel walba aad joogto dal iyo dibadba 00252636750675

  • @diamondsamebeuty6763
    @diamondsamebeuty6763 4 роки тому +165

    Ala hoyo tusmo hoyo mey inoqoto mxa yeley hoyadey wey damate ano ah 5sano jiro😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @yaasmabeauty2261
    @yaasmabeauty2261 4 роки тому +9

    Mashallah inta prastamol & safiya tusma markey arkan jahwarer so xususata 👍

  • @zainabmohamed1644
    @zainabmohamed1644 4 роки тому +70

    Safiyo tusmo ku jecliyaa ilaahow xanuun iyo dhib kaa hay farxad kunoolow intaa nooshahay

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 4 роки тому +14

    Hahahahhaahahahhah Safiyo Tusmo waa imtixaan Acuudibillaahi mina shaydaani rajiin kuteh😂😂😂
    For millions dollar bay maqashay.
    I miss this team mahadsanidiin sonna productions ❤🥰❤

  • @sahrasadleh4571
    @sahrasadleh4571 4 роки тому +13

    Oh my God 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walaalo walayah beerka ii casadaya baby number 4 tusmo she is so funny 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Emixsy
    @Emixsy 4 роки тому +9

    alla beerka safiyo tusmo allow ku daa say idhaha ka sisay😂😂😂👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @liiyare7534
    @liiyare7534 4 роки тому +41

    Ruwaayada waxa jiro bey ka hadlee lkn gabdhaha astura Sidii safiyo tusmo o kale plz

  • @ilwadhaji3091
    @ilwadhaji3091 4 роки тому +10

    Furitan ma party lo dhiig 😂😂😂😂 wlhi thats another level wallahi 😂😂😂😂😂

    • @kaphizoothmani1117
      @kaphizoothmani1117 4 роки тому +1

      Queen Of his wan qoslay ani xita kkk markii la i furo ana party dhiganaa

    • @rukhiahassan
      @rukhiahassan 4 роки тому

      Haaa asxaabtaada hadee kujecelyihiin xaflad niyad nis ee kudhigaayaan

  • @baariyare5995
    @baariyare5995 4 роки тому +51

    Runtii waa dhaqan xumo iyo asluub la aan in lagu soo daro Dumarka aan xijaab nayn Ruwaayadaha somalida sababtoo ah gabadho yaryar ayaa daawanaya yaynan naga halayn gabdhaha yaryar Islaamahan qaaqaawan mida kale Xijaab la aanti ayaaba hada caadi laga dhigey Wlhi waa yaab waxaan arkey Dumarka Gaalada ah markay wadan Islaam ah imanayan ama shir kasoo qayb galayaan waxay isku dayaan inay at least madaxooda qarsadaan kuwane iyagoo muslim ah Oo somali ah ayayba Xijaab la aan Oo waliba intaas Oo qof qaanantaada arkeysa dan ka lahyn

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 4 роки тому +2

      Baari waa runtaa waa diin xumo. Laakiin ogow waxaad arki doonta kuwo leh saana fiicane idinka meelaha laga daboolan yahay aada maxaad halkan kasoo doonteen.

    • @baariyare5995
      @baariyare5995 4 роки тому +2

      Hafsa Ali walal Waan arkey kuwa dufaaca Lkn Waxay Iloobeen inuu Allah Daalacdo Qalbiga bani aadamka dadbadan waxaa jira Qalbiga Gaalo ka ah lkn Allah waxba kama qarsoona

    • @mohamedahmedyassinhussein6856
      @mohamedahmedyassinhussein6856 4 роки тому

      miyaad waalantahay sidee ayey u qaawan tahay, kaliya waxay muujineysaa timo, waxaad u baahan tahay inaad is dejiso

    • @baariyare5995
      @baariyare5995 4 роки тому +2

      Mohamed Ahmed Yassin Hussein Walee waa yaab Adiga xaged kasocotaa mida kale ma waxaad dufaaceysaa qoftan Qaawan hadaadan rabin in wax losheego xijaab xidho dheh hadaad Diin garaneysane Qof dumar ah Oo muslim Timaheeda waa cawro Ma xaqa in la sheego ku dhibeyso.

    • @nasronasro1024
      @nasronasro1024 3 роки тому +2

      Hubbi Hayyi Hno meeshaad u socoto waan fahmay balse wax walbo oo la sameeynayo hadii leeysku eedeyo ma qurxoona. Teeda kale kufsi meel dhul walbo oo biliaadan dago Weey ka dhacdaa😞taasi oo hadana hiil lagu siineyn dadka gafka geeysanaya balse taa macnaheedu mahan in eeey raga oo dhan xun yhin ama iyaguuun wadanka gubayaan.

  • @ahmedaarka1276
    @ahmedaarka1276 4 роки тому +28

    4million!, reality hadii lagahadlo Dad Noocas baa jiro Lacag lee!😎 Sister tinta qarso plz thanks

  • @kheyshassan9278
    @kheyshassan9278 4 роки тому +34

    War qoftaan Soo Islam maahaaaa mise so laisma qabto hadii qofkaaa qaldanyahy imagine timaha ayey qabsateee

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 4 роки тому +14

    8:53 Mahamaed Baracetemol sxp waad iga goslisa sidan uqoslayay ayuu Telephone uga dhacay runtii 😂🤣😂🤣🤣🤣😂🤣

  • @deeqoali1451
    @deeqoali1451 4 роки тому +18

    Tusma caadi maaha aabahaa iyo 4tii iigadanbeeysa🤣🤣🤣

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 4 роки тому +19

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂Tlhi tusmo funny socda waaye ar somali iyo lacag jeceyl.

  • @ibnuqoobey9339
    @ibnuqoobey9339 4 роки тому +2

    reer america walahi jilinkiina u xiisay noo soo badiya

  • @qaalidumar1779
    @qaalidumar1779 4 роки тому +101

    Ilahay ha soo hanuuniyo qoftaan qaawan way fiicantahay siday reaction u dhigayso lkn waxa ka sii qurux badan in ay is asturto

    • @YuusufShuaib77
      @YuusufShuaib77 4 роки тому

      Absolutely👌

    • @dhoolcakesbakary6779
      @dhoolcakesbakary6779 4 роки тому

      👌👌👌👌👌

    • @mohamedahmedyassinhussein6856
      @mohamedahmedyassinhussein6856 4 роки тому +2

      miyaad waalantahay sidee ayey u qaawan tahay, kaliya waxay muujineysaa timo, waxaad u baahan tahay inaad is dejiso 😂😂😂

    • @roshni7419
      @roshni7419 4 роки тому

      Has wlhi

    • @nasronasro1024
      @nasronasro1024 3 роки тому +5

      Mohamed Ahmed Yassin Hussein ogoow timaha oo la qaawiya qawanan ka daran maba jidho markey dumar noqoto Hno😏

  • @sacdiyoyuusuf9705
    @sacdiyoyuusuf9705 4 роки тому +5

    Ala cajiibsanaa Safiya tusmo. Mahadsanidiin soonna production.

  • @ozopahmed4520
    @ozopahmed4520 3 роки тому +19

    3:31 huruufka🤣🤣🤣

  • @jawharaosman6472
    @jawharaosman6472 4 роки тому +23

    Safiya tusmo gbrta ay hooyo uthy wlhi wey u dhacatey in leen ninka saan aya loga celinaye kkkkk

  • @hawakuria3961
    @hawakuria3961 3 роки тому +5

    hhhhh thavia tusmo Is very talented person emótionally change😁😁

  • @sukhranasir
    @sukhranasir Рік тому +1

    ILove you lacageeyy abaha was❤😂😂😂😂

  • @shamhadjamuus4964
    @shamhadjamuus4964 4 роки тому +12

    Naag Somali io cadadeda baan aqan walhi safiyo wa runted hadalkas nagah somalida sida u badan inti ninka laga fura bey hadan dabada gur gurata walhi run waayo

  • @fatuomakeupartistafrica4600
    @fatuomakeupartistafrica4600 3 роки тому +3

    I love love all the films amazing shots great pictures

  • @ayanabdirahman1887
    @ayanabdirahman1887 4 роки тому +130

    😂😂😂😂 tusmo acting keedu caadi maaha, laba marxaladoodbay with in five minutes na tustay.

  • @zainabmohamed1644
    @zainabmohamed1644 4 роки тому +65

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 4 million changed the game 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @samiaali8870
    @samiaali8870 4 роки тому +22

    Tusmo maxay dad hariiftay😂😂😂😂

  • @hibodayib9507
    @hibodayib9507 4 роки тому +2

    Team SONNA PRODUCTION hore u socda marwalba films xaqiiqda jirta ka hadlaya ayaad matashaan😍😍😍

  • @gorgorgaming4749
    @gorgorgaming4749 4 роки тому +16

    Long line ba uleenahay strong women goal qaaliya waaka walee tusmo

  • @zureer5014
    @zureer5014 4 роки тому +16

    saan ugu naxaY jaaH wareer ban Moodey waLHi😢

  • @nadiraahmed7482
    @nadiraahmed7482 3 роки тому +4

    Timahaaga astur waa carwee wll ilaahay ka cabso wllo hore u socda wllhi waan taageeraa safiya tusmo waan ku jeclhy keep going

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 3 роки тому +1

    I love ❤️ ❤️ ❤️ 💕 💕 safiyo tusmo sideey u jisho riwaaydaha kkkkkkkkkkkkhhhhhhhhh

  • @dekaiye1337
    @dekaiye1337 4 роки тому +9

    Abahaa ima kontorolin afartii ka danbesana ima koontorolin kulahaaa😂😂😂😂

  • @zakinormalofficialchennal122
    @zakinormalofficialchennal122 4 роки тому +10

    Hhhhhh
    ABAAHAA IYO
    AFAR KA DANBEESABA
    IMA KOON TAROOLIN
    SIDEE LAGUU
    KONTROLAA KULAHAAA
    FUNY WAAYE
    MAAMADAAN JILIN
    KEEDA AMAZING

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 4 роки тому +23

    2:49 Ilama ayaad Control ku dhashey😂😂😂😂😂lol Safiya Tusmo waa Talent
    4million😂😂😂😂😂😂😂Baa hiddo haruun uma lihin😁

  • @ayanitamire1329
    @ayanitamire1329 4 роки тому +33

    We are waiting part 2 😀😍😍

  • @faizachannal4091
    @faizachannal4091 4 роки тому +7

    Keep going aadaan idiin jeclahay siba safiyo tusmo iyo barastimol

  • @alimahamedmuuseal-adaala9612
    @alimahamedmuuseal-adaala9612 3 роки тому

    Xaqiiqdii tani waa run waa wax mar waliba kadhaco guryaha lamaanaha alloow amuuraha sahal

  • @Msahmed837
    @Msahmed837 4 роки тому +18

    Jahwareer ayan mooday 😳

  • @Unknown12759
    @Unknown12759 2 роки тому +1

    The best film ever I could watch it over n over again

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle5402 4 роки тому +10

    Waa ceeb iyo faaxisho waayo xijaabkii ama asturnaantii ayey ka tagtay abaayo xijaabo ama is astur kheyr allaha ku siiyee subxanallaah tusmooy abaayo gabadha xijaabo ku dheh insha allah waxaan rajeenaa ruwaayada qeybta dambe inay soo xijaabato insha allah

  • @bushramulah1012
    @bushramulah1012 4 роки тому +3

    MnshaAlh maama safiya alha ku xafido maamo💖💖💖

  • @nuurtomohamed9094
    @nuurtomohamed9094 4 роки тому +5

    alla tolayeey dumar iyo lacag qabrigay wada galayaan😂😂😂😂😂

  • @iftinahmed995
    @iftinahmed995 8 місяців тому

    Ala adan isnod isii walhi teelkii kuso wacay xalbuaha sumaha 💯❤️

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 4 роки тому +16

    😂😂😂😂😂lcg waa mucjiso wlhi 😂😂😂😂😂😂

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 4 роки тому +10

    Aduun lacagta la isku qiimeeyo ayan jognaa

  • @saammu8231
    @saammu8231 4 роки тому +3

    😂😂😂 2 badi ugu jecla jilaayasha aya wado much love Jija jaceylne kama marna❤😂🙌🙌🙌

  • @saabiriinshiiqow486
    @saabiriinshiiqow486 4 роки тому +2

    Waaw masha Allah ruwayadihiina waa u xiisay keep going team sonna production

  • @lumnaabdi336
    @lumnaabdi336 4 роки тому +27

    Aabahaa ima kantarooli jirin iyo 4kadanbaysayba 😂😂😂😂😂😂😂

  • @lagendry
    @lagendry 4 роки тому +6

    hhhhhhh ar aduunaa wlh waqtiga hada lagu.jiro waa sidaas dadkana waa u bdn yihiin😀😀😀

  • @ismail.5g644
    @ismail.5g644 4 роки тому +8

    I found this video about
    all the women who love money😊

    • @ismail.5g644
      @ismail.5g644 4 роки тому +1

      @Nimcolaki Official My Sister It's Not Possible

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 4 роки тому +1

      isMail Abdi wl subscribe isar

    • @foosmohamed1078
      @foosmohamed1078 4 роки тому +2

      I m a woman I want the money I make lacag nin gacantiisa ka sugeysid iyo mid aad shaqeysatey maa isku mid ah Americana naagaha badi way sheqeystaan alhamdulilah marka nin maxaaba ugu baahanahey Hadaaba caafimaad qabno nin leeba lacag iigu faani Karin aniga

    • @ismail.5g644
      @ismail.5g644 4 роки тому

      @@maryanchannel2187 OK Waan Ku Saaray

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 4 роки тому +1

      isMail Abdi mahadsanid wl

  • @markuspfeiffer2870
    @markuspfeiffer2870 3 роки тому +1

    Walahi Film Safiyo Tusmo Ku jirin madawado, Allow Kuda oo cimriga dheree.....

  • @israaragsan7139
    @israaragsan7139 4 роки тому +3

    We gonna miss you all noso noqda plz sona team

  • @Mohamudkhadar
    @Mohamudkhadar 4 роки тому +2

    Hhhhhhhhh Hhhhhhhhh Hhhhhhhhh Hhhhhhhhh lacag waa bilayo tusmo waad iga qoslisayay inaadeer wlhi aad iyo aad baan u mahadsantahay tusmo

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 роки тому +12

    Filmka qabadha rer waqooyiga e safiyo tuma shiday wlhi lahjadi rer waqooyiga cod kar nimada lahayd e afsomaliga dhabtahayd bay ku hadlaysa

  • @ayansiyad3413
    @ayansiyad3413 4 роки тому +2

    Habo tusmo masha allah illahey haku xfido jiliinkagan ad u jclhy

  • @abdisalanmohamed8682
    @abdisalanmohamed8682 3 роки тому +5

    360° anti-clockwise 😂😂😂😂

  • @roodacarab9198
    @roodacarab9198 3 роки тому +1

    Baa ciyaal huruuf ayay mama safiyo yaraanteedii ahayd ku jecliyaa

  • @fariixaaxmed6414
    @fariixaaxmed6414 4 роки тому +11

    Illaa 90ka dumarka lacag maa fure unoqonysaa go'aan mlha miyaa wan nacaa filimada dumarka damac kaliya loga tarjumo

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 роки тому +2

    👰🤵🤪🤪🤪🤪🤪🥀 qosol iga badan💰💵

  • @umulkhayrjamac2145
    @umulkhayrjamac2145 3 роки тому +3

    Pracetomol ifrah iyo tusmo caadi maaha❤❤❤❤✌

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 4 роки тому +2

    Marka hore Mahadsanidiin lkn gabadhu timaha haqarsato gabdhihi sharfanaayow ogaada asturnaanta iyo xijaabku waa sharaftiina iyo badbaadadiin nolol qaaya leh oo wacan waligiin kunoolaada dumarka soomaaliyeedow❤️💯❤️

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 4 роки тому +6

    Mash Allah beautiful short film please mark part 2 thank you guys mahamed precatimol Iyo safia tusmo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

  • @salahshire9006
    @salahshire9006 4 роки тому +9

    Aad baan u bogaadinayaa shaqada wacan ee aad u haysaan bulshada Soomaaliyeed ee isugu jirta Maaweelo iyo Wacyi galin.
    Keep going, dears

  • @kisiabdilahi8995
    @kisiabdilahi8995 4 роки тому +7

    Tusmo iyo maxamed one love 💘

  • @ffs9177
    @ffs9177 4 роки тому +32

    Imagine using this prank when your wife is actually asking for a divorce 😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @Abraar43972
    @Abraar43972 4 роки тому +3

    Habo tusmo kujecliyaa😍😍

  • @Harpreetsingh-pb4zm
    @Harpreetsingh-pb4zm 4 роки тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭 alaaa beeerka alaaaa beeerka waleee qosolkiii hore usocda

  • @hibosaidshire4773
    @hibosaidshire4773 4 роки тому +4

    hooyoyinka.karaamada haka qaadina ninka haduu xun yahay hoyo.lacag gabadheda dhib ugu deyneyso malaha

  • @amirahhmukhtarxx7129
    @amirahhmukhtarxx7129 4 роки тому +8

    BYE💀😂it’s the ✨extra ass dramatic ✨acting for me.....and isn’t the lottery HARAM??????????

  • @quenwacan1091
    @quenwacan1091 4 роки тому +2

    Gaabana filimku dee soo badiya 😂😂😂😂😂😂

  • @lulhassan5219
    @lulhassan5219 4 роки тому +4

    Mansha Allah safiya tusmo caadi ma aha

  • @hamdasaid9272
    @hamdasaid9272 4 роки тому +2

    Ani Filimkii JAHWAREER Idinka sugaayaa 😢😢😢😢

  • @rahmadahabo5329
    @rahmadahabo5329 4 роки тому +3

    Waiting part two soo dhakhsada please

  • @fardowsoabdallah1523
    @fardowsoabdallah1523 4 роки тому +3

    Masha Allah sonna production

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 4 роки тому +14

    TARISHO TUSMO IYO ATOORE BRACETIMOL. DHADHAN AAN AHAYN DHUUNTA MA MARO from Seattle wa USA $1000.00

  • @lulhassan5219
    @lulhassan5219 4 роки тому +9

    Stress relief kkkkkkkkkkkkkkkkk she's funny 😄 😆 🤣 😂 😅 😁 😄 😆 🤣 😂

  • @jakohussein2458
    @jakohussein2458 4 роки тому +9

    🇸🇴🤣 really safiyo tusmo s funny miss you

  • @sacdiyadegan9943
    @sacdiyadegan9943 3 роки тому +2

    kkkkkkkkkkkkkkk moma tusmo cimri dheer iyo caafimaad wcn

  • @faisalugaaska2201
    @faisalugaaska2201 4 роки тому +5

    Sonna team hore u socod insha Allah.

  • @ju4965
    @ju4965 Місяць тому

    Masha Allah ❤❤

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 4 роки тому +8

    *Shaydaanka maxaa ii keenay waanba weeso qabaaye* 🤣

  • @najadmohamed9992
    @najadmohamed9992 3 роки тому +1

    Dar alle u jeclhy safiya tusmo❤❤❤

  • @mahadoabdichannel7747
    @mahadoabdichannel7747 3 роки тому +3

    I really like this video is so funny 😄

  • @warsamealimumin4001
    @warsamealimumin4001 4 роки тому +2

    Yep that's true money 💰 makes man 👨

  • @somaliqueenable
    @somaliqueenable 4 роки тому +6

    Tusmo iyo huruufkeeda 😂

  • @nimoali4991
    @nimoali4991 4 роки тому +2

    🤣🤣🤣🤣🤣 waan fuuray qosolka aduunka

  • @Blessednaz_
    @Blessednaz_ 4 роки тому +6

    Lmao!! sticking around for that 4 million 😭😩.

  • @yasirmohamed6423
    @yasirmohamed6423 9 місяців тому

    Wakuwataa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hibakusman4596
    @hibakusman4596 4 роки тому +5

    I love Somalia moms Masha’Allah ❤️👏🏽👏🏽

  • @cawoa.nugaal6361
    @cawoa.nugaal6361 3 роки тому +2

    Tusmo pleases ilaa soo xidhidh mamo

  • @aminadahab2310
    @aminadahab2310 4 роки тому +3

    30 jerr baan fiirsaday film ixo badh wan qoslay dumarka qurbaha dollar u washeen

  • @boqoreinashabeel1066
    @boqoreinashabeel1066 4 роки тому +1

    Safiyo tusmo 😙😚😚😚👈

  • @lovelylul1
    @lovelylul1 4 роки тому +9

    This happen to alot of somali women, somali men controlling. The small city i live, i have seen women running from a different state because of controlling and abusive husband.

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 Рік тому

    Maxmed waa fani paypi lam bar foor😂😂

  • @achrafabdullahi4251
    @achrafabdullahi4251 4 роки тому +3

    Bracetemool👌