Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 10, Nimco Jookar iyo Abti Liibaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 10, Nimco Jookar iyo Abti Liibaan

КОМЕНТАРІ • 429

  • @patricgichandi1061
    @patricgichandi1061 5 років тому +85

    inta illaha subhanallahwataala hada jecyashay like isar

  • @NNN915
    @NNN915 5 років тому +25

    Ana ugu horeyaa jecliyaa team joker ❤️❤️❤️ love I saraa surmid team😂😂

  • @HaaneyHassan
    @HaaneyHassan 5 років тому +18

    Team Naciima jooker mshalh the an only faniz buuxa wlshay💞🙏🙏

  • @brawaaqoindhoroon2579
    @brawaaqoindhoroon2579 5 років тому +8

    Overnight delivery I'm weak 😂😂😂😂😂😂😂😂wallahi you are so funny keep it up sis

  • @sumayobashi5012
    @sumayobashi5012 5 років тому +10

    Sheydankii ugu horeye show la so furaba rer.keyguba ka bilabay kulaha tan ma fiyowa.funny sa

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 5 років тому +46

    Anigaa usoo hormay waaw like ha igala baqiilina waxaan ahay walaashiine

  • @ahmadkaafiak6745
    @ahmadkaafiak6745 5 років тому +11

    Maxaa igu dayaneesaa anigu dumar baan ahee ku teh qof iga cilmi badan nacimo Jokar😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedibra9432
    @mohamedibra9432 5 років тому +17

    Qaab jireed iyo qurux xataa iyadaa uga haysataa waa #1meel kanaaqusan majirto masha allah,shes complete from all sides.
    Allah kuxafido,xijaabkaagana hadhigin wayo xijaabku waa diin.

  • @abdiomarymohammed4341
    @abdiomarymohammed4341 5 років тому +29

    Naciimo jooker is a talented actress she needs a bigger platform

    • @qalidumar2018
      @qalidumar2018 5 років тому

      Oh yes wlhi she is the best actress hhhh 2019

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 5 років тому +7

    Niciimo joker boqoradeey walalo allehakusharfo kujecliyaa❤😍

  • @amiiraabdirahman9036
    @amiiraabdirahman9036 5 років тому +11

    Waa wada guureyna kulaha hhhh jookar umadena matihid xabiiibti🤣😂😂

  • @fantaboy1860
    @fantaboy1860 5 років тому +52

    Ano dawanayo ayey datada iga damate arr like isiya dado qof tartamena

  • @nimconorweynorwey7422
    @nimconorweynorwey7422 5 років тому +9

    Nacimo samidey guleyso abayo amar Ale wan iskaka jeclahay 💋💋💋💋❤❤❤❤

  • @amiiryare3067
    @amiiryare3067 5 років тому +10

    Somali Maxamed Ciid Mubaarik Nimco Jooker Waa Inaga Raysay Gacan Baan U Taagay

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 5 років тому +7

    Waa isla guuraynaa 😂😂😂😂😂
    Niciima jookar love you wlhi mnshalah ilahy hku dhwro

  • @badriadahir6305
    @badriadahir6305 5 років тому +3

    Kulaha sheydanaka malinti Eid anaga naga bilabay inti Ramadan ku hetsatay oo uxitay like isara

  • @thesomalichannel5939
    @thesomalichannel5939 5 років тому +10

    Indhihii baa dhacay siduu u matagaayay ku teh niciimo joker funny 😂😂😂

  • @filsancadey8035
    @filsancadey8035 5 років тому +12

    Ana uhoreeyo Team naiima like ta yaa liila dhaafin👏👏

  • @zaynazaytuun2666
    @zaynazaytuun2666 5 років тому +25

    Naciiimo plz wllshay hanaga jarin ruwaayadahaga naftaan ku jalnaaaye like ii saar hadad ila mid tahay

    • @salmamuse6640
      @salmamuse6640 5 років тому +1

      Wad mahadsantahay sa ciyoon uso deyso qaali kujecliya

    • @zakiofficial6849
      @zakiofficial6849 5 років тому

      nimco jookar dhibadanaa waa fani wlhi

  • @natureenvironment6699
    @natureenvironment6699 5 років тому +10

    Waryaa ma caruurtaad furtay mise anaa ifurtay jookar 😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 5 років тому +31

    Wll Naciimo jookar xal qadii 9aad waxaan mooodayay in filmku isku soo dhamaadey lkin xalqadkasta wey nagu sii socotaa😂😂😂

  • @amaldaoud2996
    @amaldaoud2996 5 років тому +4

    Another great episode well done fantastic work can't wait till next one

    • @ayanhealthyfood7586
      @ayanhealthyfood7586 5 років тому

      Amal Daoud walal channel kayga Subscribe isaar ado mahadsan

  • @abdikhafur1055
    @abdikhafur1055 5 років тому +1

    Liibaan and his kids🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 jookar may kudheheen

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 5 років тому +3

    Xabzi lagugu xiro maraykan ma leh mid lagu dhisin🤣🤣🤣🤣🤣
    My Fov😘N.JOOKAR💓keep going💟

  • @hodani60
    @hodani60 5 років тому +5

    Elevator G baan utabtay. Nimo jokar walahi u are funny

  • @abbeochtwix3473
    @abbeochtwix3473 5 років тому +1

    Wallh nag tan wey iga yabay sibaan kuutagera boqoradeyda nimca jookar💉😍😍😍❤

  • @laqanyolovechannel7100
    @laqanyolovechannel7100 5 років тому +17

    Kkkk 4 xabo English 7 sano ururinayey waad IGA dhameysey uteh nimco

  • @ummujannaa1376
    @ummujannaa1376 5 років тому +2

    waxaan aad arkeysid waa waslad ku lahaa 😂 liiibaan funny

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 5 років тому +3

    Qof iga qoslinkaraba naciima jooker iyo shaakir kan la dhoho ban ka arkay
    They make me lought 😂😂😂

  • @nuux447nuux3
    @nuux447nuux3 5 років тому +4

    Kkkkkkk niciima wlhi wan jeceli

  • @starry5275
    @starry5275 5 років тому +7

    Midan cml aabahay bay haysataa
    Allow nagaha Europe jogan raga ka qabo Abahayna ii keen

    • @farhanhassan3829
      @farhanhassan3829 5 років тому +3

      Sorry nagaha qaar ba Europe qalad ka fahmay

    • @starry5275
      @starry5275 5 років тому +2

      @@farhanhassan3829 khalad weyn waliba naima joker wlhi wax jira bay ka hadashaa oo qulubta dadka tabanaysa
      Abhy asgo hoydey ufcn bu ngtas naga aday hadana Allah kaso saro dhibkisa is my dhib wilalow fejignada hablow idinkana Allah kabaqa that's it

    • @laqanyolovechannel7100
      @laqanyolovechannel7100 5 років тому +1

      @@starry5275 plz isaar subscriber subscriber

    • @starry5275
      @starry5275 5 років тому

      @@laqanyolovechannel7100 wankuusaray wllo qali

  • @sharafabdi2015
    @sharafabdi2015 5 років тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂 call center la dhigayaa kulahaa 😂😂😂

  • @LikesLinked
    @LikesLinked 5 років тому +80

    ilahay darti subscribe iguqabo

  • @halimamohaa1545
    @halimamohaa1545 5 років тому +12

    Omg....first viewer.
    First like i swear this ruwayad is so fine ...

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 5 років тому +3

    411 inta delivery ga sameesa hello 🤣

  • @fardowsoabdullahi7744
    @fardowsoabdullahi7744 5 років тому +1

    Hhhhhhhhh wlhy arin jirtay kahadlaysaa

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 років тому +10

    Waa sax dumarka Qaarkood way sameeyaan nin aan kala tagnay I daba dhigay nin somaliyeed uma joojiyo malinta hooyada uu furo ilmahana waa furay hhhh

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql 5 років тому +1

      deeqo. wali ma aadan la kulmin jacayl ku waalo ma aadan arkin wali kk

    • @abdikhadarmohamed7866
      @abdikhadarmohamed7866 5 років тому

      Weli furiin iyo jaceyl maadan arag,

  • @ifrahheyle3685
    @ifrahheyle3685 5 років тому +3

    Joookar qoftaan wey iga badisay wLhi 😂😂😂🤣🤣🤣

  • @nimoabdi
    @nimoabdi 5 років тому +5

    Waryaa ma caruurtaa furtay mise anaa ifurtay hhhhhh team nicimo joker 😍👍

  • @DeeqoAli-kl1tv
    @DeeqoAli-kl1tv 5 років тому +4

    Furiin ladigaayo aroos cml.😂😂

  • @nuux447nuux3
    @nuux447nuux3 5 років тому +3

    Inta niciima jeceli 👍👍👍👍

  • @TheBaargaal
    @TheBaargaal 5 років тому +2

    Elevater G baan u taabtay .vacuum cleaners 🤣🤣🤣🤣🤣 ingriis anigoon saas u aqoon baan ku qoslay

  • @galadhanad1166
    @galadhanad1166 5 років тому +1

    Nimco jookar markii aan dawado wlhi farxad ayaan dareema iyo qosol ❤❤❤❤🇩🇪

  • @ibraahimabdul4244
    @ibraahimabdul4244 5 років тому +1

    Gabadha adeerky iidhaley dadkaa kaa jeclaHy💝💝💥😘

  • @farxiyohennaofficial6160
    @farxiyohennaofficial6160 5 років тому

    Ruwayadan wexe ku socotaa qadra iyo hodan qofkiii wax ka fahmy like isara

  • @abassmoha2190
    @abassmoha2190 5 років тому +6

    Sometimes markaan arko filimkan guurka waanaca iskabulnimo aya ificaan.

  • @fardowzabdy5921
    @fardowzabdy5921 5 років тому +2

    IllahaYow jokar oo kale hanoo waYiin oo verY talented ah 👏👏👏👏👏

  • @zamuabdi7530
    @zamuabdi7530 5 років тому +5

    Yes am first today my people

  • @sodabiryar7580
    @sodabiryar7580 5 років тому +2

    Manshaaalh naciimo ilahy haa ku xafido inshaalh

  • @safiyafowzixabishaw9053
    @safiyafowzixabishaw9053 5 років тому +1

    waaw nimcoy maxan dhararayey qeyptan abayo ruwayadan darta ufirsana adiga ayey kugu socota hadii kabxdid wax ma aha nimcoy hore usoco walshey

  • @maryamoaar1096
    @maryamoaar1096 5 років тому +2

    Ma caruuurtaad furtay mise anaa i furtay😂😂😂😂

  • @cumaraxmed7576
    @cumaraxmed7576 5 років тому +3

    Nimco waa wada qosol miiran 😂😂

  • @mohamedhussein8000
    @mohamedhussein8000 4 роки тому

    Naciimo jookar waagabadha kaliya oo somali ay leedahay waa Somali queen

  • @somgirl5250
    @somgirl5250 5 років тому +1

    I love nimco xasuus agalay qisadan aniga ayey iso martay nag jareer aya nikeygi sixratay ila kadawiway wadanka 😂😂😂

  • @bustebarkinjoodari8300
    @bustebarkinjoodari8300 5 років тому +9

    Wixii tolka soomali ah like ha ii saraan

  • @amoryofficial5910
    @amoryofficial5910 5 років тому +1

    ultimo love kulahaa😂😂😂😂wllhi wn fuuray noola soo dhakhsada qaybta kle wll❤

  • @misshamdi1801
    @misshamdi1801 5 років тому

    😂😂😂😂😂😂 Wllhi gabadhan wan iskajeclahay ninkii wan yaaciyay funny Abyo hore usoco Abyo

  • @bintusadiaabdi1321
    @bintusadiaabdi1321 5 років тому +2

    Vacuum cleaner baa tahay kulaha
    Naciimo qosolkiiba naga dhamaysay
    Xalqadii 9 waxay tiri extra large 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👌

  • @umuabdale4744
    @umuabdale4744 5 років тому +1

    Alla saan u sugaaye lee waligeey saan wax uguma xernaanin wlhi sidaan ugu heesto lee ruwayadan

  • @yazminhersi4757
    @yazminhersi4757 4 роки тому

    Mnsh allaah wlshy niciimo hore usoco

  • @xamdanuura215
    @xamdanuura215 5 років тому

    Waligay sidan ruwaayadan u xiisayo riwaayad aan ku ahay ma arag waxasna waa jookar iyo abt liibaan oo sida wada jira u jilaya noolaada yaaqey❤❤

  • @mohmudgaryare6024
    @mohmudgaryare6024 5 років тому +2

    Yaa ku dherjin kara Vacuum cleaner bad tahaye kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂💔

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 років тому +1

    Love you ❤️jookar jilaa fiican baad tahay masha’Allaah 👍👌👏😍

  • @naimaaxmed1248
    @naimaaxmed1248 5 років тому

    Love nacima Joker hhhh she’s funny wlhi without you this ruwayad is nothing

  • @Muna2187
    @Muna2187 5 років тому +3

    Wllhi jookar like keep goin my sisiter

  • @abuukarnuur7321
    @abuukarnuur7321 5 років тому

    Naciima jokar horay u soco huno adiga dartaadi ayan u daawada riwaayada allow hablaheena ino da❤

  • @---7573
    @---7573 5 років тому +1

    Vacuum cleaner 😂😂😂😂😂😂istaqfurulah

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 5 років тому +1

    My Favourite N Jooker horay u soco gacalo
    😍😍😍
    Xogmaal kama daawada riwayadaba adaan channel kaga ka dawadaa

  • @tasniimnaanii7743
    @tasniimnaanii7743 5 років тому +5

    Warya ma naad ifurty mize caruurtad furtay jokar naagta ka qeyliyay😂🤣

  • @hamdaali852
    @hamdaali852 5 років тому +1

    Vacuum cleaner 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hanny20
    @hanny20 5 років тому +3

    Qol Qiiq kasocdaa galay kulaha 🤣🤣
    Ninka walagaa lafasiibe jokarey 🤯🤣

  • @sucadwarsame999
    @sucadwarsame999 5 років тому +1

    Aaaah yanicima kujecliya ❤️❤️❤️❤️❤️😁😁😁

  • @cabiirahaldha6534
    @cabiirahaldha6534 5 років тому +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Nin maaha kuteh jeel baa kaligaa luguu dhisayaa 😄😄😄😄😄😄

  • @nimoibrahim865
    @nimoibrahim865 5 років тому +1

    nimco horay usoco walashey wankujecel nahay

  • @cookingwithbasro9722
    @cookingwithbasro9722 5 років тому +27

    Inta jokar kuheysata like isara😂

  • @najmahalimoalim1647
    @najmahalimoalim1647 5 років тому +7

    Nimca jokar wllh ad bn ku tageeraa🤣🤣🤣🤣

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 5 років тому

    Nimco joker you so funny sweety waa inan xeebta lasqorey e quruxda badan doonyo kugu qaada oo dalxiis ku dhiga hhhh lakin makhiri ban ahay oo maal aduun iyo mony ban ku dul dhigi murankaba waa hi dayn 😀😀😀

  • @falissaid9507
    @falissaid9507 5 років тому +1

    Hhh wlhi qoslisey manshlh nicimo qurx hory usoco

  • @sagalbadel5755
    @sagalbadel5755 5 років тому +1

    Fiqfiqiqfi fiqfiqiqfi dhulka jiifa niciimo jookar caadi maaha Faanka iigu daran 😅

  • @aishacuud9223
    @aishacuud9223 5 років тому +1

    thnks naciima jokar ciyoob ayad so galiseen👍👍👍

  • @sagalbadel5755
    @sagalbadel5755 5 років тому +2

    Fiqfiqiqfi fiqfiqiqfi dhulka jiifa canuga waa qarjuufatey miya mise waa ceejisay kulaha 😅😅😅😅

  • @faisakasim2138
    @faisakasim2138 5 років тому +1

    Alla qosol badanaa 😂😂😂😂🤣🤣🤣🌹

  • @amiincade7726
    @amiincade7726 5 років тому +1

    Afarta xabo ingiriiska ha iga dhameenin kulahaa 😂😂😂

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 5 років тому +3

    Hhhhh sheekadu hadey sidaa tahay anigana inaan qado quraac iyo casho waslad kariyo waaye
    Nimanku waslad jeclaaa hhh lol

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 5 років тому +6

    Waa idin soo weraraa kulaha jokar caadi mahan 😂😂😂😂😂

    • @ibraahiimibs
      @ibraahiimibs 5 років тому

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @samaralxamdullah1516
    @samaralxamdullah1516 5 років тому +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi waa funny

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 5 років тому +2

    kkkkkk reer mayaal adag baan ka so jeeda kulaha lol

  • @shankarooncaday116
    @shankarooncaday116 5 років тому +1

    Jookar masha Allah kujeclahay xbbti

  • @jaamcyare6404
    @jaamcyare6404 5 років тому +5

    Nacimo jokar ku tagera👐❤❤

  • @abdiali3111
    @abdiali3111 5 років тому

    Ruwayadii waba ka dawan waynay dadka qaar kii like Iyo yaa jecel ilahay Iyo nabiga baa qoral dadka lugu walaay subxanallah kkkkk dadku soo muslim maha naga farista bila caleyk kkkk

  • @abbashussein5048
    @abbashussein5048 4 роки тому

    Niciima waxba lagama qaban karro😂😂😂😂😂😂 ruwayada TV ga kasoo arkoo saan youtupka kasooo doonay ❤❤❤❤

  • @dekadagan3837
    @dekadagan3837 5 років тому +1

    KKK shedanki cidi kadanbo laso day anigabo ninkeyga wa IGA racay sait ayan udilanahay iso duceya indhaha xita wax fican kama arko hala idaran halna wa rontahay tasan Ku qoraya qoral walahi ilahayow qeryka nawa faji

  • @sawdasabnaa1188
    @sawdasabnaa1188 5 років тому +1

    😂😂😂😂😂naciimo qosolkeda ayaban Ku qoslaa😂

  • @indhouroon5649
    @indhouroon5649 5 років тому +4

    Jookar😂 dartaa udaawadaa waa yaaciyay ninkii kulahaa ana nacay 😅

    • @ayanhealthyfood7586
      @ayanhealthyfood7586 5 років тому

      azal qurux walal channel kayga Subscribe isaar ado mahadsan

  • @shemunabeauty6534
    @shemunabeauty6534 5 років тому +8

    Cadi maha riwayadan inta ila jecl 👍

  • @k_y07
    @k_y07 5 років тому

    Alla maxeey tan ii Ciishay Lmaoooo 😂

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 5 років тому +1

    😂😂😂😂 biinaa gelisay ilmaha 😂😂

    • @ayanhealthyfood7586
      @ayanhealthyfood7586 5 років тому

      Ebla Ismail walal channel kayga Subscribe isaar ado mahadsan

  • @jiijaduceysan2422
    @jiijaduceysan2422 5 років тому +1

    Naciima jokar❤❤❤wllalay mcanay ina adeerey hanaga joojin ruwaayadaan😁plze

  • @sagalsagal852
    @sagalsagal852 5 років тому +3

    46 balaca liban mayarid inle Masha Nimco joker u qeelineyso inle gabadha wad dubatey malkeeda garashki afridood ayu kuxaroodey