Hhhhhh ruwayad aan fiirsanaye mid ika qosol bdn ma arag wlhi wan ooyay sida aan u qoslaaye runtii waligey comment vedio kama bixin lkn mrk first waaye😅🤣😅😅🤩😍
Qaladadka riwayada waxa weye kujila wax loqadan karo dadku ma carurba wa fikir ficn in laga matalo qorqore lkn xadka ka sarten uf , maraxbad kadhigten ninku ha xisabiyo lkn qabkas maha wax sasa majiran. Wa cadi hadad carur ugu talagashen lkn qaabkas maaha qorqore. Lkn tagero wan ini ahay wali.
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Ninka shaqadis waa banaanka dumarka a waa guriga lakin in lays caawuya fcn aniga xaaskayg waan caawin lahaa lakin raashinka rin maqadan taas magaldi lalahayn
Cajin aba necebhy qasidisa hadow iqasa maba dhaha haqasin jinad jid kaga alha kadhige qasa dubidna ku dar aa dhihi laha ana ka kara eyba dide ala tan yaa iga dhigo
Umal khyr inay Tahay actarada sanadka like ha ila dhaafin ood ka heshay jiliinkeeda 🙏❤️🙏
اللهمَّﷺصَلِّﷺوَسَـــلِّمْﷺوَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــاﷺمُحمَّدﷺ🌸🌿💕اللهمَّﷺصَلِّﷺوَسَـــلِّمْﷺوَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــاﷺمُحمَّدﷺ🌸🕊️ 🌿اللهمَّﷺصَلِّﷺوَسَـــلِّمْﷺوَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــاﷺمُحمَّدﷺ🌸🌿💕اللهمَّﷺصَلِّﷺوَسَـــلِّمْﷺوَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــاﷺمُحمَّدﷺ🌸🕊️ 🌿اللهمَّﷺصَلِّﷺوَسَـــلِّمْﷺوَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــاﷺمُحمَّدﷺ🌸🌿💕اللهمَّﷺصَلِّﷺوَسَـــلِّمْﷺوَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــاﷺمُحمَّدﷺ🌸🕊️ 🌿 صلو عليه وسلمو صلوا عليه وسلموا تسليمات♥️
Salalaahu calayhibwasalam
Salalahu caleyhi wasalim allahuma sali wasalim calaa nabiiyina muxamed csw
Wll ku saliya nabigeena muxamed csw
Replies
Kheyru khayru-khalqi laah midkii basharka ukheerbadnaa dad dhamaantii kii ufiicnaa Alle hanabad yeelo aamiin aamiin
Wallhi umu khayr waa gabadha meesha idinku hysa waa mida groupka fanigaa shida masha allh
Asc Asxabata qaliga isoduc murada baan leyah Allah ha idna xifatoyo dhamnin
Allah kuusahlo abyo muraadkaada haduu qeyr kuuyahay
Abayo Allaha kuu sahlo muraadkaga
Ilaahey muraadkaaga macsi laheen ku sii
Umul khayr ninja cajiinta kaqad
Walaashay alle ha kuu sahlo muraadkaaga khayrna ha kaaga dhigo Mahadsanid
Allah ninkan suu wax u jilo jecliyaa ❤❤❤😀😀😀
nin aanan ka xiisin warkiisa dhan hore u soco sxb cabdishukri
Wiilkani sidu booskas u jilay ama u mateley inaba caadi maha mansha allah Qorqode kii ugu darna ayuu mateley hhhhh 💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Kkkk
C/shukri qosolkii buu iga dhameyay wlhi bilahi qsol miiran weeye ninkaan
Hhhhhh ruwayad aan fiirsanaye mid ika qosol bdn ma arag wlhi wan ooyay sida aan u qoslaaye runtii waligey comment vedio kama bixin lkn mrk first waaye😅🤣😅😅🤩😍
Sidokale walahi waan Qoolay sikal iyo labah kkkkkkkkk 😂😂😂😂👌
Lakiin waxan ukala raga makujiran
Ummiiyeey maxaan kuuxiisnay walaashay rumaadeey rabi ha inawada xafido aamiin mahadsanidiin qasaal tv
Iso qabo pro khadar cade huuno
Wathsappka iga so qabo bal
Alxamdulilaah Ilahay kan oo kale ima badan Allah baa mahadleh.
Abdishugri ninqaaliya walahay markaan arkaanba qoslaa ninkaas inta iguraacsan like ta hayga xasidina
Waar inantu qurux badanaa maasha allah umalkhayr somali bay ka dhalatay,
Viva gabdhahayaga somaliyeed.
Thanak u pro
@@umalayanbadanumalayanbadan4017 adigaa mudan wll
lkn gabadhu qurux badanaa maashaa allaah
Allah mahada leh nin nucan maisiinin ninkyka saa rabo rashinka kayelaa waxba imaxisabiyo jcliya ilmahyga abahod
Saado wajamafcara
Masha allh tabarakalah abyo
Hhhhhhh wll nin noocana ma jirree miskiinkani waxan dhaqan xumadaas buu views buu ku rabaa
ههههههعههه
Qaladadka riwayada waxa weye kujila wax loqadan karo dadku ma carurba wa fikir ficn in laga matalo qorqore lkn xadka ka sarten uf , maraxbad kadhigten ninku ha xisabiyo lkn qabkas maha wax sasa majiran. Wa cadi hadad carur ugu talagashen lkn qaabkas maaha qorqore. Lkn tagero wan ini ahay wali.
Eedoy qorqode uu qayliyaa uu qalax tamaa
Qaloo kari buu idhaa
Qiiqu yuu bixin buu idhaa 🤣🤣🤣
Waan maqli jiray uum wlh lkn igare uu matalay ruwaayadan keep goin guys qasaal tv 🙌🏽🙌🏽🙌🏽👌🏽👌🏽👌🏽
lkn wxan kayaabay Naagaha qaarkod mel uroon maleh hadii ladhaho anaa manta shaqada kaa qabanaye lugaha isdul saaro oo inaso waa qaaaq 🤣🤣🤣
Hadii ladhaho naa ka shaqey gurigaaga wxay leyihiin ninkan xasidsanaa naxariis maleh miyaa mxaa idhiibay 😂😂😂😂yaab wlee
Walee mid run leey ah baad thy kkkk
ha wlh wll dumar qaar ayaa nucan iska ah oo meel loo raaco an laheyn
ninka cajinka sida loo qaso ma yaqano
E kataag waan kaso tagayaa niin jikada ila mamolo xasbunaalah qorqodo not good
Igare: wxan Ya ku baray?
Cshugri: china ku bartay
Igare: Ya lcgta ka bixin jiray?
Cshugri: walidiinteey
Igare: Ma waxany lcg kga bixin jireen😂😂😂
34:40 Umulkheir qosol macanida ma sha Allah
Cabdishukri saw cajiinka ugaraacay waan kahelay
Cabdi shukri kkkk jiliinkiisaan jeclahay hore usocda
War qoftaan youtubekeda ii sheega?😘🥰🥰🥰
best actor UMUL KHAYR
Hhhh Ina adeer Abdi-shukriyow
Riwaydan part two 2 ka so samee
👌👌👍😂😂
Hhh waar sxb wa waxan ookale ayaa la arkay anigu waxan uarkaa riwaayadan inuu ragii somaliyed meel kaga dhacay waayo nin sidani inaanu jirinbaan hubaa anigu
Ma jaajilayste cabdi shukri haka aado waxakale waa iska finish 😂😂😂Allh Ku xafido maclin
maasha Allah
Kkkkkkkkk wlhi waa qosol miiran cabdishukri suu u jilayo nin qarqode ah😂🤣🤣🤣
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walhi wa Ku Fican kan kkkk
Salalhu calahi wasalam ❤❤❤
Kkkkk suu cajeelada u qasayo eeg talow niman Saan ah ma jiraan🤔😂😂
Waaw umul kheir❤❤❤😂😂😂😂 iyo abdishugri😂😂😂
Reer xamar wadajir , waxay dhaheen , maalin waa lahelaa maalina waa lawaaynaa wax la joogaba waana nakuwaanaa maalinba meelay no joogtay seebaaye , waayowaayey kuu taxaabaan iyo nolosheenee.
Masha.alaaa.cabdi.shukri.dharka.hayska.wasakhan
This women is so cute!
Bisinka ilaahay ayaan kamagn galny nin nocan ah abdi shugri waa nin waalan nin qorqode ah
Masha Allah😍😍😍
¹Dey
Taaageraha Qasaal se lay Arkaa hhh. Mahad san tihiin dhalin yaro
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Ninkaan si fiican ayuu ugaraacayaa canjeerada
ala reer waqooyi jecliyaaa umul kher m.a💖💋💗
Caadi mahan qosolka iga dhamaday whli
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Walhi fanuy waayee Ruwayadaan part 2 kasooo sameeyaa😂😂
Eedoy Qorqode wuu qayliyaa wuu Qayliyaa oo qalaxtamaa Naa qiiqu yuubixin buu yiraa Naa hooyadaa qadi buu yiraa
War qaadooyinkii iyo saxankii ii keen
Nasiib badanaa kan oo kale anigaa u baahnaa. Nin soo shaqeysto oo suuqa iiga soo adeega hadana ii kariyo yaa iska helo. Gabadhana waa ka dacwootay
Cabdi shugri walhi waa qof aad umatala
masha.allaha
Very good acting - MashaAllah. Inanta mataleysa xaaska - you are "QURUXLEY"
Wlhi sifcnan bad ujishay 🙏
Umalkheyr waanku jecelahay inaabti
Wallee waa yaab maxay nin burqasaaya
Kkkkkkkk cabdishugri alla mxd qoosh garaacday saad u garacayso cajiinka zo funy weeye
Asxasbta waad mahadsantiin wiixi talo ah nagu so kordhiya
umal ayan badan umal ayan badan salaan sare cdy
Kkkkk shiiiib dheh qaadho qaloocan ayaa naga maqan
Umul khayr midkaan cml kuugu fiicanaa
Wlhy umul khyr waan ku taageeraa abaayo jilitaankaaga
Kkkkkkkkk keep going keep going keep going keep going for a long time long long long
Kkkkkkk cabdishakur walaahi waan qoslay 😃😃😃😃😀😀😀
Qosol macana yerta ma sha Allah
Wiilkan raga matalayq
Umalkheyr ha laysoo qabto jacaylkedaan u dhimanayaaye
Wey Kan huuno hayaga dhimane kkkkkkk
Mahadsanid hno wakaa facebook-geygu (Abdurahman gocase)
Wuu iga qosliyey xoog badana armuu weel dalooliyaa salaamaat
Kaa xoga weyn ubahanthy fadhiga kugu shaqeeya
jecliyaa cabdi shukri kkkkk dhaqaaluhu wa fiican weeye gaaladan aan la nool nahay wax ka dhaqaalo badan
Cabdi shukraw maxaad qoosh garacday
Masha Allah waa daqala
7m8is
79
Yaab 2024 is watching me😢❤😂😂😂😂
Ummul khayr🥰❤😘
Sifura❤❤❤❤
Allah naagta magaceyga wadataa walee sami iska dhaaf ninka cuntada hakuu kariyo
Kkkkkkkkkkk cadi maha cabdishukri
Yaakheey kan qosol badanaa
Kasba igu fcna nasib badana nagtani
Alla qorqode dhibadanaa illahayo nagailaali
Subaxanallah ninin nago lamuramayay oo isaraqadad xisabinayay subaxanallah
Esa
Cunatat karisakak ceeba mahan inu ninaku cunatad kariyo lakin dhaqan xumad kale mafiican Africa cunatat karisakak cayay bayay uyaqanan
Cabdishukriyoow qorqode aan inaba caadi ahayn baa noqon lahayd wacdala kkkkkkkkkkk
Walaahay.waa.fani.cabdi.shuri.kusoco.ha.u.joohin
C/shukri wlhi caadi mhn Nabbigu scw sepu wx ucawin jirey kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Gebertan waxan arki jiray film ey sameyen ida iyo walashed iyo wiil salman ladhoho 209 film kusabsan canada oo qoftan oo sun cuntay
Magacii filimka?
Qooshka suu uqaracayo khatarsana🤣😂
Cabdi Shugri iyo Umul khayr waa isla keenten
Cabdi shugri tiisa hayste
Billcaan ka roon yaa II Keena kaas jikada gelin lahaaye
c/shugri walalow wxn kabiqin in gabadhaha dhn sas kaa qadan saa qor qore ujilysid
amaa gabdha badan oo caajisyaal ah saf u soo galaan
Kkkkkkkkkkkkkkkkk war gabadha cusbo sii qorqode
Kkkkkkkkkk
Ala ku fiicanaa qorqode walaahi waad keentay
Masaajidka maxaad ka doontay illahayba waxba kaa aqbali maayee qof noocana kulahaa hhhhhhhhhh
Gabadha aan guursan doono saan ladamacsanhy 😎
Osman Sadiq hhhhhhhhhh
Waan upaqayaaa miskintah
Abdi shugri,qorqode uba u egyahay 😂👍😜
❤❤❤
walhi waa legend labaduba
Naagtan gaaban 😀😀😀
Hhhh Maalmaha Qaar Wayiska Wacanthy Ina Lala Qabto Xaakaga shaqada
Ar yaa aniga idhigo jakada ha galin. Fadhiga cunto lagu keeni. Ninkii ya ushaqeni hadu jikada ku jiro lol
Duni waa dhoof lakiin aakhiro kuwi wax udhigta naga dhig .asww
Abdishukri waan iska qoslaaa sidii u jili riwayadaha lkn somaliyeey qorqode maxaay tahey ninka xafada ka shaqeeya miyaa la dhaha qorqode
mahad dulmi diiid kkkkkkk haa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 yaaa buuus buuusay daboolka😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
asalamu aleikun wrwb dhamaan bahda iyo asxaabta. Inaba caadi maahan 😁😁😁
😂
Kkkkkkkk Ala qosol badanaa qorqode number one
War waxa kan rag ceebayska ah meesha halaga qabto nin raga oo sidaa u dhaqmaa ma jiro wax walba ma noo dhigaysaan
Ruwaayada wali maadan fahmin sxb meesha ay ku salaysan thy
War ka daran xaarka caruurta saliid ka dhigta anagaa haysana maxuu wax ceebeeyey gurigiisuu hagaagsadaa caruurtiisuu korsadaa adiga ha ceeboobin caruurtaada korso
Horta Ayaada ma jikada ayaa loogu talagalay🤔 maxaad iiso guursatay kulaha.
Naagaha qaar waxay uga cadahay inay cuna karis anagane qaatu bilaa kataaganahay jikadaa
Ninka shaqadis waa banaanka dumarka a waa guriga lakin in lays caawuya fcn aniga xaaskayg waan caawin lahaa lakin raashinka rin maqadan taas magaldi lalahayn
Ragu sida ay cajiin uqaracan qosol😂😂😂
Cajin aba necebhy qasidisa hadow iqasa maba dhaha haqasin jinad jid kaga alha kadhige qasa dubidna ku dar aa dhihi laha ana ka kara eyba dide ala tan yaa iga dhigo
qosol igu ma harin