New Film Somaali Fadeexadii Facebook Dubia HD 20

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • By Shabcaan

КОМЕНТАРІ • 570

  • @umumaahir7870
    @umumaahir7870 4 роки тому +19

    Hadad 2020 firsaneyso like sar

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 4 роки тому +7

    2014 dwadey ruwyden hda 2020 markle ku ceshaty u soxisey wlhi🤣

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 4 роки тому +8

    2020 ayaan markale daawanayaa like ii saar

  • @samiyasoomaali4018
    @samiyasoomaali4018 7 років тому +5

    😢😭😭😢 alla jaariyad jaceyl galay aniga ka koow ah samraa sadkiisa mawaayo nasteexo indho nolow in badan sharafeey 😙

  • @user-ge6gq4hb7d
    @user-ge6gq4hb7d 10 місяців тому +2

    2023 and still wachting❤😂

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 8 років тому +1

    Maasha Allah, film Somali oo quality iyo jilitaan jiro leh kan aa iigu horeeyo. Thumps up for everyone who made it possible.

  • @djss2748
    @djss2748 9 років тому +1

    Jiis jecel galay Hhh wlhi baasajiidka laga qeybinay Ramadanki tarawixda Ala berka Istaqfurulah Nastexo indho she's beautiful gal viva

  • @sameerasheikh7240
    @sameerasheikh7240 2 роки тому +3

    7 years later , still I’m watching and searching the song in it 🥲😭 10:00 up to 13:26
    Anyone who knows the name of that song and the artist 😥😦

  • @somaliqueen9116
    @somaliqueen9116 8 років тому +2

    kkkkkkkkkk funny wallahi wankufaraxsanhy somalinimadayda because we have got such beautiful nd talented actors in our people thank you yakheeey cuuryanimado wx lanaco mahan ilaah baa kadhigy

  • @miinaali5216
    @miinaali5216 9 років тому +7

    walahi bilahi talahi riwayad oo somali samesay midaan mid ka fiican ma arg

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 10 років тому +20

    Wonderful Film,incredible acting from Nastexo indho ,
    she really developed her cinematic
    acting skills , the Only Critics - the Big Qatarous
    on the screen won't Leave us alone, kkkk... Reer Duabi Mahadsanidiin..

    • @hawadahermohamed2403
      @hawadahermohamed2403 7 років тому +1

      ABDI ASKARI TUBE ⚅🍧💒🛀🕋🛁

    • @Shabcaan2009
      @Shabcaan2009  Рік тому

      Aad baan ku salaamay abdi askar sorry waan la soo daahay jawaabta waxaan ahay nin ku xidhan yuotube kaaga so keep going bro

  • @berlincaday7219
    @berlincaday7219 8 років тому +3

    subxaanalaah abuurta ale in ay gasho jilitaan mafiicna habloow wax kale kujila riwaayadaha

  • @qaaliruun6712
    @qaaliruun6712 8 років тому +1

    nasteexo PLZ heesaha iskadaa wlh jiliinka naag kugu heesato malahan waan kula dhacnay plz more Videos waayo gabdhaha wax jilo weey yar yihiin

  • @raphaelgonzalez5032
    @raphaelgonzalez5032 9 років тому +12

    Walaahi gabadha Nasteexo she is acting natural. God bless you walaal

  • @FarxiyoXasan-mq7ut
    @FarxiyoXasan-mq7ut 11 місяців тому +1

    Intii dawatey 2023 09 21 ❤❤

  • @Asmaasluub
    @Asmaasluub 9 років тому

    I like Nastexo indho cadi matihid ani waa iska jeclahay qof bashash eh inaa tahay waa kujedaa like u sis

  • @abdirahmanmohamedqaxiye9292
    @abdirahmanmohamedqaxiye9292 7 років тому +1

    naastexo indho alllaah kaabaaq ayaan alllaah laaga kujeebiin wllo

  • @abdiazizisse1474
    @abdiazizisse1474 10 років тому +1

    Waaw Nasteeho Indho so fabulous , Film-kaan Sifican baa u jishay .. U r da 1 ... keep going on Habiibti

  • @10MDOCS
    @10MDOCS 8 років тому +1

    waligay filin Somali ah kuma qoslin walahay kan lkn qosolki bu IGA dhameeyey nasteexo indho well done

  • @amrenafarah1189
    @amrenafarah1189 8 років тому

    wooooooow I loved it waligey film somali saan dhan ugma helin balse kan oh my allah its awesome beautifullfilm waliba qeybaha comedy woow nastexo indho she's gorgeous wa kabahsatay super duper hit film perfect actress nasteho indho kuligin hambalayo bn idin leenahay accellent film we need more with queen comedy n.t.o indho

  • @fatimaabdullah7996
    @fatimaabdullah7996 9 років тому +6

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk lug miino aariyo Mobile masaajid laga qeybiyey jaariyad jcl galay jikaday ku heestaa alaabtay jijibisaa jiirkay nin moodaa kkk funny nasyeex indho inaba caadi ma ahan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 місяців тому

    tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeneeey iyoiyo

  • @riyaanbaby504
    @riyaanbaby504 8 років тому +1

    kkkkkkkkkk so funny i really like n lovely video ManshaAllah sweet sister viva Nasteexo indho log life sweetheart

  • @naciimoaadan1206
    @naciimoaadan1206 10 років тому

    Aaah Nasteexo indho wad ka baxsatay bartab ka si wad jariyo jacel galay jikade ka jastaa Willey jijibisaa jirkay nin madaaa I like it

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 років тому +3

    Xasuus Sanado kadib manta aya firsaday Nasteexo indho waa qosol miran😆😂

  • @gaandicaligaare4422
    @gaandicaligaare4422 6 років тому +2

    nasteexo xaga jilintnka👌👏👏🤝🔊

  • @abdirahmanhussein6428
    @abdirahmanhussein6428 9 років тому

    nasteexo wlhi inaba cadi mahan fanada yada waxaan lasii yabay goorta ay
    caynayso ayafo la tagan oo asan si bixin tlhi dhulka viva #nasteexo indho alah ku daayo zizi

  • @ahmedhasen670
    @ahmedhasen670 9 років тому +1

    Hhhhhhhh nasta wlhi so funny wlhi jaariyad jcyl galay jikaday ka heesta jiirkay nin mooda kkkkk alla lugta lugta

  • @updynaazir9716
    @updynaazir9716 Рік тому

    2023 ayaa ila daawanayo😅😊

  • @farhiyajamaboqoradapuntlan5331
    @farhiyajamaboqoradapuntlan5331 9 років тому +1

    😂😂very funny waye nasteexo indho ..nolow swt sis

  • @mohamedxasanibraahim4343
    @mohamedxasanibraahim4343 2 роки тому +1

    2021 12 20 cidii daawatey me☝️

  • @diamondgacal8748
    @diamondgacal8748 3 роки тому +1

    2021 marlabaad ku cashty weyba igu so dhacdy like dhac igu siya

  • @abdinurseefka
    @abdinurseefka 10 років тому

    Kkkkkkk nasteexo indho caadi mhn qatar fanaanadeena well done lugta mina aaryadaa waan ku shaqeestaa kulahaaa thnk u guys

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 9 років тому +1

    Hhhhhhhh tan film baba logu tala galay waa qof big ah hhhhhhhh walee wayahan gabar somaliyeed oo saa film u jisha ma arkin#nastexo indho inaba caadi matihid

  • @bilanciro3901
    @bilanciro3901 8 років тому

    Wawwwwwwwwww waa film cusub oo qoslisay oo cagiib badan Masha allah

  • @cadaraden2900
    @cadaraden2900 9 років тому +1

    kkkkklkk www wlhi cadi mahid nastexo indho wad ka baxsty adiga iyo asxabtada wlhi qosol wan fuury telka masajidka aya laga qey binaya jariyad jaceyl galy jikadey ku hesta welkey jajabisa kkkk jirkey nin moda so badiya yaqo wan kahely macnto wana ku tagersnhy

  • @hanacabdilaahi1013
    @hanacabdilaahi1013 6 років тому +2

    Alle ka cabso wllo nasteexo

  • @nimco.niyadsan7922
    @nimco.niyadsan7922 9 років тому +1

    Omg wa fuuray wlhi lugta Inta horey xooga mina Aarya ka tahay kulaha kkkkk

  • @hijrasharif124
    @hijrasharif124 9 років тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk what a funny film nasteexa u r so funny hope u will produce more film like this the thing that made me laugh is when she said mobile ka masajidka lagaqeybinaaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk u r so funny nasteexa indho plz produce more film like this love uuuuuu 😚😘😆😆😆😆😆😆💖💜💚💛💗💘💝 saan uqoslaaye feeraha ayaaa ixanuuni loolllllĺl!!!!!!👌👍👏👏👏

  • @sagalmuseharun4192
    @sagalmuseharun4192 7 років тому +3

    hhhhhhhh so funny nasteexo idho heesaha majajilo nogu badal

  • @iqrocumar4892
    @iqrocumar4892 Рік тому +1

    2014 anigo ciyaal ah mobelka habayartey ka dawan jiray haben walpa mantay so radiyay magaceda UA-cam ka 2/11/2022

  • @aragti6060
    @aragti6060 8 років тому +5

    Somali iyo qaylo waxba la maqli maayo. ciidanka way duleeystaan.

  • @lajecledaxafada1737
    @lajecledaxafada1737 7 років тому +2

    Esha cala ruwayad dadka fesbug benta Ku qarabto kutusala qata wax badso wax bas beledahy nice

  • @ibrahimgas6006
    @ibrahimgas6006 9 років тому +3

    su,aasha aan soo bandhigayo waxay tahay riwayadihii 1970 ilaa iyo flimadan cusub maxay u jilaan sheeko nacaseed ama dada waalan xita jilayashi hore sidan manta ayay u alifeen noocan so goormeed ka ilbaxaysaan jilista dabaalnimada??

  • @abdirahmanmohamedqaxiye9292
    @abdirahmanmohamedqaxiye9292 7 років тому +1

    nastexo yaan alllaah kaadhigiin sidaan walalo

  • @RaxoMaxamed-oc2ws
    @RaxoMaxamed-oc2ws 3 місяці тому

    2024 and still watching 😅

  • @princessamiisha4391
    @princessamiisha4391 8 років тому

    Nasteexo jilida wqad ku fiicantahay runtii waan ku jeclaha

  • @somaleaksa7245
    @somaleaksa7245 9 років тому

    Marrkan ayan shir kulaha salmaaad jkkkkkkkk jariyada ha cebayin

  • @yhussein6373
    @yhussein6373 9 років тому +1

    kkkkkkkk inta hore ayey wax yar mino ariyo katahay kulahaaa kkk Wlhi nasteexo funny waye jila ayad kuso baxaaysa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 місяців тому

    tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba princseseseses

  • @ummixabibti65
    @ummixabibti65 9 років тому

    waaa jilaa aad u fican gabadha caasho jiis qosol badanaaaaa good job all of you halkaas kasii wada

  • @deqsanmoha3091
    @deqsanmoha3091 10 місяців тому +1

    2023 👋😁

  • @samiroabdi5526
    @samiroabdi5526 9 років тому

    meshaan samiiroyinka mgc mcn baaa karaacay thnkxxxxxx miss indho

    • @qalbinuura1709
      @qalbinuura1709 8 років тому

      hhhh ar xaanka yaabay sxby meel walba waaiga soo haraysaale yaahuu dheh

  • @amaaljirdemahamed2465
    @amaaljirdemahamed2465 9 років тому

    Kkk wllahi caadi ma ahan nasteexo waad ka baxsatay
    This film is top

  • @qalanjodumar5882
    @qalanjodumar5882 9 років тому +2

    Kkkkkkkkkkkk alla beerka nastexo cadi ma ahan ku ti gabar xanunsan oo duran funny wlh

  • @ng9820
    @ng9820 9 років тому

    A mess o.0 !!!! was hilarious. loved it.

  • @abdiali1451
    @abdiali1451 9 років тому

    Waa jilaa fiican aad iyo aad ugu fiican xaga filimada

  • @shimbirtamadow4457
    @shimbirtamadow4457 9 років тому +4

    hahahaha Indhoos wey iga qoslisay wlh wa best actress N fananad long life sis

  • @soohoydecunaaye2291
    @soohoydecunaaye2291 9 років тому

    Nasteexo waa ku salaamay adiga iyo jilayaasha filmka waa runii waxey aheyd in adiga aad matasho qofka lacagta leh waayo waxaad badin laheyd matalaada teeda kale filmka deg deg ayad ku sameeyseen degenaan iyo hada yar ayuu u baahna hadii aad u rabtaan waxaan hayaa dhawr film oo aan qoray ila soo xariira emalikan ayan leeyahay kan gruopka ayan ku soo shubaya

    • @taagere
      @taagere 9 років тому

      Sxb halkee kaalasoo xariiraa runtii Waan u baahanay Qof qoraa ah.

    • @soohoydecunaaye2291
      @soohoydecunaaye2291 9 років тому

      Sxb filmka sida u rabto waa lagugu qoraya teeda kale waa diyaar filimada aan qoray iyagoo dhamaystiran anaa kusiinaya

  • @mohamedahmedbile4986
    @mohamedahmedbile4986 8 років тому +2

    nasteexo u made it pls make more movies

  • @rashkabaxarooz5558
    @rashkabaxarooz5558 10 років тому

    Jaariyo jaceyl,galay jikadee kuheestaa weelkee jajawisaa Jiirkee nin moodaaaaa caadi ma ahan

  • @farxiyocabdiwaxid2223
    @farxiyocabdiwaxid2223 Рік тому

    Waa uxiisay riwayadaan 2022 ayaan dib isoo radiyay walhi

  • @khaalidcabdulaahixasan883
    @khaalidcabdulaahixasan883 9 років тому +1

    kkkkkk aniag waxaan layaabay ninka meel aan uraaco ayaan garan waayay

  • @axlaamcabdalaahi5484
    @axlaamcabdalaahi5484 8 років тому +1

    subxanallh war illahay halaga baqo

  • @hodhannoor3643
    @hodhannoor3643 7 років тому +8

    intad is ledahay daadka ka qosli dhanbi ayd galeysa adiga o jiis ahen hda jiis iska dhigto wa jees jees o aad ilahay ku jees jeeseysid

  • @salmasaid7815
    @salmasaid7815 4 роки тому +4

    29:00 Ar ma istaaga kulahaa🤣🤣🤣

  • @ibraahiiimhfuaad4564
    @ibraahiiimhfuaad4564 9 років тому +3

    Wow what a play nasteexo indho you are naturally gifted so talent when it comes in acting
    Long live sis it was funny wish you will produce more
    am laughing untill now because of it

  • @nawaalahmed1065
    @nawaalahmed1065 10 років тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk VIVA Nasteexo indho wlhi qosol waa iga dhamaaday Mobeilkan saaka masajidka lagu qaybinaye kulahaa samiira kor dahab kkkkkkkkkk ,the best filim iga dheh Well done dear adiga iyo Group-kaga fIlimkaan wlhi abaal marin buu mudnaaa,deeqo holland Qaylo badanaa,deeqo gabadha sas inaad u gasho ma ahayn reer magaal inad iska dhigto bay ahayd gabadha ka qalayso wiilka ha ku kor ceeeebaysane kkkkkk, dhamaantiin All actores is a good.

  • @barniiyobaar3812
    @barniiyobaar3812 2 роки тому

    Naaya maxa kasiya😉😊😊😊😊😊

  • @fatimamuse617
    @fatimamuse617 8 років тому

    Nasteexo indho nlow xbbty wlhy support

  • @iqruuush
    @iqruuush Рік тому

    Inta hadda oo soonka 1 2023 farta taaga 😂😂❤

  • @kubrofamily4206
    @kubrofamily4206 2 роки тому

    Kkkkk 2022 ayaan markale daawa nayaa nasteexo jiliin aan caadi aheen

  • @aniitaaniita1944
    @aniitaaniita1944 9 років тому

    waaaaw nasteexo indho abaayo inawa caadi ma tihid filim jilowaa ku fiicantehe heedaha iska daa jilida qatar ku tehe walaahi

  • @sacdiyaabdullahi4322
    @sacdiyaabdullahi4322 10 років тому

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaw nasteexo indho inaba caadi maahan waan kahelay wlhi saan uqoslay waan daalay halkaa ogahay noo soobadi ayaan kuleeyahay xabiibti

  • @muna4321ify
    @muna4321ify 9 років тому

    Lol love this film, it was funny and romantic I love it

  • @hudamaxamedsalaad8043
    @hudamaxamedsalaad8043 8 років тому

    nice ruwaayad middii ugu fcneed aandaawado

  • @facedkaron16
    @facedkaron16 9 років тому

    Mashallah
    Good film

  • @wiillove1587
    @wiillove1587 8 років тому +39

    nastexo indho wax ad misaal uso qadato miyad waysay abuurka alle miyad kaso horjeda mid lug la iyo mid luga lehba alle aya abuurtay mgrty adi hadu alle ku dhamestiray dadka kle ha daren siin waxa uu alle adiga ku dhamestiray alle ka abaq filinka wad ku sax san tahay blse aburka alle wad ka shalayn donta

  • @leiloleilovergeben9737
    @leiloleilovergeben9737 6 років тому +1

    Somalia arabisch englisch said darf immer rein und mein sohn und eine Kollege von said

  • @AbdullahiHassanMohamedBH
    @AbdullahiHassanMohamedBH 9 років тому +1

    Tabtaan rabey gaari waayey wax uun baan tabanayaaa caadi ma ahan viva nastexa big love

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 5 років тому +1

    Jiisnimo ayey ku caynaysaa lkn mo ogo miyaa jiiska inla jeclaankaro naftana loo hurikaro

  • @abdirahmanfarah5814
    @abdirahmanfarah5814 7 років тому +1

    itariisho wankujeclahay waaw inolow

  • @suheylasaajid8630
    @suheylasaajid8630 4 роки тому

    Dhoowsani kadib waan daawaday riwaayadaan qosolka badan

  • @karimbr7090
    @karimbr7090 10 років тому +1

    kkkkk weji fcbook balayao ahaa

  • @27savagequeen93
    @27savagequeen93 8 років тому +3

    wow DAT fabulous it deserve thurmbs up

  • @habiboolow8860
    @habiboolow8860 9 років тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi kash iyo laab ayaan ka qoslay nasteexo cadi matihid cdy masha allah viva indho

  • @mohammedcyc4401
    @mohammedcyc4401 10 років тому +2

    Wax lagu qoslo ana funny ah uguma jeedo mesha.mise.ana Okiyaale Gashaan

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 8 років тому +6

    Inti ruwaayad aan daaawanaaye Tan Aan ugu jeclahay waaye waan fiirsadaa kor dahab and langaro hhhhhhhhhhh deeqo and nasteexa dhinaca ruwaayadaha ayaad ku fcnthn really jaariyada jaceyl maxaa udiiday waa ruwaayad funny eh really jaariyad jeceyl galay jikadey ku heestaa welkey jajabisaa kkkkk 😍😍😍😍😘😘😘😘😘

  • @abdinasirbarre4741
    @abdinasirbarre4741 9 років тому +1

    Nasteexo miyaa qofkaan woow

  • @madbacaddaexcel8432
    @madbacaddaexcel8432 6 років тому

    ilove youuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu nastexo indho 2014 iaa hada waan daawadaa ruwaayadaaan

  • @biiwayebaarubax7325
    @biiwayebaarubax7325 9 років тому +7

    Kkkkkkk nasteexo indho majaajiliste ayaa ku fiicantajay noolaaw

  • @nadiraahmed2636
    @nadiraahmed2636 6 років тому

    Waxaasaa riwaayada hhhh nastexo shaydaamad 😍😍😍😍

  • @farhiasaid1974
    @farhiasaid1974 8 років тому

    waaw Nastexo Indho well done. very funny indeed

  • @ikranibrahim1952
    @ikranibrahim1952 9 років тому +1

    Kkkkkk waw riwayad igadheh hakugutagnato

  • @ifraharalesam5229
    @ifraharalesam5229 8 років тому

    wow that's very nice i like them

  • @shukrimaxamad1130
    @shukrimaxamad1130 9 років тому +4

    hhhhhhhhhhhhhh Alh berkah

  • @kawtharhassan7937
    @kawtharhassan7937 8 років тому

    kkkkk Nastexo you're so fabulous

  • @cadnaanjama3284
    @cadnaanjama3284 10 років тому

    Nice waad ka baxsateen

  • @dahirhashi1946
    @dahirhashi1946 9 років тому +6

    Lugta miino aaryo kulahaaaa

  • @deeqopuntland7607
    @deeqopuntland7607 10 років тому

    kakakkakakakakak walahay nasteexo indho way iga qoslisay waa filim qatar ah bartaas kasii wada aad baan uga helay filimkaan