Awdal oo maraykan ah ayaa ugu danbeyn ku dhawaaqdey gooni isku taaga Awdal State

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 січ 2024
  • Jaaliyadaha reer Awdal ee USA iyo guud ahaan Gadabuursi ayaa ku dhawaaqey Awdal State
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 91

  • @seed3966
    @seed3966 5 місяців тому +9

    Aac reer awdal state guul in shaa allaah 🇸🇴👮🏽✅

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb 5 місяців тому +2

    HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. DOWLADEENA FEDERAALIIGA AH. SOMALIA 🇸🇴

  • @boolowhaaji
    @boolowhaaji 5 місяців тому +6

    Hambalyo reer awdal waxa noqon doontan isku xirka umadeena somaliyeed guul somaliweyn ❤🇸🇴

  • @mohamedaliibrahim4870
    @mohamedaliibrahim4870 5 місяців тому +1

    MashAllah Alle haku sharfo wa kaa ragii layaqanay Awdal State Of Somali ❤❤❤

  • @hassanahmedburo131
    @hassanahmedburo131 5 місяців тому +3

    Rerre awdal state guul aya u rajeyni Inshalla

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 5 місяців тому +5

    Guuuuuul awdal state of Somalia 🇸🇴

  • @abdinasiradan8760
    @abdinasiradan8760 5 місяців тому +1

    VIVA AWDAL STATE OF MOVMENT GUUL

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 5 місяців тому +6

    Waar anigoo Reer Berbera ah waan idinku raacsanahay.
    Awdal baan u soo guurayaa

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 5 місяців тому +1

    Ma sha allah reer Awdal wadaniyiin Soomaaliyeed guul umada Soomaaliyeed guud ahaan gumaysiga Ethiopia waan iska difaacayna

  • @sadoyusuf7946
    @sadoyusuf7946 5 місяців тому +3

    Masha Allah saasaloobaahan yahay in wax lays kakadhiciyo❤❤❤💪👍💯

  • @Dagan721
    @Dagan721 5 місяців тому +4

    Wallahi waa runtii Muuse Bixi waa nin xanuunsan

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.468 5 місяців тому +1

    Ssc khaatumo will support you I swear to Allah walal. Fadlan gadubuurse iyo ciise fadlan ninkan hala tageero fikradiisa God bless awdal state God bless Somalia. I'm dhulbahante ssc khaatumo nooladaa walalahay reer awdal. I love you ❤

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 5 місяців тому +4

    Yes that is the way we have to think. (Manshalaah).

  • @mawliidcali9355
    @mawliidcali9355 5 місяців тому +1

    Asc waan salaamayaa walaalahayga ayro tv awdal state iyo dhamaan qurba joogta ree awdal runtii hawsha sifiican ayaad uwadaan laakiin laakiin hadii lacadhooda ayaan xafka ladhaafin hadii laxanaaqo lama waasho waxaan ka wadaa ninkaas hadlayaa wuxuu ugafay diinteena macaan ee islaamka markaa haloo caqli celiyo hana loo sheego inayna diinta rabi dheel dheel gali karin hana toobad keeno bayjkana halaga saaro fiidyoogaa runtii waxay dhaawacaysaa qiyamkeena waayo diintu waa habtida kaliya een haysano ee uu inooga tagay nabigeenii suubanaa s.c.w.

  • @warrior_566
    @warrior_566 5 місяців тому +1

    Mashaalah reer awdal
    Guuul iyo gobanimo
    I love you awdal land respect ❤

  • @somcana
    @somcana 5 місяців тому +4

    Iska dhiciya sidii Gooja cade looga saaray

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb 5 місяців тому +1

    VIVA. BEESHA CIISE WEYNE. SOMALIA 🇸🇴. EE.IISKA. LEH GOBOLKA AWDALLAND. OF.CIISE

  • @Lion_de_lion
    @Lion_de_lion 5 місяців тому +1

    Absolutely raga lo bahanyhy manta wa ragan o kale runti

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 5 місяців тому

    Masha Allah, runtat sheegteen

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 5 місяців тому +3

    Waan soo dhaweyneynaa in aad maamul goboleed sameysataan oo aad oromka gudaha ka dhex baxdaan.

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb 5 місяців тому

    AWDAL STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb 5 місяців тому

    ZAYLAC LUGHAYA STATE OF. CIISE. SOMALIA 🇸🇴

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 5 місяців тому

      Futada kala qabo aaku wase shahwada wana ka ilaaline kondhob ku istimaali

  • @BouhSaadEgueh
    @BouhSaadEgueh 5 місяців тому +1

    Madha Allah

  • @abdinasiradan8760
    @abdinasiradan8760 5 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb 5 місяців тому

    GUBANLAND. OF. CIISE. E. SOMALIA 🇸🇴

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 5 місяців тому +1

    WAA RUN . ISKA QABTA MUUSE ANAGU U TAAG WEYNAYE

  • @fatahosmanassad8628
    @fatahosmanassad8628 5 місяців тому +1

    Waasidaa.waaruntii.noolaw.adeer

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 5 місяців тому

    Viva Awdal 2:23

  • @user-ix6yv3db5l
    @user-ix6yv3db5l 5 місяців тому

    Ncs

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 5 місяців тому

    Midnimada dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed ee waliba reer awdal waa in la difaacaa oo laga difaaco reer awdal xawashida Etiopia iyo iidoorka ee jaceyl shisheeyaha hadaba reer awdal waa soomaalaay soomaali soomaali baa leh bad iyo dhul iyo cir reer awdal cid bixin karta ma jiraan waliba iidoorka ee jaceylka gaalada madow ee xawashida Etiopia waa ku jihaadi doonaa ee diyaar noqda reer awdal ummada soomaaliyed waa diyaar walaalayaal inshallaha tacaalaa

  • @aadanfarax4504
    @aadanfarax4504 5 місяців тому +1

    Samoran wa kaba qaad

  • @somcana
    @somcana 5 місяців тому +1

    Isheedaa laga arkaa usheedaa lagu tumaa. Hada hade ushii dhinacyadiina lala dhadhacayay cadaa dushiina lagu dhuftay. Wake up people!!!

  • @ajmalutilaawaat
    @ajmalutilaawaat 5 місяців тому +1

    Qabiilo ayaanu nahay marka iyo reero dhamaan maamula iyo iyo degaanada marka iska qabta qofkii iniguu qaldamay muuse waa nin xanuusan oo cuqdad leh

  • @seed3966
    @seed3966 5 місяців тому +2

    Kkkk kkkkk. waa hadal run ah ninku waa iska weynayaa xanuunsan muuse waan kugu raacay 👉psychology 👈

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 5 місяців тому

    *REER CALAACAL ISKA WARAMA **#SHIR** IYO MEDIA MA DHAAFTAAN*

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 5 місяців тому

    Yeees. Wadabehakudarsnin. Haduu. Alihiinaleya

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb 5 місяців тому

    YAAAAAAAAAAAX. MIIS KIIN. .ADEER. FHAAQ. FHAAQ DA KALAA. DEEX BAAX. .BEESHA CIISE WEYNE. EE IISKA LEH .GOBOLKA AWDAL. SOMALIA 🇸🇴

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 5 місяців тому

    Waa caqli liidataan waxay ahayd in aydin isaaq caabuddaan waayo samaroon lama aqoon

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 5 місяців тому +1

    😂😂😂 awdal dibada kaliya ayay ka hadlaan waxba kama aha gudaha dalka

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 5 місяців тому

    Kkkkkkkkkkk

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 5 місяців тому

    Walee Muuse mideeye Soomaali waa mideeyey.

  • @Khayriya-so4pk
    @Khayriya-so4pk 5 місяців тому

    Wan wadhynaah 😂😂❤

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb 5 місяців тому

    ADEER. .QARAARAC. LOOW. .BEESHA CIISE WEYNE ALLEE. AYAA UU DOORTEY. DOWLAD NIIMADAA. YA. MIIS KIIN GUDABIIRSII

  • @aadanfarax4504
    @aadanfarax4504 5 місяців тому

    Fulay dandansi badan!shaqa la ga qaban😂😅😅😅😢

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 5 місяців тому

    Calaa iyo xaal awdal waa America amxaaro waxaaba karoon mareykan

  • @user-id1zz6pr2y
    @user-id1zz6pr2y 5 місяців тому

    Waxan inaan hadalka isla horjoogno

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb 5 місяців тому

    VIVA BEESHA.CIISE. OO.IISKA LEH .GOBOLKA AWDAL CIISE

  • @user-vl6kp6ck5x
    @user-vl6kp6ck5x 5 місяців тому +1

    Kaluunka ba 🐬 aan iska raacno wallo 🇸🇴😂😂😂😂😂

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 5 місяців тому

    Reer Awdal waa in ay geeyaan dadka la shaqaysta snm u wareeyiyaan Xamar.. dadkaas lacag ayaa u daran...

  • @Daacad-wayn
    @Daacad-wayn 5 місяців тому

    Reer.awlaloow.afrika.quribaakashaqeeya.aqoon.hada.mashaqaynayso.

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb 5 місяців тому

    WAR. CIISEOW. KU SOO QUUL. QUULAA. .GOBOLKA AWDALLAND OF.CIISE

  • @sacaadajibriilchanel
    @sacaadajibriilchanel 5 місяців тому

    Too late reer awdal 😅😅😅

  • @user-id1zz6pr2y
    @user-id1zz6pr2y 5 місяців тому

    Waryaa qurba joogta samaroon waa hore ayaan kala dhimanay iska nasta nacnacda ka hadha qayrkiin waad kahadheene wacyiga lama haysataan waxna qabsan kartan fahamna idinkan lahayn

  • @mahamadboramaa3122
    @mahamadboramaa3122 5 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 5 місяців тому

    KAALAYO DAGAALAN SHEEKO YARE HABAR FADHIDA LEGDINI KKKKK NOOCA MARA TUURKA AHI HABA CARFAAN MIYA GEESI KALAY NOODAGAALAN

  • @abtiyochannel
    @abtiyochannel 5 місяців тому

    Reer awdal wan soo dhaynaynaa baa dagaalkii ugu dambeeyay u ah

  • @leopard060
    @leopard060 5 місяців тому

    Mouse biixi. Guul buu u soo hooyey Somalia..

  • @Qalaska
    @Qalaska 5 місяців тому +1

    War reer awdalow dagaalka gala oo difaacda dalkiina iyo dadkiina

  • @morrissamatar3315
    @morrissamatar3315 5 місяців тому

    The elite of Awdal state they wake up ⬆️ and we from south we are ready to be your side. Somalinimo it’s our goal 🥅.

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 5 місяців тому

    Reeer Awdal hala idin arko Fal celintiina SOMALI wey idin la jirtaa laakin waa inaaad xoriyada xogaamisaaan maadaama aad degaanka degan tihiin..... Muuse Oromo rajo ma leh idinka Fadhiga ka kacaya Mida kale Calanka SOMALIYA QAATA please taas ayaa horumar leh walaahi

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 5 місяців тому +1

    Asc walaalayaal waa zaqiiq reer awdal wey koreen oo noloshii reerka ahaydna wey ka ka tageen tii soomaalida ii share qabiilka ahayn way iloobeen maa meel dhace LKN. ANOO OWD AMA OWSAL DAL ALLEH OWSAY DEGEN DOONAABA HAYSKA HADLO CID KASTAA IYADAA DHADHI OO DAGMI DAANDAAMI MARKAA ALIOGIYO AWDAN AAN XANUUN LA FUULO

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 5 місяців тому

    dds way idin garabtaganrahay samaroon waa gob idhaafiya iidoor

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 5 місяців тому

    WAAR DADKA HA WAALIN

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 5 місяців тому +1

    Somaliland has lots of enemy everywhere Somaliland guuuuuuuul

  • @Mideye157
    @Mideye157 5 місяців тому

    Meeye ku wi buuraha geli laha. SSC Garadadoda iyo dhalinyarada u kacay kuwini meeye.

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 5 місяців тому

    Neef neef dhalay ! Shut up!

  • @user-jr8ve5jf4h
    @user-jr8ve5jf4h 5 місяців тому

    waa laydin waalay xageed tagi markaad go'da waa laydin xasuuqayaa

  • @jamacmire1911
    @jamacmire1911 5 місяців тому

    War nac Nac loomabaahne ciise iyo gadabuursiyoow jabhad samaysta soomalina way idin garabtaagantahay

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 5 місяців тому

    Fake peaple 😂😂😂😂 inta qurbaha joogta handicap weyan borama imow then sas u hadal

  • @MotivationawaleMohamed
    @MotivationawaleMohamed 5 місяців тому

    Dadka ayaad been lacagta kaga ururisaa tuugyahow umada hawaalin

  • @Somfox1
    @Somfox1 5 місяців тому +1

    Markii ay gaadhay heer in Saylac Saldhigi iAxmed Guray la gaadhay in OROMO iyo Amxaar ayaa dhamaan Somali ogaatay in Maamul ku sheega Somaliland aanay dal iyo dad dan ka lahayn ... markii la yidhi Sheekh Isxaq binu Oromo binu Amxaar .. taas baa lagu baraarugey walee

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 5 місяців тому

    Reer awdal been ayaa loo sheegay waayo boorame waa 10% somaliland waxana ku baxa 25% dhaqaalaha bal dib u xisaabtama

  • @maxamedxasan1805
    @maxamedxasan1805 5 місяців тому

    Waar.calan.keena.aan.ilaashano.dagaal . Tusaale waxa.kuu.ah.kaa.dhamaaday.awdalna.waa.indhaha.somaliland.ma markaynu.guuulaysanayno.ayaad.sidan.uhadlaysaa

  • @aadanfarax4504
    @aadanfarax4504 5 місяців тому

    😊lagab you are minority 😂 samoran ha xiiqiin hawiya kishka galay jabuti u guur ! Balad xasiid. Meher la ku gu xidhaan😅😅 Viva Repubic of Somaliland❤❤

    • @abdikadirabdi7427
      @abdikadirabdi7427 5 місяців тому +1

      Beentii wey soo dhamatay.oromow

    • @yarka4574
      @yarka4574 5 місяців тому

      Samaroon dhulkooda iyo danahooda ayaga ayaa leh. Isaaq iyo Hawiye kumaxidhna. 😎

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l 5 місяців тому

    Waar SOMALILAND adaa ku noole kuguma noola viva Somaliland guuuuuul waad iska hadashay daba dhilif

    • @halimodhinbil5362
      @halimodhinbil5362 5 місяців тому +1

      qudhmis ada kunool awdal iyo. Gadabuuris will remove you

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 5 місяців тому +1

      Jabhad SNM waa la wasay

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 5 місяців тому +1

      ​@@halimodhinbil5362kuwani wa kuwa futada dhiibto ee la cunaa

  • @IbrahimAbdi-mt2mr
    @IbrahimAbdi-mt2mr 5 місяців тому

    Saco halka ay dabadu kaga taalo ayaad somaliland kaga taalaa xageed tagi naftaada runta u sheeg dadka awadal degani runta iyo halka dani ugu jirto way ogyihiin haddii dagaal dhaco ku dhibaatadu soo gaadhaysaa waa iyaga adiga maaha

  • @aadanfarax4504
    @aadanfarax4504 5 місяців тому

    Muse 4 sanno dambe inta samaron la xasuqayo😂😂

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 5 місяців тому

    Xagee ayaad kuwadaa dadka marka hore ma dhulka ayaad jeedan oo bad weynta hindiya ayaad geyn beer awdal mise badweynt Atlantic,ayaad geyn.