Deeq Darajo oo Dood Kulul u qabtay Abti Liibaan iyo Ayuub Kaarlo arinta hablaha Morocco

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • Deeq Darajo oo Dood Kulul u qabtay Abti Liibaan iyo Ayuub Kaarlo arinta hablaha Morocco
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 716

  • @HaawoWarsame-e5c
    @HaawoWarsame-e5c 8 місяців тому +53

    Ayuba guuleyso waa kuwadan hadanahay gabdhaha Somalida 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕Abti Liban fasax tahay Maroco iyo mel kale aad byeeee Beyer Ayuba iyo kuwa lamidka ah naga badan 🎉🎉❤❤❤❤❤ och ❤❤

    • @ZankaAbdallah
      @ZankaAbdallah 8 місяців тому +1

      😊Aheeeey hada saa noo fahanteeeN wanila joogayna xaliimoyino 😊lkn an wada shaqeyno ..nala dagaalama o gooni no ogaadda😊🎉😊we love our xaliimoyin😊❤

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 8 місяців тому

      Adigu dhilo bad thye hablah somaliyed way uraan wana qadhmuun afka ma cadeydan jidhka ma maydhaan?

    • @ZankaAbdallah
      @ZankaAbdallah 8 місяців тому

      😘👍aheey sas waye sharfey. Hawalwalin faraxii nii orginalka bila hogaan kuwaas wala nagu soo qaaday 💋❤️

  • @najib7935
    @najib7935 8 місяців тому +12

    Gabdhaha somaliyeed waa gabdhaha aduunka ugu fiican uguna qurux iyo dhaqan wanaagsan, anigana gabadh somaaliyed mooyee gabadh kale maguursanaayo hadii xitaa la waayo gabadh somaliyeed,
    Gabdhaha somaliyeed
    Waa boqortooyo, gabdho u dhigmo dunida kuma noola .
    Allah ha inoo ilaasho gabdhaheena somaliyeed❤❤❤❤

    • @mulkiosman794
      @mulkiosman794 8 місяців тому +1

      Thank you I’m a Somali girl

    • @Abdi537
      @Abdi537 8 місяців тому

      Mahad sanid Caqil somaliyed

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 8 місяців тому +20

    Ayuub mansha Allah Alle haku Karaameyo adun iyo aaqiraba Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 8 місяців тому +1

      Dumarka somaliyed Ina la gowraca waaaye

  • @ikranabdullahi5536
    @ikranabdullahi5536 8 місяців тому +17

    Ayuub legend waaye❤ hore usoco Ayub Waad saxantahay abti Liiban dooda waalagaga saxanyahaay

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 8 місяців тому +3

    Wow! Ayab Carlo our herro big respect Hadan nahay haweenka Somaliyed thank you ❤❤

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 8 місяців тому +14

    Asc Mashaallaah ayuub kaarlo il xun kuma aragto amiin amiin ❤❤❤

  • @Kingzayon112
    @Kingzayon112 8 місяців тому +23

    Viva Ayub Karlo waa ku wadana hadan nahay gabdhaha somaliyed❤❤❤❤

    • @AbdiwaliAhmed-y9j
      @AbdiwaliAhmed-y9j 8 місяців тому

      Adiga gabdhaha somaliyeed maaka mid tahay🤔🤷🏽‍♂️

  • @sahramohamed3260
    @sahramohamed3260 8 місяців тому +2

    SAy maasha. Allh. Ayuub. Kaarlo kal & laab meel bad saartey wlhi pro tnx. 😇🌟🌟🌟🌟🌟💫💫🔥🔥🔥🔥🙏👌

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 8 місяців тому +11

    😂😂😂😂 liiban caqliigiisu waa faaruq ayuub mansh Allaah 100 kiiba boqol waa nin raga❤❤❤❤❤

  • @nabihaqalanjo6284
    @nabihaqalanjo6284 8 місяців тому +4

    masha allah ayuub kaarlo waa nin dhaqanleh weeye ruun bad sheegtay kan qof aad la doodo maha wayo waa nin ku fashilmay guurka

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 8 місяців тому +2

    Ayub caqli miran weye masha alah bal duqan eega bal wax caqli ah malahan 😂😂💚🤍❤️💯☝️

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 місяців тому +19

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @abdifitahahmed9662
    @abdifitahahmed9662 8 місяців тому +2

    Morocco 🇲🇦 waxa usocda waa intii nolosha kafashilantay caloolkuuskaan o kale o gabdhihi neceen Aya socoda gabdhaha sharafta bdn e soomaaliyeed cid kaqiimo bdn dunida masaarna 🥰

  • @apdi-hkim123
    @apdi-hkim123 8 місяців тому +5

    viva hablaha soomaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙

  • @DeeqaMaxamud-t5b
    @DeeqaMaxamud-t5b 8 місяців тому +9

    Ayuub wa nin Aqli badan masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @sahrohusendhiblawe6232
    @sahrohusendhiblawe6232 8 місяців тому +12

    Mashaaa allaah ayuuub allaah ku barkeeyo waa sax gabdhaha iyo wiilasha ajnabiga guursado waa dhidhiman yihiin maskaxdoodu ma fadhido caadi maahan ayuuub guuleeyso qof aaan kugu dhaqan iyo diin ama kaljar aheey maxaa ii geeynaaa aniguuu wiil soomaali ah u jeedo ajaanib waa maangaab nimo ayuuub ❤❤❤❤

  • @CabdiXasan12-ti1lw
    @CabdiXasan12-ti1lw 8 місяців тому +3

    Anigo ah wii somalia 🇸🇴 ah dhalen aabe somalia ah hooyo somalia 🇸🇴 ah anigo ah aabe somaliyed ma donayo gabar an ahen somalia 🇸🇴 oo wlh plh tlh ah ❤

  • @shukri1395
    @shukri1395 8 місяців тому +7

    Good job Ayub! Respect your sister ❤❤

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 8 місяців тому +1

    ayuub kaarlo waa shaadir uhiiliyey hooyadi walladhi gabadhiisa xaaskiisa wada somaliyeed masha allaah liibaan duufle warkiisa xira wasaqdiisana iska fageeya

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 8 місяців тому +1

    Dumarka somaliyeed are number one. Aqoon, diin, dhaqan wanaag, asturnaan. Masha Allah

    • @ahmedjama-r1g
      @ahmedjama-r1g 8 місяців тому +1

      kkk waxaas ma jiraan yaa u bahan xalimo calool kuus, sowdinka tiktok nasaha iyo futada ruxaya ee dhaqankii ka tagay ee wada qawan hhhh

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 8 місяців тому +7

    Abti Libaan culeyskisa morroco hanaga aado yaaqey

    • @AbdiwaliAhmed-y9j
      @AbdiwaliAhmed-y9j 8 місяців тому

      Gabdha soomaliyeed ayaan wadana raha soomaliyeed hada nahay don guuleso soomali Queen wax dhamo lawaa❤❤ liiban waa qooqanyahay naag halagu daro

  • @zuhraelmi2708
    @zuhraelmi2708 8 місяців тому +3

    Viva ayuub nin ragg rayigiisa ayuu ka Hadley😍😍😍😍😍😍

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 8 місяців тому +6

    Sir iyo caad maxa helay maanta waa khamiuse ❤teamkaygiiii

    • @arday661
      @arday661 8 місяців тому

      Waar dhila dhashayi xogmaal media

  • @sahrohusendhiblawe6232
    @sahrohusendhiblawe6232 8 місяців тому +8

    Saxiiiix waaye ayuuub fakaada caano lagu qabay ayuuub❤

  • @Ahmed-ig4qt
    @Ahmed-ig4qt 8 місяців тому +2

    Gabar somli ah oo hoyadey af garniyso aya raba aa Morocco 🇲🇦 ajanabi marabo aa allow adan kamagan galay

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 8 місяців тому +2

    Abti liibaan waa jin waa caadi alla odayaal badan ayuu walaye ninkan waa MJ xaga kale idin Rogaye odayaal UK 🇬🇧 London qolo ku xiraa Abti liibaan ayaa banaanka u soo saaraye liibaan thanks brother👍

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 8 місяців тому +2

    shimbir shimbirteeda laduushaa laduula tiina ❤️🇸🇴❤️

    • @Qurxi
      @Qurxi 8 місяців тому

      Sax.

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 8 місяців тому +4

    Ilaahi gabar soomaliyed walaal igaga dhigay baa mahad leh 😊🎉❤

  • @SaladMohamed-p5h
    @SaladMohamed-p5h 8 місяців тому +2

    Rag sxba o shekeysanaya ayan dawadey qolakale ayay kawali rabaan 😢dadka run run Aminssan Wa ayuub group inta xanaqssana Wa libaan guuleysta😊

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 8 місяців тому +1

    Abti liibaan waa kuwadanaa legend wlhi waa comedian khatar ah legend 😂😂

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 8 місяців тому +1

    Gabdhaheenu waa dheeman❤❤❤❤

  • @zeinabahmed3221
    @zeinabahmed3221 8 місяців тому +13

    Merci carlo from djibouti 🇩🇯 🙏 ❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 8 місяців тому +1

    Ayuub aboowe allaha noo kaa dhaafo adiga iyo yaasiin halyaay iyo wiilal kala oo somaliyeed oo na garab taagan insha Allah mustaqbal wanaagsanna Allah ku siiyo cimri dheeri iyo cibaado suuban ayaan Allah kaga baryaa

  • @hasaan6627
    @hasaan6627 8 місяців тому +3

    Mashalah ayuub waa ku raacsanahay gabdhahayga somali waa xuurilceyn lama helikaro ❤❤

  • @sahramohamed3260
    @sahramohamed3260 8 місяців тому

    Waa barnamish fcn wan idinsalamey 3 diinaba. Deeq darajo pro tnx 😇🙏🔥

  • @axmednuurdaahir1369
    @axmednuurdaahir1369 8 місяців тому +3

    Don kaarlo waa guuleyso sxb gabdhaha naga kama kaftano

  • @iqlaasomar436
    @iqlaasomar436 8 місяців тому +1

    Awalba doon kaarlo iyo abti waslad isku garaad ma ahayn legend ayuub kaarlo nin meel dheer wax ka egay

  • @salmanmahad5947
    @salmanmahad5947 8 місяців тому +2

    mansha alaah ayuub waawiilsoomaaliyeed oosharafleh baarakalaah

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 8 місяців тому +4

    Abti libaan wajiisa fiiriya daacad kama ahan warkan 😂😂😂😂😂Viv don🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 8 місяців тому +2

    Thanks ayuub wa imatasha guuleyso👑

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 8 місяців тому

    Liiban orado biyo cab soomaaliyad bad wax u qaban weeydry ma marokan mad wax katareysa 🇸🇴🇸🇴❤️❤️👍

  • @nasroipraahin9509
    @nasroipraahin9509 8 місяців тому +6

    Ayuub sharaf iyo karamo waan kaa qabna hadaan dumarland❤❤

    • @anisajama6933
      @anisajama6933 8 місяців тому

      Ayuub sharaf iyo karamo waan kaa qabna hadaan dumarland🥰🥰❤️❤️🥰❤️

    • @MaxamedMaame-zu4dl
      @MaxamedMaame-zu4dl 8 місяців тому

      ​@@anisajama6933 dumarland wax la dhaha ma jirto morokoland ba jirta ee xalimo is dajiya 😂😂

    • @MaxamedMaame-zu4dl
      @MaxamedMaame-zu4dl 8 місяців тому

      ​@@anisajama6933abti lipan wa wayo arag team morokoland kabtan bu u yahay 😂😂

    • @anisajama6933
      @anisajama6933 8 місяців тому

      @@MaxamedMaame-zu4dl lol east or west we’re always queens🥰❤️😂

    • @MaxamedMaame-zu4dl
      @MaxamedMaame-zu4dl 8 місяців тому

      ​@@anisajama6933 wn ognahay gabdhahayagi inad tihin lkn anagupa wilashini bn nehe nala sa ira wlhi moroko nafba noo geysay😂😂

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 8 місяців тому +1

    Ayuub Karlo legend waa ku wadanaa😊😊😊😊😊😊🎉❤❤

  • @inaabdullaahi7009
    @inaabdullaahi7009 8 місяців тому

    Abti laban adiga naagba kuma qaadi kartee horta jiim aad oo misaanka iska soo dhin Adana dhibane amaan nasii.
    Ayuub karlo nolow walalkay ina nololi jirto ,,❤️❤️❤️

  • @MayaClass
    @MayaClass 8 місяців тому

    Ayuub legend allah ku sharfo❤🎉

  • @khadarrageee5227
    @khadarrageee5227 8 місяців тому

    Masha alaha ayub karlo wn kugu tagersanahay we love somali girls ❤❤

  • @hindamawliidcumar1372
    @hindamawliidcumar1372 8 місяців тому +1

    Ayuub legend waaye❤❤ hore u soco

  • @falisa576
    @falisa576 8 місяців тому +2

    100/100 wa saxiix gabdhaha somaliyed e ajaanibta guursada wa
    Gabdho guurku ka raagay amase
    Fududaaday markodi hore.wiilaahana
    Wa kuwo jiran ama cuqdadaysan
    Sida liibaan.waana sax sida u sheegay
    Ayuub xaqiiqda iyo runta lama leexdo

  • @shukriabdirahmaan6066
    @shukriabdirahmaan6066 8 місяців тому +1

    Ayuub kaarlo magacaa ha ijiro Ina adeer guulayso waan ku wataa

  • @maxamedahmedshiil9701
    @maxamedahmedshiil9701 8 місяців тому +3

    Hablo geesi Dili kara hablo geela Dhicin Kara hablo Garta madal ka Naqi kara Uurkana kawada Gob ah Geeskeena mooyee Gayi kale Ma joogaan

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 8 місяців тому

    Gabdhaha somalida wexee ixtiraam buuxo siiyan ajnabiga
    Gabdhaha ajnabigana wexee ixtiraam buuxo siiyan wilasha somalida , aniga asxabteyda ayaa qabo gandho morokan waa gabdho aad u ixtiraamo xajigeeda marka aniga mid wa ku raacsanahay gabdhaha morakan iyo xalimooyinka wa masha allah laakin farxiyooyinka iska ilaaliya wa dhib iyo qaxar ee aan lala noolan karin

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 8 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @FarxiyaaaMohamed
    @FarxiyaaaMohamed 8 місяців тому +1

    Ayub waa nin ilahay caqli siiyay Niman bdn Taas lama siin🙏☺️

  • @MohamedMohamed-eb6nt
    @MohamedMohamed-eb6nt 8 місяців тому +3

    Wlhi liban dhuusaye waad ogtahay 2020 guri aad dagan tahay alabta waxa ku dhigen gabdho somali kirada waxa ka bixin jiray waa gabdho somaliyed inta aad amalina iyo muna key aad lacag ka qabtid waad ogtahay gabdhaha kalana tiro malahan marka maanta dadka ugu so horeyo oo cayo inad noqoto ma aheen

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 8 місяців тому

    Good ayub masha allaaah❤❤❤❤❤

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 8 місяців тому +4

    Naag iyo nin desperate ah ayaa guursada ajaanib I agree ayuub 100%

  • @WerisIsman
    @WerisIsman 8 місяців тому +1

    Alla abti Libaan doqan waaye

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569 8 місяців тому

    Gabadh somaliyed oo malintan gajodo iyo malintan dharganahayba igarab tagan miyaan ku doorsan karaa mid malinta shilinka waydo midkala gacanta iska qabsanaysa
    Ilove you hablaha somaliyeed

  • @rabi-tabakalto
    @rabi-tabakalto 8 місяців тому +8

    😂😂😂😂😂😂 oya guys somali waxey tiraahda wax la yaqaano guurso si wax layaqaano kugu dhasho allow ilmaheyga abti la’aan hadhigin waa wiilka marka kaliya oo uu hiila kaga bahan yahay abti liiban ilmahaga u hiili ❤❤❤

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 8 місяців тому +5

    Abti Liibaan, gar iyo gardarro waa wataa ani 😅😅 Ruwaayadaha kuso noqo bro, waaku xiisnay wlhi

  • @CaliMusee
    @CaliMusee 8 місяців тому

    kabtan abti liibaan naag lala xaragooduu rabaaye haku daalin bro

  • @fathiaali-yx8xn
    @fathiaali-yx8xn 8 місяців тому +1

    Subhannallaah Moroccan bath ku yee allah Yahdiik abti libaan sinji waa ma guuran hablaha soomaaliyeed waa hablo qiima badan allah ha xifdiyo

    • @MaxamedMaame-zu4dl
      @MaxamedMaame-zu4dl 8 місяців тому

      Lkn waa qaali morokodi ka qrux da badneyd baaba ka jaban viva marokoland

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 8 місяців тому +1

    abti liibaan waa daacad kkkkkkk,but waa kaftan badan yahay
    i like him kkkkkkayuub caalo waa ciyaal suuq

  • @saidmoumin3657
    @saidmoumin3657 8 місяців тому

    Saac baarwaqo jooka aniga Seattle Washington yaan jooga waar kani wallahi inyar aqli maalihin somalied yaan raaba anigu

  • @SakariyeZaki-x7l
    @SakariyeZaki-x7l 8 місяців тому

    Sax weye ayuub wakuguracsanahay Mashallah❤❤❤❤❤lichen

  • @sahraabdi3975
    @sahraabdi3975 8 місяців тому

    Ayub karlo wanko wadana wllo ad eyo ad ayad umahad santaxay gabdaha somaleyed hata hudu ninka kakensado way uqabeyni hata lugaha ayy udaqi wa hadu ninka ficanyaxay mahadsanid abuwe ❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @macruffofficials5933
    @macruffofficials5933 8 місяців тому

    Somali girls are the best ❤❤

  • @shukrisharif145
    @shukrisharif145 8 місяців тому +2

    Etopia baddena bey rabta iney qadato nimanka Somalia qaarkoodna in loo qubeeyo ee rabaan yaab waaye walaahi kaaf iyo kala dheeri waaye runtii Ilaahow ceebteena astus.

    • @shukrisharif145
      @shukrisharif145 8 місяців тому

      Baacaan abtiliibaan la dhahooyo waxuu umaleyaa in uu gabdhaha somalia caaynoyo lakiin ma oga inuu waalidkiisa u caaynoyo.

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 8 місяців тому +1

    Dumarka somaliyed hadan arko wana gowracaya waalhi Morocco 🇲🇦 hablahooda waynu guursan

  • @ayuushdaymoddiamond9218
    @ayuushdaymoddiamond9218 8 місяців тому +1

    Viva ayuub karlo wan kuwadanaa ❤❤❤❤

  • @maxxeyyy
    @maxxeyyy 8 місяців тому

    Abti Liibaan is "National Treasure"

  • @laylaali9203
    @laylaali9203 8 місяців тому +1

    You are right everything ayub karlo wll ❤

  • @MaymuunJayte
    @MaymuunJayte 8 місяців тому

    Masha allhaal ayuub❤❤❤❤❤❤🎉

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 8 місяців тому +3

    These two are hilarious 😂😂😂

  • @zmuse1188
    @zmuse1188 8 місяців тому

    Ayub❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sax waaye all u said 1000000000000%

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 8 місяців тому

    .xogmaal media 900k 🎉🎉🎉

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 8 місяців тому +2

    waxaan taager sanahay Ayuub karlo gabdhaha Soomaliyed gabar kaka raliyeysa adunka ma jirto ayaa aminsanahay

  • @XafsBilan
    @XafsBilan 8 місяців тому +2

    Abti libaan kuma nacno inaga kujecel ❤

  • @Arafodore
    @Arafodore 8 місяців тому +1

    Omg Ayub Karlo and Abti liban is hilarious 🤣🤣🤣🥰

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 8 місяців тому +2

    Raga somaliyed horay waxey u burburiyeen dalki waxey kaloo inoo sameeyeen calamo kala duwan waxey inoo qeybiyeeen gobol gobol mid baa laaluush qaataa mid baaa dalka qarxiya mid baa gabdhaha kufsada mid baa hooyada ilmaha ku dayaca mid baa caasiya oo waalidkii dayacay kuwaa qaniis noqday rag intaa so sameeyay iney mantana gabdhaha somaliyed ka tagaan ooy naago ajnabiya u ordaan waa wax laga filan karo hal mid baaa u hartay waana diinta iney ka baxaan allow alle dumarka somaliyed hadaa nahay rag naguma dhicine kuwaan hadey baxaayaan xataa duco ugu dara

  • @RaxmaxasanismacilIsmacil-ij8oh
    @RaxmaxasanismacilIsmacil-ij8oh 8 місяців тому

    Mash ayuub shugran masha allah alle ka ku sharfo

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 8 місяців тому

    Morocco raba ina gursado waxad mooda guurkaba inuu bixiyo guurka waa qoraal gabar somali guursata wa qoraal mid ajnabi gursata waa qoraal geeridana waa qoraal alla xukmiya waxii kasoharana waa sheeko miyaanu shekesana anagona isladoodin 🤘🤘

  • @fathiaali-yx8xn
    @fathiaali-yx8xn 8 місяців тому

    Kaarlo allah ha ku barakeeyo haberyar

  • @mrguled991
    @mrguled991 8 місяців тому +1

    Abti Liban keep going 💪🏾

  • @Qurxi
    @Qurxi 8 місяців тому

    Canada naagaha Soomaaliyeed ajanabi beey ilmaha lahoos galaan markeey raga Soomaaliyeed kala tagaan. Carab, Jamaican ilmo lala hoos galay anaa indha heega ku arkay..... guur waa markaa Soomaaliya ku laabto oo kaliya.

  • @Abwaan-Halgan.
    @Abwaan-Halgan. 8 місяців тому +1

    Viva Ayuub kaarlo ❤❤🎉🎉🎉🎉 guuleyso🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ubahwarfa7100
    @ubahwarfa7100 8 місяців тому

    Runtaa ayub guulayso
    Somali asal ah masha allaah tabarakalaa

  • @warisali2391
    @warisali2391 8 місяців тому +1

    😅😅😅😅😅😅 waa sax ayuub

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 8 місяців тому +1

    Gabdhoo fadhi manoyalo hadi ba wilasheeni soomaliyed ee an ku faneyney morroco ka baxeen. Inte aadna wax an Somali aheyn ma naqano Allow ada noo maqan 😢

  • @zaaraahmed3468
    @zaaraahmed3468 8 місяців тому

    Dooda waxa wata ilaa imika ayuub kaarlo guulayso

  • @ridwaanccali2501
    @ridwaanccali2501 8 місяців тому

    Xaqiiq weyea ayuub kaarlo mazha alah

  • @ifrahali5667
    @ifrahali5667 8 місяців тому

    Abti liiban isagoo dhar xiran ayaan la fiiri karin imagine isagoo dharka dhigtay oo musqusha kuu dhextaagan subxanallah🙈🙈🙈

  • @sakarianoor883
    @sakarianoor883 8 місяців тому

    Abti liibaan aan sax ah 100%

  • @WerisIsman
    @WerisIsman 8 місяців тому

    Wale sas abad laan dheernimo

  • @sucadabdi8516
    @sucadabdi8516 8 місяців тому

    Ayuub wa geesi wale❤❤❤❤❤

  • @anisogabo7553
    @anisogabo7553 8 місяців тому

    Masha Allah aniga kugu tagersan ilma abti la,aan inte lgeyna dhashena ayad fogaynesan

  • @fatimaomar3067
    @fatimaomar3067 8 місяців тому +44

    Imagine if they send abti liban back. 😂😂

    • @MohamedTuuraaye-cl5oy
      @MohamedTuuraaye-cl5oy 8 місяців тому +2

      If they do, he will realize who is he and whe he is original comes from.

    • @abdullahiderow114
      @abdullahiderow114 8 місяців тому

      What if you stop imagining?

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 8 місяців тому

      Kan waa Lanacay

    • @fatimaomar3067
      @fatimaomar3067 8 місяців тому +1

      @abdullahiderow114 oww I touched a nerve. All my brothers are sensitive about this subject. I pray Abti liban finds his person we all deserve happiness. But imagine he talks the talk and nothing comes out of it.

    • @abdullahiderow114
      @abdullahiderow114 8 місяців тому

      ​@@fatimaomar3067 my dear you're still imagining 🙄

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 8 місяців тому

    Abti liiban Bila caqli waxay gabadhaadi kaaga tagtay ayaad qabta ka dhamow hablaha somaliyed cid na garta ma jirte❤😊

  • @ilhan687
    @ilhan687 8 місяців тому

    Ayuub 100% guulayso

  • @sahrohusendhiblawe6232
    @sahrohusendhiblawe6232 8 місяців тому

    Saxiiiix waaye allaah Mashaaa ayuu