Ethiopia oo wajahaysa Culeysyo Gudaha iyo dibadda ah xilli dagaalo ay ka soo cusboonaadeen G/dalkaas

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 45

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 8 місяців тому +5

    Qaranka inagaa ka seexanay ilmaderayaal gobolkii ragu waa diyaar from burco

    • @drgarad
      @drgarad 8 місяців тому

      Hurdada ka kaca bal waaayahy e, Cmaalik M. Coldoon Xoreyntiisa ka bilaaba qolada afduubate inaa xabsiga ugu daadataan.

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 8 місяців тому +4

    Alaha jabiyo itoobiya iyo tuugada u adeegtaba

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 8 місяців тому

    Amxaarada wa in ay qabsataa adds Ababa se ay u Afgembiyan Abi Ahmed🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😮😮😮😮

  • @hachidirir1890
    @hachidirir1890 8 місяців тому +1

    Somaaliya waa in ka aargoosato itobiyadii burburineyse sanado badan dalka iyo dadka somaaliyeed.

  • @ETHIONEWS-i6f
    @ETHIONEWS-i6f 8 місяців тому +1

    we fanos love ethiopia

  • @abdullahmahad8885
    @abdullahmahad8885 8 місяців тому +1

    لازم نجلدهم و نسترجع أوغادين هاي فرصة

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي 8 місяців тому

      متى تتحرر جقجقة فرصها كثيرا لو حد يستفيد حرية ما لها ثمن

  • @Said-Gabane
    @Said-Gabane 8 місяців тому +1

    Halkaa kagahaya karbaashka

  • @husseinkosar6367
    @husseinkosar6367 8 місяців тому

    ilahey waa xaqsore

  • @Somfox1
    @Somfox1 8 місяців тому +1

    Hadalka Dhaafa oo Joojiya Jaadka iyo Diyaarada Xabashida..Somali oo dhan baa Xanaaqsan...Meeday Dowladeenii Somaliyeed Mar Hadii Oromo iyo Amxaaro badeenii kusoo Duushay!!!!!

  • @abdullahiabdille-r2f
    @abdullahiabdille-r2f 8 місяців тому

    madaxweyne give the order!

  • @LoukaAli-cc4dk
    @LoukaAli-cc4dk 8 місяців тому

    Guuul iyo gobanimo

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 8 місяців тому +1

    Waa in lauska qabtaa kalihii taliga cabtoyga wayn ee aabi axmed ah shacabka Ethiopia dhibaato wayn ayku jiraan waxa uu hada somalida ku hayana maba oga shacabku oo wariye madax banaan iyo iyo idaacada xor ah malaha wax yar oo uu ugu talo galo in uu shacabka ogaysiiyo kaliyah ay maqlaan😮😮😮😮😮

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 8 місяців тому +2

    Badeena waa lama taabtaan soomaali guul

  • @malaboa591
    @malaboa591 8 місяців тому

    Ethiopia Allaha isku diro dhexdooda yaa Rabi Inshaa Allaah

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 8 місяців тому +1

    😅😅😅 radio muqdisho fadlan difaaca dal oo maalin walbo buun buuniya jbhadaha ka jiro itobia kuna tilmaama xaq u dirie iyo cadaalad raadin in ey yihiin

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 8 місяців тому +2

    Hadaad shaqo qaran oo wadani ah haysaan

  • @cabdulqaadirahmed2565
    @cabdulqaadirahmed2565 8 місяців тому +2

    Tv Alqabyaalah uu Lahaa 😂 Ma Waxay Ka Mareysaa Etoobiya is dagaashay War Heedhe Hawiye iyo Daarood nooga Sheekee Somalia heshiis ah iyo Dunida La Heshiis ah hada maxay mareysaa Etoobiya ayan Weerarayaa ciidamada badbaado Hawiye u Dir Etoobiya

  • @demsashtemesgen4439
    @demsashtemesgen4439 8 місяців тому

    Somaliland has effectively managed its borders and operated autonomously for over 30 years, conducting more than four successful democratic elections and establishing bilateral agreements with various nations. It raises a valid question as to why the President wishes to integrate Somaliland into the struggling state of Mogadishu. Somaliland boasts a more stable economy and robust political structures, making a case for its independent trajectory. It is crucial to engage in a dialogue that respects Somaliland's achievements and acknowledges its unique position.

  • @hassanabdille8277
    @hassanabdille8277 8 місяців тому

    Mayo

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 8 місяців тому

    itobiya masibo inta hesata ku filan dagalka iyo kaxa iyo bahida babah kajira dagalka daxdoda yey noso raarin waxey rabta iney isku badbadiso somaliya ey dahdo bad aya inin kenaye e midoba itobiya unukane waxa lenhay war wa ngu so lug goden bad naga heli mesan somali mataqanan walahi ❤somaliya hanolato ha midowdo haisracdo ❤

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 8 місяців тому +1

    Somaliland even tried to divide china 🇨🇳 dealing with Chinese island of Taiwan. Why Ethiopia acting like non recognised state actors Taiwan and Somaliland ?

  • @maliunabdiahmed9766
    @maliunabdiahmed9766 8 місяців тому

    😭👍

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 8 місяців тому

    Dalshisheeye intaad nagu dhaga barjeenaysaan jabkooda ee waxaad ka warantaan xooga dalkeen sameeya meelo laga qoro ciidamo qaran

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 8 місяців тому +1

    😅😅😅 qaniinyo qaniinya ka fujin karta ee buun buuniya OLNF TIKREEY. ORAMO IYO KUWA AMXAARADA. ITOBIYA 35 AYADA KA DAMBEYSAY BURBU4KA SOMAILYA ALSHABAABUL SHEYDAN HARGEYSA BAANA FULINEYSAY HOWSHAAS EE DAHABSHIIL HALA XIRO

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 8 місяців тому +1

    Somalia, eritria iyo jabuuti ayaad katagtay oo ay rabto in ay dhulbadeed kamaroorsato

  • @hachidirir1890
    @hachidirir1890 8 місяців тому

    1) waa in lamideeyo dalka. (2) waa in laxoojiyo qalabayn qoris ciidanka somaaliyeed. (3) waa in jabhadihii somaali galbeed lkiciiyaa oo laxooreyaa galbeed.(4) waa in laxakameeya maamul goboleedada xiriirka debeda laga joojiyaa.

  • @cabdulqaadirahmed2565
    @cabdulqaadirahmed2565 8 місяців тому

    Kkkkkkkk TV Alqabyaala Tigree Miyuu Taageereyaa Gabre Haloogu Waco si uu Villa somalia Calanka Etoobiya ooga Taago Markale Wadankana U Maamulo

  • @Naasir6317
    @Naasir6317 8 місяців тому +1

    Ethopia dagaalo adag ayay ku jirtaa
    Sidaa darted somaalia kama dhib yara
    Waxana qabaa inaan isaga filan nahay

  • @aygyoutube
    @aygyoutube 8 місяців тому

    FAQASH QAC baa ka yeedhay.😂😂 FAQASH been kama Xishooto😮

  • @khadarsalehsaleh5323
    @khadarsalehsaleh5323 8 місяців тому

    Hhhh waa qeyb dagaalka kamid ah ishaacadka kuwada tukta, thanks

  • @Heimatar
    @Heimatar 8 місяців тому

    taas horaa u ogeen ee madax weene xasan shiikh ciidanka ha fasaxo Dds macwiisley haka awaawulo Awadal state haku dhawaaqo caawinaad hubna ha weedisto dooladaha na xiiseeyo

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 8 місяців тому

    War. Umadaa beenta kadaaa. Waxad ka xun tihiin somaliland horumarkeeda

  • @abdi7932
    @abdi7932 8 місяців тому +2

    horta somalia dhimatay ee la is cunayo, ee musuq maasuq badan way dhaantaa ethopia , xaqiiqda aan isku sheegno eber baan nahay, diyaarada ethopia airline ayaa inaga dhaqaale badan markaan eegay wan naxay sidaan u baabanay, meesha waxba kuma hayno aan hadal ahyn xaqiiqdii

    • @bighearted4374
      @bighearted4374 8 місяців тому

      😂ethiopian airlines shirkado European aa leh magaca le ethiopian ah percentage kuleyihin ogow Boeing wye sas ula soco ethiopia 33 million iska bixin waysay wa bankruptcy hadeer

    • @abdi7932
      @abdi7932 8 місяців тому

      @@bighearted4374 100% dawlada Ethiopia ayaa iska leh, Ethiopian airlines ,

    • @bashiyare4582
      @bashiyare4582 8 місяців тому

      ​@@abdi7932sxp haday inaga dhaqaale badan yihin nama tuugsan lahyn dad koodi somaliyo dhan bey tuugsi u taagan yihin meel walbo ethiopian ka somaliya waxay u yaqaanan dhulki fursadaha sida an America u jecel nahy ayey somalia u jecel yihin iney ku nooladan day maha lagu leyahy na so bar

  • @haboon180
    @haboon180 8 місяців тому +1

    Somalia wax danbe oo ahmiyad strategic ah ma laha umana qalantano. Ethiopia maanta waa red sea power. Somaliland cadawgeedu waa somalia.

  • @Koorre
    @Koorre 8 місяців тому

    Abi axmed hadalkisu waa cadyahay oo isagu dagal ayuu raba inuu bada ku qaato qawanin calamiyana waxba kama galin warkisu wuu cadyahay lakinse ninka aan warkisu cadayn waa la arka ee kolba meel isku qaadaya waa xasan jileec. Kolba shir ku carar kolba warqad qor waxasi waxba kuma tarayse ciidanka ethopia saar safiirka baaci meesha lasheegayo ciidan 5000 ah gee

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 8 місяців тому

    Kkkkkk Ma idinla tahay haday in sheekaadaasi maamulka xamar lagu dhex ilaaliyo inay nafis u kordhin kkkk Somaliland ka samra walahi banay wax danbe idinku darsanan doonin idinkuna sidaas ayaa isu haysan doontaa xitaa 30 sano danbe because ma lihidin caqliga binu adamka ee wax kala wada waxa idinku jira mid kan xayawaanka ka hooseeya hab fikirka

  • @Familyguy250
    @Familyguy250 8 місяців тому

    Beenaalaa tuug tuug dhalaayiiiiii beenaalaa stop been beentaa iskaa daa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂