QAYBTA 2-AAD XILBAANU KUU DHIIBNEE MAXAAD NOO XADIWAYDEY??!!!!!!KKKKKKKK

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 чер 2020
  • 🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
    ★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
    ★★www.sooraanjawaan.com★★
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 260

  • @nuxurofficial88
    @nuxurofficial88 4 роки тому +160

    ❤WAXKASTOO MACAAN QURAANKENA AYAA KAMACAAN❤
    like iyo subscribe ta sharaf korkaga ha ahaate

    • @mustafeahmed7171
      @mustafeahmed7171 4 роки тому +2

      Wllo ALLE ka baq like io subscribe ha ku raadsan quraanka

    • @fadxiaxmed391
      @fadxiaxmed391 4 роки тому

      Waad walan tahay sidaan u malaynayo waayo waxad is bar bar dhigaysaa kalamkii illahay iyo hadal yar oo bini aadam izku geegeyey

    • @tiibemahamed55
      @tiibemahamed55 4 роки тому +1

      Waaa sax majiraaan wax ka macaaan quraaanka

    • @abdisalamali6573
      @abdisalamali6573 3 роки тому

      xaqiiq weye

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 4 роки тому +46

    Soran iyo jawan inta taagerta like👍

  • @amalhirsi5263
    @amalhirsi5263 4 роки тому +33

    😂😂😂😂reer Somaliland funny walahi best comedians👏👏 love from Dirie Dawa Ethiopia 💕💕

  • @hehehehe7104
    @hehehehe7104 4 роки тому +26

    Sooraan waan ku salaamayaa, Waxaan aad u jeclaan laheyn inaa noogu timaado Muqdisho haduu alle idmo adi iyo Jawaan, waa Codsi ka yimi taageerahaaga.
    Mahadsanidiin!

    • @sarardawa1409
      @sarardawa1409 3 роки тому +2

      war liin taag uma hayo sxb ha ka waalin

  • @kenadidilmiilmi5584
    @kenadidilmiilmi5584 4 роки тому +10

    Hahahaa soraan marka u haraYsu ninka baskolada lagu hayo u imanayoH su u u Hakadan ka YabaY😂
    Cimri dheer io cibada suban OdaY soraan iyo jawaan io dhaman jilaYashaH❤💪

  • @daariqmaxamed8990
    @daariqmaxamed8990 4 роки тому +4

    Waalaga format gareenaya inaya ku qoso shay is muujiya liket

  • @TK-fe2me
    @TK-fe2me 4 роки тому +23

    Wixii dagan ayaan dayac tiraa hhh oo tuug baan ahay.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 3 місяці тому +1

    😅😂😂 Sooraan Alloow kuu naxariiso

  • @saidabdullahi8356
    @saidabdullahi8356 4 роки тому +16

    Wixii beylahan baan bastiyaa 🤣

  • @mameehassan9644
    @mameehassan9644 4 роки тому +6

    I'm firom Oromia I love you so much
    Somaalee 💋💋

  • @cagawayne1512
    @cagawayne1512 4 роки тому +9

    Janagale oo Daacadnimo Taajir kunoqday Iyo Jawaan oo Xaarantii iyo Boobkii Xoolaha Umada Ku Halaagmay Qaybta Sedaxaad
    Inay Kadhigayan Baan Halkaa Kasii Garanayaa

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 4 роки тому

      Haa aniga xiitaa sidaas baan filayaa san san ka ka dareemay

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 4 роки тому +3

    Sooraan Wan Ku wataa ❤💙👌

  • @z012y
    @z012y 4 роки тому +6

    Qaybtii 3aad soo daaya 🤣 🤣

  • @maanali541
    @maanali541 3 роки тому +1

    Wlhy Daacad Uquslay Majirkaan kadhan Apdirahman heello macalin ❤

  • @sayidomar7516
    @sayidomar7516 4 роки тому

    Waa lagaa format garaynayaa kulhaa sooraan 😂😂😂😂 funy wllhi

  • @nintegayootalaabsaday4589
    @nintegayootalaabsaday4589 4 роки тому +15

    Sooraanoow indr Waan ku wataa ee lkn naga soo dheereyee muuqaalada ilaa 25 minutes ka dhiga

  • @caliabdiaziz7198
    @caliabdiaziz7198 4 роки тому

    Soran iyo jawan imika shaqadi idacada waregta ayad haysane halkiini hore kawada

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 4 роки тому +1

    Keep going sooraan iyo jawaan 😂😂👏👏👏

  • @mohamedyussuf9664
    @mohamedyussuf9664 4 роки тому +1

    War ruwayaadaan labada part ba wlh way iga gadanyihiin....odayaal iyo dhalinyaro uu qaranka somaliyeed iyo umada somaliyeedga ubaahanyahanyihiin ayaad tihiin. Wixi siyaasad ahna way dhamaan I.a guulaysta

  • @zuldandhakawe6801
    @zuldandhakawe6801 4 роки тому +7

    Aar Dhiigii Baan Xasuustay Kulahaa Sooraan 9:01 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdisamadcumar6587
    @abdisamadcumar6587 4 роки тому +2

    Ma jirkaanka dhan mar hore maanan ku odhan shaqo culusban haya hello inti tagerto like sare

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 4 роки тому +1

    Riwaayad qayb baa ka maqan .waxa ka maqan qaybtii wasiirka musuqmaasaqa oo nolol xun ku dambeeyay iyo caafimaad darro iyo balaayo iyo iyo wasiirka daacada ah oo nolol fiican gaadhay

  • @abwanhaybe2301
    @abwanhaybe2301 4 роки тому +2

    Inta sooraan taageerta like
    Iisaara plz

  • @the-qardhaas3213
    @the-qardhaas3213 4 роки тому +5

    De waa kan cas ee dadka ku jira de 🤣🤣🤣🤣

  • @calimohamoudofficialchanne5805
    @calimohamoudofficialchanne5805 4 роки тому +2

    Sooraan iyo jawaan rag xaqiiqda ka hadla

  • @bilaalabddi3201
    @bilaalabddi3201 4 роки тому +4

    Istaqfurullah,🤣hello inta saran dhiga ka shubaya🤣

  • @mbcbinbin1644
    @mbcbinbin1644 4 роки тому +2

    sooraan iyo jawan gorme xamar nagu soo booqaneysaaan

  • @adammohamed2602
    @adammohamed2602 3 роки тому +1

    Sooraan stress daweeye

  • @fat-halucky4176
    @fat-halucky4176 4 роки тому +2

    Mashala jilayaal aan jeclahay alle haydin dhawro❤💋

  • @xareed1
    @xareed1 4 роки тому

    *wixii dagan baan dayac tira heelo*
    *salan sare from burco🤝🙌🤝*

  • @abdidayaxdubane463
    @abdidayaxdubane463 4 роки тому +2

    dhiig tuug baa lagugu subay kumalahoo walee c/rahman heelo aflagaado kudhacday

  • @janoshaw5670
    @janoshaw5670 2 роки тому

    Allaw kuu Naxariiso
    Maalintaanu Riwaayadaa Duubay
    Buu Si kaftana iigu Yidhi Hooy Imikaba Hadaad
    Wax Xado Anigu Kuma Jiro

  • @apdukrinismail3409
    @apdukrinismail3409 4 роки тому +3

    Sooraan iyo jawaan hore u socda

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 4 роки тому

    SOORAAN funny waaye 😂😂👋

  • @umiirafeisal8685
    @umiirafeisal8685 4 роки тому +9

    That's so funny ❤ but camera mans ka qaladaad badan baa kadhacay if you know what I mean....

  • @axmedcadho7333
    @axmedcadho7333 4 роки тому

    Asc wlalayalow dhamantiin soraan , jawaan iyo heelo horu u socda Allah yaxfid ka...........

  • @hjaltisveinnviktorsson5125
    @hjaltisveinnviktorsson5125 4 роки тому +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇪🇺🤣heello waan gororayaa ku lehaaa😃😃😃

  • @mohamedalcadaala6860
    @mohamedalcadaala6860 4 роки тому +1

    Waa lagaa formet garena kulaaha
    War heedhe haye walagaa sifeenaa kulahaa,sooraan hora usoco

  • @AhmedHassan-iz9qe
    @AhmedHassan-iz9qe 4 роки тому +1

    Intiii janogle tageertaa lugta ha taagto😂😂😂🙋‍♀️

  • @aminkafi9785
    @aminkafi9785 4 роки тому +1

    Odaygaanu Hagaajinay maalinkii dhawayd maadan ahayn kulahaaa 🤗😍

  • @reermuqdishoreremuqdisho1296
    @reermuqdishoreremuqdisho1296 4 роки тому +3

    Sooraanaa qosol igu ma reebin wlhi

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 4 роки тому +1

    Sooraan waa the best actor ever

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 4 роки тому +1

    Wixii baylahan baan basriyaa

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 4 роки тому +1

    Horta waa rune weligeen maynaan maqal xildhibaan dhiigu ka yaraaday 😂😂😂😂😂

  • @Hai-nx1fj
    @Hai-nx1fj 4 роки тому +1

    Sooran kkkk keep goin

  • @sakariyecali1156
    @sakariyecali1156 3 роки тому +1

    ZooraN = matuuGpa Haa Dee dila matuGpaN EeGta😅😅😅😅

  • @abdirahmanahmed2236
    @abdirahmanahmed2236 4 роки тому

    Keep going sooraan iyo jawaan

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 4 роки тому +1

    Waa lagaa format-gareynaya 😂😂😂

  • @charlesabdi
    @charlesabdi 4 роки тому +1

    Hello. Viva odayasha wacyi galin nosoo kordhiya

  • @sukhraahmed9404
    @sukhraahmed9404 4 роки тому +2

    Xaraabo waynaa😀😀😀😀😀😀😀😀😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 4 роки тому

    Waa lagaa format garanaynayaa🤣🤣🤣

  • @mukhoahmed2225
    @mukhoahmed2225 4 роки тому +2

    First one wlhi

  • @yoonisali335
    @yoonisali335 4 роки тому +1

    Wax ladaawado oo soran kaxarabe badan lawaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedhindi1151
    @mohamedhindi1151 4 роки тому +2

    Sooran iyo jawaan cid la dhigaysaa ma jirto hdalna kma taagna

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +3

    Rugcadayadiii soo rogaal celi soraan iyo jawaaan waala idin xiisay dhiig tuug baan kugu shubney kulahaa soraan 😅😅

  • @abdiwarsame8310
    @abdiwarsame8310 Рік тому

    Ale haku naxaristo

  • @dilaalnet
    @dilaalnet 4 роки тому

    kkkkk walee waan qosleyyyyy

  • @ibrahimbadle1911
    @ibrahimbadle1911 4 роки тому +1

    Dhipatada maanta tagan py ka hadlayza azxpta like igu caawiya

  • @duubledarwiish3873
    @duubledarwiish3873 4 роки тому +1

    Waa Lagaa Format garaynayaa ku lahaa abtigay noolow

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 4 роки тому +14

    Inta sooraan taageerta .
    Subiscribe iyo like iisaara

  • @cabdishakurposscabdishakur9446
    @cabdishakurposscabdishakur9446 4 роки тому +2

    Waryee jawaan bootaynta aniguu igaraacay

  • @daalloshow1713
    @daalloshow1713 4 роки тому +8

    ❤❤💗💗💗💚💚💓💓😍Waryaadha Somali maxamed ana ugu horeeya like iyo subscribe hanaga ilaawina 💗❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mubarakmoha4468
    @mubarakmoha4468 4 роки тому +1

    Anagu ma kii xanun sanayey baanu nahay hahahahahahah🤣😁🤣

  • @ubahhussein6256
    @ubahhussein6256 4 роки тому +1

    War dhiigun ma hysaa 😁😁😁😁

  • @MohamedHassan-mz8cj
    @MohamedHassan-mz8cj 4 роки тому +1

    Sooraan : waa lgaa format garynayaa dhiiga

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому +2

    Ma dhiigbaanu haynaa kkkkkkkkkkkkk

  • @barakaaleadoon300
    @barakaaleadoon300 4 роки тому +2

    Hadaadna hagaajisay maxaad Naga hagaajisay? Yacnii waa xoolihii dad weynaha wixii Aad i siisay kkkkk

  • @alishabaancirre3584
    @alishabaancirre3584 4 роки тому +1

    DhiiG Wadaad igu shub😀😀😀

  • @ahmednooraden1769
    @ahmednooraden1769 4 роки тому +2

    Second viewer

  • @ashaadana9295
    @ashaadana9295 4 роки тому

    SOORAAN LEGEND

  • @cabdifataaxjaamac3661
    @cabdifataaxjaamac3661 4 роки тому +2

    Funny wllhi✋😁

  • @abdirisaaqacilo5496
    @abdirisaaqacilo5496 4 роки тому +15

    Intii sugaysay like

  • @ahmeddeey91
    @ahmeddeey91 4 роки тому

    Sooraan iyo jawaab kkkkk😆😆😆😆😆😅😅😅💚💚💚💚💛💛💛

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 4 роки тому +2

    Hhhhhhh shaqo culus inaan hayo miyaanan ku sheegin, hada waa ninkii baylahada dayac tiri jiray

  • @rudwanian4785
    @rudwanian4785 4 роки тому +1

    Sooran iyo jawaan🤩

  • @saliimboy5606
    @saliimboy5606 4 роки тому +1

    soraan intii tagerta like sar👉👈✌️

  • @apdikhaliqsamater2245
    @apdikhaliqsamater2245 4 роки тому +4

    10:17 Wlhy beercasaad sooraan kaaga iska wado

  • @abdikheirosmanofficial8723
    @abdikheirosmanofficial8723 4 роки тому +2

    Riyawaada wngse jiliyasha ween, edditing xooga ha la firiya .mahasint

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 4 роки тому +2

    M.a Asxaabta isoo Booqda oo i caawiye

  • @mohboqor2492
    @mohboqor2492 4 роки тому

    Waa laga safaynayaaa 😂😂😂

  • @axmadcali8058
    @axmadcali8058 3 роки тому

    Sooraan wan kusalaamey

  • @caliateenxuseen3488
    @caliateenxuseen3488 4 роки тому +5

    Soran inta tagertay dhacsii subgrabe

  • @mustafeahmed7171
    @mustafeahmed7171 4 роки тому +1

    Shaqadaydu waa tuug..ala beerka 😂😂

  • @osmanismail21
    @osmanismail21 4 роки тому

    Ala beerka soo badiya riwayadan qaybo kala duwan

  • @ridwanbodmas8112
    @ridwanbodmas8112 4 роки тому

    Keep going

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed3768 4 роки тому

    rer waqooyi kkkkkk lacag miyan lacag la'isku dhibeeyn like that kkkkkkkkkk

  • @massmass8300
    @massmass8300 4 роки тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    War yeedkadeede dhiigma
    Haysaa dhiig tuug

  • @user-ui9un5vs4x
    @user-ui9un5vs4x 4 роки тому +1

    Sxibayaal soran iyo jawaanow tuugnimadu ma xaga dhiigaa

  • @cadinasiryare4099
    @cadinasiryare4099 4 роки тому

    Wlhi soran iyo jawan wa niman culus

  • @honabdulazizizmail
    @honabdulazizizmail 4 роки тому +1

    Doctor warsame go forward bro

  • @mabruuka2634
    @mabruuka2634 4 роки тому

    Hhhhhh hhhhhh inta saraan shubayaa hhhhhh qosley wlhi

  • @farascadefaraslechannel1057
    @farascadefaraslechannel1057 4 роки тому

    Maansha alaah samo ku waara

  • @abdallejama7086
    @abdallejama7086 4 роки тому

    Sooraan anigu wxban oghy kkkkkkkk

  • @hassantech510
    @hassantech510 4 роки тому +2

    Aniigaa waxbaan ogahaay ,Mxad Naga hagajineysay

  • @saidabdullahi8356
    @saidabdullahi8356 4 роки тому +3

    Waan qosla wllhi dhiga tuuga kulahaa kkkk inta aanan fahmen oo ay xambarsanrahy baa kabadan intaan fahmeyno Maxaa idinkaga baxay riwadan

  • @SALLOPORTAL47
    @SALLOPORTAL47 4 роки тому +3

    Waa laga format garaynaYa
    😂😂😂soran

  • @jekinofflcailjekin3871
    @jekinofflcailjekin3871 4 роки тому

    Biladhig kulaha kkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂

  • @arahmanjamanour8517
    @arahmanjamanour8517 4 роки тому +1

    War kalay iga shub !
    Mayda kaga iska wado 😅🤣👍

  • @jeeydiinhaji5104
    @jeeydiinhaji5104 4 роки тому

    adeerow iga shub, kaagaa iska wado kkkkkkkkkkk sooraan caadi maaha.

  • @cabdiraxmanbooyo
    @cabdiraxmanbooyo 4 роки тому +1

    Dhiigii heelo ayaa lagu shuboo wakaa tuug noqday hhhhh ‘ doctor 👨‍⚕️ qaylo hhhh