Culimada Gobolka Awdal ayaa Booqday Jidka Isku xidha Baki iyo Borama oo u baahan In la dhigo Laamay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лип 2023
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 9

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 Рік тому +2

    Asa, ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha taam yeello,AAMMIIN

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Рік тому +1

    mashallah

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 Рік тому

    Manshallah Alow Somaliland dhowar

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 11 місяців тому

    Allaylahe waa wax lagu farxo, Soomaali shaqaysanaysa oo dhisaysa wadooyinkii. Fariiddo, ugurmada gobolada kale ee Soomaaliyeed.
    Intii wanaag doonaysaa ku dayda walaalihiin.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому

    Baki teacher and later my friend saleeban xuseen batkhafle

  • @weriscali9103
    @weriscali9103 Рік тому

    inagu aynu dalkeena aynu dhisano ictiraafku wuu iska iman.Guul Somaliland 🎉🎉🎉

  • @aqoonyahan4059
    @aqoonyahan4059 Рік тому

    Fadlan hala dayac tiro wadooyinka magaalada Boorama, anuu waxaan moodayay inuu wadanku inala qabo lakin cisho dhaw hargaysa aan tagay wadooyinku way fiicnayeen, ee inaga maxaa wada gof kadhigay wadooyinka boorama, haday tahay maayarka magaalada khaladku ha la la xisaabtamo haday tahay dawladana hala sheego, kolay shacabka maaha problem ku.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому

    Sheekh cabdilaahi cali jawhar wàa sheekhaga aan dheysto oon amirkiisa aan maqlo oon u hogaasamo wàa sheekal beledka somaliland wuxuu ii bedeley ala ya raxma sheekh daahir sheekh suufi iyo sheekh cali xaaji ibraahim dhinacba kale wàa Ina sheekh cali jawhar oo uu ala ya raxma abihii ahaa culimadii harat sida kabiir cumar sheekh madar macalinkoodii kabiir Yusuf

  • @user-wh1fe2tf5m
    @user-wh1fe2tf5m 4 місяці тому

    Cisow kaca gadagursi iyo isaaq wadoyin hormar iyaga isu koobay away d ciisihi ka hadla wadadina sayla ila xarirad in si dagdga ninigu dhiso