Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Kolba aniga markaan dhuuxay eray aan dhihi karo waa qalad kuma arkin heestas waa wada sax ilaahay ayaane mahad leh iga dhigay somali.
in kastoon sabool ahay hadana waan sariigta sacabada ma hoor sado.saxiib nimaan nahaycadawgayga lama simosoomaali baan ahay.AHUN abwaan cabdi qadir xirsi yam-yam.😢
Soomaali baan ahay❤
Somali baan ahay🎉❤😊
Eebe ha nugu dilo islaanimo iyo soomaalinimo
Allaha unaxariisto kitaabkiisa midigta alaha kasiiyo🤲🤲
Aamiin❤
Faslka 8aad Ayaa loodhigaa
Aloow unaxriiso cabqari cabdulqaadir xirsi yam yam
Somali baan ahay
QOFKA WANAAGSAN:🌿☘❤🌴🌳✍👇⚘-----'yy ----xx-----In kastuu ilaahayKulligiiba aadmigaKaraamada kawada simayHadana kala ayaan roon . . . . .-Qofka xariirta ah ama dunta ah ee ku suntan,ku tilmaaman,ku astaysan: wanaaga,hufnaanta,laab xaadhnaanta,samo jacaylka,isku xidhka,isu soo dhawaynta,heshiisiinta,walaaltinimada,wax wada qabsiga,is cafinta,kala roonaanta,is tixgalinta,wax isu quudhidda,falsanaan l,kartida,isu ducaynta.-Isla.markaasna ka madhan: liidasho,cuqdad,xaasidnimo,xaaraan cunid,dhiig daadin,xan,dirodiraalayn,been abuur,kala fogayn ama kala faquuqid dad ehel ah,kibir iyo santaag iyo faan aan feedh lahayn ama is cajabin,maan gaabni iyo garasho la aan ka madhan.-ku darsaday:wanaajinta iyo gudashada waajibaadka diinteena macaan.tukada salaadda ,oo nadiif ah dhankasta oo aad ka dhugato,zino aan aqoon,balwad xun aan lahayn,ku xaka meeyay naftiisa sharciga.-Sii raacsaday:dhiiri galinta iyo garabsiinta cid kasta oo kula rafiiqda jidkan toosan ama tubtan tolmoon si toos ah iyo si dadbanba qalbiga iyo carrabkana ka diidan cid kasta oo xagxagata wanaagaas...heeeeee??????!!!!-Qofkaasi wuxu ka fiicanyahay,ka qiimo iyo qaayo badan yahay,ka mudanyahay oo ka horeeyaa labada daaroodba xag ilaahay iyo xag aadamiba kumanaan qof bal malaayiin qof oo ku dhex haftay mawjadaha kasgaabnaanta iyo liidashada in guul lamoodo oo lagu caweeyo ku wiirsiga iyo xumaynta iyo kala gaynta ehel aad wadaagtaan dhiig,dheecaan,dhaqan,af iyo luuqad,diin,dal iyo deegaan,midab iyo mad hab,oo meelahaas la taagan cantaro baqash iyo danaysi aan lahayn dheef adduunyo iyo mid danbe toona.#aynu isku dayno in aan yeelano tilmaamahan isla markaasna lawadaag walaalahaaga kale.#Hoos ku soo qor qof aad ku aragtay.....
(AUR)
Sharaf wadani intaan ayey ku dhantahay . Yaase fahmi karo?
Muusoow waran
Waxaan laqabaah abwaanka
Who is Somali?
We💙🇸🇴
@@امينهاحمد-س2ط Nin isugay ma nabad galoNin isigayna maba jiroLibta wali masii daynGardarrada ma saacidoNin xaqledna cid lama simoSoomaali baan ahay
Sinnaatan la magac ahaySanku-neefle ma oggoliInuu iga sarrayn karoAnna garasho sogordahanSooryo ruux ugama dhigoSOOMAALI BAAN AHAY.
0:25
❤
Wr horta abwaankani waa qoloma
@user-bo6sg3hu5i soomaali kulahaa adeer ma cadaanbuu kuula ekaaday
@@ifk02Ader ma bugtaa mise dawadaa kuu socota Ninka qoladiisa noo sheeg ahdaad garanaysid ahdii kle baah
@@mursalgadhka9394 waa mareexan
marexan
Kkk Qaran markii laga hadlayaa Qolo qolo ku mashquushaan "
Kolba aniga markaan dhuuxay eray aan dhihi karo waa qalad kuma arkin heestas waa wada sax ilaahay ayaane mahad leh iga dhigay somali.
in kastoon sabool ahay
hadana waan sariigta
sacabada ma hoor sado.
saxiib nimaan nahay
cadawgayga lama simo
soomaali baan ahay.
AHUN abwaan cabdi qadir xirsi yam-yam.😢
Soomaali baan ahay❤
Somali baan ahay🎉❤😊
Eebe ha nugu dilo islaanimo iyo soomaalinimo
Allaha unaxariisto kitaabkiisa midigta alaha kasiiyo🤲🤲
Aamiin❤
Faslka 8aad Ayaa loodhigaa
Aloow unaxriiso cabqari cabdulqaadir xirsi yam yam
Somali baan ahay
QOFKA WANAAGSAN:🌿☘❤🌴🌳✍👇⚘
-----'yy ----xx-----
In kastuu ilaahay
Kulligiiba aadmiga
Karaamada kawada simay
Hadana kala ayaan roon
. . . . .
-Qofka xariirta ah ama dunta ah ee ku suntan,ku tilmaaman,ku astaysan: wanaaga,hufnaanta,laab xaadhnaanta,samo jacaylka,isku xidhka,isu soo dhawaynta,
heshiisiinta,walaaltinimada
,wax wada qabsiga,is cafinta,kala roonaanta,is tixgalinta,wax isu quudhidda,falsanaan l,kartida,isu ducaynta.
-Isla.markaasna ka madhan: liidasho,cuqdad,xaasidnimo,xaaraan cunid,dhiig daadin,xan,dirodiraalayn,been abuur,kala fogayn ama kala faquuqid dad ehel ah,kibir iyo santaag iyo faan aan feedh lahayn ama is cajabin,maan gaabni iyo garasho la aan ka madhan.
-ku darsaday:wanaajinta iyo gudashada waajibaadka diinteena macaan.tukada salaadda ,oo nadiif ah dhankasta oo aad ka dhugato,zino aan aqoon,balwad xun aan lahayn,ku xaka meeyay naftiisa sharciga.
-Sii raacsaday:dhiiri galinta iyo garabsiinta cid kasta oo kula rafiiqda jidkan toosan ama tubtan tolmoon si toos ah iyo si dadbanba qalbiga iyo carrabkana ka diidan cid kasta oo xagxagata wanaagaas...heeeeee??????!!!!
-Qofkaasi wuxu ka fiicanyahay,ka qiimo iyo qaayo badan yahay,ka mudanyahay oo ka horeeyaa labada daaroodba xag ilaahay iyo xag aadamiba kumanaan qof bal malaayiin qof oo ku dhex haftay mawjadaha kasgaabnaanta iyo liidashada in guul lamoodo oo lagu caweeyo ku wiirsiga iyo xumaynta iyo kala gaynta ehel aad wadaagtaan dhiig,dheecaan,dhaqan,af iyo luuqad,diin,dal iyo deegaan,midab iyo mad hab
,oo meelahaas la taagan cantaro baqash iyo danaysi aan lahayn dheef adduunyo iyo mid danbe toona.
#aynu isku dayno in aan yeelano tilmaamahan isla markaasna lawadaag walaalahaaga kale.
#Hoos ku soo qor qof aad ku aragtay.....
(AUR)
Sharaf wadani intaan ayey ku dhantahay . Yaase fahmi karo?
Muusoow waran
Waxaan laqabaah abwaanka
Who is Somali?
We💙🇸🇴
@@امينهاحمد-س2ط
Nin isugay ma nabad galo
Nin isigayna maba jiro
Libta wali masii dayn
Gardarrada ma saacido
Nin xaqledna cid lama simo
Soomaali baan ahay
Sinnaatan la magac ahay
Sanku-neefle ma oggoli
Inuu iga sarrayn karo
Anna garasho sogordahan
Sooryo ruux ugama dhigo
SOOMAALI BAAN AHAY.
0:25
❤
Wr horta abwaankani waa qoloma
@user-bo6sg3hu5i soomaali kulahaa adeer ma cadaanbuu kuula ekaaday
@@ifk02
Ader ma bugtaa mise dawadaa kuu socota
Ninka qoladiisa noo sheeg ahdaad garanaysid ahdii kle baah
@@mursalgadhka9394 waa mareexan
marexan
Kkk Qaran markii laga hadlayaa Qolo qolo ku mashquushaan "