Marka hore A.H.U.N Abwaankii weynaa ee ereyadan heesta iska lahaa abwaan Cabdiqaadir xirsi yamyam Iyo fanaankan Heesta qaaday Hanuuniye Intaa duco dheh Aan usoo noqdo halka aan u socdo Bal waxaad sawirataa Ninka inanta jeclaa ee qalafka iyo qadarta Rabi uu Ninkale ku daray ee raacshay Ee hadana Inanta Ninkaa ay u dhaxday ee marwadiisa noqotay Dardaaran iyo taloba siinaya waliba si niyad oo kalsooni leh oo leh gabadhaa aad gacanta ku dhigtay ee aad mulkiday maaha qof ciyaara waa qof qiimo qaayo quruxba Alle u dhameeyay oo waliba dhabeel ah waar hooy hooy qoftaa Ilaali magaceeda muuqeeda milgaheeda qiimaheeda intaaba ilaali oo dhowr waa boqol ka roone waa filkeed ka roone waa gaariye Nin nasiib leh baa hela Ka'ay gogol la seexataa diif iyo dihaal toona ma arkee duco waalidbay qabtaa oo waa mid sheydaan iyo intii xunba looga xirsi xidhay Hadaba Ninkaas Muxuu abwaanku kula dardaarmay oo uu yidhi Aamina ka ilaali hadanba aan qodob qodob kuugu kala dhigdhigee waliba anigoo sharaxana raacinaya 1: waa libin dadnimaduye aamina kan doortoow daji meel barwaaqa ah dihaalka gaajiyo dibin daabyo yay arag# ◇ dadnimo iyo dabeecada waa laba shay oo cajiib oo ma guurto ah mana aha wax qofku iska keeno ama iska dhigo hase ahaate waa deeq iyo galad uu Alle bixiyo wuxuu abwaanku ula jeeda dadnimo u muuji aamina Waliba isagoo kusii daray deji meel barwaaqo oo ay ku indho doogsato oo ay ku nasato oo ku nafisto sidoo kale Dihaal iyo gaajoba ka ilaali xaaskaaga oo u shaqee oo adoo rabigaa kaashanaya shaqayso oo muruqaaga wax kula soo bax oo xalaal ah si aanay xaaskaagu dihaal iyo gaajo aaanay u dareemin ugu danbeyn Abwaanku waa yamyame A.H.U.N wuxuu leeyahay dibindaabyo been iyo lugooyo ka ilaali xaaskaaga oo run ku dhaq reerkaaga daacadna u noqo 2:daranyadu ma fiicnee yay ka noqon maryuhu duug ha u yaalo dahabkuna daris aan haboonayn yay dareemin qayladii* Wuxuu ku dardaaramaya Ninka aamina u dhaxday ee afadiisa noqotay Dayacu ma fiicna oo waa dhaliil kana sii daran marka maryuhuna duug ka noqdaan soomalidaa ku maahmaahda Hugaagu way kula baryo tagaan markaa ka ilaali aradka iyo dayaca oo dhergi dhar wacana u xidh Qodobka kale ee xaasxaasiga ahi ee heesta ku jiraa waa daris aan haboonayn yey dareemim qaylada muxuu abwaanku ula jeedaa Waligaa gabadhaada ka ilaali ereyga xun ee aad dadka hortooda kaga odhanayso ee nacabku u maqlayo ee ay ku wiirsanayaan una maqlayaan waayo bilow aadan baad tihiin waa laysku dhici karaa oo khilaaf waa imanayaa hase ahaate gamco geeli jire hoos baa loo dhaqaaye iyada oo aad labadiina qudha tihiin wax u sheeg oo is waaniya oo is toosiya. 3: dibada iyo gudahaba meelaha la daawado ee dalxiiska loo tago ha il doogsatee gee Aamina dalxiis gee oo jawiga iyo meesha ay ku nooshahay ka kexee oo meelaha dalxiiska iyo daawashada ugu fiican ee isha niyada qalbiga jacaylkaba u fiican gee oo soo daawad sii dib ha usoo yaraate ileen waa xuural cayne. 4: dusha nabar ha taabsin ha dagaalin waa gobe hadal doqon ma garata ha ku dayin ma yeshe Waligaa Gabadhaada ha dilin gacana ha u qaadin waayo waa gobonimo daro iyo gunimo. Waayo marwadaadu waa caruurtaada hooyadood waa xaaskaaga waa jacaylkaaga waa qof gob ah uma qalanto in la dilo oo gacan loo qaado iyo in hadal niyadeeda dilaya oo nacasnimo leh lagu dhaho Hadaba qalinka aan dhigo warkana aa soo geba gabeeyo Dumarka La qabo waxaa jira waxyaall dila oo laga ilaaliyo oo ay ka mid yihiin ~ UMUL AY KU GAAJOOTO ~ USHA FIIDLA LALA DHAXO ~ HADAL XUN OO TAMOOTI AH ~ ARAD IYO DALDAALYOW ~ WAARIG ~ EREYGA XUN EE NACABKU U MAQLAYO Nabad ahaada meelkasta oo aad dunida ka joogtaan
Wariyaha iyo abwaanku wey mahadsanyihiid sida Quruxda badan e u daayey i abwaanku dhamaysto warkiisa waxaa laga rabaa saas in qofka aan warka laga dhexgalin allaha u naxariisto abwaan yamyam wuxuu ahaa qoraa iyo abwaan wadani ah
😂😂😂😂😂 " Naag kasta oo Aamina la yidhaa sayntey ruxdey oo tidhi anigaa la ii tiriyey" 😂😂 Allah ha u naxariisto adeer Abdiqadir yamyam. Walee ragii hore ee soomaaliyeed ee murti yaqaanka ahaa badi waa inaga socdeen. Alah ha u wada naxariisto.
Ninkan in la warwareysto May ahayn ee haddii la wareystana in la weydiiyo gabaygii markii siyaad Barre mingiste la heshiiyay uu isaaq u tiriyay iyo isaaq oo guulaystay oo calankii uu lahaa ma intood masalaha calan ka taagtaan ayaydin nabad ku fadhiyi in arimahaa la weydiiyo ee May ahayn in hees laga wareysto aad baan uga xumahay
Abwaan yam yam 2006 ayuu shil baabuur ku dhintay London Ilaahay ha unaxaristo. Haybtiisa Darood, Mareexaan, Ree Diini, Re Xirsi ayuu ahaa.
Mareekan Ohio colombus ayuu ku dhintay shil gaari Allaha u naxariiste sxb baan aheyn Xamar jadiid buu dagana sanadihi u danbeeyay
Marka hore A.H.U.N Abwaankii weynaa ee ereyadan heesta iska lahaa abwaan Cabdiqaadir xirsi yamyam Iyo fanaankan Heesta qaaday Hanuuniye Intaa duco dheh
Aan usoo noqdo halka aan u socdo Bal waxaad sawirataa Ninka inanta jeclaa ee qalafka iyo qadarta Rabi uu Ninkale ku daray ee raacshay
Ee hadana Inanta Ninkaa ay u dhaxday ee marwadiisa noqotay Dardaaran iyo taloba siinaya waliba si niyad oo kalsooni leh oo leh gabadhaa aad gacanta ku dhigtay ee aad mulkiday maaha qof ciyaara waa qof qiimo qaayo quruxba Alle u dhameeyay oo waliba dhabeel ah waar hooy hooy qoftaa Ilaali magaceeda muuqeeda milgaheeda qiimaheeda intaaba ilaali oo dhowr waa boqol ka roone waa filkeed ka roone waa gaariye Nin nasiib leh baa hela Ka'ay gogol la seexataa diif iyo dihaal toona ma arkee duco waalidbay qabtaa oo waa mid sheydaan iyo intii xunba looga xirsi xidhay
Hadaba Ninkaas Muxuu abwaanku kula dardaarmay oo uu yidhi Aamina ka ilaali hadanba aan qodob qodob kuugu kala dhigdhigee waliba anigoo sharaxana raacinaya
1: waa libin dadnimaduye
aamina kan doortoow
daji meel barwaaqa ah
dihaalka gaajiyo
dibin daabyo yay arag#
◇ dadnimo iyo dabeecada waa laba shay oo cajiib oo ma guurto ah mana aha wax qofku iska keeno ama iska dhigo hase ahaate waa deeq iyo galad uu Alle bixiyo wuxuu abwaanku ula jeeda dadnimo u muuji aamina
Waliba isagoo kusii daray deji meel barwaaqo oo ay ku indho doogsato oo ay ku nasato oo ku nafisto sidoo kale
Dihaal iyo gaajoba ka ilaali xaaskaaga oo u shaqee oo adoo rabigaa kaashanaya shaqayso oo muruqaaga wax kula soo bax oo xalaal ah si aanay xaaskaagu dihaal iyo gaajo aaanay u dareemin ugu danbeyn
Abwaanku waa yamyame A.H.U.N wuxuu leeyahay dibindaabyo been iyo lugooyo ka ilaali xaaskaaga oo run ku dhaq reerkaaga daacadna u noqo
2:daranyadu ma fiicnee
yay ka noqon maryuhu duug
ha u yaalo dahabkuna
daris aan haboonayn
yay dareemin qayladii*
Wuxuu ku dardaaramaya Ninka aamina u dhaxday ee afadiisa noqotay
Dayacu ma fiicna oo waa dhaliil kana sii daran marka maryuhuna duug ka noqdaan soomalidaa ku maahmaahda Hugaagu way kula baryo tagaan markaa ka ilaali aradka iyo dayaca oo dhergi dhar wacana u xidh
Qodobka kale ee xaasxaasiga ahi ee heesta ku jiraa waa daris aan haboonayn yey dareemim qaylada muxuu abwaanku ula jeedaa Waligaa gabadhaada ka ilaali ereyga xun ee aad dadka hortooda kaga odhanayso ee nacabku u maqlayo ee ay ku wiirsanayaan una maqlayaan waayo bilow aadan baad tihiin waa laysku dhici karaa oo khilaaf waa imanayaa hase ahaate gamco geeli jire hoos baa loo dhaqaaye iyada oo aad labadiina qudha tihiin wax u sheeg oo is waaniya oo is toosiya.
3: dibada iyo gudahaba
meelaha la daawado
ee dalxiiska loo tago
ha il doogsatee gee
Aamina dalxiis gee oo jawiga iyo meesha ay ku nooshahay ka kexee oo meelaha dalxiiska iyo daawashada ugu fiican ee isha niyada qalbiga jacaylkaba u fiican gee oo soo daawad sii dib ha usoo yaraate ileen waa xuural cayne.
4: dusha nabar ha taabsin
ha dagaalin waa gobe
hadal doqon ma garata
ha ku dayin ma yeshe
Waligaa Gabadhaada ha dilin gacana ha u qaadin waayo waa gobonimo daro iyo gunimo.
Waayo marwadaadu waa caruurtaada hooyadood waa xaaskaaga waa jacaylkaaga waa qof gob ah uma qalanto in la dilo oo gacan loo qaado iyo in hadal niyadeeda dilaya oo nacasnimo leh lagu dhaho
Hadaba qalinka aan dhigo warkana aa soo geba gabeeyo
Dumarka La qabo waxaa jira waxyaall dila oo laga ilaaliyo oo ay ka mid yihiin
~ UMUL AY KU GAAJOOTO
~ USHA FIIDLA LALA DHAXO
~ HADAL XUN OO TAMOOTI AH
~ ARAD IYO DALDAALYOW
~ WAARIG
~ EREYGA XUN EE NACABKU U MAQLAYO
Nabad ahaada meelkasta oo aad dunida ka joogtaan
Qp
War waad dhamaysay inaader guulayso sxb ❤❤❤
mansha alah wllo ilaahay haka abaal mariyo wr nio anigu wxaan qaatayba inta dumarka lagula dhaqmo dumarka la qabo ee ah
1 ka ilaali gaajo inta umusha
2 hadalka tooska ah ee nacasnimada ah
3inaad hadal kulul ku tidhaah markay cidi idinla joogto ❤
ka ilaali
😊pppp
Cajiib waxaan ku soo biirey daawadey 2024 07 11
💓Ubax Darayamuusaay
💓Waabari dilaacay
💓Dayixiyo xidigihoo nuurka
💓Iskudaray daauus lamoodyay
💓Diirimaadka Laabtiyo
💓Dawadii naftaydaay
💓Taan hablaha kadoortee
💓Dareenkaygu siiyay
Abwaan Qaaliya ayuu ahaa
Alle Hawnaxariisto
20/2/2020
Badhtamaha Hargaysa Ayaan Ku dhagaysanayaa
Plolllollllll
9} >
17:43 17:45
❤
Waa nin kaftan & hadal murtiyeed isku darsadey aad bana uga helay waraysigan Allah ha unaxariisto #Abwaanka
Abwaan aan jeclahy sugantiisa murtidiisa iyo hadalkisaba allaha kuu naxariisto ❤️
Legendary zxb waaku tageeraaa waxa channelkaaga soo galisaa heesta faraskaagi laga badi
Allaa yarxam abwaan c/qaadir xirsi siyaad(yam yam) ...abwaan wayn oo taariqda magac kule ayuu ahaa manta anaga ayuu duco noga baahan yahay illahow kuu naxariiso 😢😢😢
najma Daud waa abwaanka keliya ee marexaan isma abwaan weyn muu ahayn ee jiiftada ayuu tuuri jiray magaratay
@@samsamm5996 kkk Alle hau naxariisto mxaa kaa dhibee naa bal dib isugu noqo oo Alle u laabo qabiil baa madaxa kaa galaye
Wariyaha iyo abwaanku wey mahadsanyihiid sida Quruxda badan e u daayey i abwaanku dhamaysto warkiisa waxaa laga rabaa saas in qofka aan warka laga dhexgalin allaha u naxariisto abwaan yamyam wuxuu ahaa qoraa iyo abwaan wadani ah
2024 yaa dawanayaa
Ilaahay ha u naxariisto Cabdiqadir Xirsi yam yam dhamaan ummada soomaaliyeedna Samir iyo iimaan haka siiyo
Fankii Gudaha iyo dhumucda waynaa
Waxaan ka dheehday Abaalka inlagudi waayaa waa arin Cajiiba
4/Nov/2022. Hr 12:49 habeenimo Sabti soo galayso Alle hakuu naxariisto Abwaan qabrigana alle hakuu nuuriyo🤲🏾
Yaa ila dhagay sanay 2019 likta ii sara
Salaan sxb ani dhageysanaya maanta 20/8/2024 hadaad nooshahay 🖐️
ABDIQAADIR,,HIRSI YAM-YAM.. AUN IDILKOOD IYO DHAMMAAN RAGGII SUUGAANTA IYO GABAYADA
CAANKA KU AHAA,, DAMBIGOODANA ALLAA HA DHAAFO,,DHAMMAAN UMADDA MUSLIMKA
WIXII DHINTAY,,IINSHA-ALLAAH
Masha Allah Abwaan buu ahaa Alaa ya rxma heesaha khadra qaado taan ugu jclahay isha Sacabka mari
Alain yarxamu, wuxuu ahaa nin ka mid ah Abwaanada soomaaliyeed kuwa ugu cad-cad oo an u malaynayo in marnaba an la helikarin, allaah yarxamu.
😂😂😂😂😂 " Naag kasta oo Aamina la yidhaa sayntey ruxdey oo tidhi anigaa la ii tiriyey" 😂😂 Allah ha u naxariisto adeer Abdiqadir yamyam. Walee ragii hore ee soomaaliyeed ee murti yaqaanka ahaa badi waa inaga socdeen. Alah ha u wada naxariisto.
Dumarka ma sayn bay leeyihiin ma ogeene?
Soma ku om
xaqiiq weeye 🤣
Qisadan Qofbaa iga gaday igu qaali Ah
Pillhi Waa taariiq 😍🙏
Allaha u naxariisto abwaanka, qofkasto somali ah abaal ayuu ku hayaa Ilaahey qabriga hakuu waasiciyo
Dadka reer Woqooyiga waxaa gacanta ugu jiri jiray SOFT POWER-ka Somalia! Sida Hollywood, Bollywood, iyo Nollywood!!
Cajiib..sifiican ayaad u cabirtay hhhh
Waa hal-abuurkii suugaandhaadhi weynaa,soomaalidu hore o dhamaysoo waatii tiri "Ragna waa ragii hore hadalna waa intay yidhaahdeen" taas baa xaqiiqa.wakhtigan dadka heesa iyo kuwii hal-abuuradiiba isma dhamaan Allehayaw xagmada hadhaga madhin. Aun Abdiqaadir Xirsi Yamyam.
00₩0
Alla suugaantu cajiibsanaa oo awood badanaa!!
Allaha u naxariisto abawaan qaali ah ayuu ahaa abwaan Yam Yam🙏
Waa qiso cajiib runtii😍😍
Abwaan qaran buu ahaa☝
Abwaankani wuxuu ahaa mucaarad
Dawladii siyaad bare
Heestan waxay qaaday koobka
Amaanta ee dumarka somaliyeed
Waxayna kujirtaa 10 ka heesood ee ugu
Horeeya heesaha somalida
Lkn dadku mayaqaanaan
Allaa yaraxma raaxiim illahow u naxariiso Marxuumka Aamiin yaarabi
Abwaandii khatarta ha ayuu ku jira Anigu nasiib uma yeelan inaan isga Lakulo UK 🇬🇧 ayuu joogaye Allah unaxariisto
Ilahay haw naxariistee abwaan yamyam shil gaadhi ayuu ku dhintay maraykanka 2005 hadaanan qaldanayn
30daqiiqo ka hor aan isku meel joognay marka gaariga jiiray, wuuna soomanaa afur ayuu u socday. Allah ha u naxariisto
@@ahmedismail5671 😪😭😭😭
Allaa yarxam Abwankii waynaa
👉Waxa qoray baan u malaynayaa lyrics ka qof reerkoonfur ah Qalad badan baa kujira tnk
Qof reer koonfur ah maxaad ula jeedaa walaal koonfur anigaa jooga Af soomaalina igu dhaantide ma iska tiraahdid qof aan Af soomaali aqoon
@@abdikafiegal2023
sory inaan Koonfur oo dhan israaciyo May ahayn Qaar Baa Lahjadoodu Fiicantay Reer koonfurka Tnk
@@abdikafiegal2023 waad asìibtay mahadsanid
Cbdi qaadir yamyam
Somali pure nacas baa tahay reer koonfur Afsoomaali mayaqaanaan maad leedahay? Sow kan heesta alifay maaha reer Koonfur?.
ilahay hakunaxariisto qiso cajiib ah weeye ehlu xikmad buu ahaa abwaan yamyam xikmadii ragii hore la dhintay cid ka faaidaysatana ma helin
Abdul qadir hersi siyaaad alllah ha ku Raxama do heesaha aan jeclahay waxaaa ka mid ah guuleed ma joogaa ishallh Sacabka Mari
Alle ha u naxariisto kitaabkiisana midigta haka siiyo xigmad iyo murti qaaliya
Abaahi afsomaliga💖🙏allah ku naxariisto
Alle ha u naxariisto abwaan yamyam aduunyoy xaalkaa ba
28/9/2024 malin iga xanun badan imasomarin 😢 wax kudhibo Ale kumatuso midki Calafka iga fogeyow😢😢😢
Haduu dhintaynay ilaahay ha u naxariisto Haduu nool yahay na ilaahay hay cimrigiisa ha dheereeyo
2016 buu dhintay sxb london buu shilgaari ku dhintay
Abwaan yamyam ilaahoow kuu naxariiso
Waa nocadaty heestan in aan losamayn amina Abdilahi iyo ina siyaad bare midna
Ale ha u naxariisto amiin legend buu ahaa
Markii Somali qiimaha lahayd…they had a great time..🔥
Inaanay is calafsan raali bn ka ahaa "Kooxdayadi bu si xun ula dhaqmay" wu middeynaya dhmaantood. Wa astaanta qofka garaadka leh. Inaanu anaani noqon. Raxmaanku haw naxariisto waanu tebnay.
Alle ha u naxariisto abwaan cabdiqadir xirsi yamyam abwaan qiimo badan buu ahaa
allaw kuu naxariiso waa heestan ugu jecelahay intay somali tirisay
Cabdishakuur Gaas siiqjqk
Allaha u naxariisto Abwaan yam Yam, ninka loo alifay heesta ee Fagaas waan arkay waana aqaanaa ee haduu dhintay AUN.
Ana gabadha looqaada
Wan aqaana
Allh unaxariisto abwan umada soomaliyeed ayna marnaba iloobayn weyaan
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله ونقه باالماء والبرد
Abwaan aan jeclahay allow u naxariiso
Allow ku naxariiso dad waa dadki hore murti badnaaya ❤❤❤❤
Alle hakuu naxariisto adeero, murtidu waxay Ii tahay quud aan quuto Sida cuntada. 🙏🏽❤️
yaa RABI raxman UNAXARIISO
abwaan c qAadir xirsi yamyam
Asxan yaqay Abwaane Qisadan Kama Daalo Dawashadeda
"Aaminoo dhan saynta ayey ruxday" ku lahaa. Allow u naxariiso Yamyam.
😂😂😂😂😂😂😂
M.a Miro gold ah yam yam
Laxan dheymana jiir
Cid raxmada hanuuniye
Wllee ragbaa isugu tagay
Aabaha cododkaa kaa Naga gaday heestan abdikariin qaaree jiir waan ooyaa markaan dhagesto heestaan😭😭
Allaha unaxariisto
waayo arag Caaqil ah
Allahaw naxariisto abwaan cabdiqaadir xirsi yamyam
Ilhaw u naxariso abwanka hees qaliya ayuu sameyay
Baxar, Ilahoow ku naxariiso. jacayl baan u qaaday maalmihii hore!!
Hesihii hore rad raacbay lahayeen iyo sababo lkn kuwa Hada Mel loraco maleh
😂😂😂
😂😂is qayla qayla weyan 😂😂
@@njmabaashe6405 yarta malagu hayaa CML
Allaha há unaxaristo abawan qali ah
Allaha unaxariisto Abwn. Qlia ayuu ahaaa C/qaadir Xirsi Yamyam
Allahu unaxaristo
Allow ku naxariist abwaan abdulqadir xirsi yamyam
ilaahay swt naxariistii janno haka waraabiyo c x yamyam
Allah ha unaxaristo abwan yamyam abwan somaliyeed
Allah ya raxma abwaane😍
Allah Ha unaxariisto abwaan yamyam rag waa ragii hore
Allah kuu naxariisto abwn yamyam wxd aheyd abwan dhirigilinbadan
alle ha u naxariisto abdiqadir hirsi yamyam
Xigmad dadkii hore lahaa
Abwaan dhaba ayuu ahaa
Allah yaa raxmo abwaan yamyam
Axsan yaa abwaan alla how naxariisto Abdiqaadir xirsi yam yam
ilaahoow unaxariiso yamyam dadkii nafda lahaa ee xigmada lahaa dhamadaba iyo wax waynaday oo xanuun san walee aduun dhamaa
Allah u naxariisto Abwaan an suugaantiisa aad u jclahay
Allah yarxam babuur baa lagu sababay akhir 😭😭😭
Alla yaa raxma abwaaan yamyam
11/Feb/2023
Adeerkey abduqadir xirsi Siyaad alaha unaxaristo
cabdulqadir xirsi yamyam naxaristi jano alwkawarabi
Qoraalka heesta wax badan ba ka qaldan sida u abwaanku u qaadayo iyo sida aad qoraysaan cadaarku waa nooc ka mida dhibaca roobka
Dadka wax qora waa dadka afsomaliga
Dhowaan bartay
Cadaar maaha walal waa cadar xili qoraxda daruurkaa xigto dalimada cadarka waa labo wax oo iskudhow
Allaha ha ku naxariisto aboowe
Murtibile qoraalka heesta wax badan aa idinka qaldan
Aden Walayo waaanu ku fahanay
Aden Osman 0
Aden Osman sjsodjk
Abawaan aan aad u jeclahy heestana kama daalo dhagayso
Allha kuu naxariisto abwan qaali ah
2024
wllhi qisadan wy isamese 8/10/2019❤️😍😍😍😍
Waan ka naxay taas😍
Kuwan wax soo geliyey may music ka bakhtiiyaan aynu maqalee
Waa miidgaan abo
Ninkan in la warwareysto May ahayn ee haddii la wareystana in la weydiiyo gabaygii markii siyaad Barre mingiste la heshiiyay uu isaaq u tiriyay iyo isaaq oo guulaystay oo calankii uu lahaa ma intood masalaha calan ka taagtaan ayaydin nabad ku fadhiyi in arimahaa la weydiiyo ee May ahayn in hees laga wareysto aad baan uga xumahay
dadka ma isaaqbaa waraysto tanagyohow
@@odayqaraami2165 hooyadaa baa wareysata garacyahaw dagan waxa aan ka hadlaayo
@@hassanhusseinhassan2932
saqajaan baa tahay qalbiga ka jiran
@@odayqaraami2165 lawaseen baad tahay xanuunsanaaya oo dhashii faqashtaad tahay kuwii aanu xabada kaga saaray Somaliland
@@hassanhusseinhassan2932 . Adeeer cuqdada iyo naxliga orod kala tag meesha gunyahay guntu dhashay.
Qabyaalad iyo bakhti baad meel walba la joogtaane.
Maxaaa kaa galay ciduu taageeray iyo gabayguu tiriyey.
Kuwa waqooyi kasoo jeedaa waxay tirinayeeen ma duco ayay ahyd
Waxa cuqdad iyo gunimo ka timid sow adinka maahn.
Maaad aqoonsi heshid waadiga calanka qabiil meesha saartay.
ALLAYLEHE WUU U HIISHAY ABWAANKU NINKAAS LKN QADARBAA DHACAY.
Cajiib weyaan qisadaan
abwaan iyo baadh.
عجيب
Allah ha u unaxariisto abwaan yam yam
Waaaaaaw waxaasa jeceel ah
Maansha allah classic
18 december 2020👌
AUN abwaanka
Aragti dii iyo Sheekadii ayuu ka Hal abuuray.
Qisoo aad u qurux badan murugna leh
Allow kunaxariiso yamyam
Allaha ku naxaristo
allow unaxariiso abwaan qaran wllhi
Heestaan dad kala marin habaaya ee waakan abwaanka lehi
A
XASAN CELI
Waaaa Layaaabay....yamyam😎😎
Ala yaacizak waxaasa jacayl ahaa iyo weliba suugaan laysla helay
Mnsha alah waa jaceyl rasmiya
War maxaa gabayadadaada nici jiray adeeg xiliga school ka c/qadir xirsi yam yam alla yaraxma