Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Waa hees ka hadleysa insaaniyada ruuxa soomaliga i Allah baamahalle shukran Yaa rabbii aamiin aamiin aamiin
Abtigeey Cabdulqaadir Xirsi Yamyam, Allahayoow janada ugu bishaaree
Aamiin aamiin
YAMYAM ILAHAY Naxariistii Jano Hasiiyo Wuxuu Ahaa Hal,abuur Bad, ah ♥️
Alah unaxaristo adeerkay Abdülkadir xirsi siyad caana ku ahaa yamyam ayay kasomaxatay
Geedi SHAAMBOW Studio Maantaa iigu hor ah Maantana wax aan ugu abaal gudo garan maayo sxb waad mahadsantahay100%
Nagabadan Soomaali nimo
Ereyadii AUN abwaankii wadanigii waynaa Cabdulqaadir Xirsi Faarax Yamyam
Wannu Ku Xusi Doonnaa Abwaan Qaran Baad Ahayd.❤❤❤❤SAAXIIB❤❤❤❤
Kufaaaanaaa dalkeyga hooyo ALLOW ANOO NABADA IGU SOOOCELI 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💞💞💞🇸🇴☑
Heestan kamadalo ilen markan arko baraha bulshada waxa kajiira waxan diib ogu solabta heestan ina dhagesto allow cawale caawi 🇸🇴🙏👏
Aamin yaa allah
Naga badan somalinimo
🇸🇴
Inkastoon sabool ahayHaddana waan sarriigtaaSacabbada ma hoorsadoSaaxiib nimaan nahayCadowgayga lama simoSoomaali baan ahay
Inkastoon sabool ahay Hadaba wan sarrigtaa Sacabada ma hoorsado Saxiip niman ahy Cadiwgayga lama simo Somali ban ahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Abwaan singub ilaahay haku naxariisto
Heestan waxaa miraheeda leh Abwaan C/qaadir Xirsi Yamyam aun janatul fardowsa allaha ka waraabiyo aamin yaa allah
🇸🇴❤🙏
soomaali Baan aheyn
Nin I sigay ma nabad galoNin isugeyna maba jiroLibta weli ma sii deynGardarrada ma saacidoNin xaq lehna cid lama simoSoomaali baan ahay!
Waabaay sunaan ahay marna samawadaan ahay
Nabaddaan u sahanshaaColaaddaan ka salalaaSoomajeesto goobahaNinka nabarka soo sidaGacantiisa kama sugoSoomaai baan ahay
❤❤❤❤❤❤❤
Ninkaan taydu soli karinUma yeelo suu raboSida dunida qaarkeedSandulleynta ma oggoliNinna kabaha uma sidoSoomaali baan ahay
Soomalidu waxay ahayeen dad dagaal yaho ah oo aan cabsida aqoon waxaadna ku garanaysaa inaa nay cabsida aqoon dhulka ay haystaan inta uu leegyahay iyo waliba dhul kale oo mika gacantooda ka baxay Mala socotaa soomalidu waxay haysan Herar Diri dhaba Moyaale Maanta oo lamarayo qarniga 21 aad waxaa la damacsanyahay oo xabashi iyo oramo isku bahaysanyaan Dhulkeenii kale sida Jigjiga Goday Wajaale Qabri dahare Qabri bayax Awbare Borama Saylac Hargaysa Jabuuti Berbera Burco Gabilay Laascaad CeerigaaboBuuhoodle Qardho Garoowe Bosaso Gaalkacyo Cadaado Baydhabo Kismayo Baladwayne Baraawe MUQDISHO Iyo waliba kuwo kale oo aanan tirin karayn somaliyey waxaas oo dhul ah inaagaa le tiradeena ma badno oo waxaan nahay gabigeenuba waxaan nahay 25_30 inta u dhaxaysa waxaan leenahay midka mida xeebaha ugu dheer aduunkoo dhan Lkn dhibta jirtaa waxay tahay inagaa is dilayna waxaana madhiyay qabiil soomaliyey ma tanaasulaa oo ma isku taanaa sulaa Waxaan aad uga xumahay labada belood ee walahaa Dhulmahante Xabarjeclo 😢😢😢😢😢😢😢 Soomali ilaahay bogeeda burcad ha isku mariyo aamiin aamiin aamiinFrom diri dhaba
Musicguu fool xumaa akhas😅😅😅😅😅
Mohamed daganeh
Waa hees ka hadleysa insaaniyada ruuxa soomaliga i Allah baamahalle shukran Yaa rabbii aamiin aamiin aamiin
Abtigeey Cabdulqaadir Xirsi Yamyam, Allahayoow janada ugu bishaaree
Aamiin aamiin
YAMYAM ILAHAY Naxariistii Jano Hasiiyo Wuxuu Ahaa Hal,abuur Bad, ah ♥️
Alah unaxaristo adeerkay Abdülkadir xirsi siyad caana ku ahaa yamyam ayay kasomaxatay
Geedi SHAAMBOW Studio Maantaa iigu hor ah Maantana wax aan ugu abaal gudo garan maayo sxb waad mahadsantahay100%
Nagabadan Soomaali nimo
Ereyadii AUN abwaankii wadanigii waynaa Cabdulqaadir Xirsi Faarax Yamyam
Wannu Ku Xusi Doonnaa Abwaan Qaran Baad Ahayd.
❤❤❤❤SAAXIIB❤❤❤❤
Kufaaaanaaa dalkeyga hooyo ALLOW ANOO NABADA IGU SOOOCELI 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💞💞💞🇸🇴☑
Heestan kamadalo ilen markan arko baraha bulshada waxa kajiira waxan diib ogu solabta heestan ina dhagesto allow cawale caawi 🇸🇴🙏👏
Aamin yaa allah
Naga badan somalinimo
🇸🇴
Inkastoon sabool ahay
Haddana waan sarriigtaa
Sacabbada ma hoorsado
Saaxiib nimaan nahay
Cadowgayga lama simo
Soomaali baan ahay
Inkastoon sabool ahay
Hadaba wan sarrigtaa
Sacabada ma hoorsado
Saxiip niman ahy
Cadiwgayga lama simo
Somali ban ahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Abwaan singub ilaahay haku naxariisto
Heestan waxaa miraheeda leh Abwaan C/qaadir Xirsi Yamyam aun janatul fardowsa allaha ka waraabiyo aamin yaa allah
🇸🇴❤🙏
soomaali Baan aheyn
Nin I sigay ma nabad galo
Nin isugeyna maba jiro
Libta weli ma sii deyn
Gardarrada ma saacido
Nin xaq lehna cid lama simo
Soomaali baan ahay!
Waabaay sunaan ahay marna samawadaan ahay
Nabaddaan u sahanshaa
Colaaddaan ka salalaa
Soomajeesto goobaha
Ninka nabarka soo sida
Gacantiisa kama sugo
Soomaai baan ahay
❤❤❤❤❤❤❤
Ninkaan taydu soli karin
Uma yeelo suu rabo
Sida dunida qaarkeed
Sandulleynta ma oggoli
Ninna kabaha uma sido
Soomaali baan ahay
Soomalidu waxay ahayeen dad dagaal yaho ah oo aan cabsida aqoon waxaadna ku garanaysaa inaa nay cabsida aqoon dhulka ay haystaan inta uu leegyahay iyo waliba dhul kale oo mika gacantooda ka baxay
Mala socotaa soomalidu waxay haysan
Herar
Diri dhaba
Moyaale
Maanta oo lamarayo qarniga 21 aad waxaa la damacsanyahay oo xabashi iyo oramo isku bahaysanyaan
Dhulkeenii kale sida
Jigjiga
Goday
Wajaale
Qabri dahare
Qabri bayax
Awbare
Borama
Saylac
Hargaysa
Jabuuti
Berbera
Burco
Gabilay
Laascaad
Ceerigaabo
Buuhoodle
Qardho
Garoowe
Bosaso
Gaalkacyo
Cadaado
Baydhabo
Kismayo
Baladwayne
Baraawe
MUQDISHO
Iyo waliba kuwo kale oo aanan tirin karayn somaliyey waxaas oo dhul ah inaagaa le tiradeena ma badno oo waxaan nahay gabigeenuba waxaan nahay 25_30 inta u dhaxaysa waxaan leenahay midka mida xeebaha ugu dheer aduunkoo dhan
Lkn dhibta jirtaa waxay tahay inagaa is dilayna waxaana madhiyay qabiil soomaliyey ma tanaasulaa oo ma isku taanaa sulaa
Waxaan aad uga xumahay labada belood ee walahaa
Dhulmahante
Xabarjeclo
😢😢😢😢😢😢😢
Soomali ilaahay bogeeda burcad ha isku mariyo aamiin aamiin aamiin
From diri dhaba
Musicguu fool xumaa akhas😅😅😅😅😅
Naga badan somalinimo
Naga badan somalinimo
Naga badan somalinimo
Mohamed daganeh
Naga badan somalinimo