Waan ilmeyey heestan wax weyn bay iftiminaysan. Waan rajeynayna inaa gun nimada iska dayno oo aan wax berana iska dayno gacma hoorsiga. Walahay waa oyey. Insha Allah we will come back stronger. Proud to be Somali🇸🇴💪🏾❤💯
Heestan waxaa alifay C.qaadir Xersi Yam yam Alle ha u naxariistee waxaana qaadaya hobaladii kooxdii IFTIN ee wasaaradii waxbaraha iyo barbaarinta inta dhimau Alle ha u naxariisto.
Waa beenta horseed maha ee waa kooxda wasaarada waxbarashada ee iftiinka aQoonta ee ((iftin)) ❤❤❤ (( heesta waxa loo qaaday ruushka 1976 Caga jugleeyhtisa .
Waa erayadii Ahun Yamyam iyo kooxdii Iftin ee Wasaaradii Waxbarashada ee JDS ee berisamaadkii. Sankuninuu ahaa baan filayaa 1976kii, 77kii labadaas mid baan filayaa. Waa hees Soomaalinimadda ka hadleysa🎉 I love it always Soomaalinimo. ❤❤❤
Aad ayaan u xasuusta heesta markay soo baxday waa kooxdii iftin ee wasarada waxbarashada iyo barbarity abwanka alifay alle ha u naxariisto cabdulqadir xersi yamyam alle ha u naxariisto
Waqti baay aheeyd aan barwaaqo iyo baraare aan ku jirnay hadana aan dhibaato naga maqan aan gacmaheena ku soo jiidanay iyo dad aqligoodu liito wadankeeni dumiyeen walaahay kolkaan soo xasuusto waqtigaas nabad baan ku jirnay runti kolkaan soo xasuusto waan iska ilmeeyaa iyo kuwa maanta jooga ee ah (saab aan biyaha celin )
At moment I live abroad this song makes me cry remember when I was middle school In Borame. We Somali don't listen Somali leaders who encouraged fights between us and remember Somali from Saylac and jule jawway we are Somali And we are Muslim. And fight also The khawarij who misleading our Islam religion remember we got enemies inside Somalia helping our enemy. And again all our Neighbours are enemy of Somalia including Dictator killer Omer Gele
Illaahay Wayn ee welligii Jiraha ah ee alraxmaan alraxiim almaalik alquduus alsalaam almuumin almuhaymin alcasiis aljibaar almutakabir alkhaaliq albaari almusawir alqafuur alqahaar alwahaab duljalaal-wal-ikraam Allaha I abuuray ee nafta I geliyey ee iga qaadaya ee idilaaya ee nasta igu soo celinaya ee isoo noolaysiinaayA ee I xisaabinaaya ee I abaal marinaaya Waxaan kasbaday ama aan dhitaystay igu abaal marinaaya samo iyo xumi midkaan mutaystay ee aan dhitaystay ee ii mayl yaalay illaaha Wayn ee cirka iyo Dhulka abuuray ayaa aan ka MAGAN GALAY SOOMAALI-NIMO!! ILLAAHAYOW SHEEGASHADA MAGACAA AAN FIICNAYN EE SOOMAALI AYAAN KAAGA MAGAN AHAY AAAMIIIIN. RUUXII SHEEGTA SOOMAALI MAAHA MUSLIN WAAYO ARAYGA SOOMAAL MICNIHIISU WAA MAXAY?? WAA WAX KU LIDI AH ISLAAMNIMADA RUNTII!!!!
war illeen tanoo kale! war bal inoo sheeg macnaha erayga soomali ee ilaahay ka magan gashay, war inta iga danbeeysee arki doonta ninkaanow suu u hadlay yaan loola hadlin oo u dajiya
Heesta dhul aan ceel with lyrics lahaynua-cam.com/video/I7AIGhXTxDA/v-deo.html
Heesta NIN KU SIRAY WAX KUU SHEEG WITH LYRICS
ua-cam.com/video/NdpxFbJ1Dj0/v-deo.html
HEESTA SOOMAALI BAAN AHAY with lyrics
ua-cam.com/video/8Mz_an8a2Rk/v-deo.html
Heesta xubnayahow guntadayee cabdi tahaliil
Halkaan ka dhagayso
ua-cam.com/video/mxudRw16sGU/v-deo.html
Heest wadaniga halgamayoow horor weeraraa jira
Halkaan dhagayso
ua-cam.com/video/vtGxnYLwo5k/v-deo.html
Heestii lagu furi jiray radio muqdisho barisamaadkii
Halkaan ka dhagayso
ua-cam.com/video/MnGrtsgFWV8/v-deo.html
hees wadani ah eebow mahadaa seynab cali baxsan AUN
Halkaan ka dhagayso
ua-cam.com/video/JbY9husTVgU/v-deo.html
Hees wadani ah dhimasho diidimaynoo maanta waa dhabtii
Halkaan ka dhagayso
ua-cam.com/video/9aZEGoLwk3A/v-deo.html
Hees wadani ah ummadyaheey qabiilkiyo
Halkaan ka dhagayso
ua-cam.com/video/8jDBR9XgVkY/v-deo.html
Hees wadani ah Diga rogosho kooxdii heegan
Halkaan ka dhagayso
ua-cam.com/video/hF4HVRnvV8s/v-deo.html
Hees wadani ah hadiinan dhulkaygow by qalinle
Halkaan ka dhagayso
ua-cam.com/video/DvT2bHrHr8U/v-deo.html
Wadani, heesta calankeena xidigta shanta gees leh
Halkaan ka dhagayso
ua-cam.com/video/H1bikGsYGuw/v-deo.html
Heesta waxbarashada 1972
Halkaan ka dhagayso
ua-cam.com/video/gZVvYUgRrwA/v-deo.html
Heesta shinbir duula yuu kicin by khadra daahir iyo maxamad suleyman tubeec
ua-cam.com/video/wRMaIJdvi30/v-deo.html
HEES WADANI AH SHUUSHOW BAX
Halkaan ka dhagayso
ua-cam.com/video/J3KxIS8wDYM/v-deo.html
Hees wadani ah Soomaali baan ahay lyrics iyo turjumaad
Halkaan hoose ka dhagayso
ua-cam.com/video/Fig91XGE2Ys/v-deo.html
Somaliban ahay illahaw nagu dil sinjiga somali ❤❤❤❤ from togdheer burco woqoyi
Waan ilmeyey heestan wax weyn bay iftiminaysan. Waan rajeynayna inaa gun nimada iska dayno oo aan wax berana iska dayno gacma hoorsiga. Walahay waa oyey. Insha Allah we will come back stronger.
Proud to be Somali🇸🇴💪🏾❤💯
Soomaalia
thank you.
Heestan waxaa alifay C.qaadir Xersi Yam yam Alle ha u naxariistee waxaana qaadaya hobaladii kooxdii IFTIN ee wasaaradii waxbaraha iyo barbaarinta inta dhimau Alle ha u naxariisto.
Waqtiyiada socdaalka ayaa ma ah silsilada xiliyada bar suure soo jire hadaad tahay sadarda dib ugu noqo soomaali waa kuma 🤩😍🥰😪😪
Inkastoon sabool ahay Hadana waan sariigtaa sacabada ma hoorsado zxp nimaanahay cadowgayga Lama simo
Waa sida aan ahay somaali waa saas uusheegay alahaunaxariisto ab waan cqaadir xarsi
Waa somaligaan ah ay heestu itobiya Kenya iwm ah
Waa beenta horseed maha ee waa kooxda wasaarada waxbarashada ee iftiinka aQoonta ee ((iftin)) ❤❤❤ (( heesta waxa loo qaaday ruushka 1976 Caga jugleeyhtisa .
Arday 8aad ayaan ahay sanadkaan
Sanadkeygana waa 15jir waxaan ku qaadanaya 8aad m.a ilahy iga dhigay soomalia💙😭
Maasha Allah guuleeyso
Ay m.a aniga hada ayaan 8aad ahay cashir ahaan ayaa uqada naya❤
abyo wxd ii shgtaa yaa curiyay gabaygan❤🎉
@@MudaneSooyaal mahadsanid walal gabadhiyoow 17 ugashay f2 ah baa kula hadleyso alxmdulilaah ilahay baa kunjeer kumahadsan ilahay ha ila garab galo inta idhiman
@@Cosob578 m.a abyo ilahay hakula garab galo
Ilaahay naxariista janaad ha abwaankiii qarankeena ee heestan alifay iyo kooxdii ku luqaysayba nt nool iyo inta naga hoosaysaba aammiin
Abwaan yam yam ayuu ahaa
Alaha unaxariisto awoowe abwaan cqaadir xirsi yamyam
I am somali and I am proud
Markale qof comoti ku soo jawaabay ayaa yiri fananka lala jiibinaayo waa sayid qaliifa qofkaas hadii aan saxo waa labo nin & naag waxayna kala yihiin midka hore waa maxamed cadow saalim kankalena bashiir cali xuseen gabadhana waa maryan cali muudeey allaha u naxariistee i miraha waad saxdeen gedishambow laxanka waxaa leh daahir cali jimcaale
Mahadsanid in badan wll
Meeqa fanaan waaye waxa qaaday heesta wexee kakobantahay 5 beeyt 2 ragg iyo 3 dumara
M.a
ninka iga sadroon siintaada macaga leh kaama sugayo ogoow warki hore caqli badanaa masha allah
Mwfarmaajo somali baan ahay maya been Ana lamid
😫😓 what a sadness that song make us energize to Somali enemy down
Heestaan oo Turjuman halkaan ka dhagayso sxb
ua-cam.com/video/8yTz22Zhbfg/v-deo.html
Waa erayadii Ahun Yamyam iyo kooxdii Iftin ee Wasaaradii Waxbarashada ee JDS ee berisamaadkii. Sankuninuu ahaa baan filayaa 1976kii, 77kii labadaas mid baan filayaa. Waa hees Soomaalinimadda ka hadleysa🎉 I love it always Soomaalinimo. ❤❤❤
Mahadsanid walaal waxaad tahay nin weyn oo fanka wax badan ka og aad ayaan oga helaa sida runta oga sheegto fanka
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Adigaa Mudan saaxiib. Adna Mahadsanid
Horseed weeye kooxdu maaha iftin miruhuna yamyam
Aad ayaan u xasuusta heesta markay soo baxday waa kooxdii iftin ee wasarada waxbarashada iyo barbarity abwanka alifay alle ha u naxariisto cabdulqadir xersi yamyam alle ha u naxariisto
Walaalayaal sanad 8 aad ahay isoo duceeye inaan 1 aad galo imtixaanka dowlada
Kwrn ma baastay wll!
Erayadii Abwaan maxamuud cabdulahi singub allow kuu naxariiso
Not singub it’s Yumyum
Abwan xirsi yamyam Allah yarxamah iska leh abwan sangub Allah ha u naxariisto
Waqti baay aheeyd aan barwaaqo iyo baraare aan ku jirnay hadana aan dhibaato naga maqan aan gacmaheena ku soo jiidanay iyo dad aqligoodu liito wadankeeni dumiyeen walaahay kolkaan soo xasuusto waqtigaas nabad baan ku jirnay runti kolkaan soo xasuusto waan iska ilmeeyaa iyo kuwa maanta jooga ee ah (saab aan biyaha celin )
Adaa na dhaama mudane oo ugu yaraan xasuus haysta😭
Waad mahad santahay adeer si weeyn
mahadsanid adeer ogowna eedna waan idiin haysanaayo, jiilkiinaas wixiii awoowayaasheena ku soo tabceen baad naga dumiseen ilaa iyo hadana waad nagu marantihiin waliba waxaad na baddeen waxaad na barteen(qabyaalad) baa ka sii daran,
Goormee ayaad cafis na weydiisan doontaan?
Waan jidhiidhicyooday markay maraysay saanlakala jaraan ahay😢😢
Xil midnimo anaa sida ayàa sax ah
patriotic song great somalia.
Ana garasho sogordahan sooryo ruux ugama dhigo
Am proud to be 🇸🇴 beautiful song.
Aax Ya wadan.... Illahoow Sharafteenii noo soo celi.
Somaali nimo🇸🇴
At moment I live abroad this song makes me cry remember when I was middle school In Borame. We Somali don't listen Somali leaders who encouraged fights between us and remember Somali from Saylac and jule jawway we are Somali
And we are Muslim. And fight also
The khawarij who misleading our Islam religion remember we got enemies inside Somalia helping our enemy. And again all our Neighbours are enemy of Somalia including Dictator killer Omer Gele
Soomaali baan ahay
Ereyadii AHN
Abwaan
Abdkadir Hersi yamyam
Codkii kooxdii horseed EE xoogii dalkee Somalia
Abwaan xirsi yamyam eebe ha unaxariisto Aamiin
Aamiin yaa Rabbi
Yam yam allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo marka laga yimaado laxanka cajiibka ah iyo music 🎼🎼 specially ah 25/7/2024 berbera
Illaahay Wayn ee welligii Jiraha ah ee alraxmaan alraxiim almaalik alquduus alsalaam almuumin almuhaymin alcasiis aljibaar almutakabir alkhaaliq albaari almusawir alqafuur alqahaar alwahaab duljalaal-wal-ikraam Allaha I abuuray ee nafta I geliyey ee iga qaadaya ee idilaaya ee nasta igu soo celinaya ee isoo noolaysiinaayA ee I xisaabinaaya ee I abaal marinaaya Waxaan kasbaday ama aan dhitaystay igu abaal marinaaya samo iyo xumi midkaan mutaystay ee aan dhitaystay ee ii mayl yaalay illaaha Wayn ee cirka iyo Dhulka abuuray ayaa aan ka MAGAN GALAY SOOMAALI-NIMO!! ILLAAHAYOW SHEEGASHADA MAGACAA AAN FIICNAYN EE SOOMAALI AYAAN KAAGA MAGAN AHAY AAAMIIIIN.
RUUXII SHEEGTA SOOMAALI MAAHA MUSLIN WAAYO ARAYGA SOOMAAL MICNIHIISU WAA MAXAY??
WAA WAX KU LIDI AH ISLAAMNIMADA RUNTII!!!!
Soomaali waa kuma? Soomaali waa daalin Xeer goys ah oo illaahay si cad inooga digay oo ina faray in aynaan noqon Soomaal!, se. Muxuu jaahil ka ogyahay!!!
war illeen tanoo kale! war bal inoo sheeg macnaha erayga soomali ee ilaahay ka magan gashay, war inta iga danbeeysee arki doonta ninkaanow suu u hadlay yaan loola hadlin oo u dajiya
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO beentu waa xaaraan Aw Geedi Shaanbow ninkii la dhihi jiray isagu Soomaali ayuu ahaa! 😂 😂 😂 😂
Se anigu ma ihi aw geediyow
@UCwjcVSnjNtRF0obgJzjR0IQ waad ku mahadsantahay aqoontaada aad nala wadaagtay inshallah waxaan kuu furayaa channel youtube ah oo ah qaybta ciyaalka( youtube for kids ) run ahaantii waxaad leedahay talent anfacaya dad badan waan ka xumahay inaad la aamusneeyd waxaan oo garaad ah waanse filayaa inaad heli doonto fursad aad kula wadaagto dhammaan inta u hamuun qabta aqoontaada,
Sxb kooxdu ma ahan horseed, waa kooxdii iftin ee wasaaradda waxbarashadda
Waxaana alifay saciid salah ahmed iyo kooxdii horseed, iyo sayid khaliifa o qaadaya
@@hussainali3282 Waa Iftin, ereyada Yamyam, laxanka Daahir Cali Jimcaale.
long live Somalia.
Waaw somali baan ahay
18 sano ka hor ayan maqli jiray xiligas aan dugsiga hoose dhigan jiray xasus wlh
Waa "Seetadaydu waa cudur" ma aha "seeftaydu waa cudur"
The only thing that could hinder me is a sickness.
Thanks brother
Mhdsanid wll
Qodkii heestaan dhagaysta oo qiiroon waaya naarta allaha ku fogeeyo.
Masha Allah March 2021
Waxaa heestan cabduqadir xirsi yamyam allaah naxariitisa ka waraabiyee kooxduna waa iftin
Nin soomali ah oo soomaali ka ah baa heestaan allifay
Waxaa heestaan alifay awoow geey cabdiqaadir xirsi siyaad yam yam, Allah unaxariistee waxuu kudhintay America Columbus 🇺🇸 Ohio isagoo sooman gaari ayaa jiiray
@@mohamedadem4731aad baan u aqaaanaa c/qaadir xersi siyaad AUN
Socdaalkaygu waa meel sahaydaydu waa dhacar soohdintaydu waa caad
Somaali baan ahay soomajeeste geesiya oo surunka uu maro laga wada sasaan ahay
Hees qira iguleeh walahi markan dhageystay
Xil ninimo weeye ma ahan xil midnimo
Somalinimada aya iga badan
guuul Somalia
Soomaali baan ahay
Soonaali waa kuma?
Imaaraad hayso waxaaga baan leeyahay
Guuuuul Soomaaliya
Hestan mcalin igu garace 8aad marka ahaa somali Baan ahy xasus
Hees qiimo badan 🇸🇴💪🏾
Dadka has dhuminin waa kooxda iftiinka aqoonta KOOXDA IFTIN
Soo jire hadaa tahay sadarada dib ugu noqo
Saxib nima ahey cadowga lama simo😢
Sinaanta ayaan la magac ahay san ku neefle ma ogoli inuu iga sarayn karo
Inta sanadkan 2022 f/4 ku qadatay is mujiya, allow no fududee imdixaanka dowlada.
ninka heestan qoran aad ayuu u caqli badan yahay waa feeyka suuf aan caadi eheen
Masha allaah
Saaxiib nimaa nahay cadawgayga lama simo
Inkastoon sabool ahay hadana waan sariigtaa sacabada ma hoorsado
Shacabka Soomaalia guul Wacan
Heesta waxaa qaada kooxda iftiin
Guulguuul somaya
Saabada ma qaayibo sirta waxaan iraahdaa saab aan biyah celin
Wakhtiyada socdaalka ah ayaamaha silsilada ah xiliyada bal suuree
Aloow unaxriiso cabqari cabdulqaadir xirsi yam yam halyey ladayacay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waaaaw 😮😮😮😮😮😮😮
Was kooxdii IFTIN
Soomaali waa kuma
Nin isigay ma nabad galo nin isugan maba jiro
Kooxdu horseed maaha
Ee waa iftin
Heestii somali baanahay waaberi orginal
M.a waxaa ahy sanadkan 8aad heestaan waxaa ku qadanaa casharka somaalia maanta soo qadani wallhi wn ilmeeyay😭😭
Ayada oo Turjumanna waa tan sxb
ua-cam.com/video/8yTz22Zhbfg/v-deo.html
Hees xusid mudan.
Kooxdu waa IFTIN EE WASAARADA WAXBARASHA WAXAANA KA DHEXMUUQDA MARYAN CALI MUUDAAY IYO MAXAMED CABDOOW SAALIM ,,,, sidaa ayay kooxdu IFTIN KU TAHAY
Kooxda iftin
Cod macaan oo yaab leh ayay nagu deeqeen dad abaabulan ayay ahaayeen intii dhimatay allaha u naxariisto inta noolna cimri dheer iyo caafimaad
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Aamiin yaa Alaah.
Waxaas yaa moog mwfarmaajo waa banaan yaal sumada somaaliya waa usumad
WALİGAA NOOLOOW SAXİİB İNTA KULA MİD AH İLAAHAY HA BADİYO
C/qadir Xersi Yam-Yam(AUN)
Gardarada ma saacido nin xaq lehna cid lama simo
Waa cajiib yaa miraha iska leh
Cabduqaadir xirsi
Cabdulqaadir Xirsi Yamyam Allaha u naxariistee.
Ku Darsoosoo Laascaanood Lbdhimayso
Waxan dhagesanoyaa 22 agusta 2021😥
Nina madax salaax iyo kama yeelo seeto waa gob hankeed
Waryaa heestaan iftin ayaa qaada ee isisaxa py
ERYADII SICIID SAALAX AXMED
ALXANKII SAYID KHALIIFA
KOOXDA WAXBARASHADA EE IFTIN
INNANTANA MA GARANAYO QOFKII YAQAANA WUU NOO SHEEGI KARAA
Yamyam ayaa tiriyay
Hadii wax la bililiqeey sanayo abwaanada n
Yam yam baan leh heestan waa lahubin karaa qofkii shaki kujiro
Beenaale, wa erayadii maskaxdii C/qaadir Xirsi YAM YAM
Heestaan waxaa ku luaynayo waa kooxda IFTIN, FANAANKA LALA JIIBANAYANA WAA SAYID KHALIFA WAXAANA EREYADA LEH ABWAAN SACIID SAALAH AXMED, SIDAAS BAY ILA TAHAY
Waad khaldan tahay heeska waxaa alifay Abwaan C.qaadir Xirsi Yamyam
@@abdiasishaybe3237 Afkaaga caano lagu qabay waana sax Abwaan yamyam Allaha u naxariisto Abtigey ayuu ahaa
Soomli diidnimo iyo badrool la aan yaa ladhaxlin madaxweyne cabdi maxamed cumar itoobiyo madaxweynaha labaad gobolada doolad deeganka keenya soomaliya siloohirkelsho mar hadey garteen barlamanka jawaari oomasulki usareyay madacweyne xasan shiiq tageen nuler ubcasri daris aba gacantada kuheyso ninba ninkis lagu qabtaa sida looqabtay muslim gaal madoow gaal cad kuqabo socod nin yaqano mahiranhiro sida eeyga
Heestaan Ayada Oo Turman halkaan ka dhagayso
ua-cam.com/video/BpoXSmEDs6Q/v-deo.html
𝖠𝖻𝗐𝖺𝖺𝗇𝗄𝖺 𝗆𝖺𝗀𝖺𝖼𝗂𝗂𝗌𝗁
Cabdiqaadir xirsi siyaad yam yam
M a
! A
This reminds me of aabaheey AUN. A real somali nationalist